XAQ UMALAHAN INEY ILMEEYAAN|| LAST TIME YOU CRIED? PART3

  Рет қаралды 259,190

Ibra kadarba

Ibra kadarba

Күн бұрын

Пікірлер: 303
@maryamocabduqadir6545
@maryamocabduqadir6545 Жыл бұрын
Murugadedi waxay ahed marki an waaye wiikeygi curad😭bishan okle 2021/10/6 isla bisha dhexdeeda ilaahay wuxu isiiye wilkeygi labaad🥰2021/10/18 alx cala kuli xaal
@امماهرا
@امماهرا Жыл бұрын
MASHAALLAH ilahay hakubarakeeyo
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Masha Allah
@wizzkingranba2995
@wizzkingranba2995 Жыл бұрын
Janada ilahey haka warabiyo Kan mid ku anfaco ilahey ha kaga dhigo😢
@de____jong4
@de____jong4 Жыл бұрын
Hadii aad ujeedid magaca Nabikeena Muhammad ﷺ Love saar ❤️🕋😭
@saabirinitahinaaweyz8351
@saabirinitahinaaweyz8351 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@maryamnuur6555
@maryamnuur6555 Жыл бұрын
sallahu caleyhi wasalam
@sarasiman6808
@sarasiman6808 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@jicowabdi
@jicowabdi Жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalam
@crisaaqmoha3777
@crisaaqmoha3777 Жыл бұрын
Scw Scw
@amalfarey4520
@amalfarey4520 Жыл бұрын
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle🤲🏻 wax kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎
@deeqoabdi1877
@deeqoabdi1877 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@hussainomar9093
@hussainomar9093 Жыл бұрын
Allaha unaxriisto dhammaan umada muslimiinta kuwa xanuunsana Allaha caafiyo
@janaat11
@janaat11 Жыл бұрын
Thankz my pro hadad Aqbashy cod sigygii malinki hore ku idhi so qabo teamkn wad keenty ❤❤
@miskisheikh4294
@miskisheikh4294 Жыл бұрын
Wlhi Ohinti ogudambesay waxay ahyd qaraaxi zobe 29 oct allah ugargaro musliminta😭🤲
@faadumocabdirisaaqfaadumoc2343
@faadumocabdirisaaqfaadumoc2343 Жыл бұрын
Iamk kusodar iyo asad iyo arimaheena ple😰🥰
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Xalaan ooyey qaraxii weliba markaan arkay baby yar ee hooyadii laga dilay😭😭
@azmaaapdirahman8414
@azmaaapdirahman8414 Жыл бұрын
Ala anba waan oyey wllhi
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
@@azmaaapdirahman8414 ilah ha u näxariisto intii dhimatay ilmahayarna ilaahay ha garaab galo 🤲amiin🤲
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Channel ka iisoobooqda walal
@muhaibrahim8446
@muhaibrahim8446 Жыл бұрын
Xiligii ugu danbaysay ee aan oyey waxay ahyd malintii uu abahay idhintay xataa markan hada soo xasusto waan ooyaaa wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭aboo illhy ha ku nqxariisto yaaa rabiii yaaaa rabiiiii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamdayousuphadr143
@hamdayousuphadr143 Жыл бұрын
Allh unaxristo So kle 😭😭😭😭
@bilkhayrmaxamed4051
@bilkhayrmaxamed4051 Жыл бұрын
Haa wllhi aabo illhey ha u naxariisto aabayasheena😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Жыл бұрын
Habeen walba ilmeya murug ii heysato awadeda Allaha ika dulqaado Murugta ii heyso🥹🥲🤲
@msshappy908
@msshappy908 Жыл бұрын
Aad io aad waad mahadsan tahay wll noo soo badi aniga xiliga aan la ilmayay🥺 1:hoyo hal mar la kulantay wiilkeeda ugu weyn io gabadheeda io ninkii qabay gabadheeda hal meel ku dhintay😭 qaraxii shalay Allow 🤲 qalbiga u qabooji 2: xiliga farxada markaan hoyo lagu kulamay aniga mido ku dhawaad 2 years ka maqnaa marka wllo soo badi insha Allah 200k comin soon guuleyso 🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Wlhi anigaba dhacdadaas wn la ooyey 😢
@XafsaAbdiwali
@XafsaAbdiwali Жыл бұрын
Ala ha unaxaristo dhamanteen inta dhimaty amiin
@hamdayousuphadr143
@hamdayousuphadr143 Жыл бұрын
Cumeer Bigfàn Wll qalbi naxris leh wlhi 😭😭
@aragsanabdiqaadir7591
@aragsanabdiqaadir7591 Жыл бұрын
Shalay ilaa maanta oynooya anah allow dalkeena nabad nogu dhig🤲😭
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Manta ilaa shalay ilma iga Socoto Markaa Arkab Dad Dhiwatesan Hilbahoda Darbiyad ku dhagan yihiin😭😥😥 Ilahay Ha U Naxriisto Inti Maanta Naga Baxday Dadka Dhawac Ah Alla U Boog dhayo
@Queenzaynab-d2g
@Queenzaynab-d2g Жыл бұрын
😭😭😢😢😢😭😭😭😢😢
@zeynabisxaaq4264
@zeynabisxaaq4264 Жыл бұрын
murug ilaa hada waa ilmeyneyaa😭😭🥺allow umadeena u naxriis🤲🤲🥺😭
@abumuscaab
@abumuscaab Жыл бұрын
Beenta dhaaf yarey😄
@IidoahmedAhmed
@IidoahmedAhmed Жыл бұрын
Qof run aanka arko waxa jira faadil😮 jacaylban la ooyay run waaye waad la oyaysa marku qalbigu ku xanuuno❤❤
@ilwaadnuura9182
@ilwaadnuura9182 Жыл бұрын
Shalay iyo maanta majiro qof damiir leh oo aanan ilmeynin allahayow dhibaatada naga dulqaad
@feysalxasan9260
@feysalxasan9260 Жыл бұрын
Masha allah cumeer waa wiil ad uqalbi jilicsan weliba zaid illahy ha idin xafido reer xamar uso duceya
@iqramohamedhassan2928
@iqramohamedhassan2928 Жыл бұрын
Aan uwada duceena dadkeena shali ku dhinty qaraxa kuweena dhawaca ah rabi cfmd allah siyo
@saabirinitahinaaweyz8351
@saabirinitahinaaweyz8351 Жыл бұрын
Waxy ahyd Malin igu xanunbadn mlinkan wayy hooyo mcn 😭😭😭😭alle haunaxristo inta dhimty inta nolna alle hainaxfido allw dhibka Inga dulqad
@azmaaapdirahman8414
@azmaaapdirahman8414 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@ruuzacadey9393
@ruuzacadey9393 Жыл бұрын
ani xita dhimashada adeerky igu dambeysay inan ooyo😭😭😭😭😭
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@امماهرا
@امماهرا Жыл бұрын
Ilahay murugo kugumasoceliyo
@khadracabdisamad4884
@khadracabdisamad4884 Жыл бұрын
xaq umalaha maaha binj adamkuna xaqbay uleyihiin iny ilmeeyan sababtoo ah noloshu inay ahato mid aad marwalba faraxsanthy micno mayelanyso noloshu waxy micno kuledahy in marna la murugoodo marna la farxo markasay noloshu micno kedahay 💔
@cabduhaabsheekhxasan6481
@cabduhaabsheekhxasan6481 Жыл бұрын
Wlky ibro farxada ku rajayna guul i.a❤️
@queneyman3106
@queneyman3106 Жыл бұрын
King cayda 🥰🥰🥰 omg ❣️ ❤️ 🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Subscribe isoodhhe walal
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
walashay subscribe iisaar ilaahay janad bilaa xisaab hageyo aamiin
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers ibro kadarba and cumir and king ceyda fadil dumdum go forwards another's levels best challenges prt 4 insha allah 💪💪💘⚽️
@abdiaziizmuhammed6678
@abdiaziizmuhammed6678 Жыл бұрын
Abeera iyo Arimaheena iyo aimk sogo pro next time ⏲️
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@xubimedia1060
@xubimedia1060 Жыл бұрын
dhibatada allow soomali hadanahay naga bixi🤲🤲🤲🤲
@shugrixasan7650
@shugrixasan7650 Жыл бұрын
Ibrahim runtii waxaa tahy qof qalbi wngsn ilaah haku daayo wll
@mohamedadanabdirahman5172
@mohamedadanabdirahman5172 Жыл бұрын
MARWALBO oo dhib dhaco ama aan arko qof silicsan waan ilmeeya shaley ilaa maanta ilmeynayaa ax ax allaw umadeena ugargaar 😭😭😭😭🥺🤲🤲🤲
@najmarashid535
@najmarashid535 Жыл бұрын
Keep going my brother ibra👍
@ceyniabbas3551
@ceyniabbas3551 Жыл бұрын
Wjrvtvybi
@daadircaamirdaadircaamir2251
@daadircaamirdaadircaamir2251 Жыл бұрын
Aniga hdan fikirkyga dhiibto murugta ugu danbeysey an maqlo wxy ahyd wlalehena muqdisho dhibta joogtda ahy kusugan yhin😭😭😭😭😭
@zainabmohamed7083
@zainabmohamed7083 Жыл бұрын
😢maanta baaan ilmeeeyay 💔 I don’t know why but almost everyday i cry
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Жыл бұрын
😟😟
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын
Keep going my brother king 🤴 🙏 💙 ❤
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 Жыл бұрын
Intee dhimatay Allaha haunaxariisto 😭
@aishaabdiweli9885
@aishaabdiweli9885 Жыл бұрын
asad soo qabo 🙏 keep going aa kuleyahay Ibra
@hibomohamedahmad3219
@hibomohamedahmad3219 Жыл бұрын
Ila hdana oynya mrksta arkaya qrxii shly dhbtada bdnaa melksta iga hor imnya 😭😭🤲
@sumayoahmed8559
@sumayoahmed8559 Жыл бұрын
Waxa igu murug bdneyd aniga 2021bisha 12aad oo 20 tan mareyso ayeeyadey mcn dhimitay allaah unaxriito 🤲🤲😔😭😭muraugta klena waa maalinta awoowgey mcn dhintey 😭🤲🤲🤲
@lajankaxafada4765
@lajankaxafada4765 Жыл бұрын
ilaa hada oynooyo qaraxii shaly saladkasta wanku duceysta in ki ugu danpeyy alle kadhigo🤲🥺
@امماهرا
@امماهرا Жыл бұрын
Amiiin ya rabb
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Bisha 2aad 2021 anigba ma ilowi kro wxaa wyey wllky mcn qabriga alle hku wziciyo adiga io dhamn intii muslim ah oo dhimty😢🤲
@teminjoy961
@teminjoy961 Жыл бұрын
Walalka weyn wan ku salamey ibra kadarba wan kuwata guul ayan ku Rajena
@kauthermahamudjimale4806
@kauthermahamudjimale4806 Жыл бұрын
Ani cawaan ooyey sababtana qaraxii kadhacay shalay muqdisho gaar. ahaan soobe dadkii ku dhinty io cunugtii yar 😭😭
@haniihanaa1489
@haniihanaa1489 Жыл бұрын
Farxad alah kuu saaidiyo aboowe
@maxamedxasan5618
@maxamedxasan5618 Жыл бұрын
Dhalinyaro waxaad jogtan malasia ma ogtihin in muqdisho qarax lagu baaba ay uu ka dhacay pls intii dhimatay allah unaxaristo intii dhaawac allah ha u booga dhayo marka ducadina waa inoo muhiim
@tushleeyy
@tushleeyy Жыл бұрын
Mar dhow Insha Allah caan ayaan noqon rapaa subscribe ha ila agmarin 😭😂😚
@ayandagan8355
@ayandagan8355 Жыл бұрын
Murugteyda waa markaa maqlo Somalia qarax kadacay tat maskima naftidha kuwayen😰😭😥😢
@irshaadmohamedshcabdiyutub6108
@irshaadmohamedshcabdiyutub6108 Жыл бұрын
𝙖𝙖𝙢𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙖𝙢𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙖𝙢𝙞𝙞𝙣🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@asadabdihassan2567
@asadabdihassan2567 Жыл бұрын
ALLOOW DALKEENA NABAD NOOGA DHIG😪😪😪
@Saafixajiabdi
@Saafixajiabdi Жыл бұрын
Amiin 🤲
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Aamin ducada ugu danbeesa aan ka helay
@muniishasharaf8855
@muniishasharaf8855 Жыл бұрын
Manta ayan ilmeyay marko qarax dhacay muqdisho murugo an iga dhaman ayana la oya ilhy dhibka haanaga saro rer muqdisho
@riyaancdy6444
@riyaancdy6444 Жыл бұрын
Keep going my brothers
@nuraa2740
@nuraa2740 Жыл бұрын
Keep going my brothrs😍🤩😘😘
@bsh4895
@bsh4895 Жыл бұрын
HADADan aa Ilmeenoya wlahy hooYadeeY mcn🥺🩸Uxiisy iyo shalay wixii kadhaCy xamar
@aymanabdalle1658
@aymanabdalle1658 Жыл бұрын
Wilashayda alle ha idin Sharfo
@yusranuuriye7735
@yusranuuriye7735 Жыл бұрын
Cuqubo haa somali haysato wlhi 🥺😭
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@yusranuuriye7735
@yusranuuriye7735 Жыл бұрын
@@amalamuli376 mcneii maxumo lkin halkee kahelaa qali
@sundussundusducaale8004
@sundussundusducaale8004 Жыл бұрын
Keep going my brother ibra kadarba❤️next arimahan Najmita iyo lmk🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Ani hda ayaaba faraxsanahay sababtana ma aqaan 😅😅😅😅😅
@mohamudfanax3915
@mohamudfanax3915 Жыл бұрын
Keep going my brother next video asad ,alpha ayaaniita arimahena io imk
@suhuurabdillahi5070
@suhuurabdillahi5070 Жыл бұрын
Maanta oo igu danbesay ayaa ilmenayay waxana uu ilmeyay qaraxi dhacay iyo ilmihi hoyaded laga dilay iyo abihi quustay
@mohamedabdullahi3445
@mohamedabdullahi3445 Жыл бұрын
Xiliga farxadeeda waa xiliga aadhashanaaye😂😂😂😂😂
@josephsadak4723
@josephsadak4723 Жыл бұрын
inaa ooyo mnta bey igu dambeysy oo qaraxa walalaheen ku dhamadeen baa u sabab ah🥲🥲
@umunashaad3219
@umunashaad3219 Жыл бұрын
Maanta igu danbeysa sbbta qaraxa ka dhacay zoobe 😥🥺😭🥲😢
@safiyamohamed8174
@safiyamohamed8174 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto 😭😭😭😭😭 Allaha Amiin Amin Amiin Amin Amiin 🤲🤲 sorry sorry sorry Amiin Amin Amiin Amin Amiin Amin Amiin
@caashocashuur2395
@caashocashuur2395 Жыл бұрын
Sorry cumeer wad qalbi jilcsanthy runtii
@cabdifataxcalikarigeyshan7638
@cabdifataxcalikarigeyshan7638 Жыл бұрын
Keep going my bro
@hanadomar2416
@hanadomar2416 Жыл бұрын
Wankuwata walalkry ibra kadrba pin ikukabo wankubarya fast koment aniwaye walahi🥰🥰🥰
@axmedmuxumed1884
@axmedmuxumed1884 Жыл бұрын
Sxb ibraa waxad prank ad kusameysa king ceyda plz wan kubarya sxb wayo said Ayan kutagera sxb ee codsigeyda ii taxgili🙏🙏🙏🙏
@maariya1851
@maariya1851 Жыл бұрын
wxaa igu dnbeesay isbuci hore aan qalbiga ka ooyay🥺🥺🥺
@azizkeyofficial5909
@azizkeyofficial5909 Жыл бұрын
Soqabo Asad hagio, armahena iyo King Alpha
@maryamocalishiiq9853
@maryamocalishiiq9853 Жыл бұрын
Hooyo mcn malanooli😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faraxsanchanal4146
@faraxsanchanal4146 Жыл бұрын
Maanta qaraxii zoobe😢 indha xumada xamr taalo😭
@nasrosaciidcumar
@nasrosaciidcumar Жыл бұрын
Aboowe adi iyo yusuf nuunaani waa isku cod agtihiin m.a
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
aniga manta ugu danbaysay aan oo aan ooyay waxan arkay qaraxi ka dhacay muqdisho hadana waxan arkay dad falastiin oday wayn la tuurayo labadaba waan ka ooyaay wlahay ilahay ha badabdiyo musliminta meel walaba joogan
@naimaabdulkadir2581
@naimaabdulkadir2581 Жыл бұрын
Wcs wlalkey ilahey hako nafo farxad ku nolada adiga iyo walalhey kale m.a
@azmaaapdirahman8414
@azmaaapdirahman8414 Жыл бұрын
Soo badi bowe waa barnaamij aad umacaan ma
@xasancusmaancali1996
@xasancusmaancali1996 Жыл бұрын
Keep going my pro ibra🥰
@samiyajama4707
@samiyajama4707 Жыл бұрын
15/7 2021 I can’t forget wlhy😢😢
@axmedzaki7172
@axmedzaki7172 Жыл бұрын
Lpx sidaan iska daa 🥺 murugadoda haso xasuusin
@muscabmuscab3758
@muscabmuscab3758 Жыл бұрын
Pro mhdsnd cawada kasoo muuqo janaalka asad higo jaalanjiga socdo lagaamahaayo janaalka asad higo
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Plz somaliyed isoo booqda 👈 ruqiyo Office 👈🙏❤️👍
@ilkacasepoi2933
@ilkacasepoi2933 Жыл бұрын
legendry is back
@king...3695
@king...3695 Жыл бұрын
Keep going wll
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Ibra oohinta ka saar dhimashada qof kasto wuu oynaa. Ariri ka bahsan geerida waa in ey sheegaan weliba personal ah. Ceyda waa kuu gooyay.
@hananhassan4115
@hananhassan4115 Жыл бұрын
Keep going wllky ibra🥰
@amuunbeautyandhenna2159
@amuunbeautyandhenna2159 Жыл бұрын
farxadaha iyo murugada si runa ugama ay jawabin
@mohaalpa7725
@mohaalpa7725 Жыл бұрын
Part 4
@qaaliali1081
@qaaliali1081 Жыл бұрын
Faadil qof daacad yahay indhihisa la gara 😢
@sumayamohamed3274
@sumayamohamed3274 Жыл бұрын
200k come soon I.a ibra please Ina kula hadlan raba🥺😰🔥
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️
@Aahilaahil1234-x8p
@Aahilaahil1234-x8p 8 ай бұрын
Waxaan oye marka wye habaryarte mcn 2021si sa I'd u oyee😭😭😭😭
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Markasta oon arko qof muslima oo duruufaysan ama lunsan aad baan u ilmeeyaa markasta oon arko macnoyaraanta aduunka waan ilmeeya Ilaahay markaan xasuusto awoodisaba waan ilmeeya🥺
@zeidkeytoon
@zeidkeytoon Жыл бұрын
Cumeer youtube kiisii lamama garanayo meeshii boqol qof ayaa youtube cumeer big fun kuqarn yhy dadkaas meesha hlaga saaro
@Najiibbakar
@Najiibbakar 6 ай бұрын
Aamiin ya rabbi ❤❤❤
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Жыл бұрын
Ficaana dadka dhahaya sanad igu danbeysey aniga ilinta wa iga socoto marar qaar magaranayo sabab ooyayo😭 alxaa
@munomaxamed7298
@munomaxamed7298 Жыл бұрын
Keep going wll qali
@kutidula
@kutidula Жыл бұрын
Ibra well done. You guys have my respect and my support all the way from North America. Never stop for haters, haters always going to hate. Keep winning boys#team27.
@marshaaleyarevip4510
@marshaaleyarevip4510 Жыл бұрын
Keep going bro 🇸🇴
@qadrushainamaxamed
@qadrushainamaxamed Жыл бұрын
Wn idinjeclahay Tim asad xajiyo🌹♥️💋
@bootaanabdi7613
@bootaanabdi7613 Жыл бұрын
Next video Asad hagio iyo arimaheena soo qabo
@RAHboss33
@RAHboss33 Жыл бұрын
the legend ibra kadarba
@khaalidabdulahi9091
@khaalidabdulahi9091 Жыл бұрын
Noo soo badi waxaad ku soo xejisaa abeera imk iyo asad
XAQ UMALAHAN INEY ILMEEYAAN|| LAST TIME YOU CRIED? PART4
12:04
Ibra kadarba
Рет қаралды 67 М.
PRANK|| IAMK GACAN QAAD INTA MAXAA KU KEENAY PART2
17:08
Ibra kadarba
Рет қаралды 107 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН
چرا اینقد عجیبن اینا 😐
28:32
rezious
Рет қаралды 15 М.
متابع سب أمي و سافرت له 🛑⚠
19:49
AboFlah
Рет қаралды 8 МЛН
UGU DAN BEEN  HOOYO WEY IMADAY ALX
5:21
Faadil dumdum
Рет қаралды 241 М.
ISKU SHIID WAXA KUSO BOXO KADIBNA CAB//ASAD & IAMK..?hhhhh
13:40
King Ceyda
Рет қаралды 237 М.
SHEKHA OO ISKUKEN MEHRIYE ANIGA IYO FILSAN BBE❤️😳…….
14:58
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН