Xalqadii 60aad || Su aalo iyo jawaabo) kulanka shibli

  Рет қаралды 64,924

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 40
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ilaahay ha kaa abaal mariyo Sheekh khayr ka aad noo soo gudbinayso mar walba
@cgf383
@cgf383 4 жыл бұрын
Mzha alah Zhipili sheikhyada tirada yar buu kamidyahay somalidu haysato alaha noo xifdiyo sheekhyada.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 4 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabi
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 4 жыл бұрын
Jazaakallaahu qeyraa sheeq
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 4 жыл бұрын
Allaah yaxfidahu
@abdishakurhassan8074
@abdishakurhassan8074 4 жыл бұрын
جزاك الله خيراً
@maryamali903
@maryamali903 4 жыл бұрын
Mansha llaah
@farduscookingchannel3878
@farduscookingchannel3878 4 жыл бұрын
Jasakalaah shuikh
@ladaneducaale9004
@ladaneducaale9004 4 жыл бұрын
maa sha allah
@ilhaancnaasir8275
@ilhaancnaasir8275 9 ай бұрын
❤❤❤
@mohamedSagal
@mohamedSagal 4 жыл бұрын
Ana u horeey wax daawado ee bal subscribe haigala baqeylina asxaaabey
@rukiaali8560
@rukiaali8560 4 жыл бұрын
Jazakhallah
@kingmaanka1249
@kingmaanka1249 4 жыл бұрын
Intii qeyrka jecel subcribe and like
@SOMALIBANTUCHANEL
@SOMALIBANTUCHANEL 4 жыл бұрын
adu maxaad isku ogtahay waxaadan ilmi uleheen xafara gashan qofka wuxuu kutoobad keeno allah ayaa ilmi uleh afiska qofkane uu toobad keeni karaa
@iammohamedsaed
@iammohamedsaed 4 жыл бұрын
Intii Jecel Khayrka iyo Wanaaga Subscribe ii saara zaxibyaal👍👍♥♥👍👍
@carabmaxamed3655
@carabmaxamed3655 4 жыл бұрын
Waa kuu saray adna ii saar zxb
@hamzabeeegsey627
@hamzabeeegsey627 4 жыл бұрын
Adna isar wll.....
@ladaneducaale9004
@ladaneducaale9004 4 жыл бұрын
naagta ninkeeda ka cabanayso talada lasiiyay waa talo wanaagsan
@maryanjama2918
@maryanjama2918 4 жыл бұрын
Ala runbadanaa talada haweyneyda saygeeda saluugsan.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 4 жыл бұрын
maryan jama aad Iyo aad Ayuu talo wanaagsan u siiyey wax badaso wax beel Ayey dhashaa
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 4 жыл бұрын
Kan shiikh miyaa 🤣🤣🤣 kan waa sheeydaanka ugugu weyn Somalida wuxuu iska dhigaa in uu illaah ka xigo umada waa nahaab waana dadka Somaliqaribay nacalad korkiisa ha ahaatee beenlow
@hodanj8306
@hodanj8306 4 жыл бұрын
Mulki Osman walal maxaad ku hadlaysa? Qof qof Illahay ka xigo ma jiro, Illahay an dadka ka xigana ma dhihin sheekha. Adigana Illahay yaa kula xisaabtami lkn culumada Illahay afkada ka dhowro sababtoo ah Illahay wu sharfay culumada qofkii wax ka sheegana xalaag aya u sugnaaday e walal towba dheh.
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 4 жыл бұрын
@@hodanj8306 adiga waxad gumaysan tahay sheeydamada illaahay ka furtay oo u maleenaya in ay heestaan furihii janada
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 4 жыл бұрын
@@hodanj8306 wahaabi ayaad tahay haddii aad rumaysan tahay sheeydaankaan aad qabiil ku raacday
@hodanj8306
@hodanj8306 4 жыл бұрын
Mulki Osman walal jazakallah khair af ceytamay ninka leh ayuu dhibaa, alx aniga Rabbigii i uumay Ayaan aamin sanahay iguna filan. Sheekhana wuxu ka mid yahay culumada soomaaliyeed, adigana walal afkada wixii ka soo baxo adiga mas'ull ka ah. Maalinta Illahay la horjoogana Adiga Yaa Allahii ku uumay oga jawabi doona waxa ad sheekhan ka rabtay.
@hodanj8306
@hodanj8306 4 жыл бұрын
Mida kale walal wa iska caadada soomalida qof hadii ad tiraah wad qaldan tahay in uu qabiiliste kugu tilmaamo lkn an ku saxo sheekha qabiilkisa maba aqaan, baahi an u bartanan ima heyso oo soomaalinimadiisa igu filan alx. Walal dunidan ayaa lagu yahay ee walasha qabo ayaan is lahaa lkn walal hortada hor Alle.
su aalo iyo jawaabo diini ah. sheekh maxamed abdi umal 2022.
1:20:09
WADADA TOOSNANTA
Рет қаралды 36 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo cusub 2024 Sh Maxamed Umal iyo Dr Yusuf Axmed
1:53:42
Attacaawun iskukaalmeynta
Рет қаралды 21 М.
Q 9 aad Duruusta iyo Cibrooyinka Kujira Malmihi Abuu Bakar iyo Cumar RA Sh Xassaan Abu Salmaan
1:55:38
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 11 М.
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB RAMADAAN 2024 || Sh Maxamuud Shibli
1:12:24
Daacad Production
Рет қаралды 47 М.
Su aalo iyo Jawaabo Xalqadii 42 aad ┇► Dr Mohamud Shibli
42:08
XALQADII 65AAD KULANKA SHIBLI ┇Su aalo iyo Jawaabo ┇►Dr Maxamuud Shibl
49:53
SUAALO IYO JAWAABO DIINI AH BY SH USUULE
44:36
DARIIQASAN
Рет қаралды 276 М.