XANUN & DHIBATO JACEEL IIGESTAY AYA SHEEKH RUSHEYE LAGALAY

  Рет қаралды 224,941

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🤲☝🕋
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 2 жыл бұрын
Edit it... please... There is something wrong with the last statement... (all created prophet Muhammad SCW)...
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 2 жыл бұрын
SCW
@iloveyouallahalhamdulillah4742
@iloveyouallahalhamdulillah4742 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 жыл бұрын
Salalaahu caalayxi wasalam
@qoslaye5006
@qoslaye5006 2 жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎N.N.K.Hﷺ 💖📿🤲..
@abdisamedjamac8366
@abdisamedjamac8366 2 жыл бұрын
Wll kaasi nacas ayuu ahaa si uu runta kuugu dheego ayuu kagaran waayaaye badha jab ayuu ahaa kaasi
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@shamsomacalin4174
@shamsomacalin4174 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@aslidhalalbadan5136
@aslidhalalbadan5136 2 жыл бұрын
Scw scw
@Smooth-Relaxation27
@Smooth-Relaxation27 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@shuriye2377
@shuriye2377 2 жыл бұрын
Wanaagii oo qof ah❤ Caqligii oo qof ah❤ Discipline ki o qof ah❤ Quruxdii oo qof ah❤ Daganaantii o qof ah ❤ Masha Allah nin nasiiibleh aya kuheli kara.
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 жыл бұрын
Mashallah dheh wllo tanoo kale anigey igu dhacday walhi wa xanun
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
@@amaalxaashi3913 ilaahay kugumasoo celiyo mar dambe wlaal inanta aad bay u dagan tahay masha alah hadalkeeda waa miisaaman yahay
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 2 жыл бұрын
Mash alh wlh qof ayada lamid ah waligey ma arg allow qof qalbiga ka dhintahy uso celiyo allow sahal rabiyow msh alh aniga jeceylka aad ayn uqadariyaa lkn aad uga xumahy iney kudhacdy saan dhibmalhn nolol qurux badan alle kaaga rajeyna
@abdialimedo8889
@abdialimedo8889 2 жыл бұрын
That's true love mariam med Ali
@daauuddaahirclaahi
@daauuddaahirclaahi Жыл бұрын
The best power who exist in the would . Perso to person .is love oh girl she honest but cheer give he sorry flowered theorised incavite girl
@fatimaalihassan2364
@fatimaalihassan2364 2 жыл бұрын
Qoftan isku qiso nahay wlhi😭😭😭Alxmdullilah hada wax wlba wa dhamaaden Qofkii an dartiis udhibtoodeyna Alh ayaaa idhaafiyey Hada wxn ahay very strong lady🥰alxmdullh
@najmociise5887
@najmociise5887 2 жыл бұрын
Alxamdulilah abayo mid wanagsan Allaha idin sahlo oo dacad ah ❤
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Mansha allaah xbbti illaahay baa mahad leh nasoo dhaafiyey qisadas xanuunka badan isku mid baan nahay maanta ad adayg iyo cashar baan ka qaatay
@cabdifitah9150
@cabdifitah9150 2 жыл бұрын
Anaa ku rapo wax ma ila qabanee cml
@caasomursal3615
@caasomursal3615 2 жыл бұрын
ALLH HA KUU SIYADIYO ABYO farxadada
@abdirahmanhaji3593
@abdirahmanhaji3593 2 жыл бұрын
Ppppp mansha allah
@Goat_zaki
@Goat_zaki 2 жыл бұрын
The Best person ever most knowledge able & The most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw💔💯
@aslidhalalbadan5136
@aslidhalalbadan5136 2 жыл бұрын
Scw scw
@nuurxassan8067
@nuurxassan8067 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@aminaabass8519
@aminaabass8519 2 жыл бұрын
Scw scw scw Scw scw
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 2 жыл бұрын
Waa Gabar daacad ah Maskiin ah Iimaan leh Mustaqbal wanaagsan ayaan allah Kaga baryeynaa walaal 🤲
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 2 жыл бұрын
Mash allaha tabar allaha
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Ducada aaad uduceysay allha u,aqbalay
@siedmeash515
@siedmeash515 11 ай бұрын
​@@maryamoruun1532 alle hakuu aqbalo
@abdulahiyare9189
@abdulahiyare9189 2 жыл бұрын
anigoo nin ah ayaa farax lugo basto ka xanaaqay maxoo gabadha walashiis saan ugu galaa ilaheeyow gabar walbo iyo wiil walbo laga qaldan yahay ilaheeyow wadada saxda oo qiyaano iyo waqti dhumis lugooyo ku wada ka jar 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤ I love you gabar walbo oo somaliyeed 😢😢😢❤❤❤❤
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 2 жыл бұрын
Mahadsanid abowe alle haku sharfo
@liibaancabdiibraahin1483
@liibaancabdiibraahin1483 2 жыл бұрын
hhhh
@aragsanahmed7727
@aragsanahmed7727 Жыл бұрын
L love you qalbi
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 жыл бұрын
Inantani waa inan wanaagsan hadalkeeda laga garanayaa maasha allaah tabarakallaah illaahay badal khayr qaba hasiiyo wllo samir qofkaagii saxda ahaa wuu ku imanayaa inshallah ✈️❤️🥰
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
Team kaygi away single ka ahaaa wax hala barto hana la shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlshy
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
🙏
@hafsahayaati6841
@hafsahayaati6841 2 жыл бұрын
Haye abyo Insha alaah ilaah hanagaarsiiyo guulaheena
@hamiidasandhool2369
@hamiidasandhool2369 2 жыл бұрын
Waa diyar Dr mumtaat
@AxmadB89
@AxmadB89 2 жыл бұрын
What a unique, calm and curious human being she's 😳😟😟 When you care for someone more than they deserve, you get hurt more than you deserve 😢 She's actually WIFE MATERIAL 🥰👸👑 Abyo hau bixin nin raga lamadan kulmine nacas bad la kulantay adaa nin raged mesha ka ahaa wad heli your match IA
@queenofheart2225
@queenofheart2225 2 жыл бұрын
Nuuca nin uu yahay ba la yaabay kaas xujona mahan wxs waa xaasidnimo ilaahy haka qabto nimnka xun gbdhaha masaakinta
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 2 жыл бұрын
😓😓😓
@mohamedabdisalan7780
@mohamedabdisalan7780 2 жыл бұрын
Nasiibku calafka kaweyn Nasiibku wa kulanka kowad calafkuna wa wadajirka dambe ... ...................... Fahankuna wa garasho Garashaduna wa Garad Garadkuna lagama sine Mid garasho iyo Garad leh Allah haku sahlo. .................
@zakariyajamac5559
@zakariyajamac5559 2 жыл бұрын
Wllahi waa bashar karamayzan gabadhan qalbi Nadifa Waxana helay nacas an raganimadu daciif Ka tahy lkn way helayzaa mid dhaya i a ✌️💉 waxana u rajaynayaa nolol warta i.a🥰🗣️
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 2 жыл бұрын
Am sorry aniga xita 2020 ayey igudacdey xilisonka lagujiro tajudka Ayan iska oynayey walahi
@Somaliflim
@Somaliflim 2 жыл бұрын
@@amishmohammed2900 inaad nin u oydo ma fiiicna wll
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
@@Somaliflim nin iyo naagba un lo ooyo jacaylka krena ee cidna may rabfteen😢😢
@Somaliflim
@Somaliflim 2 жыл бұрын
@@UmaAhmedMacan de wll qof wanaagsan waa loo oyaa lkn hadii aanu ku rabin maxaad naftaada u dhibaysaa boqolaal kale la helayaa
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
@@Somaliflim wllo adu isma xukumtid wlhi inta badan waxa la jeclada bad is idhanaysa dad an u qalmin oo xun 😭😭jacayiil❤️❤️waa xanuun
@abdulkadirmohamed1500
@abdulkadirmohamed1500 2 ай бұрын
Gabadhan oo kale aduunka waaa 10💯 abayo mustaqbal qurux badan baan kuurajaynayaaa insha Allah 😢
@abdifatahbashir2892
@abdifatahbashir2892 2 жыл бұрын
Anakane jaceyl dacada radinona raga qarne ayago nasib u yeshay iney helan gabdahan quruxda badan ayay kudelayan 🤷‍♂️
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Haa wllhi doqoni calaf ma leh ayaa hore lo dhahay
@khadraabdi7898
@khadraabdi7898 Жыл бұрын
Haa whli dadka wngsan ma dad xumi uso maran
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Allahuma barik gabdhaheenu gobsanaa ❤️🌹❤️ way helin qof u qalma nafteeda innocent ah😍
@Ducayzane10
@Ducayzane10 2 жыл бұрын
افضل انسان علي الاطلاق ابلغ هابيل واكثر اشراقا كل خلق النبي محمد scw scw 🕋❤💞scw🥰🤲
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@Ducayzane10
@Ducayzane10 2 жыл бұрын
@@hudachanel2495 wan kusare Habayar mcn 🥰❤💋
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 2 жыл бұрын
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw
@yaxyefaaraabi2904
@yaxyefaaraabi2904 2 жыл бұрын
Waa gabar wanaagsan, oodaacad ah, oosamir badan, Inshaa Allaah mustaqbal wanaagsan iyo nolol qurxoon.
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Allha usahlo
@mahamudahmed5591
@mahamudahmed5591 2 жыл бұрын
She is so calm and beautiful, see people are different and whenever bad things happen they will not be in a good position to explain to anyone, l went through bad begging to be in someone's life, and when I can't be calm like her to explain.. She is unique 🤗👏👏👏.
@mahamudahmed5591
@mahamudahmed5591 2 жыл бұрын
And whatever she went through she still loves him, sometimes we take things for granted that we act stupid. Anyways may she find a good person
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 2 жыл бұрын
Raga qaar ma doqomobaa gabar sidaan u jecel hadey haystaan maxey uga ciyaar ciyaaran janiskaan muu soo maro kuwa dacada ah like me 😊
@maimunamohammed1678
@maimunamohammed1678 2 жыл бұрын
🥺🥺🙏🏻
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 жыл бұрын
Wxa dacad tihin ma jirte benta jojiya kuligina isku mid aya tihin
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 2 жыл бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 wali lama aadan kulamin qof dacad ah ee sidaas ma dhihi laheyn
@abdulhayimursal
@abdulhayimursal Жыл бұрын
Kwrn hadii ay ku jeceshahay oodan jecleyn ayna ogthy inaadan jecleyn wadibaato jirto ayadana
@Nalka60
@Nalka60 8 ай бұрын
​@@sucaadcabdisucaadcabdi7079sax
@abdullhzubeir4468
@abdullhzubeir4468 2 жыл бұрын
She is the best, very courageous lady, may Allah ease for her whatever she is facing.
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 2 жыл бұрын
Balayo hacafiso ilahay musiibo haku rido asaga iyo raga kale ee dumarka ku cayaro🥺
@Abshaw6
@Abshaw6 2 жыл бұрын
Aamin 😂
@rayaandaahir4906
@rayaandaahir4906 Жыл бұрын
Aaamiin
@SeynabAadan
@SeynabAadan 11 ай бұрын
Allhuma amin 😢
@MohaanBilall
@MohaanBilall 2 жыл бұрын
Abayo Ana Ku Jecel ha qalbi jabin gbr wanaagsan aya tahay Mashaallah Allah Ku XafiidO
@jabirpadola2397
@jabirpadola2397 2 жыл бұрын
People are not the same just like a coin possessing two sides. Not all women are the same likewise not all men are the same. May Allah reward you with the best partner whom you can share life with . May Allah purify your heart and pardon your sins. You are truly the best human being and you will definitely find your perfect match. May God bless you. Ameen
@sahraali6994
@sahraali6994 2 жыл бұрын
Mashallah, She is beautiful no doubt you will get someone who deserves to get you biidmillahi karim ❤️
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 2 жыл бұрын
Sister you need to be grateful. God has saved you. Just appreciate that he doesn't deserve you.
@anastasiainamahmed849
@anastasiainamahmed849 2 жыл бұрын
Gabdha dagan waliba daacad ah wayee. Asturnan iyo akhlawna udheertahay allah siiyo mid kolkoliya taaso martayna itixan ayay ahed wan ka so gudubtay ayado guulastay ❤️ wa nadir gabdhan wllhi
@abdiazizshariif5380
@abdiazizshariif5380 2 жыл бұрын
Wxn rag ahayn ba gawadhan helay qalbiga allah ku qabojiyo dhabtii wan jiricoday wlhi markan dhameystay 1 wano ban sin laha gawadha haday coment aragtana waba alxm (wxn ku dhihi laha nabsiga sidi saba haso daho ama haso dagdago ninkas ciqabtas uu ku mariyey mid asaga ka jartana wuu heli blse adigana inad horay usocod sameyso isku day fadlan abaayo mcn🙏🙏💯
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 2 жыл бұрын
Markaad jacayl samaynaysaa sida uu ka dhawajiyay ridwaan waxa uu idhi waxa jira cilmi la dhaho cilmi qayb Cilmigaasna cid kale ma oga aan ka ahayn Allah Markaa hadii aad rabtid xidhiidh inaanad ku guuldaraysan hoon qalbigaga kaaga jabin unta aadan samayn ka hor Nabigeena muxamed scw ayaaa jna baray faci la sameeyo shay walba ho o inta aan la bilaabin si aanad ugu guuldaraysan hadaad ku guuldaraystana wax dhibaata ku soo gaadhsiin shaygaasina waa La tashi Ilaahayna quraankiisa waxa uu ku idhi وامرهم شوري hoo macnaheegu ay tahay markaad arin go,aaminaysaan dhexdiina ka shuureeya hi is la tashada Cid lala tashada waxa ugu wanaagsan hoo cilmiga qaybka wax ka og waa alllah subxaana wa tacaaala Markaa mabigrna scw waxa uu ina baray salaad ilaahay lala tashado markaad rabtid inaad arin sa samayso mustaqbalka markaaa si aanuvdhaawac kuu soo gaadhin Allah la tasho
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️
@MaxamedAbuukar2233-me2ej
@MaxamedAbuukar2233-me2ej Жыл бұрын
Masha allaah wlhi Waxa ay wayday Qof Uqalma lkn adunkaa sidaas ah marka wllo waan kaxumahay waxas allow Qof sidaasa isii aamiin
@tayyibmohamed4468
@tayyibmohamed4468 2 жыл бұрын
Alxamdullilah... Allah has protected this lady from the wrong trap! She should say Alxamdullilah!!!
@muxsincilmi1531
@muxsincilmi1531 2 жыл бұрын
So painful indeed; May Allah ease for yuh and grant you strength to bear that pain. Pray to God and leave that guy alone, kumajecla ninkas eeh iskadaf🙏
@hafsoabdiomar6912
@hafsoabdiomar6912 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan mustaqbal wngsn ayaan Allah ku waydiinaaya abaayo mcn
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
In a short, story look for someone who loves you not someone that you love without forgetting yourself as a priority💖 Nothing is impossible maryan be close to Allah to overcome those hard moments! And be vigilant next time to put your self-love as a prerogative
@saabir23
@saabir23 2 жыл бұрын
Maryam waa gabadh jacaylka taqaano wlh . Qoftan okale waaku duceystaa🥰Hore usoco wll qof ku dhigmaa heli dontaa🤝
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah
@MariaDhool
@MariaDhool Жыл бұрын
Maryaminta dhan weye wllhy😢😢dacad weye😢maryaminta oodhan😢😢😢
@yasminbashir9784
@yasminbashir9784 2 жыл бұрын
Ax ax same exactly happened to me 😢😢ya Allah please give this girl Quick recovery.
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
sorry dear 🥲
@abdifatahsharifow8482
@abdifatahsharifow8482 2 жыл бұрын
Walaashey alhamdullillah dheh ilaahaygii ku dhafaayey u Mahad celi hadii kale waligaada nolashaada gumeysi ayaad kujiri laheyd.
@hamdiapdi8145
@hamdiapdi8145 2 жыл бұрын
Sax
@qummansabbag
@qummansabbag 2 жыл бұрын
Alle qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo, nasiib baad leedahay ilaahay baan ninka sidaas ah nolol kula wadaajin, alle waa jecelyahay addoomihiisa wanaagsan, horey u soco.
@axmedmcln725
@axmedmcln725 Жыл бұрын
Subxaana allah oo qalbi adkaa ninkaan
@nasriroon7278
@nasriroon7278 2 жыл бұрын
Never show u weakness to some u love abayo he make an advantage to u and say Alxm this is life except everything and move on 🤔
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 2 жыл бұрын
Qof asagoon ku guursan gumaysi bilaabay rajo fiican haka filan dad la iskuma afbaro sister
@yasminqurux6499
@yasminqurux6499 2 жыл бұрын
Exactly
@shuaibyarechannel4974
@shuaibyarechannel4974 2 жыл бұрын
Wlhi waa gabar jacelka aad iyo aad ugaraani run ahaantii qisdaa cml aniga ayaa igu dhacadey Marka waxan Rabe lahaa qoftaasi numbarkeed sxibow
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 жыл бұрын
Hadaba somali hadaan nahay jacayl waxba kma naqaanee maan iska deeno isaga dhan🤗
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 жыл бұрын
Runta jecel somali wa lugooyo
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
🙂🙂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Dadka mawada sino waa sida 5ta farood taas ogow marka hore kumanaan gabdho iyo wiilal fcn jiro hade jiraan dad xun
@nassirdayeb9298
@nassirdayeb9298 2 жыл бұрын
Woow Amazing walhi waa gabadh ilaahay qalbi wangsan iyo quality person Ah Ilaahay qof u qalma ha siiyo yaarabi
@sheene22
@sheene22 2 жыл бұрын
Maryan waa qof caqli badan hadalkana sifiican u taqaan dulqaadna leh laakin dulqaad kaagu saaid ayuu ahaa umaadan qalmin ninkaas nin nasiib leh ayaa hela adigoo kale dumar xulashadoodi ayaa tahay masha Allah, ninkaasi xilagube ayuu ahaa waxuuna helaaya mid ka abaal marisa
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 2 жыл бұрын
Xanuun Waaye Markaa Qof Daacad U Tahay Oo Sidaan Kuu Kalo😢Maxaa Qalbiga iYo Niyada UGu Dhawaceysaa Waa Walashaa Wey Kula Dhalatay Wey Ku Dhashay Waana Dhaleysaa😓Hadaa Daacad Tahay Waa iSka SidaaN😎Nabsi Ma Fiicno Maalin Uun Waa Ka ShalaaN Doontaa Mar Bey Ku Qabsan Doontaa☹Balse Waxaa Layaab Leh Qofka Xujo Haduu Wado Oo Ku Dhaho Saan Yeel Waa Dhibaato🤭Lkn Micno Ma Dhaleyso Social Media Qofka Dhibaato Uma Keesan Karo Hadaad Ula Jeedo Kale Laheen😑Kas Waxaa Ladhihi Karaaa Waa Qof Doqon Ah Nolashay Waxba Ka Garaneyn😱Walashey Adiga Neh Hore U Suco Mid Ka Kheyr Badan Ayaa Hileysaa Insha Allah🙏🙏Never Give Up♥️😭😭🙏
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 2 жыл бұрын
@@hudachanel2495 Wan Ku Saaray Hore U Suco Never Give UP♥️🙏🙏
@munamukhtar4818
@munamukhtar4818 2 жыл бұрын
Wllhi waa runtaa wll lkn maanta jaceel waxa la yidhaah ma jir0 realthy ☝️
@abdirahmancsk117
@abdirahmancsk117 2 жыл бұрын
@@munamukhtar4818 Jaceylka Dhabta Ah Waa iNyar Oo Kaliya Dad Fara Ku Tirsi Ayaa Heestaan😓Wali Ma Uusan Dhamaan Jaceylka Dhabta Ah wall🙏🙏
@khadraabdi7898
@khadraabdi7898 2 жыл бұрын
Haa whli waa xanuun ad uweyn qof aad kelig daacad uthy o ad si dhap ujeceshy hda ku qiyano 😭😭😭💔💔💔💔
@mohamedhulbale4404
@mohamedhulbale4404 2 жыл бұрын
Mashallah abayo raliyo ayat ahet balse adunkan ninki Raga and nag nacas ah aya kusohagagi nagti qalbi safi ah sithatha ogale nin nacas eh aya kusohagagi marki inshallah kheir
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 жыл бұрын
Msha allh Gabadh iimaan Leh aya tahay ilahy Nolazha haku Qurxiyo sister
@axmedmuxidiinhilowle4341
@axmedmuxidiinhilowle4341 2 жыл бұрын
Gabdhaha wax yaabaha aadka ugu dhibsaday waxe tahay waali diintooda & wiilasha ladhasheen waxee ka jecel yihiin qayanolehaan oo kale qash qashadaayo😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@amiiraabdirahman5980
@amiiraabdirahman5980 2 жыл бұрын
gabdhan qiso deed waxaad moodaa tayedii oo kale in aaye tahaye 4 sano ayaa qof jecelaa Nolozha waaye adag tahaye markaa bila aadn aad jecelaato qofkaad shalaye ku ducayesan jirtaye ilahay maka baridaye in uu niyada kaga saaro aduunka jacyelka ayaan uu necebahaye alx maanta qofna ma jeceli qofna ma nabci Alx wixii hore waan ka soo gudabaye wakhti dheera ba ha qadatee nolosha mar uun waad ka gudbayesaa 💔🤲
@xamdinaasir9647
@xamdinaasir9647 2 жыл бұрын
Abayo maxad samaysay qof sadax sano xirir igala dhexeyay oo aan kaligii ku aha aan daacad u ahaa i qiyanay kaga darane mar walba intuu ii soo laabto ayuu i dhaha hadan diyar ahay inan ku gursado raba ana run moda mar walbana wuu iga baxaa igamana dhamado gabar yer ban ahay xanun aanan qabin intan baran asaga aya igu dhacay sokor iyo dhiig kar baa igu dhacay hurdo la’aan ii dheer tahay intaas asan ka fakara ma hurdi karo farxadi iga guurtay kaligey ayan guri isku soo xiraa niyadi iga dhimatay mar marka qaar waxan is dhaha ma is dishaa adunkan dhibato adag iyo niyad jab kaa soo gaartay hadana waxaw iskaga kay dhiga mar walba qof daacad ii ah marku ila soo hadlo waxan is dhaha hada ayad nolosha wadagaysan saa dhaawac hor leh ayuu ii gaysta hada markii igu danbaysay marku iso wacay wuxu i dhahay dacad ahay guuran raba hal mar marku cadi ila hadlo marka xigto oon ku dhaho walalow aniga hadadan gur iga rabin faraha iga qaad wixii hore iyo qiyanadi hore xanun ha igu filnaato markas ayu i dhaha dacad ban ahay quraana ii socdo markan dhamaysto is guursanena ana run ban moda haye markan dhaho kiiba ma ahan hadana wuxu i dhaha waa calaf wax walba calfkaga iska sugo markan dhaho soo gabar soomaliyed oo walashaya ma ahi maxad adon guur iga rabin daacad na ii ahayn sadax sano maxad waqtiga iga luminaysay miyadan ilaahay aqoon hada aan qoralkan qorayo wan ooyaya walalahay soomaliyed waxan idin ka codsanaya inaad si niyada aad iigu soo ducaysan in uu ilaahay qalbigayga iiga saaro oo caafimad alle isiiyo oo sidaan ahaa bari hore ilaahay iigu soo celiyo qobigana ilaahay ii bogsiiyo intaasan idin ka codsanaya insha allah 😢😢😢
@iskufilanmuqtaar8947
@iskufilanmuqtaar8947 2 жыл бұрын
Abayo qalbiga Allah ku qabojiyo 🤲 Gabdho markd xirirka wadan tana zulka badan iska jojiya waxa Qimihina hoos u dhigayo wa tanazulka iyo naxariista badan rag waxas mo oga laba gorba idinka dhibateysan ee ka tik tonada
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 2 жыл бұрын
Rag iskumid maaha dumarna iskumid maaha wll ee umada ha iskudirin please!
@azuush9166
@azuush9166 2 жыл бұрын
Insha allah😇
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Nin markaad dacad u noqotid walahi asnah Dhulka ayuu kale jarayaah,inta la dhawacay Allah u qaboojiyo qalbiga , abyo adnah Allah ku siiyo qof wanaagsan🤲🏼🤲🏼
@munamohamed2898
@munamohamed2898 2 жыл бұрын
Nin maskixiyan uu xanuunsan ma usamre 😮Bisinke waa sababta gabdhaha somalida lodilo 😢
@abdirahmanomar5811
@abdirahmanomar5811 2 жыл бұрын
mansha allah wlhi waa gabadh aad ubaaari ah mid nacas ah baa helay oo aan uqalmin abaayo rabi kuxamdi nacaskaa ilaahy kaabadbaadiyey raguna iskumid ma ahan rag aad uwanaagsan weey jiraan haisdhiibin marnaba qof kuuqalma waad helaysaa insha allah
@wyoming2566
@wyoming2566 2 жыл бұрын
ManshaAllah maryam she is a beautiful strong lady. May Allah repay you better one. 💪
@hanimuhidin2707
@hanimuhidin2707 2 жыл бұрын
Imagine if that person was married to you wallahi it would've been very difficult so say alhamdulilah and move on
@farxiyoisaaqcabdi532
@farxiyoisaaqcabdi532 Жыл бұрын
kaas qalbiga allaha ka jabiyo apyo mid wanaagsa allaha ku siiyo
@shuaibyarechannel4974
@shuaibyarechannel4974 2 жыл бұрын
Ridhwano qoftaan isoqabo sxbow hadlkeed ayaan aad iyo aad iga Hal runtii ❤️❤️❤️
@halkudhiga-sheekadacabdulq6208
@halkudhiga-sheekadacabdulq6208 7 ай бұрын
Jacayl ka weyn oo dumar u qaado qof biniaadam ah ma jiro oo ka ahayn jacaylkii Zuleyqa ee jeclaatay Nebi Yusuf. Sidaas oo ay tahay❤markii ay Ilaahay ku xiran tahay jacaylkii la waalanaysay waa ka dawooday. Sidaadarteed qof marwalba waa inuu Ilaahay ku xirnaado.
@abdiweliadenyussuf65
@abdiweliadenyussuf65 2 жыл бұрын
Moral teaching: Experience is the best teacher, painful story 🥲🥲
@Sumaya_Abokar
@Sumaya_Abokar 2 жыл бұрын
waxa laga yaaba qoftan sida ay wiilkan u jecleed in uu mid kle iyadu jeclaa nabsi nabsi baa lagu gudaa 😢😢
@hassansharif7922
@hassansharif7922 2 жыл бұрын
Wlshy qli marayn adunkan ayabo kasamesan hujo wlhi I feel painful when listen to your story. Bls mxn kuleyahy Malin ayd helidontaa qof kuqalmo runti mxn kudihikaraa Qofki nolashqdha kuhabona lamad kulmin my Allh heal your heart And wish you with a responsible man and valuable Lastly go close to Allh inshallah you will succeed.
@axmeddey4601
@axmeddey4601 2 жыл бұрын
Kaasi in nabsi helayo waa hubaal maxaa yeelay qof taan been abuur inysan ku hadleen baa mesha ka muuqata
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Masha allha inantan waa caqli badanty ilahay mid nosha kula fahmaya haku siiyo wll
@KaliilHassan2000
@KaliilHassan2000 2 жыл бұрын
same story aniga waan mary waxaana ka barty cashir aad iyo aad u fara bdn runti qof mrka aad jeceshy ood wax wlbo uu jecelyhy u smeyneeso uusan asagna arkeenin waxa aad u smeneeso jaceylka aad u qabto dartii wlhi waa xanuun aanan qiyaas leheenin jaceylkana aad iyo aad ayaana ugu barty waxaa kamid ah wax yaabihi aan ka brty jaceylka iyo qofkaasba waxaa ugu weynaa in aadan siinin qofka qiimahiisa qiimo ka bdn waxaana lugta ka go’aysaa maalinta aad qofka siiso qiimihiisa qiimo ka bdn mrka taas waan idinkaga digayaa ❤ asc
@yunisabdi3079
@yunisabdi3079 2 жыл бұрын
Some of us are not lucky to find such soul mate 🙁🙁sorry abayo❤️😍
@mahatkhalif5554
@mahatkhalif5554 2 жыл бұрын
Waa ka xumahay wll😭 Mida kale qofkii fcn qof ma waayo wait your time inshallah time will come
@qalbidhayainaabdiwaliziaii2606
@qalbidhayainaabdiwaliziaii2606 Жыл бұрын
Ax ax wlhi qisadan aniga way igu dhacday aad ayay u xanun badan tahay waxay igu dhacday 2017 ilaa hada markan so xasuusto waaan is dabalah raga somaliyed qaar wuxush ah baa jirah wlhi 😭😭😭
@abdikaremawowe2383
@abdikaremawowe2383 2 жыл бұрын
Maryan qof an aad iskugu dhernahay gabar qalbi wanagsan dad jecel bashash ah rnt qalbigaga alle haku qabojiyo waxa laga yaba khyr iney ku tahay Qalbi wax jecel aya daremi karo xanunka aad daremayso sorry wlshy maryan 😢🙏
@thehollyquran4006
@thehollyquran4006 2 жыл бұрын
Masha allah. Illahey qalbiga hakuu qaboojiyo. Awooda alle baa leh qalbigana gacantiisa ayuu ku juraa iskana cafi kana soco insha allah
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 жыл бұрын
Masha Allah gabadh wanaagsan hadalkaga miisaman baa laga garan wiil wanaagsan Allah calaf ha kugu daro abaayo
@omard7649
@omard7649 2 жыл бұрын
Waa gabadh gob ah oo dareen qofeed leh waa inan raadisay mustaqbal balse wuu fahmi waayey wanaageeda iyo jacaylka dhabta ah ee ay u qaaday wuu nasiib xumaa ninkaas wuu hanan karanwaayey inantaan quruxda badan wlhi waa inan mashaa allahu ah oo aqli badan rabbii ha kusiiyo ninwanaagsan oo kudhowro oo jacayl kuu muujiyo Maryan rabbi baan kuu baryey walalo
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@abdiwali2008
@abdiwali2008 2 жыл бұрын
أللهم صل علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@اريجاحمدرسمي
@اريجاحمدرسمي 2 жыл бұрын
Ohhh qof wax jeceli dhiig maleh 😭😭sorry wlshey mcn horay usoco bashar haisku dhiibin waliga 💔💔
@iqroabuukar6552
@iqroabuukar6552 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hada ani dhig ma lihi miyaa😂😂😂
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 2 жыл бұрын
Wlshy wxn ku oran lha qofka intas oo tanaazul ah aad u samyso ee hdana cafiska aad ugu dartay wll qali caloosha hku qawn si saafi ah iskga cafi halkad ka hawaaryso duco ugu bdal i.n adna dhibaato dhibka aad soo martay mid ka dmbeeyo alle kulama kulmiyo wax kle uguma duceenayo oo aqoon uma lihi blse waa wlshay oo kle oo waa ka naxay xqiiq gbdhaan waa qof daaacd ah hadalkeeda iyo dagnaaanshaheeda mrka laga aqristo malana helo qofkan cml Waxana kula talin laha inaysan qof kle saan isku raacsiin oo ay qalbiga wada siin wax aaarsi ahna aysan isku dayin Talo guud ruuux banaaanka adinko kla jooga hduuba wxaan samee iyo waxaan ha sameen kula yimaado ruuxaas ka fagow qayr ma soo wado waa intaas uu beri nafsadaada galaafsadaa hadaad isku imaadaan teeda kle jiljileeca bdn iska illaalsha illeen ruuxa fikir bu ka qaadaaye😂🤣😝 iyo inuu isjeclaado😂
@aaj8916
@aaj8916 2 жыл бұрын
Mnsb alh gabr dagan , asturan, quruxbdn , dulqaad iyo dabeecad ku darsaty qof wxksta iksu darsaty wlhi mnsh allh nin caaq ah buu kaas ah nasiiib aan lahayn . Abyo kaas ilahay ku dhaafshay khayrka kugu jirin . Nin wngsn oo ku qalmaa ilahay hku siyo
@feisalmuniir3616
@feisalmuniir3616 2 жыл бұрын
Hadal waxa ugu qiimo badan waa saliga nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw inta jecel saliga nabiga love ❤️ Sara
@nafisocali8300
@nafisocali8300 2 жыл бұрын
Salalhu salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam
@FadumoAbdullahi-c6b
@FadumoAbdullahi-c6b Жыл бұрын
Mar walbo tagananta muhiimsan❤ keep going wllshey qali
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Abaayo keep going raga dhan isku mid mahan hore u soco kaasna nabsi baa soo qaban
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 2 жыл бұрын
Kàaas qof xun buu ahaa Waayo hada guursato inta hada kuu gaysatay ka badan kuu gaysan laaha Inaaa allah u madceliso ahayd Waayo shar buu rabi kaa qabtay
@halimsaadiaadow657
@halimsaadiaadow657 2 жыл бұрын
Wallahi wa tii yareed, qof muda dheer oo dheer jaceyl Ben ah ila wadhay ba iga baxay AlxamduliLaah dhiib waxan qaboba wan ficanahy😢Jaceylow abaha was😏
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
abaha was dhanaa 😂😂
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 2 жыл бұрын
Ax ax😥😥😥
@somaliaadventure6361
@somaliaadventure6361 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk qosol iguma harin
@sagalabdullahi2711
@sagalabdullahi2711 2 жыл бұрын
Jclka abihis away 😂abo muu qaba
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 2 жыл бұрын
Wlhi wan somaray lkn saas dhan uguma daba ordijirin hadi iga amuso ana wanka amusijiray ugudanbyna wankamarmay alxmdulilllah herwaxoy Garay nafsigi adegay oo calaacalo ana an bukanadi karaystay alxmdulilllah qofka dacda maba helo qofsidiso kale ah
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Qalbigan Waa uu dhaawacy, xigmad badanaa , Alla waxan kaaga baryayaa mid dahab ah oo qiimo bdn quruxey
@faysalxariir9461
@faysalxariir9461 2 жыл бұрын
abaayo kaasi qof xun buu ahaa wlhi lkn haw joojin kaasu nasiiblaawe weeyaan soomaalidu waxayku mahmah haan dahab nin waayaa caasiya hore uga soco nolol cusub samayso insha allaah waxaad heli noontaa mid ku qiimeeya oo kudhayrta 💯✅
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll quf xun inuu yahay maxaad kucadeen qofka laguma xukumo wax in aad qofka kale ogaato mooyee wll
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 жыл бұрын
@@abdirisaqyusuf6839 SIDAY SHEEGASO HADAY RUN TAHAY ALLE BAA KABAD BAADIYEY HADAY BEEN KASHEEGTANNA IYADAA KHALDEN KOLLEY HADUUNAN XUMAYN HALKA MAY TIMAADEEN LAAKIIN ALLAAHU YACLAM ALLAAHU AKBAR
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
@@SuperMan-kv8fy haa wll dadkeenu qof baa wax usheegaaya markiiba way kudag dagayaan kiikale mahub sanaayaan. naftooda bay haynayaan karkaana waxay isdhahayaan wax baad hagaajinaysaa , alle hayna asturo
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 жыл бұрын
@@abdirisaqyusuf6839 WALAL AMIIN YAA RABBI
@canabmuktar102
@canabmuktar102 2 жыл бұрын
I wonder why good girls always end up in a toxic relationship and good guys also end up in a bad partner
@travellorno9
@travellorno9 2 жыл бұрын
Qofwalba oo wanagsan ma aha mid hela qof uqalanta ama uqalma😩.Nolosha ayaaba sidaas iska ah Hadad heshana Alx dheh
@abdifatahhassan1426
@abdifatahhassan1426 2 жыл бұрын
Wlhi waa amar Alle. I was asking myself same question
@ifrahaden795
@ifrahaden795 2 жыл бұрын
Qof ad jeclate it is had to forget walahi aniga xitaaa wil in muda an watha soconee baaaa igaamuse wanajeclaaa balsa daqankisa markan arkee goan ayan kagare Alxm
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 2 жыл бұрын
100%
@laylayare5405
@laylayare5405 2 жыл бұрын
That’s a test sis
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
subxaanallah. Qofna wxuusan xaq kuugu lahayn. lagama yeelo. . abaayo allaha qalbiga hakuu qaboojiyo . hore uga soco kaasi qofkaagii muu ahayne.
@mohamedali4884
@mohamedali4884 2 жыл бұрын
Maryan Maxamed Ali Waa Gabadheyda Masha,allah
@hibaqmuhumed6778
@hibaqmuhumed6778 2 жыл бұрын
Dunida xanun badana🥺 ama dawaac badana qof jaceyl 😢add uh qabto darteyd wax walbo ohh nolashada qusuyey uh bur buriso😥 hadana uu san daan kala heyn xitaa reyr kina add ohh kah soh taktey marna anan arkey nin waxa add uh qabto mise add uh heso 🥺 dadka qaar lama amino lamana jaclado wahlahi😢😥🥺
@nuurcool
@nuurcool 2 жыл бұрын
Aynu ku salino xabiibki aynu jecla ee ina soo gadhsiya diinta qaliga Ah Scw scw
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 2 жыл бұрын
ridwan please Jacaylada Guulaystana Noo so Gudbi Yaana buufis ka qaadin Jacayl dhane Waa maxay Gabdhahan wada ooyaya Masaakinta ah🥺🥺🥺illahow qalbiyada U qabooji
@suleimanali6365
@suleimanali6365 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 runty waad iga qoslisisi. Mahadsanid
@rahinhonoh9966
@rahinhonoh9966 2 жыл бұрын
Wllhi run waaye ridwanow please maqal fariintan
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 жыл бұрын
Same wlh😒
@asmoabdinor9087
@asmoabdinor9087 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 zaaida iga qosol sisay wllhi
@ridwanomardarar7729
@ridwanomardarar7729 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Ragooo dumarka unaxariisto 😭😭😭nabi maxamad salalahu calayhi wasalam ❤️ aaad ayuu,iinladardaarmay😭😭😭😭😭
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
qisadeyda hadaan sheegi lahaaa somalida wey wada oooyi laheed🥲
@zahraahmed7625
@zahraahmed7625 2 жыл бұрын
😢😢 sorry 😢😢😢
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
​@@zahraahmed7625 it's okay baayo
@mariamhirsi
@mariamhirsi 2 жыл бұрын
Ani isheeg wll😢
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 2 жыл бұрын
@@mariamhirsi wax yar ma ahan wll lkn Alxamdulilah hada wanka dhaqmayaa mahadsanid wll
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 2 жыл бұрын
Masha allah wa gabar dacad ah. Aniga waxa i qiyantay gabar aan yurub keenay lkn alx wax walba xaga alle ayee ka qoran yihiin markasta wa inaa dhahnaa alx
@golden___girl7840
@golden___girl7840 2 жыл бұрын
Never love someone more Than Yrself ✌
@hamiidasandhool2369
@hamiidasandhool2369 2 жыл бұрын
Beeenta maha
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 жыл бұрын
مازلت اسأل نفسي ،لمادا اصحاب قلوب طيب حظهم سيء؟. لكن كل شي قدر ،قدر الله ماشاء فعل
@abdirahmanhassan4651
@abdirahmanhassan4651 2 жыл бұрын
قدرالله ومااشاء فعل (وكان امرالله قدرا مقدورا)
@rayanmohamed3144
@rayanmohamed3144 2 жыл бұрын
لا موحظهم سيء ولكن قال ألله ( و لايحيق المكرالسيء الاباهله)
@abdirahmanhassan4651
@abdirahmanhassan4651 2 жыл бұрын
@@rayanmohamed3144 نعم أختاه لكن هناك بنات يجعلون البنين مثل الذي أصاب تلك الأختة
@abdirahmanhassan4651
@abdirahmanhassan4651 2 жыл бұрын
صح
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 жыл бұрын
أوصيكم بتقوا الله عز وجل لاتجعلوا همكم رجال غالياتي
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
inaad xasuusato xataa ma istaahilo kaasi abaayo hore u soco
@MohamedAli-yz2iy
@MohamedAli-yz2iy 2 жыл бұрын
Jacaylka ilaahey haduu qalbigaaga ka baxo waxaa lagugu salidayaa jacaylka biniaadamka markaas buu qalbigaaga ku ciyaaraya Rabi hala jeclaado.
@fatimaabdullahifarah4903
@fatimaabdullahifarah4903 2 жыл бұрын
Masha Allah gabar wanagsan weeye Ilaahy haku dhowro abayo Maria. Wlhi gabadhan hada heli lahaa numberkeeda wan jeclaan lahaa waayo waa qof leh dulqaad iyo deganansho. Qof fiicana ana u haya runtii
@queenmiira3594
@queenmiira3594 2 жыл бұрын
Thank abayo
@cookwithme9093
@cookwithme9093 2 жыл бұрын
@@queenmiira3594 Abayo qof adag oo Quruxbadhan baa tahay wlh .Qof kuqalma ayad heleysa inshaAllah .❤️❤️❤️
@fatimaabdullahifarah4903
@fatimaabdullahifarah4903 2 жыл бұрын
@@queenmiira3594 Allah haku dhowro Abyo mcnto
@ebrahimabdifatah6244
@ebrahimabdifatah6244 2 жыл бұрын
Sorry dear .expection really hurts 😭..be strong your will come over in Sha Allah
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 2 жыл бұрын
Gabadhan waa gabar aad u qalbi fiican inta badana dadka qalbiga fiican baa dhib la kulma abayo kii aad saas u jecleyd oo ku xumeeyey qeyr kuma eheyn waayo intuu ku soo marsiiyey baad ba ka garan kartaa mid laakin xasusnow maanta adigaa libin ku fadhiya waayo asaga adigoo wanajinaya ku lugooyey waad heli doonta mid kuu qalma oo ku dhowra insha Allah ogoow qof walba wuxuu galuu gudaa horey usoco nolosha kuma ciisho insha Allah you deserve the best
@abdullahidj4002
@abdullahidj4002 2 жыл бұрын
Haaaa walahi qof ka wanaag san aya dhib loo gees taa
@gobsan1235
@gobsan1235 2 жыл бұрын
Doqon buu ahaa uu ku garan wayay nafsigu uu helaya adna nin ku jecel oo ku qiimiya helaysa insha allah 😪
@alibiritish8803
@alibiritish8803 2 жыл бұрын
😢❤ sorry abayo qisadan cml aniga be igu dhacday 2020😢
@munomahad6153
@munomahad6153 2 жыл бұрын
Dunida dhan waa wada qiso walhi🥺
@umushaymaa6558
@umushaymaa6558 2 жыл бұрын
Sorry abaayo mcnto ilhya waxa ka kher badna Ayaan gaag rajeyanan
@Iyuuuust
@Iyuuuust 2 жыл бұрын
I'm sorry
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
oh soryy abyo🥺
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
@@munomahad6153 haa wlhi🥺
@kowsarsaciido-xp4gt
@kowsarsaciido-xp4gt Жыл бұрын
Alxm dulilaah dheh abyo Arin taan kwrn Haday adoo xaas u ah kugu dhici lahewd oo Caruur uu kugu dayici lahaa wll Alxm dheh waa xariir kaliya Haday ka fu du dahay Ilaahay talo saaro saliga nabiga csw badi iyo xuska ilaahay wa kabaxay saaa insha allah wax kastoo ku xasuu sinaya is ka Dilite Guul iyo Nin qiimahaaga gar ta baan kuu rajayn abyo marka hore qal bigaaga Hawada siin qof wax isu lahar Hadhoow haduu ka tago Aad qalbiga ugala hadhis Khayr iyo Sawj saalaxan Kuurajayn waligaa Raga Jacayl looma sheeg to hadaa xata udhimanayso Waa lays xayay siiyaaa Waaa lays way neey siiyaa Nin ka Boqol baa loolan kugula jidhaa ladhahaa Gabar Raga dhan Raadinayaan Inaa thy uga dhig waligaa Nin Raga lama Raa diyo Asagu Ha ku soo Raadiyo Si sharaf leh Mar kaa Gurigiina Ha imaado abyo mar kasta Sharaf taada ilaaasho Nin Habar yin Hadaa is badal ku arag to Ka aamus Haraadin Gabar kaaf toomi karta noqo qof kii ku daneeya daneeee kii kaa aamusa ka aamus Qiimo Qaali is ka dhig Nin Haku raadiyo Haraaadin adugu Haduu kaa tago Hogaan ka u siida Wan ka taga yaa Haduu dhaho Thanks janis kaa isiisay Mac salaamo ku dheh
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad 2 жыл бұрын
Gabdhaan ridwan aniga igu soo xiriri i need her runtii .
@yuusufmuuse-zc8bj
@yuusufmuuse-zc8bj Жыл бұрын
Wllhi gabadhan waa dacad Abooyo Allaha haku xafido❤❤❤
PART 2: RAYAN BAJAAJ ARINTII XABSIGA IYO MAXKAMADA
29:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 81 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 6 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
ARXAN LAAWE GUUR AYU UBALAN QAADAY KADIB SIDAN AYU UGALAY
18:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 204 М.
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 643 М.
Gabarnimo ! || Qiso xanuun badan
53:59
ILEYS
Рет қаралды 18 М.
XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY
47:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 358 М.
DHAAWAC AYAN KUGESTAY ICAFI LAKULAN JACAYLKAGI HORE PART 1
13:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 351 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН