Xalane Iyo Xogo kale Jawaasistii Adunkaa iyo Ciidan Calooshod u Shaqeystayal ah Ayaa buux dhaafiyey

  Рет қаралды 15,011

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 16 күн бұрын
No more Xalane xaaraanta xaaranta dhashay💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Dalka Alle Hanoo badbaadiyo
@Unknownnnn-1
@Unknownnnn-1 15 күн бұрын
@@MORAAL-MEDIAsoo baandhig please inaad kageeresaan gartit qool… Chelsea village Mogadishu noosoban dhig page-kooda taaliye
@YusufCraxman-y1e
@YusufCraxman-y1e 16 күн бұрын
Xalane xasan munaafaq ayaa keenay wadanka waa gatay isaga laga biilaa xalane
@abdirazakmedbarreh7167
@abdirazakmedbarreh7167 16 күн бұрын
Calol xumu ayan qaday walahi bilahi meelkaste galo ayan noga soo dushey anagiina qabiil iyo waxyalo xunxun oo quunon ah ayan kumash qosannahay markasto oo an waxyalahan aan dhagaysto cuqdad iyo caluul xumo ayan ka qadaa waayo Dareenn somaliyeed iyo dhig Somaliyeed ayaa igu jira inchallah waxan wan kabixi doonnaa, galadan naa waanka cadgoosan doonaa inchallah guul Somaliyey inchallah guul from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 16 күн бұрын
War badan waxaa dhaanta in aý dadka waxgaradka ah is taa geer sada cid ķastoo soomaaliya walaa tihiinis caawista waad ģuju lay sanaysaan israaca dardaaran israaca
@HanadCismanAadan
@HanadCismanAadan 16 күн бұрын
Inta ay joogan calowshod ushaqeys tayaasha hormar magareyno😓😓😓😓😓😓
@mkch-f4y
@mkch-f4y 16 күн бұрын
Dhalinyaarooy guuba xeradan xalane
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 16 күн бұрын
Yaa allah na badbaadi aduun iyo akhiro ba.
@dhiiraabdinur1146
@dhiiraabdinur1146 16 күн бұрын
Amin
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 16 күн бұрын
walaashey oo u soo socotey hooyaden oo jiran waxey isla soo raaceen diyaarad soomaaliya u soo socotey waxaa i ag fadhiyey hindi kankala waxuu fadhiyey kursiga naga soo hor jeeda waxaan weydiiyey xagee u socotaan oo nimankaan 2 ah ee faransiiska ah ma ayagaad la socotaanwaxu yiri haa soomaaliya ayaan shaqo ugu soconaa waxaan dhahey soomasliya amaan ma ah shabaab ayaa jooga markey diyaaradii soo dagtey baabuur kuwa ciidanka ah oo daboolan meesha laga soo dago lasoo galiyey laguna qaadey dhinaca xalane
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 16 күн бұрын
Siyaasiga somaaliyeed ee maanta jira waa caade qaata yaal aan Inaba xishoonayn
@bosteyaali184
@bosteyaali184 15 күн бұрын
Barmaamujka lagu laynayo Ciidanka iyo Dhalinyarada la gumaadayo waxay ka socda an Xalane Dhalintu ha u midooba an jij Aad ka dhulkooda siday iga Xoreeyaan Cadowga Xalane jooga ❤😅😢😮😊😂
@bosteyaali184
@bosteyaali184 15 күн бұрын
Waheey wah Allow mar hun naga Xoreeh war dhalinyarooy midooba lama idinka. Adkaankaro markaas Gobol iyo Degmo iyo Caasumadaba Xalane u midooba oo kuwa tartar badbaadiyo Bilaa caleeg
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 16 күн бұрын
Waaba Magaalo dhan oomuqdisho ka dhex dhisan
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Haa Waa waxa laga yaabanyahy
@rahh4137
@rahh4137 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ragii haday calaacalayaan dumarka maxaa la gudboon. war hadaad dalka ka cararteen maxaad sugaysaan. war hadal looma baahna ee waa rag sidiinee iska qabta ama Illaahay ha idiin naxariisto. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
🤔🤔🤔🤔🫡🫡
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 16 күн бұрын
Xalane wax wayn baa ku dhex qarsoon
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Nacaam
@alixiis9228
@alixiis9228 16 күн бұрын
asc, adeer Xalane waa boog Ku dhex taala Soomaali. Waxaana loo baahanyahey cidii ka jari laheyd. Wixii kale oo maanta la sheegaahu waa hadal meel waayey. Nooli kulantee.
@mkch-f4y
@mkch-f4y 16 күн бұрын
Mooral medie waad mahaadsantahay
@Caliya7
@Caliya7 16 күн бұрын
Reer muqdisho saqiir iyo kabiir waa iney kuduulaan xalane una xaaqaan xaaraanta kuduugan. Waa in warqado lagudaadiyo xaafadaha oo iskusoobaxaan saqiir iyo kabiir oo lug kutagaan oo sida daadkii bada kudaraan baqtiga.😢😢😢😢
@dhiiraabdinur1146
@dhiiraabdinur1146 16 күн бұрын
Fiicnan la heydaa
@xaawosiibad2789
@xaawosiibad2789 13 күн бұрын
Xalane halaga safayo gumastaha
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 13 күн бұрын
Dowlada sidaa Allaha garansiiyo
@bosteyaali184
@bosteyaali184 15 күн бұрын
Waheey wah Allow mar hun naga Xoreeh war dhalinyarooy midooba lama idinka. Adkaankaro markaas Gobol iyo Degmo iyo Caasumadaba Xalane u midooba oo kuwa tartar badbaadiyo Bilaa caleeg Soomaaliyeey isku Tashada Dhulkeenu waa lama Huraan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 16 күн бұрын
Xalane intay jirto Somaliya nabad inta cir iyo dhul isku jiraan ayay inoo jiraysaa walahi waa sharka ugu wayn ee wadanka cagaha ku dhagan waana Mashruuca Somali oo idil loogu tala galay in lakala fogeeyo burburna aan ku jirno khiyaanana damacsan 100% 😢Waxaana lagu badbaadi karaa kaliyaata waa kacdoon shacbi sida world lords oo kale aan isaga dulqaadnay ayaan kuwan iskaga dulqaadi karnaa walahi waa inaan quwad aannu adeeg’sano walahi si kale waa iska hadal iyo nacnac aan kaga hadlayno oo wadankii ajinabi ayaa lagu abuuray meelwalba annagiina Somalida waa nala’qarxinayaa oo waxaa nalagu abuuray Arsenal waxaana maalgaliya Xeradaas Xalane walahi 😢 maqli maysid 100 cadaanka ayay maanta Arsenal dileen ama Xerada Ballidoogle ayaa loo dhacay oo ciidamadii ayaa la’gowracay Ajinabiga ahaa ama Ciidamada Ethiopianka ama kuwa kale ayaa kun maanta cagta lamariyay ileen waan ognahay haday rabaan inay idlaan u daahi maayaan walahi laakiin tani waxay ku tusaysaa in ay isla shaqeestaan oo Shicibka dhibaataynta naloogu heshiiyay si dhalinta aan wadanka uga tahriibno Arsenalna 80% waa Oromo luqadda bartay Saraakiisha ayaa laga dhigaa Somalida ku dhalatay SomaliGalbeed oon xitaa lahubin inay Somali asal ah yihiin walahi. Laakiinse Waxbana tari maayaan Boqolaalka kun ee Ciidanka Xerada Xalane kujiraan walahi waxaa ku filan 10kun oo ciidanka geesiyadeena Somali walahi inshaAllah wayna soo dhowdahay kacdoonkaas midna yuunan ka badbaadin halawada gowraco si aynan dib’dambe ugu dhiiran walahi dhalinay diyaar noqda inshaAllah guushuna annagaa iska leh alhamdulillah 🤲🏼
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Haa Wlhi Waa Runtaa Waxa Meesha ka socda waa Qorshe Naga Da'aweyn Alle Hanaga Badbaadiyo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 16 күн бұрын
@ wll waxba nagama caqli badna walahi waxa nakhiyaamaya maaha iyaga waa kuwa u shaqeeya ay keensadeen oo nooga dhigaya meel aan lagali karayn walahi hadii 500 oo hubaysan aan qasab ku horistaagno walahi Ajinabigu nama istaajin karaan oo horay ayaan u samaynay farmaajaa naloo adeeg saday markaan gudaha albaabka u galnay oo naloo adeeg saday odayaasha dhaqamaydka inay dib noo celiyaan walahi waxaana loo’ogolaaday Madaxda waar iyaga ay isla ogaayeen. Xalane waxaa ku nool waa ilaa 300boqol oo kun hamoodin iridan kaliyaata wll Kenyatiga shaqaalaha ayaa ah 40kun yugandhiska ciidanka iyo shaqaalaha ayaa ah 50kun walahi oo waxaan qarsoodi ku helnay liiska shaqaalaha magaacdooda wll walahi intoodaas oo idil hadii Ciidanka indhacade iyo Odayaal badan oo warlordsyada ahaa ciidankooda ayaa kasoo horeeya kuwa Ajinabiga haday naga horleexdaan walahi waxaan ku qaban karnaa isbuuc kayar walahi sxb waxaan ku filan 10kun oo geesiyadeena walahi sxb waa in aan shicbka dhiirinaa in kacdoon Aliya aya aan meesha kaga saari karno Xalane xitaa godad waa wayn ayaa ka qodan oo gobolo kale kasoo baxda oo ay isku gudbaan oo Arsenal ay maacdanta kasoo galiyaan si looga dhoofiyo Xalane sabab meelaha kale quwad kuma laha walahi Xalanase waa meesha wax walba laha dhoofiyo oo gododka waa wayn ay ka dhisan yihiin Muqdisho hoosteeda ayaa gaadiid lasoo mariyaa oo diyaarado ayaa habeenkii qaada walahi balaayiin ayay sanad walba kasameeyaan ay madaxduna ogyihiin, badankooduna Somali asal ah maaha walahi oo qabaa’ilada waa lasoo siiyay cuqaasha soo dooranaysana waa lasoo xushay waan la'soconaa walahi sxb ibdhaha fur. Ciidanka Ethiopianka maanta hadii nallo fasaxo walahi bil nagu qaadan nayso maanta sabab waan ka awood badanahay shalay uqaawamada markaan ahayn maantase hub kanadan ayaa dalka yaala Madaxdana waa shaqaalahooda si ciidanka aan loo weerarin ayay u difaacayaan laakiin shicbku maqabaan waxaas oo dadka nalagu dhex abuuray way noo diiwaan gashan yihiin ilaa hargaysa ayaan ognahay iyo buntland inashallah way halaagi doonaan hubkooduna gacanteena ayuu soo gali oo waan ku yashanaynaa inaan ka furano walahi waadna arki doontaan inshallah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Somalida xalaasha ah ayaa guulaysan ilaa diridhabe ayaan xorayn karnaa Hassanna waxuu doonayaa inuu ciidanka ethiopia u daayo inay joogaan walahi xabaddu markay qaraxdo isaguna wuu ladhiman cadowga inshallah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@haa8793
@haa8793 16 күн бұрын
​@@IbiEntertainmentin hoos dulka qaraxyo loga aburo waayo halmar buttonka lotabto waweynka waayo qorshe weyn ayey ubahanyhinn
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 16 күн бұрын
@@haa8793 walal macdanta ayaa la’marsiiyaa dhulka hoosteeda ee Xalane soo gasha sabab dhulka masoo marsiin karaan xitaa ciidanka Dowladda ayaan ku dhicin walahi 🙏🏼 Waxaan la’soconaa imika in laga bilaabay Buntland qoditaanka dhul badan oo xeryo ciidan Calooshood u shaqaysto lageeyay sanadkii hore ilaa 30kun oo ciidan Mexico 🇲🇽 Colombia 🇨🇴 Vietnam 🇻🇳 Philippines 🇵🇭 Afghanistan 🇦🇫 Nigeria 🇳🇬 & wadamo oo Ukraine 🇺🇦 ay kujiraan oo Macdanta baadha ayaa la geeyay Dowladdaana u ogolaatay marmarsiyo ayaa lagaga dhiganayaa Arsenal ayaa labaadhayaa maahase walahi waa Macdanta qaaliga ah ee laga heley meesha waana sababta loo doonayo in Ciidan Ajinabi ah loo’geeyo Xuduudada Laascaano iyo Somaliland waa wax laga soo shaqeeyay imikana Masaarida 🇪🇬 & Ethiopia 🇪🇹 ayaa ladoonayaa in lakala dhexdhigo oo oo Muuse iyo Fartaagna way is ogyihiin oo sababta Jabiuti loogaga soo saxiixay Madaxda Khaatumo iyo Sland walahi waa khiyaamo dagaalada loo hurinayo Ethiopian ayaa kadambaysa oo waxaa labada dhanba u hadlaya Odayaal Oromo asalkooda ah oo iska dhigaya qabaa’ilada walahi waan la’soconaa oo Cuqaasha xalaasha ah ayaa kahortaagan labada dhanba dagaalka inuu faraha kabaxo ilaahayna wuu kala’qaboojinayaa laakiinse Idaacado Ethiopia laga maamulo oo luqadda aad ugu hadla oo badan ayaa la’sameeyay oo ku xidhan Oromoda jiidaha jooga oo soo duubaya colaada oo dhanba ay shicib ku soo laynayaan si loo cadhoodo iyaguna way buun’buuni’nayaan kulligoodaba waxaa mashruuc yadaas soo fikira oo kharashkaas bixiya waa Xerada Xalane walaahi wll shicibkuna waxaa lagu mashquuliyay waxayaalo khiyaali ah dad lasoo dhoofinayo waana wax iska hadal ah oo malaayiintii Ruwanda lagu dhisayba ilaa imika waa cidlo oo Ingriiska ma’jabin karo xitaa Trump kaliyaata xeryo ayuu ku aruurin karaa kaliyaata laakiin qof walba wadankooda kuma qasbi karo siiba wadan ay iyaga dhib ka’abuureen mana doonayaan Somali inay kusoo noqdaan wadanka walahi iyagaaba kharash ku bixiya in dalka Somaliya laga cararo oo xeryo qaxooti uga furay dalal kale waana in dalka laga baxo si la’isugu soo qoro xerayaha indhaha fura shicibow 🙏🏼 Kacdoon xoogan waa inaan isku diyaarinaa walahi way halaagayaan InshaAllah waan hubaa sxbyaal🙏🏼
@sultanlife5385
@sultanlife5385 16 күн бұрын
we all know what’s going there but what can we do about that is the question
@bosteyaali184
@bosteyaali184 15 күн бұрын
Xalane waa in Jihaad lagu qaali waa ka rayn karaat waayo inagaaleh Dalka Nina Dalkiisa loogama Adkaannkaro xaqiiqdii
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 16 күн бұрын
Soomaaliyay Allihiin Haduu Alle yahay ood Umadii nami maxamad tihiin. Xalane waa meel loogu talagalay in sidii soodafrika looqobsaday in Soomaaliya mustaqbalka looqobsado. Marka xeradaan inta loodaato yaan hal qof ah looga tegin. Meshaan musiiba idiinka soo wajahan.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 16 күн бұрын
Weligeed ha kasugina dawlad soomazliya xallane waxay ahayd xaruntii kacaanka sanbaloosha ayaa haystay koliyad ayay ahayd aduunyo billaash aadan gabiyaw ayaa mar haystay soomaalidu ayaga isgumaysatay oo isduleeyay kamana bixi doonto weligeed ogaada weligiin saas uun baad ahaanaysaan waayo dawladiinii kacaanka ayaad qabiil ku baabiseen waxaana ballaayadaasi keenay majeerteen majeerteena waxii uu kacaankii ku burburiyay iyo wax kasii xun ayay ku jiraan oo iskama bedelin dawlad hakasugina majeerteen xasn sheekh waa masiibo ku soo koradhay ballaayadu waa inoo joogto haa waa sax waayo inaga gacanteenii isku baabinnay oon weliba aan bogsanayn 😊😊😅😅😊😊😊😊😅
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 16 күн бұрын
Al Shabaabkii Muslim ka isku qarxin jiray meeye
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 16 күн бұрын
Maxamed Saxnuun oo Algerian ahaa ayaa xal keenay Maraykan ayaana ciid ku xaaray, kulligeena waa ogayn.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 16 күн бұрын
DR BEYLE AYAA UGU HOREEYEY OO KA HADLAY OO WELI KU DACWEEYEY IN LA SOO CADEEYO HAYA'ADAHA JOOGA IYO NOOCYAFOODA
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 15 күн бұрын
Hal qof oo somali ah ka dhex shaqeeya ma jiro.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 16 күн бұрын
Soomaalidu waa Doqmo
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Waa laga yaaban yahay
@geenyodila9095
@geenyodila9095 16 күн бұрын
Xalane xasan munafaq aya ka gatay markii hore waana meel lagu karkariyo Soomaali oo dhan allaha gubo xasan aya saxiixay in Soomaali ka shaqayn karin uffgurguurte
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Alle umada Ha kaqabto
@AliOmarMohamed-u2h
@AliOmarMohamed-u2h 15 күн бұрын
Somali iyada iska aday qabil iyo jahelnimo aya heyso
@maxamdmaaw9768
@maxamdmaaw9768 16 күн бұрын
Wlhi marbaan hal maalin kaso shaqeeyay askariga meesha kuu taagan dhaqdhaqaaq dhan kuuma ogola
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
SUBXANALAH WAA YAAB 🤣🤣🤣🤣
@CaliIidle-o3q
@CaliIidle-o3q 14 күн бұрын
XALKASOMAALI,W,INXALANEBABIYAA
@AbdiAli-cp8ih
@AbdiAli-cp8ih 16 күн бұрын
Walaal dowlada iyo madaxda way og yihiin iyagaa wadanka gatay ee maxaan samaynaa hadal maan wadaynaa
@dhiiraabdinur1146
@dhiiraabdinur1146 16 күн бұрын
Xanuun waaye Wlhi
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 16 күн бұрын
Marxuum maxamed siyaad bare halyeey somaaliyeed alaha unaxariisto gadaashii dadkii iyo dadkii waxaa helay noocaan la aqoon oo baa ba? Ah
@halimamumin3643
@halimamumin3643 16 күн бұрын
Siyaad Barre ayaa dhibta hada Somalida haysataa u keeney. Ilaahey uma naxariisto. Jahanama In Sha Allah.
@haa8793
@haa8793 16 күн бұрын
Bentis waayo wayelkan rushka leh christianka rergalbedka ayuu qarinayaa Alaha soqabto damantod
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 16 күн бұрын
Shacabka hakubanaanbaxan
@Emi92546
@Emi92546 16 күн бұрын
Hadii maantey lagu kaco guryahaas kargoga waxa uga jiro ilmaheenii kama tagayaga waayo waxey guri uga dhigteen in marki lagu kaco markabkooda ku gurtaan ilmahasna waa ku dayeen allow ciidankeen noo soo celi hilfaha u qaada xassan shiiq marku dadka masakiinta uu guriyaha ku duminayey muu xalane ka saaro waa dhulkii dowlada
@aminoosman8652
@aminoosman8652 16 күн бұрын
Qaraxyada xata waxa laga so abaabulah xalane dhalinyarow.kaca.oo.dalkiina difaacda .13kii wiil ee SYL.kama xumidiina.idinka n kama
@MohamedOsman-n8c
@MohamedOsman-n8c 16 күн бұрын
Inaga fikirkeenu waa qabiil ,xirfadeenu waqabiil mabda eenuna waa qabiil
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 16 күн бұрын
Ayaan darro maxaa masaxweynuhu uga hadli la'yahay walba ilmaha nooga ilalin la'yahay ciidanka somaliyeeda ma kuwo dadka xallane ilaaliyaa oo dantoda fuliyaan .
@aminoosman8652
@aminoosman8652 16 күн бұрын
.idinka dhankastaba uga aqoon badan.dhalin yarow dalkina difaacda
@mkch-f4y
@mkch-f4y 16 күн бұрын
Meshan waa inlaxidho waa mesha soomaaliweyn dhibaatagu kasoogasho
@leenamohammed-o1s
@leenamohammed-o1s 16 күн бұрын
I am from Somaliland and this is very worrying. You guys need to get rid of the only thing you’re president should be doing is getting rid of these people. My heart goes out to the somali people ❤
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 16 күн бұрын
Amaanku xaguu jogaa?
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Mabajiro Doono Hadeey Sidan sii Ahaato
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v 16 күн бұрын
kuwa shacabka laaya maxay xalane u aadi waaaayeeen???
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
La légion étrangère 😂
@XasanMuxidiin-f8t
@XasanMuxidiin-f8t 2 күн бұрын
Waa in loomi doowaa cadowga
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 16 күн бұрын
Laaluush ayey dawladda siiyaan dadka ilmaheena Xalane ku faraxumeeya ama ku xooga. Xalane waa meel suuq madaw ah oo lagafuliyo waxkasta oo bani aadanimada kasoo horjeeda, sababta ay xalane u degeena waa iyadoo kutaal meel laga fakan karo ama laga baxsan karo oo bad ah ama airport. Sabmarino ayaa habeenkii soo booqda Xalane waxa ay sidaana lama ogola. Dadka ayeyna isku diraan . Xalane waxayba noqotay meel loo kala dhuunto .
@halimamumin3643
@halimamumin3643 16 күн бұрын
Wadan la haysto oo Somalia la dhaho, ayaa Somaliland sheeganeya😂😂😂😂
@maxamdmaaw9768
@maxamdmaaw9768 16 күн бұрын
Xitaa waxey kudileen almaas elman
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
@@maxamdmaaw9768 😳😳😳😳
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 16 күн бұрын
Indhaha aye Somaliland ku arkaan maxay ugo eegi waayeen xerada xalane
@halimamumin3643
@halimamumin3643 16 күн бұрын
Is xoreey horta, Intaaad Somaliland sheeganeysaan😂😂😂😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
Il y’a longtemps réveil toi
@Emi92546
@Emi92546 16 күн бұрын
Manchester ma aha wa Chelsea xalane
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 16 күн бұрын
Chelsea waa english.Magaca wuxuu turjimaaya marki wadanka lala wareegi lahaa.waa mashruuc cad. Somalia wake Up!!!!!
@akhalif579
@akhalif579 16 күн бұрын
Adiga madax ku salweyne ah suaal ku weydiiyo? Xalane 15 sanno joogtaye maxaad u ogaab weydey? Mise cunada ka adagtahay.? Ninyahow qadaadka buurane belaayo ba ddgen yes, sheekadan markasta doorasho soo dhowdagay Xalane lagu waasha hh bal dib u eeg. Marka raiyi la imaad ha qadaad weynaane..chalsi 12 years baa la xayeysiinayey.
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
🤣🤣🤣Waad Ka Shaqeysaa Miyaa Libaax ..
@raageabdullah331
@raageabdullah331 16 күн бұрын
Adeer is cadee. Waxa Jira dad kula da, ah ama kaa weyn.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 16 күн бұрын
Dhalinta somaaliyeed kacdoon ayaa loo baahan yahay KDS Dhalinta Somalia 🇸🇴 come on my brother and sisters wake up no more siyaasiga maanta iira wax dan ah inooma hayaan
@maxamdmaaw9768
@maxamdmaaw9768 16 күн бұрын
Almaas elman iyaga dileen oo shuutar ayee kudileen
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 16 күн бұрын
Dhalinta somaaliyeed kacdoon ayaa loo baahan yahay KDS Dhalinta Somalia 🇸🇴 come on my brother and sisters wake up no more siyaasiga maanta iira wax dan ah inooma hayaan aad oo weyn waa runtii
@marianhassan9515
@marianhassan9515 16 күн бұрын
Xamar inkaarba Ku dhacaday ku daganina maxashiqiisa khaniiku wakacadi caruurata inlaqafasho waxaba kamaha unakaaleh inta ay lahayeen wamid lafuulo iyo xubnaha laga boxo
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
Il vas le mettre où.. ??
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb 15 күн бұрын
Waxbao idinka ma galin waxa xalane ka socdo ee danihina racada xalane is a free country car xata ku sodhawa.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 16 күн бұрын
Naago qaaqaawan baaban u jeedaa
@redback043
@redback043 16 күн бұрын
Ogaadeen Isir Ma lihidiin Orod oo itoobiya 🇸🇳 Ka Soo Xoroow Duligiina Darood Ee Dadka Ku Cuno Keenya 🇧🇮 Duliga Darood 🖕🏃😭.
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
Et toi tu fais quoi pour ton pays 😂..???
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
C’est toi qui as vendu ton pays 😂
@CaliIidle-o3q
@CaliIidle-o3q 14 күн бұрын
D
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 16 күн бұрын
Sxb madaxweynaha ayaaba kufaanayey in naago ladhoofiyo ee maxaad gaal lacag wata oo dhillo raadinaya noogu sheegaysaa?
@geenyodila9095
@geenyodila9095 16 күн бұрын
War aan ku qaxno nacalad aya ku taala muqdisho oo kaliya ma ahan in la weydiiyo dhalinyarada oo dhan ayey saaran tahay meel uu joogo washamsi aan ku qaadno 😡😡😡🥵😡🥵😡
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 16 күн бұрын
Alle dalka ha badbaadiyo
@Positive-Energy-Vibes
@Positive-Energy-Vibes 16 күн бұрын
😂 mashaakilaadku way iska bixi doonaan 😂 markaad Somaliland aqoonsato 😂😂 🥲 ummad habaaran tahay 🥲 cursed nation 😭
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 16 күн бұрын
Soomaaliyeey mamanta ayaad ogaten xalane xalane waxay ahayid xero lagu taba baro dhalin yarada soomaaliyed makay dhameyan dugsiga sare ayaa halsano oo shaqo qaran loo tababari jirey waxana xeradas logu magac daray nin gesi askari wadaninimo soomaali calankeda isago badbadinaya oo dhawac ah todobatan iyo todobadii calakiina waa soo badbadiyey isagiina naftii ayaa kabaxday markii uu ragii kale soo garsiiyey calankii dowladii soomaaliyeed ee dhexe ayaa abalgud uga dhigtay inlagu xususto gesigii xalane ahaa magaciisa iyo gesinimadiisiiba. Maxase ka dhacay waa inay noqotay meel diin dan dad iyo sharaf iyo dowladnimaba soomaaliya inay hesho lagala dagalamo. Waxana xeradas xalane bixiyey xasan shiikh xiligiisii hore ee markuu madaxweynaha ahaa. Waa meesha caruurta lagu galaysiiyo waa meesha qomuludka laga soosaro waa meesha diinta islamka lagala dagalamo waa meesha daraga laga soo dejiyo waa meesha soomaali laga kala qaybiyo. Qorshaha xalane ugu danbayin waa in soomaaliya oo wada galo iyo qomulud ah Etopio iyo Kenya lokala qaybiyo.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 16 күн бұрын
Maikal Mariano Somalilander buu ahaa reer Djabouti muu aheen. Taariikhda horta barro. Beenta dadka kaa daa😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
N’importe quoi 😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 16 күн бұрын
Alors réfléchis soit plus intelligent .. respect toi déjà ensuite tu pourrais construire ton pays arrête de dire que tu es Arabes.. mort de rire de grâce réveil toi 😂❤
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 16 күн бұрын
e
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 13 күн бұрын
Adiga nin raga ayaad tahaye maxaad wax uga qaban laadihiin intaad fiyuus aad raadinaysaan mala isku cayaaraayaa waxaad haysaan af waa koo may liki aamee
@cadkayaremaxamed4133
@cadkayaremaxamed4133 16 күн бұрын
@zaki bin xaaji😮
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 16 күн бұрын
Dhalinta somaaliyeed kacdoon ayaa loo baahan yahay KDS Dhalinta Somalia 🇸🇴 come on my brother and sisters wake up no more siyaasiga maanta iira wax dan ah inooma hayaan
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 9 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,4 МЛН
DEG DEG FANAANIINTII MUQDISHO OO HARGEYSA U TAGAAYO C/RAXMAAN CIRO DARTIIS
19:36
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН