Ilaahayaw isra,il iyo xulufadeda maraykanku u horeeyo xididada u bixi ilaahayaw quwqda musliminta soo saar amin aamin
@Cabdulahinur227Ай бұрын
AAMiiN
@Umu-l7zАй бұрын
Aamiin yaarabbi
@MuhiyadinHassan-ov3rsАй бұрын
They will be defeated by what you are talking about
@Nuurdiin1234Ай бұрын
Aamiin
@BishaarMuhumed-c5mАй бұрын
Soomaaliyeey ninkan aynugaadhsiino 1m kuwo aan waxba ahaynba waad gaadhsiisaame
@Mustafe_tafoАй бұрын
NabiGa ku sali scw 😍❤
@mohamethfarahАй бұрын
Xamaas is best 👌
@WllYarАй бұрын
Wll Anigu waxan qabaa in haddii ay dhacdo in qaza laqab sado in nuur yaraanayo waayo waa meesha loogu qani san yahay dhinaca imanka waayo xamaas waxa ay samay nayso dal nugliyer leh kuma dhiiran karo Allahu akbar ilahay mahoojiyo gacmahoda ❤❤
@@Ahmed-wk2ctKuma xidhna waxay aaminsan yihiin ee wuxu ku xidhan yahay sida gudahoda ay isku maareeyaan hadaba aan ku waydiye wadana dunida sirdoonka ugu adag leh ma madahib ayay aaminsan yihiin? Waa maya waxaba khalad ah madahiib inad sidas u waynayso oodba diin uga dhigto sidi rukunada ay diintu ku taagan ay tahay, Alle waxyabaha uu ina faray kuma jirto inad madahiib ka mid noqoto midas yayna kaa hoos bixin
@Shakir-ali0Ай бұрын
Waabari Good job❤🎉
@YAHYEABDULAHIROBLEАй бұрын
Waaberi media. Thé best chennel
@زهوراحمد-ط3ثАй бұрын
7 october maalintii yahuuda la baabashay ha ilaabiNa wllayaal Its a great day❤
@CabdikariimCiiseАй бұрын
Beri weye
@AdaanCali-h5gАй бұрын
Masha Allah 💝
@bashiirhudle369Ай бұрын
manshaa Allah
@abdulahimaalimАй бұрын
Nabiga ku saliya scw ❤❤❤
@MohamedahmedBarre-dm1ncАй бұрын
👍👍👍
@AbdirahmanAbdilahi-l4rАй бұрын
c/raxmaan waaberi 🫡🫡
@Mohamedhabib35Ай бұрын
Waaberi media 🎉
@TALEEX1919Ай бұрын
Mahadsanid halkaani waa Waabari media
@QUEENEDITOR-Z2-n7bАй бұрын
HEESUHU WAXAY GADHAAN 1M LIKE BALSE MUXUU UGAADHI LAYAHAY SALIGA NABIGA SCW 1K LIKE SABAB
@xamsexasan9074Ай бұрын
Scw
@mohamoudabdimohamoud6772Ай бұрын
Xisbullah wa munaafiqiin muslimiin badan bay dileen xaqii ba kaso baxay balse xamaas wa xaq u dirir ilaahay baana la jira
@Maryann12qАй бұрын
Hye ma wax ka shegtid suniyiinta iyo dallalka carbeed ee gantalki xisbullah rido ee ganaya oo soo ridaya hdaysan wax qaban kariin ugu yaran may gantalka fasaxan
Wll kasoo hadal wararkii ugu danbeyey bariga dhexe muuqaladana waad la raagtaaye hala soo daahin. Mahadsanid
@Maankaal_media.Ай бұрын
Dadka reer qasa waa dad geesi nimo u saaxipa kooda yar iyo kooda waynba Marka geesi Kuma dhiirnayo basaas nimo💪🏻
@AamiinAxmed-kx1vjАй бұрын
Alx
@SaamiyaAbdirashiid-u3cАй бұрын
Xamaas❤❤ guul i.a ❤waa raga dunida ka yaaben gar ahaan galaada rer galbedka ah 😎 bal xisbullah heer waxa la karay heeta ilegtaronia ay istecmasho la ogado 😮 si fuduud ah waxa geynayaana waa rag basaasin ah ba ku dhax jiraan oo yuhuuda uu shaqeyaan سبحنا ﷲ /illahey cadowka ha ka qabto 😢wax kle oo ran mayo
@Cabdullaahi10Ай бұрын
First comment
@MahamudmusaMahamudmusaАй бұрын
Allaw uu gargar muslimanta
@yaasinali3132Ай бұрын
Xamas ❤❤❤
@Asmaciise-z2yАй бұрын
First ❤
@bilancabduqadirАй бұрын
Jaasuusiin badan oo reer falastiin eh wala diley lkn waxey ku kala duwan yihiin ninka falastiin joogo oo jaaasuuska eh markiiba wala dilaa oo walasoo qabtaa ciidan dhan baa loo sameeyey daba gala jaasuusiinta reer falastiin lkn xisbullaah maba daba gasho wa sababta keentey iney reer falastiin ay adgaato in la helo xogtooda lkn reer xisbullaah wxy u sababtey in si sahlan loo ogaado xogtooda😢thanks c/raxman waberi media❤😊
@MohamedIbraahim-zp7nuАй бұрын
600 I can't wait 🎉❤
@MUHAMADTURKISHАй бұрын
October to October 😂
@Apduqaadirshariifcali3 күн бұрын
600k coming soon sxb
@RayaaanYasinАй бұрын
Arinta Iran iyo Yuhuuda iyada maxaa la yiri shalay oo dhan wa Faraxsanay3😂
@mahamudh6983Ай бұрын
Waxaa ragg isku dhaafay dhug u yeelashada tabaha io wadooyinka cadawgoodu adeegsado, kulamaa aad ogaal u yeelato wadooyinka cadawgaagu kuu soo marayo, waa mrkastood ka adagtahay
Rabi. Ba la jiro dunida o dhan ayaa is kugu tagtay lkn rabi tucizu mantasha wa tudilu mantashA
@cayushcrisaq9348Ай бұрын
Xamaas iyo xisbu'llah farqi wayn ba udhexeeya Xams ilahy bay tala saarataa ,waxyna udhimn ilahy dartiis ,ilahy baana la jira halka Xisbu'llah ay cali iyo cabaas talo sartaan ciidankeeduna waxy u dhamanayaa madaxdooda darted ilahy baa garabkooda ka baxay waana mushrikiin Ilaahy dalimiinta ha isku baa basho anagoo nabd qabna dhexdooda ha anagasaaro Ilahyna xams ha u hiiliyo
@waterofficial251Ай бұрын
Wa zbbta ay iran aysan u cawin xamaz zhp
@faysalyusufmaxamud91242 минут бұрын
Waad ku mahdsan tahay mudane
@DahaboCali-m7bАй бұрын
Asc aragtideyda. Alle waxa uu lajiraa marwalba muminiinta. Muminkuna waa kan raaca oo rumeya alle iyo rasulkisa. Ahlu sunah waa kuwa raacay alle iyo rasulkiisa. Shiicadana ma ahan muminiin....
@Khayr120Ай бұрын
Somali meel ay joogtaba afkuxooglayaal ayay noqdeen
Wll ilahay dartii baan kuu jeclahay markan wax daa wanayo ee aad vidoe aad ledahay waan dhigaa wax kaste ❤❤
@Somali830Ай бұрын
Waddan uma burburo cadaw dibada ka so weerara balse wuxu burbura marka uu go’aanku ka imaado kuwa waddanka u dhashay.☝️
@MohamedAbdullahi-ke6unАй бұрын
Xamaas ducada muslimiinta la jirta
@isxaaqboorow3457Ай бұрын
Waxaa keenay inay xisbulah dhex gaasho waa shiica nimada shiicada qadiyadoodu Maha mid meel fog jirtah Sunigana waaa qadiyad fogyahay
@HassankosowАй бұрын
waaberiyow coming soon 7 October back to 7
@cilmiaxmed8273Ай бұрын
Sxb waad mahad santahay xaga caqiidada way ku kala duwan yihiin labada muqaawamo
@Abdullahi22-kАй бұрын
Madaxda xamas Yaa dilay film kaan umada kala tag haday jamhuriya Islam Iran la aan teed falastiin waala qabsan lahaa
@CaasMriАй бұрын
Siyaasada africa kasoo hadal walal
@AxmedMuxamed-w9bАй бұрын
Xisbullah lagama guulaysan yaaba is gaarey suni iyo shiicana ma tartami karaan , shiicadu waxey aheyd urur loo soo direy si loo Kala qaybiyo islaamkan birta ah sunigu waa dad aan la burburin karin guul reer falastin insha allah
@Abdikadar_TrailsАй бұрын
Waxaad barnaamij ka soo sameysaa tariikhda dadka Druze ka ee Yuhuuda la dagan ee dhibka ku haya Falastinyiinta ,
@AxmedcabdirashidQladaАй бұрын
Waa dad isku kalsoon
@abdirashidmaxamed4665Ай бұрын
Aragtidayda, Shiicada waxaa ku dhex jira dad fara badan oo aaminsan diinta Yuhuudda, waana sababta u fududaysay in saynisyahannadii nukliyeerka Iiraan si fudud loogu khaarajiyo gudaha waddanka Iiraan, sidoo kale sirdoonka Israaiil iyo reer galbeedku si fudud u khaarajiyaan madaxweynihii iyo wasiirkii arrimaha dibadda ee Iiraan, sidoo kale ay gudaha Iiraan ugu khaarajiyaan hoggaamiyihii xagga siyaasadda ee ururka Xamaas Ismacil Haniya, sidoo kale ay Lubnaan ugu khaarajiyaan hoggaamiyhii ururka Xisbullah iyo dhammaan saraakiishii ugu sarraysey ururkaas. Ururka Xamaas waxa ay ku guulaysteen in ay dhexdooda ka sifeeyaan dhammaan basaasiinta u adeegta Yuhuudda iyo reer galbeedka. Dhammaan shacabka kale ee Carabta sida MASAR, URDUN, SUURIYA iyo waaddammada KHALIIJKA ee boqortooyada ah, waxaa maamulkooda gacanta ku haya boqorro dhammaantood basaasiin ah, oo shacabkoodìi ka dhigay dad addoommo ah oo aan hadli karin.
@AhmedXasan-zw9ifАй бұрын
Wad ku mahadsantahy sida wacan ee aad noogu soo gudbiso warar lgu kalsoonan karo
One is for true and real caqidah and one for false and fake caqidah sunni vs shiici
@AsmomaxamudmuqtaarАй бұрын
Sababta ay Israeli ugu guuleysan weysay xamaas waa in ay lumisay ka feegjignaashihii ururka xamaas oo uma maleynin in ay weerar ku soo qaadayaan oo waa ay yareesteen halka uruka wajhilaah ee u gu guuleysatay ay tahay in dad calooshood u shaqeestayaal oo ku jireen mida kale ee looga guulestay oo ah in saraakiisha ama dadka hoosha qabanayaan laba saasi jiray oo aysan walwal ku heynin basaasida oo ay dareenkeeda kulumisay xaga dagaalka 🇮🇱 Israeli oo ay ilowday sida ay cadowga iskaga ilaalin laheed