XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH

  Рет қаралды 351,826

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

3 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 300
@Candyg14
@Candyg14 3 ай бұрын
She has an innocent calming voice may Allah make it easy for her and give her good health.always check your health before marriage.
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@user-rd1tk5md5x
@user-rd1tk5md5x 3 ай бұрын
Ku saliya xabiibkena Mohammed Scw ❤😢😢
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤❤
@user-xs4xu8sl7v
@user-xs4xu8sl7v 3 ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalama ❤️❤️❤️❤️
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
( SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)💖💖💖🎊🎊🌹♥️💖💖🌺🌹🌹💖💕
@MsKeyf
@MsKeyf 3 ай бұрын
Scw❤❤❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
Dumarka Somalië iska baaran rag qurbah ka yimid iyo qabiil 😊😢
@ShaaKir-
@ShaaKir- 3 ай бұрын
An kusalino xabibkena Muhammad scw ❤😢
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@nafcaahmd7411
@nafcaahmd7411 3 ай бұрын
Scw scw scw scw
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial 3 ай бұрын
Scw scw scw
@user-pu8yy3vf6w
@user-pu8yy3vf6w 3 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@haldhaaabdi2158
@haldhaaabdi2158 3 ай бұрын
Gabadhan red flag 🚩 badan bey ninkan ku aragtay lkn wey fahmi weyday. Qofwalbo rabo in uu arin sameeyo siiba guurka salaad istaqaaro hatukado,😢 xanuunkan somalia aad buu ubuuxaa weyna iskuqariyaan Illahow umadeena badbaadi😢
@hashimsabul2880
@hashimsabul2880 3 ай бұрын
There was so many red flags before she consummated her marriage, he was already married and when he changed into night gown his body looked wasted, I thought if someone took ARVs the virus becomes undetectable? Therefore can infect others 😮
@katradaud2797
@katradaud2797 3 ай бұрын
T😊
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 ай бұрын
Amiin ya rabil calamin
@AbdikariimHaabte
@AbdikariimHaabte Ай бұрын
Masha Allah wa tala muhiim ah Allh hanawafajiyo ماندم من استخار
@maryanali4555
@maryanali4555 29 күн бұрын
When you’re desperate to marry you over look the red flags..
@amalali6668
@amalali6668 3 ай бұрын
Aduun ninki aan dhiman wax walba waa maqla.ama arka Alle haku caafiyo dadka in aay is aminaan wxa ka horeysay in lays baadho wana qiso xanunkeda & waya arag nimadeeda wadata allow na amaanso😢😢
@fadumoali4700
@fadumoali4700 3 ай бұрын
Allaha caafiyo wlshyn balse waa wacyigalin ku socda dadka is guursan doono iney is baaraan ka hor guurka
@mataankajacaylka
@mataankajacaylka 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@rosemarie6347
@rosemarie6347 3 ай бұрын
Nimanka somaalida qaarkood ayagoo reer leh bay qaraabtaan kuwana naaga dhawr ah bay isla qabaan oo wada qaadsiin karaa see la iskaga ilaalinayaa marka?!
@GuledAar
@GuledAar 3 ай бұрын
​@@rosemarie6347Ragu naagta uu guursanaya wuu baadhi karaa, lkn naagaha qaarabanaya e aan la kala lahayn nooga sheeke.
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 3 ай бұрын
Arintaan waa wax ad u cabsi badan gabadhaan waa la dayacay
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 3 ай бұрын
😭😭🥺Alle ha ku caafiyo maamo qof qalbi wanaagsan OO dhowrsoon OO sharaf leh daacad ah bay ahayde, haduu cudur qabo miyuu naag cudur qabta guursado
@KaderShow
@KaderShow 3 ай бұрын
Waa beenaley soo daawo BRIT SOMALI TV. Ninkii wuu hadlay, shahaadadii caafimaadkana wuu la wadaagay.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 3 ай бұрын
Inay fcnthy adi sidee ku ogaatay qof walbo hadlo wuu fcnyhy miyaaa
@bassflix5982
@bassflix5982 3 ай бұрын
@@KaderShowalla qabriga suaashiisa Ma Ninkaas isku qabiilka tihiin miyaa kaa bedbaadinaayo? Warqad been ah ayuu meesha la imaaday Anagaa uk joogno muxuu noo tusi waye blood test? Nacalla tullah dadka beenta ka dhaafa nacalad ha idinku dhacdeen🤬
@asiaqurux
@asiaqurux 3 ай бұрын
​@@bassflix5982warqada uu keenay ayuba isku cadeye wayo inu qabo uu dawo qato oo dawada ushaqeyneyso aya ku qoran ee maqabo kuma qorna alle ha cafiyo wallahi qof miskin ah oo dacad ah ayey u egthy dadkan qabilka madax maray qabrigoda hau baqan
@ShukriIbraahim-qe3yt
@ShukriIbraahim-qe3yt 3 ай бұрын
Ninka warkiisa waa fake sababtoo ah jirkiisa 10 dhar uu kasoo buuxi ilaaheey calaamad haku ridee qiyaano badanaa ​@@KaderShow
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 ай бұрын
Abaheda 😢masul ka aha masuliyadina Sifican loma qadin lakin Ilahey ba ka weyn asaga dartis bey ku aroostey in shaa Allah Ilahey ma qadin doono
@user-sq9br1lu9r
@user-sq9br1lu9r 3 ай бұрын
The woman has a lot of patience for ridwan. Feels like he doesn't listen to her and questions every thing. She speaks very clear Somali, so the dialect should not be a problem.
@israfilcade1010
@israfilcade1010 2 ай бұрын
What are you saying 😮
@israfilcade1010
@israfilcade1010 2 ай бұрын
What are you saying 😮
@israfilcade1010
@israfilcade1010 2 ай бұрын
What are you saying 😮
@ramasridho5261
@ramasridho5261 2 ай бұрын
May Allah ease her pain😭 he ruined her life
@maryanali4555
@maryanali4555 29 күн бұрын
I thought I was the only person thinking this. He needs to listen more and then ask question 1 time or 2 but he asking every either sentence. 🤦🏽‍♀️
@hodanjama2924
@hodanjama2924 3 ай бұрын
War gabadha sharafta leh Hadhihin mama50 jir Ah. War sax cinwaanka oo so professional Ah uladhaqan gabadha
@AsmaAsiim-wu4nw
@AsmaAsiim-wu4nw 3 ай бұрын
mamo 50 jira maxad u tidhi miyaanay ka qurux badnayn inaad tidhaa gabadh walashen somaaliyed ah qoraalkaga ha ahaaado posative
@ciisekutiltil3182
@ciisekutiltil3182 3 ай бұрын
Mamo ceeb miyaah🙄🙄
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 3 ай бұрын
Ma aragtay why uu da’da ugu dara soo lagama wacnayn teeda kle mama maba ah oo ilmo ma dhalin maxaa khaldan
@ftshmh4761
@ftshmh4761 3 ай бұрын
Luqad yar oo raqiis ah buu ku soo qoray waa inuu bedelaa
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Waa sax wuu ku qaldan yahy ridwaan
@sumertime5410
@sumertime5410 3 ай бұрын
Nin soomaaliyeed da baa hor carartay naag walba waa maamo 15 jir ilaa 100 jir maamo waa dhaqan xun oo soomaali ku gaara
@Xaawokiin927
@Xaawokiin927 3 ай бұрын
Walhi dadka wx warysta o ay ku nafisaan ayey la yihiin lkn qof kasta qiso ayaa ku duugan ridwan adna wll waa mahadsantahy wax wngsan ayaad bulshada u haysaa waayo dad badan oo doonayay inay nafisaan qisadodana ka shekeyaan ayaad jaanis igo nafisaad siisay allah haku sharfo inantana rabi ha caafimaadsho😢
@aliyahmohammed9042
@aliyahmohammed9042 3 ай бұрын
Haa wlhi daadkena xanuno badan ayaa kuu dugaan qoof eey kunafisan beey laa yihin
@abdusalamabdullahiali6441
@abdusalamabdullahiali6441 3 ай бұрын
Xaawo adiga qiso miyaad heysaaaaa
@abdusalamabdullahiali6441
@abdusalamabdullahiali6441 3 ай бұрын
Xaawo adiga qiso miyaad heysaaaaa😢😊😅😮
@Xaawokiin927
@Xaawokiin927 3 ай бұрын
Walhi qof kastaba qiso waa haya ha waynaato ha yaraato
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 3 ай бұрын
أسأل اللّه العظيم ربّ العرش العظيم أن يشفيك شفاءً لايغادر سقماً ولا ألماً اللهم آمين آمين آمين .
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 3 ай бұрын
Subxaan allah 😢😢😢😢 walhi waa xanuun qisadanu lkn Ridwaanow wll qaybta kalena iska sooraaci ma sugikarneee
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 3 ай бұрын
Iska jira nimanka qurbaha😢😢😢😢
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 3 ай бұрын
😂😂😂😂 qurbaha ayan joga ee gabadha ma adiga isku rba Taas xalkeeda waan hayna waa isbarana kdibna aan isku yacno​@@user-fu3og7sf4p
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 ай бұрын
Intaan ka dhageystay wa qof wanagsan malaheyga inteey adunka jogto unbey janada motantahay waa qof qalbi wanagsan. Walalo adun iyo aqiro allaha ku gargaro wanku salamaya
@nusaybamohamed3685
@nusaybamohamed3685 3 ай бұрын
I can feel the pain in her voice😢. May Allah give you shifaa abayo and something better for your sabr
@Motionscz
@Motionscz 3 ай бұрын
What is shifa and amiin
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f 3 ай бұрын
😢😢 ax ax miskiin
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
@@Motionsczwhy are you here? if you don’t know Shifaa, and AAAMEEN??
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 ай бұрын
@@MotionsczShifaa means Healing or feeling satisfaction.
@Sayidkhaliifa
@Sayidkhaliifa 3 ай бұрын
Muhiimadeeda ugu wayn waxay ahayd inay topka cad xirato lkn waxay ilowday caafimaadkeedi iyo mustaqbalkeedii ayay illowday isaguna nin aad ukhayaano badan ayuu ahaa subaxanallah
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 3 ай бұрын
Nagtu wa qolama
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
​@@AbdiGuled-qd4vi waa maxay sababta ay qoladeedu ay muhiim kuugu tahay?
@manaomar212
@manaomar212 3 ай бұрын
Nin intaasoo isdaba meeraysi sameyay oo hadana go'aan laga qaadan waaye wallee qadarta illahay ayaa meesha ka socotay allahu akbar illahay ha ka dulqaado xanuunkaa gabadha
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 3 ай бұрын
Gbdha way guur daahday baa umalen way iska raacday qofka
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 3 ай бұрын
⁠@@fatimadagan8541xataa hadaad 50 gaartid qaarta ka sakow ma aha in aad iska guursatid ama aad iska raacdid qof waayo aakhiro laguuma cadaabayo maxaad u guursan wayday
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 3 ай бұрын
aad bay udag dagysa qoralna wajira
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 3 ай бұрын
waxa kuu qoran Sina ugama carari kartid
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 3 ай бұрын
@@hudaabdullah3447 wa run illahay wax kheyr leh waydiisanay
@fatumahusseinibrahin6422
@fatumahusseinibrahin6422 3 ай бұрын
Ridwaan wx ficned inad ciwanka badashid gabadh somaliyeed ama hooyo somaliyeed ama deeqa iyo qiisadeda just qoral wanagsan Ilhy haka dulqado xanunka wx kasta waqadar
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 3 ай бұрын
Dadka qisooyin kooda waxbadan baad ka baranaysa walhi maskaxda kuu koraysa imika gabadhan qisadeeda waxn ka bartay in qofku haduu is daba maraba waxka khaldan yihiin iyo in qofka caafimadkiisa iska baadho guurka ka hor iyo in aad qof sifiican utaqaan aad guursato
@abdirisakosman1017
@abdirisakosman1017 3 ай бұрын
Kan aa taqaanid xataaaa iska baar
@rumanmohamed837
@rumanmohamed837 2 ай бұрын
Haaheey was sababta Quraanka ilaahay qisooyinka dadkii hore inoogaga waramay hadad ilaahay marwlba xasusnato wuu ku xasuusanayaa wxbana kaama halaabayaan ilaahay cafimaad hasiiyo qalbigana ha u qaboojiyo
@MohamedAbdihaji-sr4hu
@MohamedAbdihaji-sr4hu 3 ай бұрын
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيها شفاءا لايغادر سقما
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Ridwaan issak waan ku taageera noo soo badi qisooyinka aya dadka soomaaliyeed ku dhacay oo runt ah anigan waan kuu soo socda waxaan soo bandhigi lah dhibato igu dhacday oo aan noloshayda soo maray wayna ii qornayda Alxamdulilaah waxaan uga sheekeynaya inay iska ilaaliyaan haweenka soomaaliyeed
@arliyop3199
@arliyop3199 3 ай бұрын
Lasoo dhakhso waa loo baahanyahaye
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 3 ай бұрын
Nosodaqso qisoyinka walajecelyahy
@Libilwstudio
@Libilwstudio 3 ай бұрын
Fadliga Jumcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed Scw Scwﷺ♥️❤❤
@user-hn1om1jl1b
@user-hn1om1jl1b 3 ай бұрын
Scw❤
@maahirmohamed2317
@maahirmohamed2317 3 ай бұрын
Saqajaan thy nio ciwaanka naga sax 😢gabar somaliyed dheh.xogaa xishmad u muuji.
@farduzamohameddaud1115
@farduzamohameddaud1115 3 ай бұрын
Sax
@HindaBiixiAadanHanadi
@HindaBiixiAadanHanadi 3 ай бұрын
inay qof wayn tahy waa la arkaa adi ma dhimanty mida kale qof maama leeg waa sharaf 😮
@nastedave9842
@nastedave9842 3 ай бұрын
Cajaaib oo maama miyaa ceeb ah iyo da'da intuba
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 3 ай бұрын
Ceeb maaha lkn waa laga wacnaa mama muxu ugu qorayaa waxna maysa dhalin caqliga salimkaa waxs ma aqbalayo
@imans3899
@imans3899 3 ай бұрын
@@HindaBiixiAadanHanadiqofka bini aadmiga ah siduu ku yirahdo iguana yeedh ayaa loogu yeedhaa, ereyga Maamo waa tittle qofkii limo dhalay I mutaysto
@inaomar35
@inaomar35 2 ай бұрын
Qisada anoon dhamaysan baan adkaysan waayay. Waa maalmo kheyr qabtee Rabiyoow caafimaad taam ah sii, waxba kuguma ahee, anagana masiibadan oo kale naga xijaab aamiin
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 3 ай бұрын
I'm truly sorry to hear about your situation. It's important to prioritize your health and well-being. Consider seeking legal advice to explore your options, including reporting the case to his country's embassy. Document any evidence you may have and connect with local support groups or organizations that specialize in HIV-related issues for guidance and assistance. Remember to take care of yourself both physically and emotionally during this challenging time.
@sahraali4242
@sahraali4242 3 ай бұрын
This man was evil preying on vulnerable people he needs to be held accoutibile.
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
@fadumadahir, You gave her a great advice, I hope she gots chance to read your comment. My heart goes out to her. May Alah bless and guide her during this difficult time.
@user-vd9fs3mz9p
@user-vd9fs3mz9p 3 ай бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيها شفاء لا يغادر سقما اللهم اشفيها شفاء عاجل وجميع مرضى المسلمين way aamintay allah swt ha ka dulqaado
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 3 ай бұрын
Illahow cafimad taam ah sii yarabi 😭
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 3 ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 ай бұрын
Aamiin yaarabi ❤
@luul9575
@luul9575 3 ай бұрын
Ku saliya nabigena mohamed scw scw❤❤❤
@emem3711
@emem3711 3 ай бұрын
Tatelka maxa ugu so qortay mama 50 jir ah so kuma dhihin geber somaliet idheh ridwanow targetka dhaf😢😊
@freuhassan8175
@freuhassan8175 3 ай бұрын
Adiga miyaa abayo
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@aishachannel7098
@aishachannel7098 3 ай бұрын
Waa doqon gabar ay Dorotay Mama u U qoray
@nuurtonuur8513
@nuurtonuur8513 3 ай бұрын
Ayadaa doqon ah waayo wadey so martay ayey dib ugu lawanee codkasey ledahy markasey geber idheh kulahaa uf 😏​@@aishachannel7098
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 3 ай бұрын
wu qaldan yahy waayo marki horayba diida mamada
@kiat987
@kiat987 3 ай бұрын
Subxaanalah ilaahow dadka qiyanada badn naga qawo adigana ilaahy haku cafiyo I'm so sorry 😞😞 , please ridwan quickly I can't wait pard 2 love you ridwan
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw
@sharuuyareofficialpage747
@sharuuyareofficialpage747 3 ай бұрын
Scw scw scw
@free-thinker1046
@free-thinker1046 3 ай бұрын
May Allah give you health and this is my advice to Somali people Please do Health check always before marriage because AIDS is very common in the Somali community this days both men and women.
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 3 ай бұрын
Waa ruux daacad ah wlhi o qalbi wanagsan ka muuqda abaayo Allah ku siiyo cafimaad badan.
@Nimcomaxued-co6qf
@Nimcomaxued-co6qf 3 ай бұрын
Kusali Nabi muxamad scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NajahAwil-le4uw
@NajahAwil-le4uw 3 ай бұрын
Scw
@abdinasir2053
@abdinasir2053 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ♥️ 😍
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)🎊♥️♥️♥️♥️♥️🙌🎊♥️🎊♥️♥️🌹♥️🎊♥️♥️♥️♥️💕💖🎊♥️♥️♥️♥️🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹♥️♥️♥️🌹🌹♥️♥️♥️🌹♥️♥️🌹♥️🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️
@XamdaMaxamed-zx8sh
@XamdaMaxamed-zx8sh 3 ай бұрын
Congratulations 🎊 👏 700 coming soon wllky qli
@user-cu4yw5ph6k
@user-cu4yw5ph6k 3 ай бұрын
Ilaahaay wll qlli haku caawiyo adiga iyo dhamaan dadka muslimiinta xanuunsanaya amiin wll qlli
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 3 ай бұрын
insha'Allah waa cudur cara ilhy eh adga mcsi kumugudicin waluguqariye ilhy ayaa garab kuah niyada taas usheeg ducadana badi salatu leylka soonka baryada ilhy hakadalin madluum bathy in ukabaxo aya kurajeyn biidnilahil kariim 🤲 abayoy
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 3 ай бұрын
War waa beented wallhy
@user-hk2uo5so9r
@user-hk2uo5so9r 3 ай бұрын
Miyaad taqaanaa maxaa gabadha saa udhihi
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 3 ай бұрын
@@user-hk2uo5so9r labdoda wan aqaana waa nahaabad
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
@fatimaali8971
@fatimaali8971 3 ай бұрын
@@sahy_aakhiromaxaad ku ogaatay inay been sheegayso ma aqoon baad u leedahay iyada?
@abdiboor2234
@abdiboor2234 3 ай бұрын
Gebedha waxba maqarin hadeba shegtay meshekuso kortay iyo Familie into kakobanyahy abaayo illah cafimad hakusiyo
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 3 ай бұрын
Wax la qariyo maaha
@hoodoabdi5574
@hoodoabdi5574 3 ай бұрын
Waa run qisadan waa markii labad een maqlo
@amiiraadan2819
@amiiraadan2819 3 ай бұрын
May Allah give you shifaa abayo .I can feel the pain 😢
@najmanura
@najmanura 3 ай бұрын
Ameen Ya Allah swt
@Motionscz
@Motionscz 3 ай бұрын
What is shifa and amiin
@ashafardosa7135
@ashafardosa7135 3 ай бұрын
55e
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(ALLAHUMA AAMEEN).🤲🤲
@happyomar6903
@happyomar6903 3 ай бұрын
Aaamiin yaa rabal caalamiin
@jimalenur4142
@jimalenur4142 3 ай бұрын
Quick recovery big sister and one advice to our Muslim brother and sister kindly before ur marriage attempt to go for medical checkup to avoid such Godly risky disease. Thank you u all.
@sahraali4242
@sahraali4242 3 ай бұрын
I agree
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 3 ай бұрын
That is good advice I'll consider to .
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Habar jeclo khiyaanada mayaqaanan warkoodu wa cadyahay. Waxay kayimadeen gobolka raga burco ❤
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 3 ай бұрын
Khiyano maydhihin ee way guur badanyihin beytiri
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 3 ай бұрын
Ridwaan shaqo fiicanbaad bulshada u hysaa ilaahy haku xifdiyo wll
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 3 ай бұрын
Allahuma amiin
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 3 ай бұрын
Waligay intaan qiso dhagaysanayey qasadii igu naxdin ta badnayd bay ahayd waxaan alle kaga baryaya inuu allah subxana watacala khyr kaga dhigo xanuunka 😢
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 3 ай бұрын
Walal mcn . Musibada kugu dhacday ajarkeda Allaha ku siiyo. Sabr adunka wa wax qof walbe ka tagayo. Ee janah Allaha ku siiyo
@MohamedAli-ke2kt
@MohamedAli-ke2kt 3 ай бұрын
Qof qof wuu bari karaa. Gabadhaan waa miskiin arab ayay ku soo kortay carabta guryaha loogu imaadaa ma ahan kuwo wax shukaansada.
@Hana-997
@Hana-997 3 ай бұрын
Walaalo horta Allaha dhibta hakaa dul qaado, marka xigana la xidhiidh Fathia Absie, yadaa nala wadaagtey qisadaada waan kula murugooneynaa, wixii talo iyo tusaale ka maqan. Cod u noqo dumar badan oo soomaaliyeed oo dhib badheedha loo geystey, dunidu sharciyo xabsi daa'im ah ayaa falkaaso kale lagu ciqaaba dadka u qariya xanuunka.
@nasro7666
@nasro7666 3 ай бұрын
Yab nin qaini uegyahay
@nafisladan2225
@nafisladan2225 3 ай бұрын
Allha ku caafiyo dambi dhaaf allha kaaga dhigo😢 sadaqada badi abayo😢😢
@raxmiinasalaad3765
@raxmiinasalaad3765 3 ай бұрын
aamiin yarabi 😢😢
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 ай бұрын
Allaha awooda leh caafimad ha siiyo aan bushi ku reeban .ee waxan dhihi lahaa gabdhaha somaliyed &wiilashana inta aadan is guursan is baara alle na xafido aamiin yaarabi
@user-bk4bc2mn4i
@user-bk4bc2mn4i 3 ай бұрын
Qofkiii isdabo marsiis wado woo iga dhintay qisadan icadeysay aydooo lis baarin yaan la gursan dhalin yaro mida kle ridwan ciwaanka iska sax ilahey ka cabso😢😮😊
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 3 ай бұрын
War waa beented wiilky sheegyso ana aqaana xanuuna ma qabo noloshisa 2mar buu guursady gabdhi hore 17 sano bay is qabeen oo wwxba iskumyna dhalin oo waalidka kala fury tii 2aadna Aydba dhacdy oo lacg badan uu laha kala goosty wayna sixirty muda quraan ka saryey naag kale uma dhawan wana wadad
@fartunahmed784
@fartunahmed784 3 ай бұрын
@@sahy_aakhiro muxu uguursan waayey haduu caafimaad qabo teeda kale gabdha dhacday ayadana halasoo qabto niman badan ayey xanuunka qaadsiineysa somalida waa badow xanuunka wey isku qariyaan
@Zusan15
@Zusan15 3 ай бұрын
@@sahy_aakhironaa ilahy ka baaq somli waxad ku nacysa waa qabiil isku difaac tuug kii dadka dila qabil dartiba lo difacaya naaya gbdhaan waa markii labden qisaded dhagaysto hana abukar ba horay uu warysatay hadlkeedu qaa isku miid muxu hadlkedu isku khilafi wayay labda mar 😢
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 3 ай бұрын
@@sahy_aakhiro waarid ma Kala furin hadalka iska hagaaji
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 3 ай бұрын
@@Zusan15 naa cid aan la qabiil ahy ninka iyo naagtba ee beenta la itusin labdooda wan aqaana in aysan cudur qabina waan ognahy ee wax hubso CAR waraaqdi baarirnka NINKA ha keento way haysaye naagta aslkeda aqana aydana iidhow hadan cid qabiil ku difaacyo
@Xigma_
@Xigma_ 3 ай бұрын
Allah yashfeekum sister
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i 3 ай бұрын
Horta marka hore gabadha allaha u saqiro balse ridwaanoow maxaad ciwaanka ugu soo qortey maamo 50jir ah sow kuma ay dhihin iigu wac gabar soomaaliyeed.?
@Cherrie173
@Cherrie173 3 ай бұрын
Wallaahi waa suaashaan ka fikirayey. Bal ixtiraam-darada intaa le’eeg fiiri. Qofku si cad baabay kuugu sheegtey waxay rabto inaad ugu yeedhee
@HindaBiixiAadanHanadi
@HindaBiixiAadanHanadi 3 ай бұрын
​@@Cherrie173Asiga wax aanay ahayn muu igu qoray sawtaa maamoyika leeg gabar na waa la yaqaan maamana ilaahay ayaa leekeesiiyey naagaha indhaha isaka tuuraaa la yaabay 😅
@zamiirahmed264
@zamiirahmed264 3 ай бұрын
Pls ridwaaan wll mcn ii sheeg meel aa kaala soo xiriiro aad baa u dhibanhy😢😢😢😢😢😢😢
@user-eb5qr3tr1r
@user-eb5qr3tr1r 3 ай бұрын
Abayo reer commentiland baa kulaxalineso noosheg dhibkaaga
@Nuurah951
@Nuurah951 3 ай бұрын
Nala wadaag anagana
@sagalabdullahi5397
@sagalabdullahi5397 3 ай бұрын
Dhibkaga Allah ushego rudwan waxba kuma qaban karee hadalku intu afkaga kujiru ka adagthy
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 3 ай бұрын
Ilhy hakaa qaado asi aa qaadiree ridwan adi ayu kulamidyahy waxbo kuuma awoodo ee rabi usheego umuurahaadda wallo
@zamiirahmed264
@zamiirahmed264 3 ай бұрын
Wiil baa ahy waxaa jooga puntland aad ba u dhibanhy Qiso xnun badan baa ihaysta pls Ila xiriirsiya😢😢😢😢
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870 3 ай бұрын
Ilahow wixi hayo cudurkas ka caafi anaga anoo keenin amin yaa allah 🤲
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 ай бұрын
Allaahuma Aamiin
@user-hs8hj2mh1q
@user-hs8hj2mh1q 3 ай бұрын
Amiin amiin 😢
@hafsaabdiqadiryusuf2646
@hafsaabdiqadiryusuf2646 3 ай бұрын
Congratulations 700k🎊 👏
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 3 ай бұрын
Alle haku dulqaado alle waa waaxid wuu awooda inuu xanuunkas ka dulqaado . Mrks wn kuso ducenaya inuu cafimdd taama ku siyo😢
@fatimaali8971
@fatimaali8971 3 ай бұрын
Wa qadar lakin markuu taleefanka ka qaban waayay ee uu naagta qaraabadiisaa la hadlayo ayaanba shakin lahaa 😢 Ilahay haku caafiyo isagana aduunka hakaga jaro haduu ula kac kuugu riday.
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 3 ай бұрын
Inalilahi War dhalinyaro ha la isbaaro inteedan isguursan Mamadana allaha udhibyareeyo
@jamillamohamed6145
@jamillamohamed6145 3 ай бұрын
Allah's plan is the best,abayo i wish you all the best.
@user-kz8pc3xt1r
@user-kz8pc3xt1r 3 ай бұрын
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء لا يغادر سقما ولا ألما اللهم آمين 😢
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Waryaa ridwaan cinwaanka sax dadka ku sharfay oo kasoo muuqday channelkaaga ha caayin
@ciisekutiltil3182
@ciisekutiltil3182 3 ай бұрын
Mama ceeb miyaah 🙄
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 3 ай бұрын
Allah haku cafiyo abaayo Allah ha ka dulqado isaga awoodee yaa Rabbi ❤
@amalali6668
@amalali6668 3 ай бұрын
Wllo ridwaan noso raaci qaaybta kale isla biri plz risaqada alle haku barakeye gabdho &wiilaalba ha lays ilaaliyo wlhi waa aduun akhira &cadab laysk ilaaway oo siyar laysku sumeynayo
@AbdikariimHaabte
@AbdikariimHaabte Ай бұрын
الله أكبر Gabadhas Allah madayacayo wayo erega ah diinta ayan kuguqatay mafududo qalbigeda Allah wow ujeda hana sabarto ridwan inta iga garsii walall . Mahadsanid
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 ай бұрын
ASC wll . Gabaadha qalbiga Allah ha u qaboojiyo😢 this is sad😢. Hablow iyo wilalba is baaadha intaad is laa aqaal gaalin please 😢🙏
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 3 ай бұрын
Dhalinyaro inta aad is guursan is baara
@farhiyaaburcoburco5237
@farhiyaaburcoburco5237 3 ай бұрын
Amal kayse ayaan qqishana kadhegaystay beri hore iyadoo uga waramaysa gabadhani alle haku caafiyo walaal
@moustafesamriye2594
@moustafesamriye2594 3 ай бұрын
Insha Allah mid wanag aan Allaha kusiyoo haboo
@abdicash8787
@abdicash8787 3 ай бұрын
Gabadhaa waan garanayaa, reer abudhabi. Neeras Bay ahayd mafraqa Bay ka shaqayn jirtay 94 jiraan baanahayn. Reer gob ah .oo dhaqan wanaagsan oo dadka soodhoweeya. ايام زمان ابوظبي. مستشفى مفرق
@raxmuuni12channl84
@raxmuuni12channl84 3 ай бұрын
Ma runbaa arintan markaa wll ma waxbaa isku tihiin
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 3 ай бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد .
@SleepyLavenderFields-tg3yu
@SleepyLavenderFields-tg3yu 3 ай бұрын
Jumaca mubarak
@nimcomahamuud
@nimcomahamuud 3 ай бұрын
Anigana gormad warysi iga qadi ridwanoow wn ku tageeraye😢❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Nimcomaxamuud anigaa kaahoreeya.
@asadcali4862
@asadcali4862 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅​@@ashaoali8020
@asadcali4862
@asadcali4862 3 ай бұрын
😂😂😂
@SaamiyaSucdibbe
@SaamiyaSucdibbe 3 ай бұрын
Abayo la xariir wax ku gubaya haddii ay jiraan
@fosiamohamed2652
@fosiamohamed2652 3 ай бұрын
Mama in aad dhahdo waxay ka door biday gabar in aad dhahdo marka title ka ku so qorto mamo 50 jir ah waa waa laga fiicna ridwaan wll ilaah gabadha ha cafiyo danbi dhaaf ha ugu yelo yaa rab
@ssmunna3140
@ssmunna3140 3 ай бұрын
Ayadaba dhahde 1984 Dubai secondary kadhiganaaye 50+ waye hadeba 60 galin
@nasrayarey9654
@nasrayarey9654 3 ай бұрын
Waxay tahy iyadu raali kama ah maamo in la dhaho naayaa​@@ssmunna3140
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 3 ай бұрын
Ridwan issaq thanks bro
@aishamohamed8831
@aishamohamed8831 3 ай бұрын
subxaanallaah ilaahow naga qabo nimanka qiyaanada badan maamo adne ilaahey caafimaad haku siiyo 😭😭🤲
@muna4224
@muna4224 3 ай бұрын
Ilahooow ku cafi mamo ducadaa dadkas dhan ilahow u aqbal ya rab
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 ай бұрын
It’s sad may Allah gives her shifaa Ameen yaa raab.
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 3 ай бұрын
Ridwan waan ku tager wllo ❤🎉
@Hyd724
@Hyd724 3 ай бұрын
Maasha Allah qadar baa kudhacday laakiin way dadaashay waana la itixaanay illaahay ha u fududeeyo
@ubahali3267
@ubahali3267 3 ай бұрын
Ilahay haku caafiyo wll waxkasta waa qadar ilahay
@hudurbakoolcomedychannel3820
@hudurbakoolcomedychannel3820 3 ай бұрын
Igula saliya nabigeena Mohamedu Rasuululaahi salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤Muraadkiina qeyr ah allaha idin sahlee❤❤❤
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 ай бұрын
Ilhy haku cafiyo mamo Danbi dhaf aalha kaka dhigob Insha alh akhirana jano❤
@hooyofitnes7281
@hooyofitnes7281 3 ай бұрын
Her story has so many red flags yet she proceeded with, may Allah heal you sister aamin.
@Unknownsolider909
@Unknownsolider909 3 ай бұрын
What if she is lying
@hoodoabdi5574
@hoodoabdi5574 3 ай бұрын
Gabadhan sheekadeeda horan u maqlay iyaga oo meel kale kaga hadlaysa ilahay haku caafiyo walaalo
@SihamAbdinur-mt1fl
@SihamAbdinur-mt1fl 3 ай бұрын
Xgy wll kava sheekesy
@amalosman4596
@amalosman4596 3 ай бұрын
Ridwaan qisadu waa xanuun lkn ciwaanka kamaanhelin wll😢
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 3 ай бұрын
Sow ma aragtid walaal , Waa Maxay maamo 50 jira ?!! Subxaanallah .
@amalosman4596
@amalosman4596 3 ай бұрын
@@qaaliahmed4984 haa qli dadka waa in la ixtiraama ilayn qlbi bey leedehee
@hawaibrahim2645
@hawaibrahim2645 3 ай бұрын
Inalilaahi waa inalihi rajuun walashey ilaahey haku cafiyo
@umumanaal4199
@umumanaal4199 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢ilaahyow kucaafi kaa kor qaad ridwaan dad bdn maskaxda qalpigu xanuunayah qisooyinka kudhcay meelay kunafisaan la yhin baa jaanis siisay thank you
@faadumoali117
@faadumoali117 3 ай бұрын
Dadka qurbaha ku korey waa daacad ilaahey ha ku caafiyo walaashey macaan
@hodanjama2924
@hodanjama2924 3 ай бұрын
Yaa Allah gabadha uhiili oo ka caafi cudurkan. Ninkan dulmiyayna calaamad kaifi degdeg Ah. Aamiin yaa rabi
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 3 ай бұрын
Allah haku caafiyo wllo
@GORGORKABOY-uh3wr
@GORGORKABOY-uh3wr 3 ай бұрын
Waxaa KaSoo Wareegty 16 Allah Haku Caafiyo wllo🎉
@user-xq2mg2jq1g
@user-xq2mg2jq1g 2 ай бұрын
😢qiso xanuun le weeye ilahay cafimad ha ku siiyo wllo idim ka alle
@farhiyomohamed9030
@farhiyomohamed9030 3 ай бұрын
Caafimaad taam ah oo deg deg ah Rabbi huku siiyo asagaa awood lahe❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@kheerta
@kheerta 3 ай бұрын
Iisaar waan kuu saarayaa insha allah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
​@@kheerta waa diyar wll mcne thank you ❤
@asiyamohamed4586
@asiyamohamed4586 3 ай бұрын
Ridwaan Walal Xooga waa laga fiicnaa ina dhahdo MAMO 50 jir waa Ceeb. Bedel please
@nasteexoxaanshi1145
@nasteexoxaanshi1145 3 ай бұрын
Haaa wlhi😢
@user-ud6yp8vq3p
@user-ud6yp8vq3p 2 ай бұрын
Ilahay ha ku caafsho walal danbi dhaafna ha kaga dhiigo aduunka waa imtixaan waan naxay ruunti markan maqlay codkaga markan dadka ka maqlayay gabdh baa 15 kadib nin furay hada ka hadashay inuu xanuun ku riday waanba kugu danbabay abaayo rabi caafimad tam ah hakuu soiyo
@CR71987
@CR71987 2 ай бұрын
Abaayo allahaa ku caafiyo gabar daganan ka muuqato ayaa tahay masha Allah
@user-gd2vn9np6h
@user-gd2vn9np6h 3 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan ilaahay haka dul qaado anka na hana nga badbaadiyo😢
@Bladetrueedits
@Bladetrueedits 3 ай бұрын
😊😊😊
@faizaabdirahman1725
@faizaabdirahman1725 3 ай бұрын
Xanuun waynaa , ilaaahay habo caafimaad taama haku siiyo 😢
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 3 ай бұрын
Sorry hooyo😢 Cafimad taama rabbi haku siiyo
@Lovesnaturechannel-bc9rz
@Lovesnaturechannel-bc9rz 3 ай бұрын
Maamo ilaahay hakaa xanuunka ilaanay caafimaad dagdaga haku siiyo
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 545 М.
[Vowel]물고기는 물에서 살아야 해🐟🤣Fish have to live in the water #funny
00:53
[柴犬ASMR]曼玉Manyu&小白Bai 毛发护理Spa asmr
01:00
是曼玉不是鳗鱼
Рет қаралды 45 МЛН
MAMADI 50 JIRKA HIV/AIDS KABAARAY SI UXAQIJIYO RUNTEDA
22:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 296 М.
QISADA 60 JIR IGURSADAY SHAQA SARIIR AMA FURIIN MIDNA KAWAYAY
12:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 236 М.
Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY
38:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 633 М.
AX WIIL IS JECLEN QUDBI SIRO IGU GURSADAY LAKIN CAFIMADKISA
17:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 282 М.
Хотел парализовать друга😅 #freekino
0:20
Чуть не напал на Харламова #шоузвезды
0:59
Короткий взгляд
Рет қаралды 4,5 МЛН
1❤️ #thankyou #shorts
0:23
こたせな (KOTATSU&SENA)
Рет қаралды 13 МЛН
So cute 🥺❤️ @andreyreactions
0:54
Andrey Grechka
Рет қаралды 21 МЛН
Бабочка из помидора 🦋 🍅
0:38
San Tan
Рет қаралды 2,2 МЛН
Сэр да сэр
0:10
Декаэдр
Рет қаралды 10 МЛН