XAMDA YAR | JAG BAAN KUGU AHAY | OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 1,578,153

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com #Xamdayar #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALIMUSIC #SOMALISWISS

Пікірлер: 619
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 4 жыл бұрын
Somali beautifull girls🌸❤️ İ am Turkish🇹🇷🇹🇷🇹🇷 love somalis
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
Hiç değilse Bakın appreciate a lot brother
@varmajo.9021
@varmajo.9021 4 жыл бұрын
Yes Sir WeHave one For You🙏🏾🇸🇴✊🏿🖤 If You want.. LMAFAO😂😭
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 жыл бұрын
Our girls r captivating Mashalah , thanks by the way
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 жыл бұрын
Mohamed Shafali walashaa Lee JAG KU SIII ninkan walalkey intaa wiil somali hees to Melkale umajedno
@varmajo.9021
@varmajo.9021 4 жыл бұрын
@@zaralulu3669 ina der tu rapo ka guurzn..✊🏿
@maxmedabdiqani7125
@maxmedabdiqani7125 4 жыл бұрын
Erayada 100% Laxanka 100% Music 100% Edit 100% Habduu witaanka100% Stelk 100% Mekuap 100% Daarakdarka waad ka baxsaty 💞💞💖💞👏👏👏💯💯
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Cizitin se dai
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
hees shidan iyo gabar shidan iyo adigaaga commentiga aqriyaya oo shidan ar, waa idin Amaane like igu firdhiya 😂👏
@Notalt17
@Notalt17 4 жыл бұрын
😂
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Inder wn kugu firdiiyey liketa
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
@@fatiman2077 , Thank you sister allaha ku sharfo👈🙏
@nahral-hayahb7655
@nahral-hayahb7655 4 жыл бұрын
You shidan too😂😂😂
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 4 жыл бұрын
200 kaan kuu buuxiyay like ta 😅
@ahmedhanad5724
@ahmedhanad5724 4 жыл бұрын
xamda cabdilahi ex wajale reer abdullahi xamta nimco istaahi maxamed yare khaalid yare iyo khadra iyo botaan wan jeclay familyga dhaman jarban ahen sharaf iyo cinsi ayan uhaya hooyo fadumo ayan ka ilobay 🙏❤🙏 wllshay an weel ku wadagney ceesh xamda yar 🙏❤🙏
@mohamedmuse3669
@mohamedmuse3669 4 жыл бұрын
Wa Inna ma caadima ah heesto waankaheley adigana kasidaran quruxdada Iyo codkaaga yasalaaam mashalah voise
@zayidkacadeoffcial8017
@zayidkacadeoffcial8017 3 жыл бұрын
MARKEY FANKA KABAXDAY KADIB YAA DAWANAYA👍👍👍👍👍
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 8 ай бұрын
Fanka mayka baxday Xamda yar wllo
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 4 ай бұрын
@@qumanhorusocod6177 beri hore walaal
@azmanuura9040
@azmanuura9040 4 жыл бұрын
Wow heestani waxaan mooday in aniga iyo jacel keyga naga hadleyso runtii jag baan kugu ahy Xamda keep going wll 💞💞💞✌✌👌👌👌😂
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 3 жыл бұрын
I love Somali people, from Nigeria.
@nuurkhalif9964
@nuurkhalif9964 4 жыл бұрын
Yartu waa Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gabadhaha somaliyeed kor 👍👍👍👍👍👍👍
@munaquruxmohmed310
@munaquruxmohmed310 4 жыл бұрын
Inta jecal nabiga like dac kusi .naa edaab yaaloo laxyahay.
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 4 жыл бұрын
Naa nabigaaga haku qaraban ee inaga joooji tuugsiga
@daqaretv9111
@daqaretv9111 4 жыл бұрын
Naaa nabiga Haku qarabanin ee qaab kale utuugso
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Scw
@affarokurz1486
@affarokurz1486 3 жыл бұрын
inkaar ALla kugu rid, idin Alle
@ilaqosoltube5571
@ilaqosoltube5571 3 жыл бұрын
Naa see tahay nabiga xagaad u soo digaysaa heesaha naa waanu jecelnay nabigayaga ee hasoo djhigin meelaha heesaha
@ibraahimupdy_aziiz1270
@ibraahimupdy_aziiz1270 4 жыл бұрын
War somalaaay xamdayar jag baaa ku aheee jwab iga keeena❤🖐
@Barlin22
@Barlin22 4 жыл бұрын
Heestan is fun to listen!! great job hamda yar❤️
@musemohamoud3314
@musemohamoud3314 4 жыл бұрын
Yo ikon. XWaan zpo
@reeseconor6752
@reeseconor6752 3 жыл бұрын
i guess im asking randomly but does someone know of a way to log back into an instagram account? I somehow forgot the login password. I appreciate any tips you can offer me
@zaamyasin924
@zaamyasin924 2 жыл бұрын
Pppp Olpo
@xamdaafrax5039
@xamdaafrax5039 4 жыл бұрын
Boqorada codka hamda yar bestie song of the year 💯❤
@abdullahiyussuf1152
@abdullahiyussuf1152 3 жыл бұрын
Asc🚋🚋🚋B-) :-$
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 11 ай бұрын
12 October 2023 subax khamiis ah ayaan daawaday heestan miisaanka culus ah wa hees dareen cajiib ah ka hadleeyso runtii waxa jiro dhaawacyo badan oo soo gaaray dhalinta maanta jaceelkii waxa uu noqday waxa aan afka baarkiisa dhaaafsiisneen warhooy dhalinyaro jaceelka wa sheey qaali ah ee ciyaarta halaga daaayo Xamda yar wa fananad cahiib ah oo qaaday heeso dareen weyn xambaaraan ❤❤❤ Inta wax jecel Allaha u sahlo qof nolosha la qeebsado oo daacad ah
@ciidbatalaale1215
@ciidbatalaale1215 4 жыл бұрын
Inta dirisle abdi ka soo aragtay heesta is muujiya😍
@updulaahicade2289
@updulaahicade2289 4 жыл бұрын
Wooww waan ku faraxsanahay inuu gadmay hdl soo qeedkii ck ckck ey ku soo heesaan faaninta somalida one love ck fmly ✔✔✔✔✔
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 4 жыл бұрын
Ck family jag ey kugu yihiin🤣🤣🤣❤💯👍ashqarar dharka gutiinada ah ba i diley aniga i love labis🥰😍❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@IGNORER.67
@IGNORER.67 4 жыл бұрын
Aniga nah xamda ayaa jag ku ahay Waxan le yahay Inanyey jooga wacan jalil uu quruxiyey joogaga wacan ayaa isoo jiite jag ban kugu ahay jag .. jag..... jawabteydi soo celiyey 💝💝💝💝💝💞💞💞💞💞💝💝💞💞💝💞💞
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Jag ba idinku wada ahy Like iskga kay sara 😂😂
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 жыл бұрын
Jack Jack❤️😭
@laylacabdi9296
@laylacabdi9296 4 жыл бұрын
Salu mieu5
@sharifcabdi9183
@sharifcabdi9183 4 жыл бұрын
hhh wxpa ka dhcy
@Prowni-gurl
@Prowni-gurl 4 ай бұрын
😂😂😂😂🥰
@asiye717
@asiye717 4 ай бұрын
@@Prowni-gurl 😂😂2024🙆‍♀️
@arafatshire2328
@arafatshire2328 7 ай бұрын
Annigu jac baan Ereyda ka hayaa lkn hamda yar . mid u eeg xamda reer xamar ah baa soo xasuustay oo heesi jirtay long time 2012 first love❤
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 жыл бұрын
Heestan xamda yar ay so qaday miraha qayb kamida Ck aya leh inta fahantay 👍
@bashiirnur
@bashiirnur 4 жыл бұрын
jog qofka ku ahay xamara laga isticmala
@sulub_boychennel2156
@sulub_boychennel2156 4 жыл бұрын
Hhh xafade laga hela an farinta ka garsiye 🤣🤣
@cosob7858
@cosob7858 4 жыл бұрын
Hhhh
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
Eraga afka somaliga. Xita ma lazo xada
@hersonfarah9857
@hersonfarah9857 3 жыл бұрын
0:31 waxan jeclaadey qosolkaaas quruxda badan mashaAlah
@asmakayse7551
@asmakayse7551 4 жыл бұрын
M.a hablaha duriyada isaaq qurux laguma gaaro meel kasta oo ay tagaan sidaan bay uga iftiimaan aniga beri aan garoowe aaday sidii carabiyad america ka timid baa lay fiirinayay ilaahayoow isha qadaad waynta ka ilaaali xamda yar poqoradayada❤💋💋
@Querencia_mht
@Querencia_mht 4 жыл бұрын
The green outfit and her makeup💯😍❤️
@SA-jp4ud
@SA-jp4ud 4 жыл бұрын
Simp
@maxamedcabdullaahi9477
@maxamedcabdullaahi9477 3 жыл бұрын
♥️
@deeqalikhayre7545
@deeqalikhayre7545 4 жыл бұрын
Wloyaal likta hayla dhaafina ilaahay haydin barakeyee ilaaahay haydin barakeye
@tellthetruth2809
@tellthetruth2809 4 жыл бұрын
Heestaan in aay 1 bil ka yar dhaafayso 1m views hadii dareemeeysid halkaan jag like ku sii jag beey ku tahaye Qof kasta Allaha u sahlo qofta jagta ku ah inta Aniga camal ah oo qofta jagta ku ah heeysta na Ilaaheey cimri iyo waqti iyo farxad eey kuwada Noolaadaan ha siiyo
@nuracali7720
@nuracali7720 4 жыл бұрын
Jag Baan kugu Ahay Adiga
@kma7424
@kma7424 4 жыл бұрын
Ma gaadhin hadaba kkk
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin adigana mid aad jag kudhahdo hakusahlo
@greenwood1156
@greenwood1156 4 жыл бұрын
Masha allaah style ka qurux jaliil alle kuu dhameystiray!! Hablaha somaliyed waa kuwa ugu qurux badan geeska africa 🇸🇴💕⚘love
@najumwadani7784
@najumwadani7784 3 жыл бұрын
Inta kufaraxsan iney xamda yar fankii gabi ahaan isaga baxday like
@mohmoudahmed249
@mohmoudahmed249 4 жыл бұрын
Jag iyo il jabinta oo mar walba wada socota ayaa ka sii macanan lahayd best lkn hada ayaan dadaal badan ayaa ka muuqda heesta iyo inantaba😍😍😍❤😍❤😍👍
@Queentasha27
@Queentasha27 4 жыл бұрын
Well done my sis hamda an yusuf garbay one love well done 👍
@safaahmed6893
@safaahmed6893 4 жыл бұрын
Ppp
@ugaasozeow853
@ugaasozeow853 4 жыл бұрын
Waaw jag ban kugu ahey really ❤️😉
@farxiyaladan1224
@farxiyaladan1224 4 жыл бұрын
Amazing loved it muuqaalka, codka and everything is balanced out I was fearing is gonna show lot skin thanks whoever produced this amazing work ❤️❤️
@bashirwehliae8547
@bashirwehliae8547 4 жыл бұрын
Xamda yar jawaabta waa dhag dhag hore u soco😍
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
War qof taan malaqabaa . Walahi waan kahelaa . Saa id baan ujeclahay . Masha alah .
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 4 жыл бұрын
Adeer iika leexo gorkaan kabi.dhaansadaaye
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Xamda yar🙌
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
Heestii Dirisle Loo qaaday Xamda yar iyo DirisLe Abdi Baarakallh❤😂 Team dirisle Like isaara jag baan idinku ahee🥰👌👍
@asmafarax3195
@asmafarax3195 4 жыл бұрын
SAAMIYA Somali girl 👧 has been an
@asmafarax3195
@asmafarax3195 4 жыл бұрын
Hi I will send you some information about it and send you
@kawzerhazan8679
@kawzerhazan8679 4 жыл бұрын
Go sapriina quen🥰
@riimamuuse8856
@riimamuuse8856 4 жыл бұрын
Xamd Yar hestadn inab cadi mah hore usoco xppti nolash kum xumyso qli🥰🥰🥰
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 4 жыл бұрын
Inta hesta xamdi yar iney cod lebis musig wax weliba ku ficanthy ila aragtay jag like igu siya😂🔥
@anisamaxamed6926
@anisamaxamed6926 3 жыл бұрын
💋💋💋💋💝💝💝💝💝💯💯💯💯💯
@anisaarag5687
@anisaarag5687 3 жыл бұрын
@@anisamaxamed6926 💯💯💯💯💯❤❤💋💋💋💋💋💋
@Somalishow252
@Somalishow252 4 жыл бұрын
Inta dirisle kaso aragty hesta liketa inader
@ILBIR1
@ILBIR1 4 жыл бұрын
Heesta waa jag jawiga waa jag gabarta waa jag oo jalaqsan wow halka aad heesta ku qaaday waa meel qurux badan jawiga moojada bada aad umeeleyso in ay soo tufayso mansha allah
@beeroolefarmer2353
@beeroolefarmer2353 3 жыл бұрын
Fankii way maca salaamaysay Xamda Yar intiina og hadana dawnaysa like dhac dhac ku siiya🌷😍
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
She is back 💕💕👏👏👏
@mk_somali9715
@mk_somali9715 4 жыл бұрын
Waraa Aawey Ck FamiLy KaLmadeeni wa La cumaamdY is muujiYa 😋
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 3 жыл бұрын
Xamda imika fankii wan ka baxay maan kaa yeelnaa???!
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
inta dawanaysa kadib markay fanka kabaxday😢
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 жыл бұрын
😫😫😫😫
@libankaramo9337
@libankaramo9337 4 жыл бұрын
gabdhaha soomaliyeed oo dhan baan jag ku ahay, like ta igu booba 😍
@mahamedibrahim2172
@mahamedibrahim2172 4 жыл бұрын
Maashallah Hamda yar aad baan ugu xiisnay heesahaaga iyo cod kii xaada dhaqaajinayey noolow walaaal
@mustaphaali9381
@mustaphaali9381 4 жыл бұрын
Masha allah wallahi ereyada heeska midh kama fahmin.waayo yarta shidan darteed waxan noqday ASQO
@hanadhandz3797
@hanadhandz3797 4 жыл бұрын
From dirisle wan ku salamay xamda
@samiiryareofficiall8547
@samiiryareofficiall8547 4 жыл бұрын
Ninimadaada ku hadal hays yasine alle kuma yasine
@samiiryareofficiall8547
@samiiryareofficiall8547 4 жыл бұрын
@Yahye fashion 🤣🤣🤣💖🤣👍👍👍👍
@footballpes296
@footballpes296 4 жыл бұрын
yaah war ma haafa tahy xee tahy ninka ka socdp 🤔🤔
@solostgen3862
@solostgen3862 4 жыл бұрын
Xamda yar quruux ilahay wa kugu Deeqay Kow Dheh Adi Hadda Qali iska Dhigto. Adunka Ninka Ugu Qaalisan Wa helee macanto😄
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
Absolutely
@Amuula
@Amuula 4 жыл бұрын
Sow nin malahan xamda?
@mahirdinah5805
@mahirdinah5805 4 жыл бұрын
@@Amuula naa nin malaha waa single 😂🤣
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 3 жыл бұрын
Alxm wll wayba ka baxaday hada fanki
@MuunadMedia
@MuunadMedia 4 жыл бұрын
hadii aad reer muqdisho asal ah tahay halkaan LIKE JAG kusii
@hassanfarah1136
@hassanfarah1136 4 жыл бұрын
Somalilan dhalada ahay kumana zaarayo hadaad somali kala gurtay apte
@shukrisharif8714
@shukrisharif8714 4 жыл бұрын
@@hassanfarah1136 Thank You💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙💚💙
@salmaaligabeyre7224
@salmaaligabeyre7224 4 жыл бұрын
wxan sugnaba wa ck jag ban ku nahay anagana😂😂😂❣❣❣
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 4 жыл бұрын
12 jeer ban ku ceshtay vidoe gan ya ila mida😂😂
@mahadgurey3876
@mahadgurey3876 4 жыл бұрын
Sida dayax dalnuurshe bay sii socotaa qoftu hhhhh inta ila aragtay hhhhh like
@herowhitelion5564
@herowhitelion5564 4 жыл бұрын
From dirisle😂☝️☝️ ismuuji
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
🤞🤞☝️☝️🤞☝️🤞🤞☝️💯🥰🥰🥰👌
@Adnan_0012
@Adnan_0012 4 жыл бұрын
FaNaNad SomaliyeT Xamda Yar hore Usoco Iɴᴛᴀ ɪɢᴀ ᴅᴀɴʙᴀʏsᴀ ʟɪᴋᴇ ᴊᴀɢ ɪɢᴜ sɪɪʏᴀ✅
@engkhdr934
@engkhdr934 Ай бұрын
@@Adnan_0012 hhh
@habsahassan3189
@habsahassan3189 4 жыл бұрын
Manshallah deganida ayan la dhacay wlshay ❤️👌
@abdallaismail4370
@abdallaismail4370 4 жыл бұрын
Jacelky waa nolosheyda
@mohamedadamali5729
@mohamedadamali5729 4 жыл бұрын
Jag ayan kugu ahay hadii aad Ku soo xasuusatay ck sida anigo kale Ha i dhaafin pro
@ibraahimdaadshe7054
@ibraahimdaadshe7054 4 жыл бұрын
Xamdaay wll jaq baan kugu noqdee kwaran hee 🤣🤣🤣🤣🤣hhhhh keep going
@wardaismaaciil7360
@wardaismaaciil7360 4 жыл бұрын
Eshacal sowta Hamda yra fanaanad aan jeecelahay♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@wardaadam0165
@wardaadam0165 4 жыл бұрын
Quruxleeyda fanka hamda yar nolow wllshy qli
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 4 жыл бұрын
Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim
@sacdiyoupdy
@sacdiyoupdy Жыл бұрын
MashaAllah I appreciate ❤️
@africankueen
@africankueen 4 жыл бұрын
Xamda yar aad baan oga dambeeya heesahada dhan day1 taagero baan ahay.... Heesaha ragga jirkooda lagu amaano waaba ku haystaa ani hhhhh.... Laakiin gabdho fadlan sxbkaa ama ninkaada haduu juguf gaab yahay isku jira ha udirin hana uqaadin... Ragga dhaadheer ee jalaqsan waa idiin gashay waa dhihi karaa 😊
@naimaereg855
@naimaereg855 3 жыл бұрын
Allahii kuzoo hanuuniyaa mahdleh ❤❤🙏
@wiiltagay8546
@wiiltagay8546 3 жыл бұрын
Ilaaheey ducadaaadi wuuu aqbalay
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Xagee ka baxday huuno waayhn, wy i galeen heesahada Afkada malab iyo caano lagu qabay.
@SamiaOmer485
@SamiaOmer485 3 жыл бұрын
intii dawatay ka dib marki hamda yar fanka ka baxday like jag siiya
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
Heesta waxba kama fahmin lkn quruxdeda ayan dawanaya bes. Iyo codkeda romantisch ah❤❤🙏🥰
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
Fanaanita hada jooga yada ugu qurux badan lakin waa yara duqoon naag kasto qurxuun na daqonimo laka ma waayo haha
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
@@abdihassan894 kkkkkk inay doqon tahay mxd u cadaynaysa ma qof qaylinaya yad rabta oo live fbook so gelaya yahuuuuuuuuu
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
@@Cocoady134 kkkk maaya bro dadkaas baan ugu nacebahay ba qaaylo fb la fidhiyaa. Ee tanyar mar lawaraysanayeey ayeey ba iska dhigtay naag qurba joog ah oo wadankii ka maqaan sida say wallahi beey uu hadlaysaay hhhh
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
@@abdihassan894 hush say wlhi lahayne kkkkkkkk
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
@@Cocoady134 😂😂😂 haye haye
@zakibowy8228
@zakibowy8228 3 жыл бұрын
jawabtii waxaan oran jag ban kugu ehee jag jag yaliga xadin yaah wan usoo jawabi rabaye😂❤👍✌
@Kibrani
@Kibrani 4 жыл бұрын
inta Dirilse kasoo aragtay heesta like dhac😁
@nuradinnero6728
@nuradinnero6728 4 жыл бұрын
Qof kasta oo jag tiisa heesto Like a jag ku dheh. Hees iyo cod qurxan
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 4 жыл бұрын
Ishcalaa nacnac xamda yar♥️♥️♥️
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 4 жыл бұрын
Jag ban kugu ahay xamda yar laftaada ee malaguu qabaa✌️❤️🌹
@hayatomar5763
@hayatomar5763 4 жыл бұрын
Masha allha 🥰😘Gabadha Weey Qurux ❤️Badan Tahey 🥰Allha Kaa Madoweyo Heesaha Anigan Dhagey Siga Allha Iga Madoweyo
@laadinimahamud7783
@laadinimahamud7783 4 жыл бұрын
Heestan canab koostaa qaaday inti ilaragta👍
@nadiaandamal6993
@nadiaandamal6993 4 жыл бұрын
Laadini Mahamud horta la bada gabr ba wan arkaa midee leh heesta
@sulaiqamaxamed5489
@sulaiqamaxamed5489 4 жыл бұрын
Xamda ku hestaa
@gobbobatun6207
@gobbobatun6207 4 жыл бұрын
xamda leh takale waa ku jiqsii🤣
@abdirizakhuriye
@abdirizakhuriye 4 жыл бұрын
Way kufsatay taasi heesta hamda yar ayaa ku leh❤🌺
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 4 жыл бұрын
Qurux iyo cod 🔥🔥🔥🌹🌹♥️💎
@maxamedrashid3143
@maxamedrashid3143 4 жыл бұрын
Xamda yar fanaanada somaali uugu qurux badan
@kikokhadar7920
@kikokhadar7920 4 жыл бұрын
Qurx weeye tan yari masha Allah Hamda hore u soco wll
@zakicade6698
@zakicade6698 3 жыл бұрын
Asxbta inta fesboka ka soo arkatay fesboka ka soo artay in ee ka baxday fanka oo hore u aqoonin like ha ii saarto
@hersonfarah9857
@hersonfarah9857 3 жыл бұрын
Saxib aniga kamid ah 😀😀😀😀 wlh comenti ayan radinaye qof dhahaayo hadalkas
@Short_factz
@Short_factz 4 жыл бұрын
Aduunyo qurux dumar waa maalmo sidan miyaa udanbeesay quruxdii xamda yar
@suldanyareofficial6003
@suldanyareofficial6003 4 жыл бұрын
Anigabaa Adiga Jaaag Kugu ah Xamda Yareey Walalo
@abdihakimgelle6223
@abdihakimgelle6223 4 жыл бұрын
Somaliyey gabadhan wan jeclahay mxan sameeya xamda yar 👉❤ Jag ban kugu ahaye jawabtii mxad oran
@hawaadan4104
@hawaadan4104 4 жыл бұрын
Hhhh nasabkaga qabta wll
@adnamaxamed3818
@adnamaxamed3818 4 жыл бұрын
Heestu way shidadtahay lakiin wllo asturnaata kudadaal 😓
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
Hamda yar hormar wcn wow 😮 % cod style %
@warqadcade7487
@warqadcade7487 4 жыл бұрын
Aaaan lacag kuuu soo yeesho adoo ilkala oo 10dhalay xitaa hadaa ku arko waakaa soo dhex qaadayaa xamda yarey🥰😂
@cabdibaasidcawil3676
@cabdibaasidcawil3676 4 жыл бұрын
wllhy codkeeda kaaly iska arg ♥️🖤
@abdikariin1226
@abdikariin1226 4 жыл бұрын
areygan jag ban ku ahy ck kenay
@shukriahmed7308
@shukriahmed7308 4 жыл бұрын
Yaa sidaa dhahy aynba lahaa comment ka radinyay wilow🤣
@Notalt17
@Notalt17 4 жыл бұрын
Hora wa umaqli jiray ereygas wiligisu jiray
@qnnaimoch1725
@qnnaimoch1725 4 жыл бұрын
@@Notalt17 lkn wuu so shaac saaray
@eboojoofficiall9877
@eboojoofficiall9877 4 жыл бұрын
Erygas 2017 ayan isticmali jirney ck hada lee bilabey
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
2017 ayaanba isticmaali jirnay o naqaany
@maryanahmed3841
@maryanahmed3841 4 жыл бұрын
xamda hadey heesta jiliin ku dari lahayd ama inaan la jili lahaa hitbay noqon lahayd intii ila aragtiya like saara👍
@sheikhumul2792
@sheikhumul2792 4 жыл бұрын
Dirisle Cabdi jag ku thy asna wuu ku yhy 😜😜
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Qoftaan anigu qurux bala ah kama arko aan aheyn eney soo jiidasho leedahey
@abokorabdi4920
@abokorabdi4920 4 жыл бұрын
❤😙😙😇
@munaaden9549
@munaaden9549 4 жыл бұрын
U qir quruxdeed shaydaan kana kanaar yaanad cawryine
@jihanjannah21
@jihanjannah21 3 жыл бұрын
Okiyaalo ayad u baahan tahay..mashaAllah waa qalanjo
@khaliidsaleeban1282
@khaliidsaleeban1282 3 жыл бұрын
Wad indho ladahey malaa🤔😏🤨
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
Xamda yar wxn la jecladay gulled simba haddu i maqlayo wxn leyahay ku qabso ku qadi mayside 😂😂😂 like igu sharfa wx wyn mahe
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Guled simba adi qaado, xamda anaga nagama badno 😂😂😂
@hhhhhhhhhhh914
@hhhhhhhhhhh914 4 жыл бұрын
Hell no dooq xumidaa
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
@@hhhhhhhhhhh914 Kkkk wle oo ked la jeclaan lahayd hada hhhhh
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 4 жыл бұрын
waa xaas ka qabo xamda
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
Xasisana
@amiinahmed3364
@amiinahmed3364 4 жыл бұрын
From dirisle kkkkk
@hamdamahmed9670
@hamdamahmed9670 4 жыл бұрын
Hamda yar keep going sister
@nadiailyas5131
@nadiailyas5131 4 жыл бұрын
From Dirisle Abdi
@hassanzakaria4075
@hassanzakaria4075 4 жыл бұрын
Wax nool aya kunoleya waxas aya lagadhaha qurux 😘😘😘🥰🥰🥰
@hassanyarechannel9100
@hassanyarechannel9100 4 жыл бұрын
From dirsle ✊🥰
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
From dirsle abdi
@caydaruscaydiid2458
@caydaruscaydiid2458 4 жыл бұрын
"jag" ereygaasaan ku hystaaaba hh
@hoodokhadar9698
@hoodokhadar9698 4 жыл бұрын
Ayyyyyyyyyy cod style iyo jawi qurxonba 💯xamda qurux 😘❤️
@khadarhani699
@khadarhani699 4 жыл бұрын
Hees iyo badh iyo fanaand qurux bdan nolow inkastow maalintii ugu dambaysay madoobayd hadana wey cadadatay Mnsha allh Waah wax lagu farxo
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 4 жыл бұрын
Ma cadee make up bay marsan tahay inaadeer
@7aydarus
@7aydarus 4 жыл бұрын
Hamda qof degan ilaa Xad dabcisan Somali ma moodid
XAMDA YAR HA ILAAWIN AXDIGEENA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 707 М.
XAMDA YAR | KU DIIDAY ADAA LAHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:59
SomaliSwiss
Рет қаралды 155 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 31 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 17 МЛН
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 12 МЛН
XAMDA YAR┇HALKAAN GAAR U RABO ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017
7:09
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
XAMDA YAR | CIIL TIRE | TRU STORY | OFFICIAL VIDEO 2020
5:59
SomaliSwiss
Рет қаралды 233 М.
Dad Baa Xumaan Ila Daba Socda
7:14
Release - Topic
Рет қаралды 59 М.
Xamda Yar DJ Subeer good bye party Mogadishu
5:12
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,3 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 308 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН