XALAQADII 3 AAD || FASIRAADA RIYOOYINKA || SHEIKH XASSAN IBRAHIM ISSA ||

  Рет қаралды 2,829

Sheikh Hassan Ibrahim Issa

Sheikh Hassan Ibrahim Issa

Күн бұрын

Пікірлер
@salaamaofficial2360
@salaamaofficial2360 4 жыл бұрын
Ascwr sheikh wan kusalamaya adiga iyo walalka barnaamijka inoo Daadahinaayo wad ku mahadsantihiin barakallahu fiikum wajazakumullhu khyrn Sheikh ..xaaskeygaa ku riyootay iyadoo guri wayn oo waasac ah aadna uqurux badan ku dhexjirta ilmahana meesha ku ciyaaraya waxaa markaa soo galay abtigeyda iyo labo caruur uu dhalay qurux badan masha allh marka waxaa dhacdey xaajigeygaa Albaabka kasoo galay wuxuuna salaamay abti meesha joogay markaasuu gudaha usii galay wuxuuna igu yiri cudurka karoona ayaa jira ilmaha maxad isku dhexgisay kuwa cusub abti uu dhalay iyo kuweena . Lakin masha allh wn faraxsaneyn marka sheikh inoo fasir insha allh Illahay haku barakeeyo shukran
@salaamaofficial2360
@salaamaofficial2360 4 жыл бұрын
Waxyar bn ka tagay cafwan xaaska Daarada guriga ayay biyo ku daadisay Dab ayuu isku badelay labo jeer way damisay
@jiijomohamedyusuf7809
@jiijomohamedyusuf7809 3 жыл бұрын
Masha Allah shikh
@sakariyemaxamuud
@sakariyemaxamuud 2 жыл бұрын
Masha allaah
@cabdulqadiraxmedmohamed5124
@cabdulqadiraxmedmohamed5124 4 жыл бұрын
Masha Alaah Xafiduhalaah
@fartuunbeauty5353
@fartuunbeauty5353 4 жыл бұрын
Masha allah shiiqow ajar iyo xasanad allaha kusiyo
@zooyaofficiall2612
@zooyaofficiall2612 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh hassan ilaahay dambiyagi iyo dambiga waalidkaagi alaha dhaafo
@ridkaboy8972
@ridkaboy8972 4 жыл бұрын
asc shiiq illah hakubarakeeyo shiiq waxaan kuroyodaa iniga udhumayo xafada daganahay aankadhumo waana igu sonuq nuqotay
@faizabocorei1749
@faizabocorei1749 4 жыл бұрын
Mashallh sh.allh idin xfdo ameen Yarabi
@fardowsaahmed4751
@fardowsaahmed4751 4 жыл бұрын
Asc wan idinsalamay
@umunajmaumunajma2237
@umunajmaumunajma2237 4 жыл бұрын
Asc walal xage kuso dira sualaha
@sheikhhassanibrahimissa2225
@sheikhhassanibrahimissa2225 4 жыл бұрын
waxaad ku so dirta gmailka sh.xassanibr@gmail.com
@khaalidmaxamed9690
@khaalidmaxamed9690 Жыл бұрын
Sheeq waxaan kuriyooday aniga la ibursanaaya oon ko ordaaya
@maanoadanibrahim1331
@maanoadanibrahim1331 4 жыл бұрын
Masha Allah
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199 4 жыл бұрын
Asc sheikh, waxa rabay inaa ii fasirtid, hooydey ayaa igu dhahday nin wanagsan oo reeka ah kula rabaa igu dhahday, intaa ka ogalanin ayaan istiqareystay kadib ayaan wxa kuriyoday anigoo meel cidlo jooga kadib ayaan wxa cirka waxaan ku arkay maroodiyaal dhulka iyo cirka inta udhaxeyso ku urdaayan si xoogli ah oo na roob lasocdo, riobkasna wuxu ku ekyahy meeshe ku ordayan kadib markaas waxbo madaremayo ,wax yer kdib morodiyashii ayaa isku badalayo lo AMA English ahaan cow weyn oo xanaaqsan isku badalayan kadib cabsi ayaa iga leyso wan kaso carara weyna iso bursaneysa kadib markey iso dhawato hadalka igu dhagayo kadib aa waxa dhahaya laa illaaha ilaa anta ooo marar badan kucelcelina marka gadalgadal ayeey ubaxeysaa sidaas ayaan kuso kacay, sheikh arintaan murug badan ayey igu haysaa ee iga so jawab ilahay kheyr haku siye
@cibrochannel777
@cibrochannel777 4 жыл бұрын
ukhtii aa gmailka ugu dirtid si u urko suasha kuna soo jawabo kheyrkeda allah ku wafajiyo
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199 4 жыл бұрын
Thanks wll qali malihi wan ugu diri lahaa shukran 😊😊
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199
@nimoabdifatahnimoabdifatah1199 4 жыл бұрын
Aaamin wll ilahay hana wada wafajiyo wixii kheyr oo dhan inshallah, thanks wll
@sheikhhassanibrahimissa2225
@sheikhhassanibrahimissa2225 4 жыл бұрын
wcs gmailka ku so dir sh.xassanibr@gmail.com
@sheikhhassanibrahimissa2225
@sheikhhassanibrahimissa2225 4 жыл бұрын
sh.xassanibr@gmail.com
@khaalidmaxamed9690
@khaalidmaxamed9690 Жыл бұрын
Asc
@ibnu_geediya156
@ibnu_geediya156 2 жыл бұрын
M.a
@aishacuud7489
@aishacuud7489 4 жыл бұрын
M.Allah
@farhiamustaf5484
@farhiamustaf5484 4 жыл бұрын
Asc sheq ilaahay haku barakeyo waxaan anigo nin qasab laigu daraayo ninkana waan isnaqana guurka raali kama aheen saaid waan u ooynaayay maxey noqon kartaa
@qaali_qalfaan4811
@qaali_qalfaan4811 4 жыл бұрын
M.A
@farxiyomohamed9447
@farxiyomohamed9447 4 жыл бұрын
Maaaaaash Allah
@amiinaciise1602
@amiinaciise1602 4 жыл бұрын
My blood wan ku jclhy ilahey dartis🥰🥰🥰
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
(Riiyo Fasiir) Haben Ayan Ku Riyodaay Anigo Taharibay Kadib Subixi markan So kacay Ayan is Idhii Daawo Calamkan ad Ku Cusub tahay waxan Is Arkay anigo Hortagan Qolkaygii😂
@sheikhhassanibrahimissa2225
@sheikhhassanibrahimissa2225 4 жыл бұрын
sh.xassanibr@gmail.com ku so dir gmailkan
XALAQADII 4AAD || FASIRAADA RIYOOYINKA  || SHEIKH XASSAN IBRAHIM ISSA
37:26
Sheikh Hassan Ibrahim Issa
Рет қаралды 1,4 М.
Ku Saali Nabiga {S.C.W} || Sheekh Hassan Ibrahim Issa
17:55
Sheikh Hassan Ibrahim Issa
Рет қаралды 253
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Muxadaaro Cusub | Shaydhaan ka iyo Kibiirkisa | Sheeekh Hassan Ibrahim Issa
16:47
Sheikh Hassan Ibrahim Issa
Рет қаралды 418
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
Dulmiga iyo dhibka uu leeyahay || Sheekh Sayid Cali Al Baydawi
37:48
Sheikh Hassan Ibrahim Issa
Рет қаралды 405
يوم القيامه
1:04:02
Sheikh Hassan Ibrahim Issa
Рет қаралды 783
Waa Barnaminjki Xiisaha Badnay Ee Ku Sali Nabiga || Sheekh Hassan Ibrahim Issa
12:37