XALWO XALWOO MACUNTAY WELIGAA (Aseeda) 😋 SIDAN FUDUD U SAMEYSO & QADO KALA KACSAN 👌

  Рет қаралды 76,510

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 10 ай бұрын
Maasha allaah abaayo thanks ❤❤
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 10 ай бұрын
❤️❤️❤️
@SuadIbro-d2l
@SuadIbro-d2l 10 ай бұрын
Buskudi an ka barty khatar intan ku noqdi xafadaha bo imadan waxy dhahan intee ka barty gabr saxibtey eh an ka barty leen dhaha mahadsanid chef❤
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 10 ай бұрын
Saxibey socor waa laga daalay waxyabaha healthy ga so badi ❤❤
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 10 ай бұрын
Booska sokorta timirta biyaheeda ayey ku kariyaan carabta shukran mcnto❤❤❤ Ilxun kuma arakto😘😘
@shokriibrahim2353
@shokriibrahim2353 10 ай бұрын
maash allaah qamarey qadeen i jimcaha waaye maashallaah ❤❤
@nasriinhasaan
@nasriinhasaan 10 ай бұрын
ماشاءالله احلى عصيدة ❤
@sahranuur1432
@sahranuur1432 10 ай бұрын
Maasha allaah abayo caziida aan u aqaanaa
@qamariaadan8574
@qamariaadan8574 9 ай бұрын
Masha allh untadan waxaa la dhaha marqaa af oromo af ahmarina ganfoo
@najmocali1700
@najmocali1700 10 ай бұрын
Gacantada allaha kubarakeeyo qaali dumar
@SuadIbro-d2l
@SuadIbro-d2l 10 ай бұрын
Waa ka helnay mahe khatar waye ❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 10 ай бұрын
Masha allah tabarakallah yummy mac macaan abay Qamar ha loga imaado masha allah tabarakallah illaahay ha ku barakeeyo ♥️
@hamdimaxamednuuriye7272
@hamdimaxamednuuriye7272 10 ай бұрын
Next caano baraawo soogali qaliyey❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 10 ай бұрын
qamar salama Caleykum maasha Allah abayo illah ay haku brakeeyo ga.can tada aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 10 ай бұрын
Masha Allah ♥️ mcn waye caafimad ku cuna xabibti
@abdinooryare2004
@abdinooryare2004 10 ай бұрын
MashaAllah casiido aad u qurxan yummy 😋
@LaylaMukhtaar-ow2to
@LaylaMukhtaar-ow2to 10 ай бұрын
Masha Allah waan ku cusubhay janaalkaga xabibti waan ka helay video igu horey oo an ka dhawaday❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 ай бұрын
Manshaallah 😍 ❤❤ thank you xabibti
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 7 ай бұрын
Masha Allah Masha alaha ❤❤
@khadijoabdiqadir4655
@khadijoabdiqadir4655 10 ай бұрын
Mansha allah casiida bil caafiya
@SahraKhadar-c2q
@SahraKhadar-c2q 10 ай бұрын
Masha allaah abyo qamar wayo wayo isoo xasuusisay ❤❤❤❤❤❤
@sulekam1806
@sulekam1806 10 ай бұрын
Masha allah xabiibti gacantaada allah kuu barakeeyo looks yummy caafimaad ku cuna 🎉
@MohamedKafia
@MohamedKafia 10 ай бұрын
Machaallah mahadsanid habibty
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 9 ай бұрын
Mashallah 🙏👍💝💝😋
@امحنانامحنان-ح6ل
@امحنانامحنان-ح6ل 9 ай бұрын
Ugaali bur miyaa masha alaah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 10 ай бұрын
. Masha Allah ❤❤👍👍
@YusufMaxamed-u1q
@YusufMaxamed-u1q 10 ай бұрын
Casiida u aqana from sacudi
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 10 ай бұрын
Maasha allaha 👍👍👍❤️❤️
@soso12364
@soso12364 10 ай бұрын
Mashallah abayo Allah haku xafido❤❤❤❤
@sahruja5777
@sahruja5777 10 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤
@SuadIbro-d2l
@SuadIbro-d2l 10 ай бұрын
Jalto no so sama haday dhib ahyn❤❤
@munahussein9687
@munahussein9687 10 ай бұрын
Asiida ahaa ❤❤❤❤
@munaabdi9351
@munaabdi9351 10 ай бұрын
Asc macaanto ugaali bur ah iga dheh
@saj4117
@saj4117 10 ай бұрын
Sax 😅
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
ASC QAMAR CADEY SOOR CARBEED WAAYE HADA KAHOR CID DERISKEENA SACUDI AH AAN UMUL UGU TAGAY AA NOO SAMEEYEY AAD AAN UGA HELAY YEMENTA XATAA WEY SAMEYSTAN HADA AAN ISKU DAYAA INAAN SAMEYSTO SHUKRAN
@SucdiMaxamuud-io6bm
@SucdiMaxamuud-io6bm 10 ай бұрын
Allehaku barakeyo gacantada❤
@fowsiaabdirahmansaid2300
@fowsiaabdirahmansaid2300 10 ай бұрын
ASC mashaa Allah shukran
@ayuubjeylani8255
@ayuubjeylani8255 10 ай бұрын
Masha Allah qamar bint amiir 🥰🥰🥰😋😋😋
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 10 ай бұрын
Asc qamar waxyaalaha adag dumaashigee maa kuu labaa maasha alaah ❤❤❤❤❤
@saadiyosheek1585
@saadiyosheek1585 10 ай бұрын
Maashaa allaah❤
@siradm
@siradm 10 ай бұрын
Waa ku siriree waaye hh, waa kala faa'iideynaa moohoo? Sirir, laqanyo, waa ku saaqmee, waa badnayeen waa illoobay
@rukiahussein7446
@rukiahussein7446 10 ай бұрын
Ma sha Allah
@ashaahmed7071
@ashaahmed7071 10 ай бұрын
Masha Allah shukran🎉
@اسماعيلمحمد-ك2ش
@اسماعيلمحمد-ك2ش 10 ай бұрын
Asc qamar bintu amiir casiido from Saudi waaye ruuska xitaa waa cuntadii carabta ee carab maajoogi jirtay aniga waakutaageeraa.
@fartuunmaxamed4917
@fartuunmaxamed4917 10 ай бұрын
Masha Allah habo horay usoco
@anabmohamud4479
@anabmohamud4479 10 ай бұрын
Abaayo burka cayriin maahan cabaar ani katilahasy kolay ma aqazn wsligery ma arag
@halimoiman4890
@halimoiman4890 10 ай бұрын
Masha Allah
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 10 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah
@AminaAhmed-v4r
@AminaAhmed-v4r 10 ай бұрын
Maasha alah ❤
@umumanaalmustaf2294
@umumanaalmustaf2294 10 ай бұрын
Somali daba waxa ey u yaqaanaan casiisad gaar ahaan jijiga hargeyaa
@isamailabdikadir3718
@isamailabdikadir3718 10 ай бұрын
Maasha aallh😋😋❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 10 ай бұрын
Bur iyo sonkor ani kuma jiro waayo said baa ugu cayilaa anigu ciyilkaa iska ilaaliyaa
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
Maalin kasta maa cunee see ugu cayilee sonkor haku darin malabkee kor uga darso halmar tijaabi kadib markii aad u xiiistid sameyso soor carbeed waaye Bur qamadi ka sameyso
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 10 ай бұрын
@@casalasal6466 shukran abayo ilaahay haku karaameeyo
@saj4117
@saj4117 10 ай бұрын
​@@casalasal6466amu calosha iga daga abaayo 😅
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
Waa runta macmacaanka caafimaadka qofka umaba fiicna
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 10 ай бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 10 ай бұрын
Mashaaalla Mashaaalla ❤
@umnalka7740
@umnalka7740 10 ай бұрын
Fara dheerta hadii la dhihi lahaa magac u bixiya waxaan waxey dhihi lahaayeen soor macaan maxey 😢😢😢😢😢😢😢 ku cuni lahaayeena garoor sokor la’aan kikkkkkkkkkkk
@habibofarah5901
@habibofarah5901 10 ай бұрын
Masha Allh 👍 ❤
@bahjoahmed701
@bahjoahmed701 10 ай бұрын
Keep going abayo❤✊️
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 10 ай бұрын
Masha allah ana ina ka wardno wye xalwdaz akhwan 😂
@maryanmohamed3558
@maryanmohamed3558 10 ай бұрын
Casiida aa la dhahaa
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk 10 ай бұрын
Soor iyo maraqan u maleynayey
@leylawacbestcooking5465
@leylawacbestcooking5465 10 ай бұрын
Caziido kuleelket malacuno calooshaas kaaqawahaa
@nomyybaba5909
@nomyybaba5909 10 ай бұрын
Waa casiidad from Djibouti
@MunaSalah-tq1io
@MunaSalah-tq1io 10 ай бұрын
Warunta lakin mashegayen 😂
@MunaSalah-tq1io
@MunaSalah-tq1io 10 ай бұрын
Walima marakay ladhalo ona lasemen jiray wan xasusta hooyo doyaday
@SumayoAli-p7i
@SumayoAli-p7i 10 ай бұрын
Thanks
@farxiyocabdullahi3237
@farxiyocabdullahi3237 10 ай бұрын
Mashalah❤❤
@shankaron7
@shankaron7 10 ай бұрын
Asc qamarey abayo burka madow ee qamadiga ah ma isticmali karaa
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 10 ай бұрын
Haa macaanto
@sahrawater
@sahrawater 10 ай бұрын
Soor umalaynaay
@XabiibocaliCabdiraxmaan
@XabiibocaliCabdiraxmaan 10 ай бұрын
Abyo cano lo maluu samen kara😢
@khadijajiijo3735
@khadijajiijo3735 10 ай бұрын
Mahad sanid qamar❤
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 10 ай бұрын
Karoorkan waa kan kareemiga ah sax
@nafiso7343
@nafiso7343 10 ай бұрын
Dhiiqada burka adkarisay soorta cml ah hadana macaanka kkkk waxas cuno Mahe markle haisku sameysay😀😀
@NawaalCabdi-k7b
@NawaalCabdi-k7b 10 ай бұрын
War waxani waa xaziizad
@SahraKhadar-c2q
@SahraKhadar-c2q 10 ай бұрын
Casiida ❤❤❤❤❤
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 10 ай бұрын
Xalwo mahin casino waye xbbti
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 10 ай бұрын
Anaga dhahno qaali
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 10 ай бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir mashalaah xasus aan galay Canada allaha unaxaristo mamaday aan so xasustay
@safiyaali9794
@safiyaali9794 10 ай бұрын
@SuadIbro-d2l
@SuadIbro-d2l 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuadoAbdi-gn9om
@SuadoAbdi-gn9om 10 ай бұрын
Bur qayrin waye kkkk
@Ka-sheke
@Ka-sheke 10 ай бұрын
Maraq maku cuni kraaa io hilib iso jwb😂
@iqra11rok43
@iqra11rok43 10 ай бұрын
Subug uu kumacaan yahy
@XaawofaaraxMaxamed
@XaawofaaraxMaxamed 10 ай бұрын
Sor sor le u geyahay
@ayancali2265
@ayancali2265 10 ай бұрын
M.a ❤
@zahrahassan900
@zahrahassan900 10 ай бұрын
Soomalidu waxay u taqaana caziizad
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 10 ай бұрын
Bur iso firinayo ma cuni karo 😂lkn thank you wan barowen dona ❤
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 10 ай бұрын
Wakula qawaa macuni kari bur
@SucdiMaxamuud-io6bm
@SucdiMaxamuud-io6bm 10 ай бұрын
😂😂hal malin wan kugu qoranay qamar
@yuunamoh1544
@yuunamoh1544 10 ай бұрын
Grimaces nosooduub
@UmmuAmira-sw6dh
@UmmuAmira-sw6dh 10 ай бұрын
Bur ma cuni kariye galeey aad loshiiday hadan ubadalo burka kawaran
@umnalka7740
@umnalka7740 10 ай бұрын
Soor macaan ayaad heleysaa ama ay kuunoqoneysaa kkkkkkkkkkk
@rahmamohamud8603
@rahmamohamud8603 10 ай бұрын
Masha Allah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 10 ай бұрын
Masha allaah 😋❤
@HiMy-c1p
@HiMy-c1p 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
JADWALKENA MANTA MAXAMED AYA ICAWINAYO JUMCA MUBARAK 🥰
17:30
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 5 М.
QADO IYO CASARIYO KALA KACSAN SIDAN U SAMEYSO 👌 @Qamar_Bint_Amiir 👑
23:20
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 13 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
baris iyo dooro cabitan 🤤🤤
5:58
Shamso quruxx
Рет қаралды 199
OUR FIRST CLINIC CHECK UP FOR BABY TYSE
17:06
Marylinda Kenya( THE CLINTS FAMILY)
Рет қаралды 2,1 М.
CASHO DHAMESTIRAN CEESH IYO FUUL IYO DIGAAG IYO AVOCADO SMOOTHIE 🥑
20:50
Что вы не знали про знак "Конец обгона"?
1:00
Автоюрист Шумский
Рет қаралды 4 МЛН