Xaliima Khaliif Magool iyo Cismaan Gacanloow - Awr Dhiga Lehbaa (Asalkaba)

  Рет қаралды 76,204

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Erayada H eesta oo dhan Magool aun Araarta hore Arrin igu fidaa Ugu ooganoo Eraygaad I tidhi Eebuu noqdoo Wadnaha I af-goo Anigoo dhintiyo Iilkaa ka roon Aflagaadadaad Ii quudhayee Eed igu tidhi. Magool H eesta baydka hore Asalkaba hurdada Anigoon ku arag Uma oonsadee Sida aarankaan Kuu ololayaa Iimaanso oo Adna iigu sinoo Arrinka ila qabo Aqal aada iyo agab raadi baan Uubta u galee Axdigaan maraa Ood igu noqdee Iimaanso oo Adna iigu sinoo Arinka ila qabo. Cismaan aun Araarta hore Anigoon lahayn Eray daran dheh baa Afku iga xadoo Adigoo aroos ololaystay baan Riyyo kugu arkee Awr dhigo leh baa Igu buubayoo Sare ii ordoo Hibiriirsadoo oo Iskamaan fadhiyin Cismaan aun Heesta baydka hore Sida ayro geel Ilma laga dilaan Igadh kuu ahoon Amakaagsanee Allah kugu sinyoo Iimaansadee Imikaba arrini Waynoo egtay Magool aun. Waan oomanoo Ilo rooban baan Ka af xidhanahee Oori ruux kaloon U ahaanayaa Wayga inan-kayee Adna iigu sinoo Arinka ila qabo Cismaan aun Umal iyo dhib iyo Urugaan qabaa Oon iyo ka go'ay ANFACO aan cunee Allah kugu sinyoo Iimaansadee Imikaba arrini way noo egtay Allah swt saxardiid maxamed jabiye oo erayada lahaa Cismaan maxamed cabdikariim Iyo xaliimo khaliif magool naxariistii janatul fardawsa ha ugu deeqo iyaga iyo wixii muslim ahba
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 5 жыл бұрын
Masha Allah Allaha.kuu barakeeyo garashaada aad nooga haqabtirtey ereyadaan Balse Magool araarta hore wxaa weeye baan jclhy ereygaad i tiri EED buu noqdoo ( Ebuu) nuuqdey baad ku qodhay
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay. Si kasyaba, intan hoose baan ku yar laabo lahaa ...Sare ii ordoo Imbiriirsadoo Ifka maan fadhiyin Ka dib Ruux aan arkoo Ishu qabato oon Kaaga uur samahay Arligiyo ifkaba Kuma uummanee Iimaanso oo Adna igu sin oo Arrinka ila qabo.
@abti232
@abti232 3 жыл бұрын
Waad kumahadsan tahay sida farsamaysan ee aad noola wadaagtay Erayadan Qiimaha badan.. Eebe Naxariista Janno haka waraabiyo Abwaan Saxardiid, Gacanlow, Magool iyo intii kale..AAMIIN
@maxammedganey87
@maxammedganey87 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdullahi7275 Sxp isagaa ka saxan Eraygu waa (Eebo) waxaana loo yaqaan waran yar
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@maxammedganey87 😂😂😂
@amam2011
@amam2011 4 ай бұрын
Best of the best iyo waayo waayo. Waa run Hargeisa waa hawga funka cid kula tartami karta ma jirto❤❤
@CcasiisAXMED-ov9dk
@CcasiisAXMED-ov9dk Жыл бұрын
Alla ha unaxariistee waxa sameeyey abwaan saxardiid maxad jabye
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADA waxa curiyay saxardiid maxamed.(jabiye) AHN LAXANKA WAXA SAAREY AXMED MAXAMED GOOD AHN LUUQDA MGOOL AHN CISMAAN
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 5 жыл бұрын
Waa erayadii Alle ha naxariistee abwaan. Saxardiid ( jabiye) oo dhaw aan ku geeriyooday hargeysa.
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Ceesaan yar baad moodaa Magool. Jecliyaa gabartaas. Ilaahow kuu naxariiso. Iyo Cismaanba.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Cismaan Gacanlow iyo Xaliimo khaliif Magool
@hassanahmed412
@hassanahmed412 3 жыл бұрын
Aamiin
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii saxardiid jabiye codkii xaliimo magool iyo cismaan gacanlow
@kabanle1211
@kabanle1211 4 жыл бұрын
Inta aannad odhan hebel baa leh, horta soo raadi waraysi, taariikh ama cid abwaanka sameeyay aqoon u le. Hesstan waxa leh Saxardiid M. Cilmi Jabiye
@saeedhussein524
@saeedhussein524 Жыл бұрын
best of the oldies and goodies of Hargeisa Somaliand
@ahmedosman3931
@ahmedosman3931 5 жыл бұрын
Waa codadkii baxsanaa Boqoraddii Codka baxsanayd Xaliimo khaliif Magool iyo Codadkii baxsanaa waa laba fanaan oo ka mida hoballadii Waaberi Soomaaliya alle u naxariisto waa Codad macaan heesihii Qaraamigga ahaa
@CcasiisAXMED-ov9dk
@CcasiisAXMED-ov9dk Жыл бұрын
Sxdd mxm jabye
@suleimanumal2896
@suleimanumal2896 4 ай бұрын
ADEERO ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO ADIGA MAGOOLBA
@MustafaAli-l3c9j
@MustafaAli-l3c9j 3 ай бұрын
Ereyadu waa Saxardiid Jebiye Laxankuna waa Cali Fayruus Ka eeg buugga Maandeeq ee abwaan Saxardiid Jebiye, bogga 142
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Xasuustii Caruurnimo iyo aroosyadii waayoo-waayo / Asalalkaba hurdada anigoon ku arag ....... woof calayk.
@yurubbile8795
@yurubbile8795 2 жыл бұрын
Heesta ayaan dhalad magaceedaa ladhahaa
@djamaomar432
@djamaomar432 4 жыл бұрын
C est de l art. L art de chanter est inné. ALHAMDU LILAH. ALLAH A octroyé à MAGOOL cette voix d or. When i was a teenager i listened when i do my home work. RAXIMAHULLAH TOUT LES DEUX. Cisman ans het. AAMMMIIINNN.
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
Woow long time memories
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 5 жыл бұрын
Nimanyahow erayadeeda yaa qori kara oo igu caawin kara
@mohamedmuparick8573
@mohamedmuparick8573 5 жыл бұрын
Maxamed Cabdullahi ana sidoo kale wax lyrics ayaa rabnaa yaa noo af garan my long Music Kultur
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 5 жыл бұрын
Waan jclaan lhyn qof nagu caawiya
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Xaga hore ayaan ku soo qoray si inta kale een garanaynina uga faaiidaystaa
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 5 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 xgee walal
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
@@maxamedcabdullahi7275 hadda ayaan qoray bilawga comment-ka si dadku kaala faa' idaystaan hadaad way do waan kuu soi qori markale
@ahmedosman3931
@ahmedosman3931 5 жыл бұрын
Awr Dhigalabaa igu buubaayoo sare ii ordoo hinbiriirsadoo Sidda Ayra Geella ilma laga dilaay kuu Olalayoo Igadh kuu ahoo
@abdiraxmanmullac3307
@abdiraxmanmullac3307 4 жыл бұрын
Best classic Somali music
@CcasiisAXMED-ov9dk
@CcasiisAXMED-ov9dk Жыл бұрын
Waan oomanahay illa roobanbaan ka afxidhanay ori ruux kalaan u ahaanayaa waa iga inan kayaga
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
waqooyiga somalia aa sameyay fikrad heesta
@mohamedtarsan1032
@mohamedtarsan1032 Жыл бұрын
Kabanle sxb raalli ahow Saxardiid jebiye malaha dabecadaha Abwaaniintii fanku kayimid ee,aan Isaaqa ahayn lagu xaasido baad garaneysaan haddaad Isaaq tihiin garan maayo miraalaha heeskan miyaa kugu ceeb ah sxb markaad oraneysid saxardiid baa leh waar Heeskan Xuseen OwFaarax baa lahaa A.U.N waxana lacuriyey 1965 halkudhiggeeduna waa IIMAANSO
@mangalool4194
@mangalool4194 Жыл бұрын
Adiga qudhaadu waxa aanad ogayn baad ku doodaysaa
@gureymohamed679
@gureymohamed679 8 ай бұрын
Sxb copyright ka daa heesaha waa wax umada ka dhexeeyee.
@abdiraxmanmullac3307
@abdiraxmanmullac3307 4 жыл бұрын
Woow
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
👍👍👍👍❤️❤️❤️
@abdisalanmataan9679
@abdisalanmataan9679 4 жыл бұрын
Ibrahin Cali Raalli ahow Sxb Heeskii halayaba Saxardiid jebiye ayaa leh baad oraneysaan Heeskan Saxardiid wax shaqaa kuma laha waxa Curiyey A.U.N xitaa Miyusigga leh Abwaan Xaaji Xusen Ow Faarax Dubbad 1965 ayaa laqabtay waa Denbi cad oo booba in Suugaanta Ragga dhintay aad boobtaan
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Abdisalaan mataan adeer ibraahim caydiid waa runtii saxardiid maxamuud cilmi jebiye ayaa leh heestan awr dhigo leh baa layidhaa adigoon fanka aqoon u lahayn ha ka hadlin carruur qabyaalad la yaacaysa looma baahna waxa kaydkeedu heesta yaallaa warbaahinta ugu weyn wakaaladaha tebiya wararka ee radoi hargeysa carruureeey seexo cagomaydho.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Tan saxardiid baa leh, ee sheydaanka iska naar, Cumar seerbiye oo wareystay ayaaba weydiiyey,
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Somali tahay uma baahnid inaad erayada barato waayo hooyadaa iyo aabahaa haday somali yihiin waad garan erayada heestan ku jira lkn hadaad somalida koofureed tahay kuwaaga baro
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Reer taariikh samaysanaya ayaa iminka waxwalba ku qabsada makuwaas baad tahay saxardiid jebiye heesihiisa waa la yaqaanaa mana badna markaa ogow oromo taariikh uma hayno saaxiib
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Erayada heestan lagagama hadlo galbeedka hargeysa saaxiib
@abbasosman8643
@abbasosman8643 4 жыл бұрын
Heestan waa curiyey abwaan Axmed ismail cagaf cagaf
@CcasiisAXMED-ov9dk
@CcasiisAXMED-ov9dk Жыл бұрын
Sax
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Hees "Maxaad La Ooyday" cododkii marxuumiinta Gacanlo iyo Magool
9:17
Waayeel dadow | maxamed mooge | lyrics
7:20
ciiro warsame
Рет қаралды 28 М.
Cismaan M Gacanlow Iyo Xaliima Kh Magool🔥 Iyo Heesta "HEEDADAABE"
6:29
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 108 М.
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
10:08
Cismaan Gacanlow Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "HADIMO DUMAR"
9:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 83 М.
❗Никто не знает?🤔 #pov #story
0:20
skeepoff
Рет қаралды 1,5 МЛН
ИЩУ ТАКСИ - ВЕРБЛЮДА В ДУБАЕ🐫 😱
0:38
Diana Maiers
Рет қаралды 877 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Самая умная нашлась
0:33
skorofilms
Рет қаралды 1,6 МЛН