Xalane iyo xog cusub Waa meesha hilbaha dadka laga dhoofiyo yaab

  Рет қаралды 18,218

MORAAL MEDIA

20 күн бұрын

Пікірлер: 93
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 20 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzammustafeprincess9945
@zamzammustafeprincess9945 4 күн бұрын
Ilaalin wax la yidha ma jirto waa meesha somalia laga burburiyo wllhi oo wax walbo ka dhaca laga so fuliyo
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 14 күн бұрын
waa run dowlad mahaysano inaga shacabka ah ayaa iska celinkarna
@LibanOsman-l2v
@LibanOsman-l2v 20 күн бұрын
Illaahoow dad dalka iyo dadka I naxo noo keen, aamiin aamiin
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaali.walaahi.inkaar.baa.kudhacaday.dadku.mar.key.isnacaan.alle.waa.nacaa.soomaali.malaha.alle.ayaa.nacay.rabiyoow.naga.soogaar.walaal.adna.waad.kumahad.santahay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 16 күн бұрын
XASBUNULAH WA NICMAN wakiil 😢
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 17 күн бұрын
أللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 17 күн бұрын
أستغفر الله العظيم واتوب إليه
@Fardawsacc
@Fardawsacc 20 күн бұрын
Somaliyy hurdada ka kaca gaalada wadanka hanoo dhaafaan
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 16 күн бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم والوكيل
@samraamo8912
@samraamo8912 19 күн бұрын
Musiibada dhan waxa noo keenay xasan asaga ayaa usaxiixay xalane xasanow sharkaaga allaha naga qabto
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
asc habaryar kawaran xalane hadii ay barakacayaasha duleedka muqdisho intey dhalasho iyo sugnaan intay samaystaan hey adaha mucaawanada siiyo ay siminaaro augu qabtaan loogi magac daraayo siminaaro ganacsi
@saynabm
@saynabm 20 күн бұрын
لاحول ولاقوة الابالله حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 20 күн бұрын
Siyaasi somaliyeed oo dalkaan iyo dadkaan lagu haleyn karo ma jirtee ..dhalinyaroy shacabka baraarujiys oo mudaaharaada iyo dhagax ha looga saaro...iska daaya qabyaalada iyo qabiil
@abujole3992
@abujole3992 20 күн бұрын
Somali Qabyaalad ma dhaafi karaan Xalanunaar waayey gaalasha ayaa mesha kusameyaan walashedi
@FardussYussuf
@FardussYussuf 20 күн бұрын
Waa runta walaal dalkaan xoreyn bu u bahan yahay
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 19 күн бұрын
Waligeedba gumaysi maan ku jiraynaa goormaan xor noqonaynaa madaxda wadanka iyagaa iibsanaaya soomaaliya boolshid anagoon joogin ayaa ciil iyo ciil iga haayaa sidda Loo galaayo ummada soomaaliyeed
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 19 күн бұрын
Maar kaa somaliland aye uu hiibeyan waaxa aye gaabsadeen iyo xooriyada oo xasiidnimada dhaafa
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 18 күн бұрын
Asxaabey wadan kasta waxa oo leeyahey xaafada. Safaarada bas xitaaa magali karaan dad ka wadanka odhashey
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 20 күн бұрын
To be honest i for one welcome a italian to be president of Somalia rather then those we had welcome italian back to 🇸🇴 Abgaal talyaani baa idhaama aduunko dhan baa faleebo nasurtay talyaani ha na cuno waxna hanaga siiyo dameerada dahabka ku raran way dhaaman
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 20 күн бұрын
Somalia waa Meesha Ugu Badan Ee Xubnaha Bini aadamka Laga Keeno , Geneva ayaa Nin Cadaan ah , ayaa iisheegay UN Taana Keento iyo Hay adaha Laanqeerta Cas. Teedakale Jiilka Cusub Maxey Kaqabankaraan Waayo Odayo Lacag Aruursinayo ayaa Hortaagan oo Dowland Sheeganaya. Waxlaga Sheekeynkaro Maleh Somalia Qaasatan Muqdisho Allah Umaqan!
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 19 күн бұрын
War anagoon wadanka joogin ayaanu ognahay maxaad isla indho tiraysaan subxaanallaah waabad is indho tiraysaan
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
asc hooyo siminaarey barakacayaasha ku qaataan meeshaan layiraahdo xalane waxaa laga soo gud biyaa barakacayaasha wiilasha iyo gabdhaha yaryar
@Roteyaani
@Roteyaani 12 күн бұрын
cid aanay Hawiye raali ka ahayn Xalane ma joogaane ayaga u sheeg😢😢😡😡 somali khalad ka ma wada laha ee Hawiye kaligood u sheeg sxb🛑🛑⚠️☝️
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 18 күн бұрын
ASC VIVA 7UP
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 19 күн бұрын
Carurta lawayay oo labafinayo waa laqasha ilayn
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
warlaan kasoojawaab hooyo mcn cod kayga mel aniga magaro mana aqaano meelaanumarowarkaan aanhaayo ama aan kusheego bara kacayaasha qaaraa loogi wacaa siminaaro ay ku qaataan
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 19 күн бұрын
Soomaali. Isma. Ogee. Idinka. Qabiilbaa. Leydinku. Jeediyey. Idinkiinaa. Isnacay.
@sadam1318
@sadam1318 19 күн бұрын
dhalinyarooy fadhiga ka kaca oo banaanbaxyo ha la abaabulo
@lyannaskar4751
@lyannaskar4751 20 күн бұрын
Gurigiin ba intad is cunasan ba dadkiini iyo dalkiiniba la dhameyey
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 16 күн бұрын
Gumesysigi miya dib naloguceliyey pls dalinyaroy kaca oo xalane lug ku gala u hiliya qaranka iyo ciyalka Somaliyed ma dalinyarada Kenya kacdonka wado bad kalidatan is xoreya oo midowa❤
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 20 күн бұрын
Su'al, sidee ku soo galeen, yaa ka masuul ah. Are they accountable for their actions?
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 күн бұрын
Haa waa xalane waa run
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 19 күн бұрын
Sxb waxa shegeysid hayarado ma adaa ku dhageysanaa ama waxan firsana
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 20 күн бұрын
Xasan sheikh waaki talyanigaa kuyidhi kalaya dalkinii somaliya kusoo nokhdaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 20 күн бұрын
Somali cadowgeeda mataqaano
@user-zx2qu2ed7l
@user-zx2qu2ed7l 18 күн бұрын
Subxallah. Yarabi
@abdimusse9360
@abdimusse9360 20 күн бұрын
Ax ax somali waa udhamatay ilahow nadabaqabo
@faadumoali117
@faadumoali117 20 күн бұрын
Ninka cadaanka maxaa ugeeyey calanka Soomaaliya
@sahromahamud
@sahromahamud 19 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow Soomaali U Micii Munasar Oo Yar Waaye 😭🙏😭😭😭🇸🇴
@hawohosh9198
@hawohosh9198 20 күн бұрын
Waxaan waa wixii cali qadaab uu sheegay oo loo xiray siduu u sheegi karaa
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
asc hooyow hadaa arag to gaarsii umada soomaaliyeed waxadan ogeyn hada aa kasofa xalane calaa wiilka yar kaaama gabadhaas yartaa saminaarka waxaa looguyeerayganacsi an cida naba karabin lacaga xalan lagasiiyana wiilashas iyo gabdhahaas calaa qof waa kun kun doolar
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
asc habar yarow wiilashaas iyo gabdhahaasna waxaa macnae ah oo meesha loogeeyaa in loogu sheeho inay siminaaro ganacsi loo samaynaayo wiilasha iyo gabdhaha yar yarkaa okali ah ee aan larabin waalidiintooda waana haday kasocdaan maaha mar hore citaa
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 20 күн бұрын
Waxaan Allah hanaga wada babaadiyo SOMALI cadawga Allah haka badbadiyo
@shugriahmed3374
@shugriahmed3374 19 күн бұрын
حسبونالله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله
@maryankulmiye524
@maryankulmiye524 15 күн бұрын
habar yaro ciyaaladaas yar yar kaa midna looma ogola inuu waalidkiis uuraaco waxaa lagu yiri caalaa gabadhii ama wiilkiiba waxaa laga soo siinaa markay galaan simnaarkaas hal kun doolarka mryknka wax kale ddyee naagaha masuulka ka ah kaamaamkaciyaaladooday kudarn mrky dadku shakiyaan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 14 күн бұрын
IRSAAQDA KAALE MAADA RAASTYDA WAXAN BEERE HOORY AHEEYD WAA LAA OOGYE WAXA MEESHE KAA SOCDA
@mousamohammed7355
@mousamohammed7355 19 күн бұрын
asc walalow macluumaadka xalane umada way ka wada dheregsanyihiin laakiin waxaa loo baahanyahay ninkii wax ka qabanlahaa laakiin ilama aha dowlada hada jirta in ay wax ka qabankarta maxaa yeelay waa dowlada ku mashquulsan dhul boob iyo bara kicin shacab sidaas daraadeed dowladii shacab masaakiin u nixi waayeen maa u naxaaya dadaa xubnahooda xalane lagula baxaa Marka waxaan leedahay ilaah ha keeno kuwa wadanka iyo shacabka u danqada
@foossamatar7855
@foossamatar7855 14 күн бұрын
Asc wwb, habo dalkaa dadka asn u dhiibanay ayaa kuu caddeysa inaan nahay dad dalkoodii nacay
@FardussYussuf
@FardussYussuf 20 күн бұрын
Xalane waa in la burbuuray gaalada joogta ee tuugta ah ee khayraadkeena xata waa in la xasuuqa
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 19 күн бұрын
Markey. Is nacdeen. Cadawbaa. Idiniin. Ka. Faa iidey.
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 20 күн бұрын
Xubnaha maxaa laga iibsanayaa sheeko war talaagadihii dagaalkii ukrain bay ka buuxsadeen westernku palastine hada waa laga dhargay somali way hurudaa xubno lamakala iibsadee experiment baa lagu sameeya meesha, isla xisaabtanka shacabkaa kacdoon laga rabaa iyo albaadada inay jabsadaan sidii kenya
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 20 күн бұрын
Caruurti lawayey hala xisaabiyo lo dhurgalo bara soqabta galada carurta walfula filimo ka dubtan warsomliyey cidanka kaca
@Caliya7
@Caliya7 20 күн бұрын
Kuwa dowlad isku sheega hadey naftoda uga badbaadan ayey nasiib leyihiin dadkeena iyo dalkena Allaah ayaa umaqan.
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t 20 күн бұрын
Waxa aad isks distance kumanan waxba idin yeelimayso toban. qofod oo asxabtina iyo dadka Somalida daneeya aadK sisan.Wa dhaqa kina ma ilowden (reeka gabadhodu Talyani ayay u gasha)imikana turki ayay ljifta.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 20 күн бұрын
Adeer waa ku mahadsantahay.lkn Kismayo iyo kenyaatiga xog Naga sii oo ha ka qarinin umadda.
@user-tx4nt1ql5l
@user-tx4nt1ql5l 16 күн бұрын
Aniga ku nool waa ka sii daran yihiin teeda kale dhoobley xerada labaad xalane ku xigta weeye lama galaay weeye xitta dhulka macdinta kujirta wey la baxaan haweenka lagu guro xeradaa layaad ayey kugu noqoneysa waa la qaatey wadanka wadan majiro madax ku sheegyada qarnuun wey la shakheystaan waa tuugo maafiya ah qabiil iyo qarmuun inta lagu jiro iyo nin jecleysi meel aan laga so celin karin ayey aadeysaa waa iga talo axmed modoow waa adeerkey waana nahaaba caada qaata caloshii u shakheyste ah ay cadiwga shesheeyuhu dhigteen weeye dhamaan toodna waa isku mid yaan la kala jecleysan kacdoon wadaniya ama dhalin yaro cafimaad qabta hala helo
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 11 күн бұрын
Adeer Xalane .dhobley..iyo kenyatiga arrintoodu ma daboolna
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 20 күн бұрын
Waxaa jira tuuneelo.ilaa raaskaanbodi
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 13 күн бұрын
Xalane kaliya maha Xataa waxaa aad Caruurta WADNAHA, BEERKA, XUBNAHA, KALYAHA, INDHAHA, LAFAHA Waa FURDADII Hore i Kutaal Xeebta Liido e TURKIGA Lasiiyay 😡 ILMAHA Koolada iyo Dadka Darbiyada Jiifto Habeenki ayeey soo AFDUUBTAN Weey Baraan DHIIGODA iyo JADIDOODA kee Jiro ku Arkaana Waxey ku Soo Celiyaan Barti eey Ka Qaadeen 😡😡😡 TURKIGA Ayaa aad UMADA SOMALIDA Ka GURATO👍🏻👍🏻👍🏻
@scamojeylani9918
@scamojeylani9918 20 күн бұрын
Soomaaliyeey ha deedaan kicin hal hal beey idiin seeymeendoontaa
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 19 күн бұрын
Reer somalia xoormaha waxa aye reer somaliland uku yeedhayaan oo kalaya gumaysika nala kala
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 20 күн бұрын
DHALINYAROOW DHIIG ISU YEELA OO DALKA KA BADBAADIYA MADAXDAAN WAJI XUN HADII KALE DALKU WAA NADAAYEY .
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 20 күн бұрын
SOOMAALIWAYNEEY MA SHAKI BAA IDIINKA JIRA WAXA XALANE KA SOCDA XITAA DALKA MACDANTIISAA HABEEN WALBA LAGA DHOOFIYAA NAF IYO MAALBA NOOMA NOOLA XALANE GUMASI BAA NOO FADHIYA FARAMAAJIHII NAGA SAARI LAHAANA WAAD ERYOOTEENE CABAADKA LEE MAAD KU JIREYSIIN ANI WAAN YAABAYE.
@samiiroxiris1228
@samiiroxiris1228 19 күн бұрын
Ißbitaalada maka war heeysaan
@AbdikadirhusseinHassan
@AbdikadirhusseinHassan 19 күн бұрын
Walaal waxa halaga khabto waa codow
@user-kb7gx2mo2i
@user-kb7gx2mo2i 20 күн бұрын
Waar benta ka dayia mexey dolada u qawanweyday dadka xalane
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 16 күн бұрын
Somali maxaa damiirkii kaqaday
@mohadno841
@mohadno841 18 күн бұрын
Kaca xorsystsaaaa dalkaa
@YasminAli-ci7do
@YasminAli-ci7do 19 күн бұрын
🤔😭😭😭😭😭🙏🏻🙏🏻🤲
@MustafeAhmed-g8v
@MustafeAhmed-g8v 18 күн бұрын
Maxaad ka qabankartaan
@bongasasa3895
@bongasasa3895 19 күн бұрын
Walaahi somali politician is soo stupid it hurts! Farax majo basto iyo fowzio xusulobaruur miran waye
@Caliya7
@Caliya7 20 күн бұрын
Kuwa dowlad isku sheega hadey naftoda uga badbaadan ayey nasiib leyihiin dadkeena iyo dalkena Allaah ayaa umaqan.
@fathiya5106
@fathiya5106 20 күн бұрын
🤲🤲🤲🇸🇴🤲🤲💔😭😭😭
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 20 күн бұрын
Somaliya waa dal qeyma badan oo qani ah lkn dad maqabo 😢
@halimoyusuf8537
@halimoyusuf8537 20 күн бұрын
Edoy Alshababka maylayaan intay shacabka leaynayaan Allaha wayn ayaa naga qaban Dona madax iyo mamul mindna majiro
@bongasasa3895
@bongasasa3895 19 күн бұрын
AS iyo ayaka ba wa in cagta la mariyaa! Xassan lugo qalooc is clueless
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 20 күн бұрын
Subxanallah xalane waxaa kayimada shar iyo khayirba waxaa Rabbi kula xisabtamaya Xassan sheekh oo ah nin kii gatay xalane cadowga kaladuwana no farisiyey. Rabbi umadan masakiinta ah Awoodiisa hakaga qabto yaa munaafaq kha inu wadan diin dal iyo dadba gatay. Xasbunallahi wanicmal wakiil.
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 20 күн бұрын
Reer somali sowadinaka reer somalilaan u xoogaaga wayen kkk maxaad kuwaas hoosatiina lagu hoos gawaracayo caruuratiina mayadaan u danaqaaneen waxaa layidhi doqonatu waxaay leedahay 10 👁️ 9 sokeeyahay ku eegata 👁️1 shesheeyaha waxaad tihiin noocaacas kwaas ayaa sheeganayaha waxaaban difaacayana horata maatidaada adigu difaac xiin moyehee talakale gacan kuma hayaan 😂😂😂😂
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 19 күн бұрын
kuwas yaa awooda melkasta ciyaalki haweenkii soomali dhamatay 😢 lakiin malinkii 5000ayey dhalan raga soomalida melkasta oo ay tagaa🎉 ciyalka kabaxso kadibna yaxas ayaa laqa alaa umaqan soomali gageedi bahlo ayey noqdeen bilaa dhaqan bilaa diin bes haweenkii aa intas ayey kaga hadhay 4gurso aa bes
@munahaji8716
@munahaji8716 20 күн бұрын
Maxa ka qadi karta dalkena anaaga dumina 😢😢😢😢😢😢
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 20 күн бұрын
Kan hadlaayo waa amxaar maxaa kagalay somali qiiro jaban ayaa idin dilay
@munahaji8716
@munahaji8716 20 күн бұрын
Safaarada talyaaniga waye
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 20 күн бұрын
Italian flag
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 20 күн бұрын
Caaqyahow somaliya gumeeysi kuma jirto waa wadan xur ah mida kale wariya isku sheegashaan qurunka ah mid xalane galey ama tagey kuma jiro wariye daacad hadaa tahey dowlada ku dacweeya ee shacabka muqdisho ku kuciya
@FardussYussuf
@FardussYussuf 20 күн бұрын
Adiga ya ku yiri u doon mise gaal af somali bartay baa tahay calad baa aiga iyo gaalka xalane jooga tuuga ah ba ku yaalo
@zamzammustafeprincess9945
@zamzammustafeprincess9945 4 күн бұрын
Waa qorshe inbadan laga so shaqeeyay wax si sahlan lagaga takhalusi karo maaha waayo shaqadooda sax da ahi wa 8n somalia la burburiyo oo looa taliyo inagana waxa laynaga dhaadhiciyay inay amnigeena sugayan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 20 күн бұрын
Qadaad weyen Xorma Tihiin Dad Adoomo Ayaa Tiniin Is Xoreya Futada Iyo Bada Seyelac iyo luguhaya Waa Xor soomaali Nimada wasa
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 102 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 35 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 9 МЛН
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 25 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
0:34
A4
Рет қаралды 22 МЛН