XANUN! CABITAN WAX LA IGU DARAY NAFTAYDU LAWAREGEY FAMILKA JARAY

  Рет қаралды 94,016

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#subscribe #like #share

Пікірлер: 379
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Жыл бұрын
Talo gabdho cabitan ladin diyariyay ha cabina plz&plz Liketa Ku boba👍👍
@brunopogba7782
@brunopogba7782 Жыл бұрын
Hodan cabitan an kuditari eee 😂😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Жыл бұрын
@@brunopogba7782 sharta Ka cudu bilah
@layaansamiix6592
@layaansamiix6592 Жыл бұрын
Dhulka ku siidaa. Waa iga dhacay dheh
@QEEYSQEEYS703
@QEEYSQEEYS703 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad SCW 🤲 Like Saar
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 Жыл бұрын
Sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Жыл бұрын
Gabdhaha qaar maxaa kaqaldan nin cabitaan wax kuugu daray oo gurigiisa kuu watay allaha kaa bad baadiyay miyaa barooweynee wee sixrantahay tan nin maa la aaminaa😳
@sabirinahmed7860
@sabirinahmed7860 Жыл бұрын
Wu ku sixrdy ninka de huno ka har ninka wxas ❤maheee quran sar ka badso allha ku cafiyee
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋
@AminaAbdi-c8t
@AminaAbdi-c8t Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@feizul.feisal
@feizul.feisal Жыл бұрын
Scw
@TaigaAbdikarim-mf1ev
@TaigaAbdikarim-mf1ev Жыл бұрын
Scw ❤❤
@usameabdilahi3707
@usameabdilahi3707 Жыл бұрын
Scw
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد ❤❤❤❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Bismillah Kaasi jecel maha waku waaleya habo quraanka isku waad.
@TaigaAbdikarim-mf1ev
@TaigaAbdikarim-mf1ev Жыл бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ......❤❤ Scw scw ❤❤
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Teamkeygi single ka ahaa ma nool yihiin sorry malmahan zaaid aan idinkaaga mashquulay wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano
@naimanalka7920
@naimanalka7920 Жыл бұрын
Warku wa cadyahay❤
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 Жыл бұрын
Ogol nahay
@usameabdilahi3707
@usameabdilahi3707 Жыл бұрын
Marxaba
@ridwaanhaashi3174
@ridwaanhaashi3174 Жыл бұрын
warku ku dhan
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Жыл бұрын
❤❤❤
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Жыл бұрын
Gabadhan wali ma fiicno ehelkeda ine quraan saran markale waye
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Hablo Raga waaa Baniadma isku haleyay Balse Aad yan la iskugu helaynin😢😢😢😢
@MohamedKhaan-v4k
@MohamedKhaan-v4k Жыл бұрын
Wuu taagay maskiinta 😂
@nimoabdi8126
@nimoabdi8126 Жыл бұрын
Wala taagey semsem 😢 walii tagey😢
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AlaskaJuniorboy-sq1fk
@AlaskaJuniorboy-sq1fk Жыл бұрын
Ok hyh
@said.janagaleofficial2716
@said.janagaleofficial2716 Жыл бұрын
Bismillah waxaas jcyl lama dhahi karo Abaayo iskaday ninkaas nacallad allaha ku rido😮
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse Жыл бұрын
Sax✅️
@dahirozil7296
@dahirozil7296 Жыл бұрын
abyo waxwaan kugula talinaa inaa is quraansaarto ninkaas ka fogaw qof ku jecel waxas kuguma sameeyeen intaas oo run ah indhaha ha iska tirin, waa nin sixirow ah quraanka ku dadaal nin sixir isticmaalaa wa nin alle ka furtay
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Qof hadii jaclaatid waliga familyga lama dheeraado❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd Жыл бұрын
Gabdhow Siwalbo Wax niigu Sheg Waxba maq li may saan Nin Ha Aminina Waliba Nin Ku Haduu Kudhaho Guri Gayga igu imow iyo wax yaba Kale Alle hana Xif diyo Gadhow Raga iska ilaa liya Wlhy Waa dhi baato😢😢
@abayleofficial2098
@abayleofficial2098 Жыл бұрын
Ragga qaar dheh shanta farood ilaaheyy masiminn ragga isku mid mawada ahan..👏❤️
@abdallabro11
@abdallabro11 Жыл бұрын
Subxana Allah ilaahaw gabdhaheena ka haay balaayo iyo cadow ba
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Жыл бұрын
Abayo saxiibtaa iska jir wa isla socdaan wana ku heshiisa ayatulkursi ka aqriso kaaas so dhig sawiradiisa ticktok kuso daadi si gabar kale u qaldin
@aminaahmed429
@aminaahmed429 Жыл бұрын
Subxanallah ilhye ha ka badbaadiyo kaa shartiisa 😢 😢
@CusmaanSayid
@CusmaanSayid Жыл бұрын
Allaah is one☝️❤️
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Maskiinta alle ha u gargare caadi ayuu u tagay 😢💔💔
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 Жыл бұрын
Sixirkan cuntada laysugu daraayo sxbty ayayku dhacday 5sano ayay la xanuusan thy alle haka dulqaade
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Aamn 😢😢😢
@shankarondahir2337
@shankarondahir2337 Жыл бұрын
Ameen inte xanuntaa macaney
@amiiromoha6880
@amiiromoha6880 Жыл бұрын
Amiiin
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 7 ай бұрын
@@shankarondahir2337xanuun waa dhaafay waxa gabadhaa haya 7 sano ayay xanuusanty
@Abdal252
@Abdal252 Жыл бұрын
Qoftaan wali sixirkaa ku jira i aamin😂😂😂
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Жыл бұрын
Quraan isla gaar wuuku sixray xbbti Allaah kaa qabto is quraansaar😭😭😭😭
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Abayo Qur'aan isasaar ninkaas waa sixiroole 😢😢
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg Жыл бұрын
Adaa ubahan inlaguqaraaco naayaa nin biyo waxkugudare waxad uradiso waqalad alle kuceebee aqlixun wawaxan Dan iskaleheen waxanokalaa dumarka cadawga ujabiyaa soory
@nishapep1517
@nishapep1517 Жыл бұрын
Hadii maqlijirteen heblaayo waaa lataagy hada taan jecel aya lagutaagy😂😂😂😂 qooq isn't easy 😂😂😂
@raheesh4969
@raheesh4969 Жыл бұрын
😂😂😂💔
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse Жыл бұрын
😂😂😂😂Astaqfurulah🙆‍♀️🙆‍♀️
@abshirmiigane5199
@abshirmiigane5199 Жыл бұрын
Halagu qasho doqoneey xerada xalane ayuu kugu wada ee dadka lagu qasho jooog gabarey
@nastexokhaliif4473
@nastexokhaliif4473 Жыл бұрын
Alla gabadha qur'aan saara😢
@BilanQaldane
@BilanQaldane Жыл бұрын
Naa wllo wu ku sirxraye illhy haku cavio quran isasa sar😢
@fatimaaflow
@fatimaaflow Жыл бұрын
😂😂😂😅😅😅😅
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Жыл бұрын
Khaain sixiroole weyen kasi gabadha quraan saar bay rabtaa gabadha quran saara familygeedaw ninku waa sixrey
@rambo6383
@rambo6383 Жыл бұрын
Qooq is not easy
@MiskiAhmedOsman
@MiskiAhmedOsman Жыл бұрын
Laba bilood miyaa qof sidaaso dhan is kugu dhiibtay oo isku siisay salaamad ilaahow kaa magan
@asmahappy1556
@asmahappy1556 Жыл бұрын
Walaley ninkas salanta xita haka qaadin kadhamow
@nasrajaama9543
@nasrajaama9543 Жыл бұрын
Cajiib inantu sheeko badnaa bisinkee
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Жыл бұрын
Sariir kasodhacay kulahaa😂
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
Gabdhaha waa qaarkooda mustaqbal diyaar bay uyihiin ee gabdha hala soo dhaweeyo hana laga farxiyo ragoow Beri markii ay nin ajaanib guursato aad cayneesan hadana sidaan ayaad udacaysaan Sorry qalbigaaga dhuuqso waa iska xaal aduunyo tan
@abumahirchannel9971
@abumahirchannel9971 Жыл бұрын
War adiga ree baadiye ayaa tahy ridhwan ridhwan waxad ugu heysaa will KZbin ayan ahaye qof ayaa ila sooxariire maa iska dhahdid
@abshirmiigane5199
@abshirmiigane5199 Жыл бұрын
Sheekadiisa tiim adkatay ka soo daawo shekada DR ka ayaa ku qorane caan waaye waliba wuu kugursanaya si uu kuu wato jooog
@Maaida9
@Maaida9 Жыл бұрын
DR ka bes ma ku qoron Shekada mar hore maala soo dhigay mise mar dhaw KZbin cabdiqadir royal
@football4k598
@football4k598 Жыл бұрын
Gabdhihi Bu Nagu Diray Kas Gabr Dambe Cabitan Nagama Yeeleyso 😂
@SihaamabdullahiAhmed
@SihaamabdullahiAhmed Жыл бұрын
😂😂
@football4k598
@football4k598 Жыл бұрын
@@SihaamabdullahiAhmed Plz Xaliimoy Hanaga Aamin Bixina 🤣
@RidwanIbrahim-vc5zk
@RidwanIbrahim-vc5zk Жыл бұрын
Wlhi xanunkedhey ledhahay😂😂😂😂🤣🤦
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Жыл бұрын
Aa aa cabitan halayska ilaliyo ama drugs bay ku darayan ama sixir walciyadu billah
@Burcogril
@Burcogril Жыл бұрын
HogaY jacaYlkaYgu hbenpuu ii imi guriga isago sharaab ii sida ma cabin waan qubay lkn kuwo moorson ayuu ii.keenaa wixii danbE😂
@calmpoi2028
@calmpoi2028 Жыл бұрын
Adu qofka ku sixray mxa ku daba dhigay kkk imiaky taganthy qofku
@Xaajcali2
@Xaajcali2 Жыл бұрын
Waxa been way Shsydanka iska naar abyo ani xita Qoftey aad isu jeclen oo xita markan Safar adho way oni jidhey lkn wxn kusamey malahan dacaala Lee u ahaa Ilahey Igula ogaa
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 Жыл бұрын
Qoftan quraan ha isa saarto In wax la siiye ayeyba Sheegeysaa Maay katashato
@ayaansimanayuuzh7875
@ayaansimanayuuzh7875 Жыл бұрын
Sixirki makuso garay adna miskiin😢😂
@anizadaahiralianizadaahira9394
@anizadaahiralianizadaahira9394 Жыл бұрын
😂😂😂
@nishapep1517
@nishapep1517 Жыл бұрын
😂😂😂 dacad uqosly
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse Жыл бұрын
​@@nishapep1517Adiga Ama Aniga 😂😂😂😂😂
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 Жыл бұрын
Mida kale nin wax biyo igu daray side ku aamina mar kale
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
Ridhwan isack hambalyo 500k🎉🎉🎉🎉🎉
@saidizakido6846
@saidizakido6846 Жыл бұрын
Naacladkan gabdhihi nagu dira ,qalbikiisa noo soo sheeg😂
@imtaajabdirizak4408
@imtaajabdirizak4408 Жыл бұрын
😂😂😂
@alpo__ppt4796
@alpo__ppt4796 Жыл бұрын
Waxas jaceel mahee xppi wuu ku taagay😢😢😢
@yazminabdlemoha9389
@yazminabdlemoha9389 Жыл бұрын
Waa ley taagey heesti qamar iku soo dhacdey😂😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
😂😂😂walaitagay
@nishapep1517
@nishapep1517 Жыл бұрын
😂😂😂😂 maskiin wey tagan tahay 😢😂
@Filsan6236
@Filsan6236 Жыл бұрын
Naagaha Nairobi joogo cusbada miyay cunaan war wax idin sixranaayo ma lahee edeb daro iyo macna xumaa idin haystee ilahay camal waydiista hadii sixirka iyo jinka Somalida ka sheekayso cadaanka aan la noolnahay ee indhaha buluuga ah leh maa la sixro gabdhihii Africa balaayaa u yeeratay
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 Жыл бұрын
niarobi ilen wxa laga shegayo wa sax wa lis taaga illhy gabdhahena hano badbaadiyo
@shankarondahir2337
@shankarondahir2337 Жыл бұрын
Marki hore adkaar la,aan maxaa kubixiye sixir iyo sunbo kumaay qabten ehe sorry abaayo 😢
@abdullahimohamed8777
@abdullahimohamed8777 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 Жыл бұрын
Scw scw scw❤
@NuurMaxamed-q6w
@NuurMaxamed-q6w Жыл бұрын
Hhhh Kaas sixiro weyn waaye kaas sawir ayaa ku so dhacey aaa kkkk
@jamal.kbinhassan6933
@jamal.kbinhassan6933 Жыл бұрын
2 months and 8days only with all those problem 😢😮 subahanallah
@Cadeey
@Cadeey Жыл бұрын
Iyadaba walaan nagtaan waxa wee turuuruuxineeyso laga dareema ineey iyada wax ka qaaldaan yihiin🤔🤔🤔
@حليمةحسن-ب8ظ
@حليمةحسن-ب8ظ Жыл бұрын
Kusali nabiga scw scw scw
@fatushdimples
@fatushdimples Жыл бұрын
Sixirole waye kas hadu guri kugeysanin oo kufaraxumeynin alxmdlh dheh
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 Жыл бұрын
Suratul Baqra badso Abayo sorry
@abdisamadbashir1324
@abdisamadbashir1324 Жыл бұрын
Tan dabal wye sirtii dhan washegtay😮
@NuurMaxamed-q6w
@NuurMaxamed-q6w Жыл бұрын
Hhhh Kaas sixiro weyn waaye kaas sawir ayaa ku so dhacey aaa kkkk
@Quen132
@Quen132 Жыл бұрын
Waligey qof wax uu isiiyo maba cabin alx😂
@amuunahmed1438
@amuunahmed1438 Жыл бұрын
Ala wala tagay 😢😢😂
@nimcoabdullahi5140
@nimcoabdullahi5140 Жыл бұрын
Somaah wala itagay oo practical ah😂😂
@AHMEDSIYAAD-hs1vw
@AHMEDSIYAAD-hs1vw Жыл бұрын
Quran isa saar walaashey
@abdifatahahmed83
@abdifatahahmed83 Жыл бұрын
Dukashada salada Alle aa kuda dhalno
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always ridhwan isaq another's levels program's hard 💯👍👍😍❤
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😅
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 Жыл бұрын
Bisinka quraanka isku wad xppti allha ku caafiyo🤲
@JamiiloQurux
@JamiiloQurux Жыл бұрын
Scwscwscwscwscw❤❤❤
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Subxanalay Quran isii saar abayo iskana block inkar qabe waye
@TahoVlogs
@TahoVlogs Жыл бұрын
Miskinta way u sixran tahay ninka capitanka wuxu ugu daray baa sixir aha 😢😢
@xamdaxaali9305
@xamdaxaali9305 Жыл бұрын
Ilahay badal khayr qaba haku siiyo lkn qof danbe sidaa ha u jeclan waayo wax walba way dhici karaan
@nimohassan1822
@nimohassan1822 Жыл бұрын
Alxamdullilaah ani nin waxba kama qaati xita hadaan kulmayno wax macuni kari waxna ma cabi kari baan dhahaaa
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Жыл бұрын
Fariid
@haboonwardo6645
@haboonwardo6645 Жыл бұрын
Wuuba kusixreee maxaa jacayla wllo Baqara akhriso huunoy
@nishapep1517
@nishapep1517 Жыл бұрын
Ridwaan asiga woo iska qoslaa😂 balaayo 😂😂
@bishaayaramiin7182
@bishaayaramiin7182 Жыл бұрын
Oohin aaa subxanalaah😢
@ZamzamxirsinGurxan
@ZamzamxirsinGurxan Жыл бұрын
Zamzameey isku magaca lee nahee isku aqli ma noqon sorry nin intaas oo xuman ah ad ka heyso maba si tijabinaysaa walina jaceshahy😂😡😤
@ahmedmohamed1143
@ahmedmohamed1143 6 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh last part of the story waaa Nin beeenaale kuteh waaa legend been kuqaraaabtee
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg Жыл бұрын
Naa wadsixrantehee is quransaar ninkaas block saar sixirole waaye iskadhaaf alle bari naayaa xasidwaye jecelbel
@Duqa112
@Duqa112 Жыл бұрын
Ridwan lambarka gabadha eso dir aan wax ogeysiye
@anabbile386
@anabbile386 Жыл бұрын
Subhanallah 😢
@sucaadshugri-cm2iv
@sucaadshugri-cm2iv Жыл бұрын
Labo haben dardii sariir oga soo dhacay kulaah yaab🤔🤔
@SafiaQuen
@SafiaQuen Жыл бұрын
Walaal sideen ku heli kara inaa qof itijabisid rabaa yee iso jwb plz🥺
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Жыл бұрын
Balaayo sheydan kuunaar tay xeytahay sheydanke shegoso waaba lasumeyee uf😢
@aaminamoha61
@aaminamoha61 Жыл бұрын
Privacy dadka ha u sheegin abayo Quran isasar o sxbna hoyada ka dhigo haday ku noshahay illhay ka ku cafiyo adkarta iyo tasbixda badso saliga nabiga suratul albaqra Adkar la’an ha bixin
@mohamedbisharabdi6079
@mohamedbisharabdi6079 Жыл бұрын
Girls are our sisters let's take care of them please 🙏🙏🙏
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 Жыл бұрын
Waa sixirlow ee iska jir Gabadhana waa sxbtis ee iska jir dhagartoda
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 Жыл бұрын
sownagii dawanay maaha😂
@rooneyadan480
@rooneyadan480 Жыл бұрын
Waxla sixrey maleh jaceylka sixirka kadaran meeqa ooyeyney meeqa fikireyney waligeyna waaley sixrey madhihin ilaa 2007 baan qof jeclahay
@farxibintuamiir2750
@farxibintuamiir2750 Жыл бұрын
Na wa sixrintahiye ma ka car o qurnsark ad
@AxmedMoola
@AxmedMoola Жыл бұрын
Gabadh o an cabitaan wax ugu daro kadip aan tuug tugaa rabaa cml😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@QaaliCabdi-xu6db
@QaaliCabdi-xu6db Жыл бұрын
😂😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Kkkkkk
@NasroCabdi-k9u
@NasroCabdi-k9u Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂kan faatale wuudhafay ale qalbiga hakakareebo
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Жыл бұрын
😂😂😂
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 11 ай бұрын
Wllhi 🥲 wuutagay balokuciyaadhay
@kimuabdalla8164
@kimuabdalla8164 Жыл бұрын
Maxa ugusoo celisay 😊
@husseinhassan9594
@husseinhassan9594 Жыл бұрын
waa sidee miyee walan tahy quf wax kugu darey cawitaan miya jecel ku haayo waa doqan neeroowi wax aqli leha kuma noola 😂😂😂
@amalnuura4789
@amalnuura4789 Жыл бұрын
Wuuu sixirey hayay 😂😂😂😂
@anabbile386
@anabbile386 Жыл бұрын
Saxix
@mrelite9960
@mrelite9960 Жыл бұрын
kaalay an ku sixirtah adiga😂😂😂
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 Жыл бұрын
Side kucaba cabitaan laidiyariyay na is ilaali naag waalan ba tahaye
@saciidmaxamed3626
@saciidmaxamed3626 Жыл бұрын
Sariir ayaa kadacay kulahaa sorr washy somalidye
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Kulahaa aabhay waa kaweynyay hadana waaraba
@qali20
@qali20 Жыл бұрын
😂😂😂
@samsammaxamed8209
@samsammaxamed8209 Жыл бұрын
Sorry qufta isku magc ayaaa nahay me zamzam❤
@abdinormatan9345
@abdinormatan9345 Жыл бұрын
Yaa lagu taagin is ilaali hee😂
@katraismail5893
@katraismail5893 Жыл бұрын
Bisinka sharaabkuu wax kuugu daray khatar
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Жыл бұрын
Wah xaly lee sooman digin 😂
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 Жыл бұрын
ninka codkiisa lagsoo jaray 😂
@hamdimohamed4335
@hamdimohamed4335 Жыл бұрын
​@@deqoaadenabdulqadir9636ala muxu sheegay qalbiyeyyy😳😮
@SaraCabdullahi
@SaraCabdullahi Жыл бұрын
Quraanka halagusaaro Ninkaaas kumajcelo sister Waxyaabokle kadamacsan yahay
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 641 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 32 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 26 МЛН
AX! TIJABI NINKAYGA FURINA AFKA USARAN XILI DAMBU GURI IMADA
17:22
Ridhwan Issack
Рет қаралды 96 М.
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
إنا الذكرى تنفع  المؤمنين##
1:24:12
نور الإسلام
Рет қаралды 7 М.
XASAASI VILLA  SOMALIA   AMAR ALLE LAAKIIN October 2024
40:53
Habar media
Рет қаралды 459
XANUN! MISKINTA CAAY AFKA FURATAY MARKI LA SHEEGI WAYEY
22:02
Ridhwan Issack
Рет қаралды 345 М.
KAFI ABDI SABABTA AAN U DHAHAY ISDUR CIRBADA ....
27:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 389 М.
AYAGO NAFTA ISKA JECEL AYA LA ISKU DIIDAY LAKULAN EX PART 7
15:55
Ridhwan Issack
Рет қаралды 457 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН