No video

Xamse Tudhaale: Barnaamijka U Hiili Naftaada 2017

  Рет қаралды 2,802

Xamse Tudhaale

Xamse Tudhaale

Күн бұрын

Barnaamijkani waxa uu diirada saara, Dhiirrigelinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo waliba kobcinta garaadka iyo awoodaha gudeed ee shaqsi kasta.
Waxaana soo jeediya oo fikirkiisa iska leh Xamse Siciid Maxamed (Tudhaale) oo ah mid ka mid ah Dhallinyarada ugu firfircoon si gaar ahna ugu leh saamayn togan dhammaan Bulsho waynta ku hadasha Afsoomaaliga.
Xamse Tudhaale waa aasaasaha Tudhaale Motivational and Training Center, oo ah Machad lagu bixiyo tabobarrada Horumarinta shaqsiyada oo ku yaala Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Waxa uu Barnaamijakani soo baxaa Todobaadkiiba Maalin, taas oo ah Maalinta Sabtida.
Ku xidhnoow si aad wax badan uga faa'idaysato lana wadaag Asxaabtaada iyo Ehelkaagaba.
Xirfadaha Xamse Tudhaale:
Waa Tabobare muddo ku soo dhex jiray tabobarida Dhallinyarada kaas oo ka soo bixiyay tabobaro kala duwan Magaalada Hargaysa iyo Burco, kuwaas oo iskugu jiray tabobarka Madal ka hadalka (Public Speaking) iyo Tabobar nololeed (Life Coaching Seminars)
sidoo kale waxa uu bixiyaa talooyin khuseeya qaabka uu qofku naftiisa u horumarin lahaa.
Dhinac kale Xamse waa Qoraa, wax badan ka qoray horumarinta garraadka iyo tayaynta shaqsiyada, ahna Qoraaga Buugga Tudhaale.

Пікірлер: 7
@fardowsofaraxsan9353
@fardowsofaraxsan9353 7 жыл бұрын
Mashallah walaal Allah Ku xifadiyo aamiin
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wllkay
@user-cv6mk3rk9j
@user-cv6mk3rk9j 6 жыл бұрын
Jazakallah geesi Aadbab umahadsantahay inta iyo kuwakalana walaga sugaya
@maydhanedelivery2620
@maydhanedelivery2620 7 жыл бұрын
masha allaah
@mudanhaween328
@mudanhaween328 7 жыл бұрын
wakhtigu ilahay kuu qoro ayuunbd goan qadan karta tusaale ahaan anigu hda goaan ayaan qaatay taana alla qoraay inaan manta dib uu fikiroo
@XamseTudhaale
@XamseTudhaale 7 жыл бұрын
Walaalo Alle noloshanba isaga ayaa gacanta ku haya laakiin waxa uu ina siiyay asbaabo qofkii la imaada uu ku heli karo waxa uu rabo ee Dunidan yaala. Tusaale ahaan Alle waxa uu inoo sheegay inay dadku yihiin laba, Ehlu Janno iyo Ehlu Naar; cidnabana looma sheegin kuu yahay laakiin Alle waxa uu inoo soo dejiyay Diin taas oo qofkii raacaa ku badbaadayo. Kawaran haddii aad tidhaahdo haddii aan labadaas mid uun ahay ma tukanayo waayo wax walba way qoran yihiin. Aduunyada waxa yaala laba shay 1: Camal oo ah shaqo 2: Imtixaan oo ah in aad la kulmayso carqalado kala duwan Allena eegayo waxa aad ka yeesho imtixaakaas uu ku hordhigay Ogowna inaan Alle hoojin qof wanaag ka doonay oo ku dedaalay Aakhirana laba ayaa yaala oo kala ah: Xisaab; oo lagaa xisaabinayo wixii camal aad Aduunka ka soo samaysay intii aad noolayd Jazaa oo ah isna abaal marin oo waxa lagugu abaal marinayaa wixii uu camalkaagu noqday sidii Alle inoo sheegay. Halkaas waxa ka cad in aanu Alle cidnaba hoojin ee uu cidii toosnaata guulaynayo.
@ayanismail5749
@ayanismail5749 7 жыл бұрын
mansha allah wllo wax fiican baad ka hadashay ilaahay jasa'igaaga janno ha ka dhigo
Tabobarka Xirfadda Fagaare Ka Hadalka
17:14
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 862
10 Cashar Oo Aan Ka Baran Karno Buuggan
7:24
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 115
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 72 М.
waa maxay supervisor
9:45
SBEIN INSTITUTE
Рет қаралды 1,2 М.
Tabobarka Maaraynta Dakhliga Shaqsiga Ah
12:52
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 144
Don't Die Before Your Death - Muniba Mazari #IronLady
38:48
Inspiring Minds
Рет қаралды 5 МЛН
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 95 М.
کنترل زندگی‌تان را به دست بگیرید | جیم ران
3:46:26
Success Way | مسیر موفقیت
Рет қаралды 1,1 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН