GRAVENBECH MAABA I XAYEYSIIN HEYSAA WAR KAN QABYAALAD HOLLANDES AH BUU KU DHEELAYE MEESHA
@MohamedXoosh2 ай бұрын
Fooseey abaayo xitaa anigoo ah liverpool caloosha ayaa ihurtay kasmiiro ten hag dartood Lkn wxn la yaabay ciyaarta kadib hadana waa bootaynayaa ten hag anagaa ugu fiican ingiriiska yaaah yaaah
@mohacade87732 ай бұрын
Foos United meesha ciyaaryahano meesha kuma heeso kalsoni malaha kubad ma ma heesan karaan wlh ciyaartoyda United sida ee u ciyaraan xita kooxaha yar yar uma ciyaraan teeda kle foos hdi xaqiiqda leesku shgo liverpool tii uu klop waday aya dhib bdn need Liverpool ta hada kaliya 3dx fursad ayay heleen weeyna ka faaideysteen balse United aya zero ah wax dhiig leh meesha kuma heeso
@libanabdulkadirnur28762 ай бұрын
Foosey Halmid ayan ku shegayaa Manjirtar Ciladeeda Qolada leh Hadeynan Lagala wareegin Man unted Wax Guur ah haka Sugin wa Ragaan Wa Dan An sports waxba ka garaneynin hada Loverpool Raga Leh wa Dad Sports ah Taas aya Sacideydo qarash badan ma bixin lakin fursal walbo oo Xidig fiican qiimo jaban lagu heli karo kama fakato Ragga Man United leh Wa Rag Antoni 70 milyan kabinayo malinkiina wa Fuley wayo sanad walbo KOOX DIISA HORE AJAX AYUU SO Qataa 5 ila mid hore man United Mid wa An facayaa oo dhankisa wa kaso baxyay la dhihi karo kumo jiro
@libanabdulkadirnur28762 ай бұрын
Dhamsntoodna 5 taas xig Ajax u kaso qatay mid ladhahaayo kuma jiro wax qabad kiisa iyo qiimaha laga so bixiyay wa isku qalmaan kuma jiro
@AbdiweiliAbdirashid2 ай бұрын
Foos man United waxa lagaaxaysta tan hak only
@abdirahmanosman69442 ай бұрын
Sax waaye dhibka united waa tan hag Taatiko xumo
@MunirDiamond2 ай бұрын
No more Calancal ok☝️☝️
@MohamedBillow-zo7wv2 ай бұрын
Team moo united awal Hadas nagumeysani jirti hadana anaka Aya ihukumeyna ee qirta hee
@Abduselam.m2 ай бұрын
Foos gacanta ayaan kuu taaagay kubada waad taqaanaa aad
@abdiosman91312 ай бұрын
Lkn ciyaarta in teysan bilaaban foo s waa lahaa joogi waayey qadka faanlee
@abdirahmanabdirisaqmursal66042 ай бұрын
Qoftaan mataqaanid.haday bareejo xitaa naga heli lahayd waxay dhihi lahayd old Trafford maa la iiga badin karaa. Hhhhhh
@ahmedolad30432 ай бұрын
FOSEY 30sano kulankaan wuxuu soo ahaan jiray Darbi lkn hada no more darbi😂
@AhmedClaahi-v5d2 ай бұрын
7:0 tartiib quruxey 🤫
@CabduqadirCusman-wy3gv2 ай бұрын
Kkk iska ooy maanta hala gaaro maalin kale byby
@CanabFarax-nj5wl2 ай бұрын
Sax❤
@abdirahmanosman69442 ай бұрын
Intuu tan hag joogo baadigaan united madax xanuun waa kudilaa
@mohammedaran70552 ай бұрын
Athy Liverpool kahathal ya kudahy 😂
@AbdisalamAbdullahi-q3d2 ай бұрын
Maoynee markaa 😂😂
@mohamedfarah43322 ай бұрын
Ryan waa laacib
@abdikadirmoallim12682 ай бұрын
Footballku waa today mxa tahy sistery😂
@abdiali49912 ай бұрын
Graverbach iyo ninki kaleh sbostlat ayaa dexda kuu bashalay 😂😂
@dakaneosman40102 ай бұрын
Na anfiled ni bado 7 nil is coming
@GuleedAxmed-r3l2 ай бұрын
Gabadhan ayadoomucaradkayga hadan wn jecelahay run badana 😂😂
Maxaad foos dhib maleh waa layska badiyaa ha oyin wllo
@YuusufMacalin-x6f2 ай бұрын
3😂😂😂
@ahmedhassan-yb6gy2 ай бұрын
MAXAA U BOOTEENEYSEY CAGO DHIGO FOOS
@mohacade87732 ай бұрын
@@ahmedhassan-yb6gy sxb meesha booto ma taalo foos xaqiiqda ayay ka hada shay sports kana wax ayay ka taqanaa wa maxay bootada aa shegeso mise gadaal kagar aya thy
@abdirahmanosman69442 ай бұрын
Manchester Qaladka waa tababaraha Taatiko xumada tan hag cabaar waad u dulqaadaneysaa Anigu casamiro qalad saari maayo Manchester waxay ciyaarijirtey 2 number 6 Hadaad xasuusato xiligii seerka uu naadigaan united leylinjirey