No video

Xariir Ahmed Ft Roodo Kayf | KUGU QORAY KASHAYDA | New Somali Music | Official Video

  Рет қаралды 5,821,763

XARIIR AHMED

XARIIR AHMED

Күн бұрын

QACDI AAN KU ARKAAY QAALI
MEELI I QABOWDAA QAALI
KUGU QORAY KASHAYDA QAALI
-------------------------------------------
EREYADA & LAXANKA: CABDISHKUUR BADMADOW
MUSIC : HENOK ATLABACHEW
DIRECTED BY : DEEQSI MAN ...
PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
CODADKA: XARIIR AHMED IYO ROODO KAYF
==============================
Subscribe for more HOT Music videos (IT'S FREE) bit.ly/3nF7ElA
It would be wonderful if you could also follow me on
Facebook page: / xariir.ahmed.abdulahi
Profile page: / xariir.ahmed.146

Пікірлер: 964
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE Жыл бұрын
Kugu qoray kashayda Qaali.. Innaba caadi ma’aha, Roodo kayf mar hadday Qaarka gelisay Hobolka Gayiga Fankeeda Waa taabba Qaaday.. Hambalyo.. Best Song 2023...
@cabdiqaniaadan1576
@cabdiqaniaadan1576 Жыл бұрын
Way kala kacaysaa marhaday hoobalkii gayiga xariir axmed abdulahi lasoo heestay roodo kayf codna waakujiraa gabadha
@jamaalmahamoud7597
@jamaalmahamoud7597 Жыл бұрын
Manta sifcn baay fankedu uu dhmstirym Roodkafy
@subscribe_nasodhe
@subscribe_nasodhe Жыл бұрын
Dhiiga 🌡🩸🩸
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
War nio abdiyow qaar galinta aad sheegayso armii layskaga daba yimaadaa hhh war dumashiyasheen haynagu dirin salan sare najax io xayaad
@mahamedxadaari8745
@mahamedxadaari8745 Жыл бұрын
War nio milyan dhaan waaye tani
@cadceedmediapro6142
@cadceedmediapro6142 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤ 💖 💓 💕 ♥
@munocaliaxmed707
@munocaliaxmed707 Жыл бұрын
Mash allaah
@fatugachanal9403
@fatugachanal9403 Жыл бұрын
Adi xagan mxa ku keeny
@khalit_mohamod_mahamed986
@khalit_mohamod_mahamed986 Жыл бұрын
Adigaaba heesaha soogasheee11😅😅😅😛
@iqramohamed719
@iqramohamed719 Жыл бұрын
Manshaalah 👍
@sharaf1437
@sharaf1437 Жыл бұрын
Sax✅
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💜☝💞🧡
@ahmedibraahimali8090
@ahmedibraahimali8090 Жыл бұрын
Salalaahu Calayhi Wasalam
@saidaabdullahi6724
@saidaabdullahi6724 Жыл бұрын
❤scw scw sc❤
@umalkhayrmaxamed6689
@umalkhayrmaxamed6689 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@mahdiibraahim4560
@mahdiibraahim4560 Жыл бұрын
Xaaski #Jack 🤗
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Wll like saar ha Oran kusali dheh scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 Жыл бұрын
Hadaa ujeedo magac xaBiibkeena Muxamed ♥️ scw kusuli wll
@umalkhayrmaxamed6689
@umalkhayrmaxamed6689 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@nacimocabdirashid4961
@nacimocabdirashid4961 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🥰
@said1498ify
@said1498ify Жыл бұрын
Nabiga Ku salinay Sxb Scw Laakiin walal intaad khayr shayqso.leedahay danbiyaanuu kaa raacin meeshan hees baa lagu hayaaye.
@nasraabdiali2908
@nasraabdiali2908 Жыл бұрын
Scw
@jimcalehusein1893
@jimcalehusein1893 Жыл бұрын
Ilyasadbilahisharmarke3wkagocusub
@DAACADLYRICS78
@DAACADLYRICS78 Жыл бұрын
Hees kasto mcn waxa ka mcn quraan alle ❤️
@mohmed-Almis
@mohmed-Almis Жыл бұрын
Aduunkan qof ka fiican muu so marin nabi mohamed (scw)
@mohamedceelcade860
@mohamedceelcade860 Жыл бұрын
Scw scw
@canabmaxamed7645
@canabmaxamed7645 Жыл бұрын
Scw scw
@ismaciildheere3887
@ismaciildheere3887 Жыл бұрын
Scw
@thepredators254
@thepredators254 Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh Subscriber isoo dheh RESPECT💙🙏🙌❤❤❤
@mimi-lk5nl
@mimi-lk5nl Жыл бұрын
👌👍
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 Жыл бұрын
Ku sarey
@hilaachilaac
@hilaachilaac Жыл бұрын
Aamin wll insha Allah dhaman umada islamka ah oodhan aamin ya allah
@saydaxmed
@saydaxmed Жыл бұрын
60000000000pppp0
@saydaxmed
@saydaxmed Жыл бұрын
​@@mimi-lk5nl77j0n0😊😊
@salmaanjr1005
@salmaanjr1005 Жыл бұрын
Heestan waxa i bartay noloshayda ubax habeen aan suuqa kasoo qaaday ayay ii geysay ilaa hadana mar kasta aan dhegeyato yaduun ban kuso xasuusta alle calaf haysugu kaayo daro aad ban u jecelahay runtii ubax❤
@baarbejaamacdahir5986
@baarbejaamacdahir5986 Жыл бұрын
AAMIN PRO ❤
@hodangeenyo8558
@hodangeenyo8558 Жыл бұрын
Heesaha waxaa macaan quraanka yaa igu raacsan
@zaki_abro
@zaki_abro Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 xariif baa tahay waa ku fahmsanay legendow 😂
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Maxa halkaan kukenay he kk
@faadumoxaaji6259
@faadumoxaaji6259 Жыл бұрын
Yes please 🙏
@faadumoxaaji6259
@faadumoxaaji6259 Жыл бұрын
Yes that e
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Жыл бұрын
Roodo fanka ayaa u jabay, codkeeda ayaana u sabab ah. Bal qiyaas inaad heestaada ugu horreysa la qaado Xariir Axmed.
@amiincox6206
@amiincox6206 Жыл бұрын
Roodo kayf intaan fan dhagaysanayay ma maqal codkeeda oo kale alle ha dhawree, waxaad dareemaysa qof dumari heesayso 100% voices 100 music 95% muuqaalka Keep going 🔜 hobolada maanta 🙏❤
@abdifatahhassan2163
@abdifatahhassan2163 Жыл бұрын
Caadi maaha sxb
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
The best codkeda❤
@Naymar__JR_10
@Naymar__JR_10 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena Th bost person ever the most knowledge shine created prophet Mohamed (صلي الله عليه وسلم) ❤️☝️
@hariirDubbe
@hariirDubbe 7 ай бұрын
Wlla magca sharafta badan ee nebi muxamed scw ha keenim meelaha hesaaha lagu qaadayo xishood nebiga muxamed meelaha wnzgan ku xus
@hamzeindho3274
@hamzeindho3274 Жыл бұрын
Kugu Qoray Kashayde Qaali,, Fanankii Qarniga Xariir Axmed Iyo fananadii cusubayd Rooda Kayf oo la soo heestay Fanaankii Umada Somaliyeed Muuqaalka💯% Style 💯% Codka 💯% Erayda 💯% Ciyaarta 💯% Ana liketa ha iga ilaawina 👏👏✅✅
@salimabdullahi8924
@salimabdullahi8924 Жыл бұрын
Isa siin qadarin badan qaali Qawlkiyo is maqal wacan qaali Qosolkiyo is fahankii qaali Way is qaabileen garo qaali.. Qacdii aan ku arkaa qaali Meeli ii qabowdaa qaali Kugu qoray kashaydee qaali Qalbigaa badhtankiisa qaali What a love song 💕🥺😍
@iswaaraahmed7324
@iswaaraahmed7324 Жыл бұрын
😢
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ﷺ 🤍```📿🕋✨
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Жыл бұрын
Ninkan nabiga scw like ku raadinayaa heesuhuu aad u dhagaystaa like ha u saarina nabiga scw afka kaga saliya
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 Жыл бұрын
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 Жыл бұрын
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri Жыл бұрын
Xawayaan dambi uun ayaad ku korarsanaaa inaad nabiga scm hees ku soo qorqorto si aad like ugu hesho.
@khadaryousuf693
@khadaryousuf693 Жыл бұрын
Doqon ayaa tahay maangaab ah xaqiiqatan , waa damiir xumo saliga nebiga inaad like ku raadiso oo Goob aan loogu talagelin Soo dhigto , Nebigu sharaf iyo meeqaam ayuu leeyahay waxaad ku dhacday denbi aad uweyn ,, alle ulaabo sxb
@Lil_shaafi1
@Lil_shaafi1 Жыл бұрын
WAX WALBA WAXA KA MACAAN QURAANKA ❤️
@rooble1397
@rooble1397 Жыл бұрын
Waxaa ka dhiman intaan oo kaliyah Qureeshtii haweenkaa tahay qaali Quruxdii dunidaa tahay qaali Waad qorqorantahay qaali Ana waa iqaaday qaali Qiyaas la,aan qaali Waakugu qanacsanahay qaali Tii qasanadaha qalbigeyga qaataday baatahay qaali mcn qaali........
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
jahh intan aanba wax lodhigaba jirin ayy 😍👑
@sahrasaciid6710
@sahrasaciid6710 Жыл бұрын
ILOVE
@najiibaalka8080
@najiibaalka8080 Жыл бұрын
Waaw fandango maad iskanogotid sxpow
@lechimiste3547
@lechimiste3547 Жыл бұрын
Quruxdaa iyo jamaalka Qaali ......💖💖 Big love the legend Xarir Ahmed and Rooda from Djabuti 💥💥❤❤
@amranaadan9621
@amranaadan9621 Жыл бұрын
✨💪jah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
mohamad ee ma aha mu kadaa
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 Жыл бұрын
Quruxdiyo jamalkani qaali qayrka mawada lehe qaali qon yar socod edebte qaali ada qaaday calnkee qaali🥰❤
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
Dadkani liked ku raadinaya quranki allah swt waa idinka yaabay😂
@mdmatches658
@mdmatches658 Жыл бұрын
Yaabka ma aragta
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
@@mdmatches658 aad iyo aad
@rahimamohamed1603
@rahimamohamed1603 Жыл бұрын
Meesha waabad aragtaa in hees baxay see maxd quraanka ilaahay u la imaan
@shukrii9137
@shukrii9137 Жыл бұрын
Ine hesta dhagestaan aye ku leyihiin hes waxa ka ficn quran oo maxa mesha keenay
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 Жыл бұрын
Wax kastoo macaan quraankaa ka macaan Allah jannoojinkiisa ha inna ku casuumo
@WaayoArag.
@WaayoArag. Жыл бұрын
Rooda is outshining Xariir, because when ever sun raises, the moon is gone! That is what it is; big respect to both❤
@zunduzabdi8228
@zunduzabdi8228 Жыл бұрын
Reer sanaag is mujiyaaaa fanki iyo roodiba weey socdenoe gabadh gobol dhan kaso jeda rooda kef huru soco🔥👏👏
@Illyv4ever
@Illyv4ever Жыл бұрын
I love how she embraced her skin in the most natural way she’s drop dead gorgeous 💕
@K.A.H.A11
@K.A.H.A11 Жыл бұрын
Masha'Allah beautiful she is my habo
@robertepps2834
@robertepps2834 Жыл бұрын
Really? Lord have mercy!
@samraasiman-jd4im
@samraasiman-jd4im Жыл бұрын
​@@K.A.H.A11😊😊😊😊😊😊😊
@samraasiman-jd4im
@samraasiman-jd4im Жыл бұрын
​9999999
@amjilo7803
@amjilo7803 Жыл бұрын
@@K.A.H.A11whattt😭😭😭😭 omgg i lovee herrrr LIKE LOVEE HERRR
@SomGrl88
@SomGrl88 Жыл бұрын
Roodo Kayf is stunningly beautiful Masha'Allah. Codkedana is out of this world ❤
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Rooda keftayda 😍 Gobolkayga zanaag ayaa ii MaTashaa😘🥰💋❤👸🌍👀
@mumtaasabdi1354
@mumtaasabdi1354 Жыл бұрын
v.good
@adeshkadiye1603
@adeshkadiye1603 Жыл бұрын
Xariiir Wa Fananka Garab istaago Hobalada Cusub... Legend Xariir Axmed
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын
i support the felling melody in xariir axmed All the way from hargiesa somaliland❤🔥
@volodomirdanielhenry6614
@volodomirdanielhenry6614 Жыл бұрын
Hurra .somalian people Big love from moscow 🇷🇺🇷🇺
@mhamed_najib
@mhamed_najib Жыл бұрын
Allahyow Dhamanteen Khatumada Qeir Noga Khatimii Ya Rabbi 🤲😭
@sayidcali9665
@sayidcali9665 Жыл бұрын
Xariir Ahmed My Fav Singer 🤤🙌🏾🤍 Voice Amazing 🥶🙉 Inaba Caadi Maaha 🖐🏾
@xamsexaye
@xamsexaye Жыл бұрын
rooda kayf mustaqbal faneed oo quruxbadan bay leedahay hore usoco shoodhe.
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS Жыл бұрын
Rodo kaif has to be one of the most beautiful voices in somali music
@SafiyaMohamed-po3kf
@SafiyaMohamed-po3kf Жыл бұрын
Liam voice
@SafiyaMohamed-po3kf
@SafiyaMohamed-po3kf Жыл бұрын
Li am voice 😍 and
@saynabjama2919
@saynabjama2919 Жыл бұрын
Midkasta oo soo shaac baxaysa Hariir Ahmed ayaa gacan qabtaa legend❤🖐🏼
@imc9270
@imc9270 Жыл бұрын
Sheko xunay Naagtani naag la so shaac saro wayka wayn tahy carur an wxba ogn bad thy😾
@mahiimcabdicasiis4238
@mahiimcabdicasiis4238 Жыл бұрын
Wax adiga gacanta ku qabta mahaysa yadu mid isku filan weye😏😏
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
@@imc9270 hhhhhhhhah
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
@@imc9270 saxiix waye warkaga 😊inta tiktok kala socotay ba fahmi karto rodo can bixis we ka dhanthy m.a 😊
@aichadarar678
@aichadarar678 Жыл бұрын
Fanka iyo sugaanta soomaliyeed waxba kama taqaanid xaqiiqdi #Rodakeyf runtii wa fanaanad buuxda oo fanaankasta u rabo inu la’qaado hees #Talantaali_ah, #Fans_Xariir&Keyf from Jabuuti 🙏
@josephlyrics1480
@josephlyrics1480 Жыл бұрын
Fanaan caalami ah gabadh kasto nasiin leh aya ninkan la heesta Henok wax kale Musican ka kaliye xariir Aamisan yahay
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo Жыл бұрын
Somali Music is EVOLVING to something great. The world is now watching our vibes. Amazing song by Xariir Ahmed Boqorkeena codka
@ik2702
@ik2702 Жыл бұрын
Yes indeed it is 🎉 xariir to the world
@ubaxjacaylubaxjacayl5842
@ubaxjacaylubaxjacayl5842 11 ай бұрын
@@ik2702 bbhbbcke
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Kadhowre qadafki qali😢 ii diiday qaladkii qaali 😢 qab ka iyo xirirkan qali😢 wey is qadane garo qali😢 ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤1M we gadhiye like❤ 😊😊
@user-ib9st2po8r
@user-ib9st2po8r Жыл бұрын
Wr Qofta Dhuun Ayaa Saran Inta Igu Raacsan Like izku muujiYa 🎙️💯
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
M.a ugu dar hesaha allah naga madoweye 😊
@abdiwick567
@abdiwick567 Жыл бұрын
Finally Gobolka sanaag fanaanad baa usoo baxday🇸🇴
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad Жыл бұрын
Amazing voices from 🇩🇯 One lov all somali🇸🇴
@xvzxvvvzmmm4753
@xvzxvvvzmmm4753 Жыл бұрын
Calanka aad somali wada siisey ma wada matalo
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad Жыл бұрын
@@xvzxvvvzmmm4753 kkkkk
@lucomaxamed236
@lucomaxamed236 Жыл бұрын
Hadaad aragtoh magac nabiga mohamed scw like 👍
@X.Mohamad
@X.Mohamad 11 ай бұрын
Abwan badmadoow gabadha si wanagsan ayuu u soo saraya. Abwaan Wayn ayay u bahan tahay oo la wareega. Dawladu gacanta gabadh ha ku qabato W/warbahinta.
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 Жыл бұрын
Woww!! Gabadh baa Soo baxday Walayaby Cod dhaf waxni🔥
@engrshakra9912
@engrshakra9912 Жыл бұрын
Gabadhaaan waan maleneyey meeshan iyo kasii dheer 💓 Roda keyf ❤ Qurux iyo cod Very style
@maslahmohamedabdi8283
@maslahmohamedabdi8283 Жыл бұрын
What an amazing voice from Roda Keyf. ish-calaaaa really Rodo fully performed and it best of the best singers for 2022
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 Жыл бұрын
Heesta waa hees dhaftay wlhi 2023 baan dhegeysaa kwrn ❤❤ like isaar inta dhagaysanaaa ❤ from canada 🇨🇦
@IfrajmahamedAbdi-sk8fp
@IfrajmahamedAbdi-sk8fp Күн бұрын
The first fanan Ina aderkey xariri axmad Kuma wayo huuno
@asmamohamoud2399
@asmamohamoud2399 Жыл бұрын
Roooda kaif inay wax kale tahay ani waaa horaaan arkay Hore usoco wllo cod waaali Ah ayay haysaaa ❤️❤️🤲🏼🤲🏼
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
#Boqoradii Codka oo is Helay🥰❤ #Xariir Ahmed.🙋‍♂️💚💯 #Rooda Keyf😍🙋‍♂️
@yaasinheydaryaasinheydar625
@yaasinheydaryaasinheydar625 Жыл бұрын
Libinta aan qirnee codka gabadha waa another level
@mowliitahmed5442
@mowliitahmed5442 Жыл бұрын
Kugu qoray kashayda qlli Qalbiga badhtankiisa qlli Best song hariir Ahmed and roda 👏👏👏 Xariir Ahmed fanaanka sandka 👏👏👏👏
@hassanstevan2157
@hassanstevan2157 Жыл бұрын
waaba aqrisee like saar😂😂😂😂
@helaalchannel6677
@helaalchannel6677 Жыл бұрын
Hye 😂😂😂
@badriyabadriya9157
@badriyabadriya9157 11 ай бұрын
Heestan walhi ad ban u jecelahy habnki u horaysay an qof an is jecel nahay kulmaynay way no daranayad 11/11/2022 haben jiimce ah 👑❤💍
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Ku qoray kashayda QaaLi QosoLkiyo isfahankii QaaLi Idiiday qaLadkii QaaLi . Erayada inTa iqancisay rooda keyf xariir axmed 🔥❤👑
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow somali mussic the world of the xariir keep going legend wlhi waxba lagama qaban karo adi ft rooda kayf boqorada codka 👍💪❤
@Ladan_Cidi
@Ladan_Cidi Жыл бұрын
```The best person ever the most knowledge able and the most shinE all created prophet MOHAMED SCW اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 🕋🤲🖤 ```
@zaki_abro
@zaki_abro Жыл бұрын
😂😂😂
@JamalMohamedSulub
@JamalMohamedSulub Жыл бұрын
Rooda Keyf dhuunta saaran waa cajiib. 👏👏
@naciimaapdilaahi2107
@naciimaapdilaahi2107 Жыл бұрын
Quruxdiyo jamalkani qaali Qeyrkaa ma wada lee qaali Qunyar socod Edabtii qaali Adaa qaade calankii qaali Illhy ha ku xafido qaali Aaad ku jclhy mcnw Wqtiga inow inoo heliyaan rajynaa ❤❤👰🤵💋
@hamdiabdulkadir6046
@hamdiabdulkadir6046 6 ай бұрын
Aqoon Ya la isku Dhafay!!!! QALII 🎉
@rooplesulup6508
@rooplesulup6508 Жыл бұрын
mid kamida kuwa aan aadka udhageysto xariir ahmed❤️
@mustafemaxamuud7383
@mustafemaxamuud7383 Жыл бұрын
Xidig xariir fanaan buuxa
@apdirachiedmohammed1236
@apdirachiedmohammed1236 Жыл бұрын
Legend caruurta koriya Xariir king Raber Duco badan waad qabtaa nio😀😀😀
@nimcohazzannimcohazzan3420
@nimcohazzannimcohazzan3420 Жыл бұрын
Macha allaah ❤️ waan idin wadanah xariir iyo quruxda yar noso baxday macha Allah dadki fanku ubahna roodakayf❤️❤️❤️
@zirzcadd9382
@zirzcadd9382 Жыл бұрын
Kugu qoray kashaydee Qaali Qalbigaa bartankiisa Qaali❤️❤️🌹
@1lovelyrics
@1lovelyrics Жыл бұрын
XARIIR IS THE BEST ALWAYS LEGEND 💯%
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 Жыл бұрын
Xariir ahmed Best Somali Artst Heer caalami gulayso saxib.
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 Жыл бұрын
Hablaha somaliyed qoorta dheer ayaa lagu amaani jirey , Cish qiyaasak, yasalam . Kugu qoray kashayda qaali 🥰
@billecaddebaariyow9510
@billecaddebaariyow9510 Жыл бұрын
Magaceedu waa Fartuun Waxa Aan Is baranay 3 Maalin Ka hor Hada Tarikhdu waa ●22/10/2022 Malintan Is Arin meel Wada Dhignay Tarikhfu waxa Eey eheed ●19/10/2022 Hada Waa Qofka Aanan Sikimo xitaa aan Mooga Karin Muuqeda Iyo Maqlkeeda Waxa aan Helay Naxariis, Xaraarad Jeceel, Kalsooni Nololeed, Iyo Inaan Helay Qoftii ugu habooned Taarikhda Nolosheyda aan qeeb uga qoro Hada WaN Kala foganahy lkn Waxa Aan U heestaba Ineey Aad iigu dhawdahay. ■Qisada Noloshena Fartun Qaali💑 ■Kugu qoray Book Dahaba qaali💑 ■Oo ka dhigay qudhaada qaali💑 ■Boqoradii qarnigaan qaali💑 ■Isasiin qadarin badan qali💑 ■Qowlkiyo ismaqal wacan qaali💑 ■Qosolkiyo is fahamkii qaali💑 ■Waa is qaabilene garo qaali💑 Best Song🎧
@amranisman5434
@amranisman5434 Жыл бұрын
Shukran mcn ⚘️👨‍❤️‍💋‍👨🥰💋🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Жыл бұрын
She's little princess 👸 her voice everything she pretty 💥
@10kbabeee17
@10kbabeee17 Жыл бұрын
Xariir ahmed never misses🥹🥰 all his song are hits 🔥❤️
@abhiihassan8266
@abhiihassan8266 Жыл бұрын
Nahhh suldaan seerar clear 💯
@10kbabeee17
@10kbabeee17 Жыл бұрын
@@abhiihassan8266 they both are ngl 🤦🏽‍♀️❤️
@amiir_955
@amiir_955 Жыл бұрын
Another talented artist arised from the somalian music ROODO is outstanding masha allaH
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 Жыл бұрын
Somali music Or somaliland music Choose one cuz she aint somalian
@amiir_955
@amiir_955 Жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 this case are identical art is part of language and have same language . Keep mind every artist sings to population those whom speak or even can understand his song no mar special state🤞
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 Жыл бұрын
@@amiir_955 so with your logic somalis from ethiopia, Djibouti and kenya also are somalian right 😳🤣🤣 booy pick up a book and learn the difference between ethnicity and nationality 🙄
@user-er4pz6cv8g
@user-er4pz6cv8g 10 ай бұрын
Abwaanka Ereyada Culayskaa iyo Macaankaa leh sameeyey ayaa Xusuusta 1aad leh *Abdishakuur Badmadaw*
@Qurpo_Media
@Qurpo_Media Жыл бұрын
Xariir axmed [1] Qisadaa nolosheena qaali Kuu qoray buug dahaba qali Oo kadhigay qudhaada qali Boqoradii qarniga naa qaali Rooda kayf[2] Quruxdaniyo jamaalkani qali Qayrkaa mawada lahee qali Qunyar socod adaabtii qaali Adaaa qaadi calamkee qali Xariir axmed[3] Isasiin qadarin badan qali Qawlkiyo ismaqal wacan qali Qosalkiyo isfahankii qaali Way isqaabileen garo qaali Rooda kayf[4] Kaa dhawray qadafkii qaali Waydiiday qaladkii qaali Qabaabkiyo xidhiiidhani qali Way isqaadano garo qaali Xariir axmed [5] Qacadii aan ku arkaan qaali Meeli iiqabawdaa qaali Kuugu qoray kashayda qaali Qalbigaa badhtankiisaa qaali
@user-rv9gk5gs1i
@user-rv9gk5gs1i Жыл бұрын
❤❤❤❤
@maazimcadde1239
@maazimcadde1239 Жыл бұрын
The legend of the year Xariir axmed. ☝️
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 Жыл бұрын
Hit aftr hit xariir laga yaap Talo ka ag dhow abwan Badmadow
@darmaanlyrics5092
@darmaanlyrics5092 Жыл бұрын
Abwaanka sanadka abdishakuur badmadoow xariir axmed iyo fananada cusub other level 💯 👌
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
rooda kayfa cod iyo qurx bay izuku dartay 🌏🌏♥️👸
@Barkhadka
@Barkhadka Жыл бұрын
The LegenD✅Xariirka ❤Heesahaga Mid Xun kuma jirto❗
@rijaaljr
@rijaaljr Жыл бұрын
War abwaaniinta somaliyed gbdhaan isha haku haayaan oo hala booqdo codkeedu waa cajiibe
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Inta nabiga jecel igula saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sharmamahad3832
@sharmamahad3832 Жыл бұрын
Waa hees aad umacaan runtii waloow ay kooban thy in ay part 2 loo sameeyo bn codsan lahaa mhdznid 😍☘️
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 Жыл бұрын
Roda keyf hadaad karshay codkeeda iyo ciyaarteeda like saar
@bashirjama4283
@bashirjama4283 Жыл бұрын
Xariir Ahmed tani waa heestii ugu xumayd ee aad qaaddo . ma ahayn inaad heestaan qaadato waayo kuuma aysan qalmin Miro ahaan iyo laxanba. Heesahaaga kale kama daalo aad bay u macaan yihiin !
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 Жыл бұрын
Armee gabadha codkeedu shiikhiyay wiilka 🤣 Gabadhu intay qaadaysaa wa top ee
@zakiqubaaye3957
@zakiqubaaye3957 Жыл бұрын
Qacdaan ku arkaa qaali Meel I qabowdaa qaali Kugu qoray kashayda Qaali Qalbiga Bartankiisa qaali Wlhi Wa Labo Hobal Aan caadi ahayn Xariir Ahmed iyo Rooda Keyf Heeso kle oo xul Ah Baa idinka sugayaa. From Mogdishu
@dabshide3878
@dabshide3878 Жыл бұрын
Two legends paa iz helay Hariir Ahmet Rooda keyf Waxpa ka hagran mayno 🌟 Lapada fanaan oo qaali ah wye💯
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 Жыл бұрын
All the time great’s fanan Xarir Ahmed legend is back
@Youtubecreato530
@Youtubecreato530 Жыл бұрын
Kugu qoray kashayda qaali Woow xariir axmed ft roodo kayf Hees shidan iga dheh boqorka codka fanka soomaaliyeed
@idirisahmed3975
@idirisahmed3975 Жыл бұрын
Heestu asal bay ahaan lahayd hadii erayga qaali laga reebi lahaa
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Xariir axmed legend 🇬🇲💪🔥
@supermario7914
@supermario7914 Жыл бұрын
Great wonderful song Amazing songs keyf and xarir Ahmed
@maankeylyrics1916
@maankeylyrics1916 Жыл бұрын
Mar Hadee Goobte Isla Soo Galeen fanaan xariir axmed iyo roodo kayf waa wax kale waxaa sugnaa waa labaaleey @
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
The prophet Muhammad scw ❤❤❤❤
@aishaali6448
@aishaali6448 Жыл бұрын
Xariir my favorite all the way from 2015 🤞🏼
@deqafarah4462
@deqafarah4462 Жыл бұрын
Omg her voice her charisma 🥰❤️
@mohamednour188
@mohamednour188 Жыл бұрын
intaas gabdha ayan ka helay cod iyo eray ahaanba mansha allah
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
Rooda kayf fankaa kuu baahnaa wallee Adaa alawareegaya 2023 Inta u bogeen gabadhaan codkeeda ismuujiya🥰✌
@farxaancali5385
@farxaancali5385 Жыл бұрын
inaba caadi maaha xariir heesihiisa wllhi maba diideyso dhagta keep going proh
@farxaancali5385
@farxaancali5385 Жыл бұрын
❤️
@maxamedqadar4485
@maxamedqadar4485 Жыл бұрын
Another level 🥰❤️🥰 Isa siin qadarin badan qali❤ Keep going 🙋
@nimojamac70
@nimojamac70 Жыл бұрын
Roda kayf mucjiso fanka u soo baxdey❤
@abdimaligsanyare731
@abdimaligsanyare731 Жыл бұрын
Qoftaan yar mantay ayaa igu horaysa run ahaantina qof ka codmacaan maan arag dhowanahan xaada aya ikacday codkeda ina abti go ahead
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist Жыл бұрын
100% Voice 🎤🎥📽
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 14 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 900 М.
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 656 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
XARIIR NAJAX XAFLADA XAASKIISA OFFICIAL VIDEO 2020
4:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 10 МЛН
XARIIR AXMED KAALAY MAANKA 2021 MUSIC VIDEO
3:52
XARIIR AHMED
Рет қаралды 10 МЛН
XARIIR AHMED WAA BOQOR JACAYKEENU NEW VIDEO 2021
6:37
XARIIR AHMED
Рет қаралды 4,7 МЛН
XARIIR AHMED | INDHO LOVE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:36
XARIIR AHMED
Рет қаралды 1,2 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН