XARIIR AHMED IYO FATXI NUURA | SIDA MALABKA SHINNIIDAAD U MACAANTAHAY | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,778,111

ABDI ASKARI TUBE

4 жыл бұрын

MURAAYADDA NAFTAAD
KADHEX MUUQATEEE
MAALIN QUDHA MIYAAN
KAA MAQNAAN KARAA..
BEST LOVE SONG 2020
OFFICIAL MUSIC VIDEO
BOQORADDA CODKA IYO
BOQORKA CODKA
XARIIR AHMED & FATXI NUURA
-----------------------------
EREYADA: …… CABDI CIISE CAJUUN
LAXANKA: XARIIR AXMED
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
*Camera Crew..
-SHAKIIB
-SOMALI
-CR KRISH
EDITED BY: SHAKIIB
PRODUCED BY ABDI ASKARI
©ABDIASKARITUBE 2020
.................................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ ABDIASKARITUBE
Follow us on twitter @ ABDIASKARITUBE
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel …kzbin.info
Our new Channel …. kzbin.info
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 454
@iidlekudun2815
@iidlekudun2815 4 жыл бұрын
Waawo inaba caadi ma ahan heestii sanadka 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣😍 xariir Axmad & fatxa nuuura Codad shidan Qurux dhamays tiran Eraxayo iyo laxan macaan Music dagan Team Abdi Askari 👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏
@xidigsaxardiid665
@xidigsaxardiid665 3 жыл бұрын
Waawo por xarii axmed
@xaawaxirsi3145
@xaawaxirsi3145 3 жыл бұрын
Y
@ibrahimcumar7325
@ibrahimcumar7325 2 жыл бұрын
Ok
@Hamzequrpo-k7b
@Hamzequrpo-k7b 8 ай бұрын
Yaa ku balamiyey 😢😢
@ogsadaam4718
@ogsadaam4718 4 жыл бұрын
keep going xariir axmed fanaan ana aad utageero inta ilaa tageerta likta ha iga ilawin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yahyenja6494
@yahyenja6494 4 жыл бұрын
Muraayaddii naftaad Ka dhex muuqatee Maalin qudha miyaan Kaa maqnaani karaa 👌👌👌ToP wlh
@sirali2057
@sirali2057 4 жыл бұрын
اتقوا لله walal wax khayr kujiro in aad u riyaaqdo baa wacnaan lahay
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Raga jecliyaa gabdhaha la heeeesaayo iska ilaaliyo oo ku dhag dhageen xariir ahmed iyo nimcaan hilaaac iyo qaar kalo badan ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@yusraahmed1999
@yusraahmed1999 4 жыл бұрын
Wiilazha ogaadeen dhan Ayaa Nasab Nimada iska racsan 🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀Ariir Axmad Nin io Badh💋💋
@nadaali1335
@nadaali1335 4 жыл бұрын
Wa Iska sidaan markaa wiil Ogaden iyo gabadh Ogaden isla heesayan aax allow Ogaden nimo nagu dil i Love dadkayga❤💙💚🙏
@qaalidmahamed1628
@qaalidmahamed1628 4 жыл бұрын
😀❤❤😍
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
hamda ali asal weye So mahan 💚💙❤️👍🏽😍
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
kkkkkk aamjn ya Rabi
@nadaali1335
@nadaali1335 4 жыл бұрын
@@sameerahajia4600 ha huno💚💙❤👈
@nadaali1335
@nadaali1335 4 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 😂
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
xariir axmed boqorkeygii codkaga inaba cadi maha boqorka fanka ba thy ❤❤❤❤❤🇸🇴💙💙👌👌👌hestana cadi maha muqalkaba kasii daran wali weye runtii masha allah inantu cod halasi bey ledahay
@hssnhussein
@hssnhussein 4 жыл бұрын
Xariir sxb kuma aqaan Lkn fanka iyo heesahaaga aya ikaa baray. Keep going Weligaa akhlaaqda iyo anshaxa fanka umada somaaliyeed ilaali Hana ku milmin fitnada maanta . 👍👍👍👍👍👍👍
@fukiya9294
@fukiya9294 3 жыл бұрын
SsXbmacan
@nasiibdiego7218
@nasiibdiego7218 4 жыл бұрын
Heesta waa cajiib balse gabadha way igu cusub tahay all in all keep going ✔👈
@sharmaanish3561
@sharmaanish3561 4 жыл бұрын
waligey KZbin kama bixin omg 😱 ilmadeeer Daadax tihiin Fadxa nuura iyo Xariir ahmed
@rozinappeh668
@rozinappeh668 4 жыл бұрын
Sharmani🤣🤣Rozina wye Shre isamey nh Plz🤣🤣🤣😃whatasppka kaso boqanah
@safiyocalisalat2704
@safiyocalisalat2704 3 жыл бұрын
@@rozinappeh668 o9
@safiyocalisalat2704
@safiyocalisalat2704 3 жыл бұрын
9
@safiyocalisalat2704
@safiyocalisalat2704 3 жыл бұрын
@@rozinappeh668 lioiòuiiooi9uio
@maxamedabdiweli5854
@maxamedabdiweli5854 4 жыл бұрын
Xariiir wa fanaanka somalia o dhan ugu codka u haystaH
@princehabiib8756
@princehabiib8756 4 жыл бұрын
Gabadhaan waan ogaa wlh ineey saan u cod macantahay eena noqon donto maalin fananad habenkii ugu horeyay oo playback qaado Aniga tijaabiyay mashalah abayo horay usoco
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Fatxa nuura Wxan Hupa inaY 2020 NoQon DoonTo fannanad kZo MuuQata zaaxada fNka HaDDaY Jig jiga ama hargyza izka JooGtO👑
@zuldaanxaqzoor9430
@zuldaanxaqzoor9430 4 жыл бұрын
Xariir nin daahira haplaha 1km u jirzada😘😘
@filsanlaki5284
@filsanlaki5284 4 жыл бұрын
Xidiga jigjiga iyo xidigta kismayo 😍
@mustafeanshaxahmed3756
@mustafeanshaxahmed3756 3 жыл бұрын
Xariir
@hodan67890
@hodan67890 4 жыл бұрын
Ogaden is helay dhal boqortooyo ❤️waxba lagama qaban karow
@rozinappeh668
@rozinappeh668 4 жыл бұрын
Rer kismyo isla ahen fatxa nag cowlyahan😘😘😘😘
@cawaalecabdi5129
@cawaalecabdi5129 3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃💋💋💋💋💋
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 4 жыл бұрын
Aduunka waxyaabaha aan ugu necbahay waxaa ka mid aha gabdhaha dhar ku dhagan intay xidhaan, dabada iyo xabadka soo kuusa ee haddana hagoogta, si walba ooy gabadhaasi u qurux badan tahay wlhy mar labaaad ma eego. Waayadana waxaad moodaa in gabdhihii sidaas u bateen, ma aqaan ilbaxnimo iyo qurux midkay moodeen.
@adnhuhmeth7945
@adnhuhmeth7945 4 жыл бұрын
War dadkygiba is helaY🥳 Xariir iYo fatxi🥰
@amuunmukhatar4762
@amuunmukhatar4762 4 жыл бұрын
Mnsh alh c/askari hry uscoo adi io fanan tyda one love❤❤❤❤
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Inanta cod buu Alle ku maneystay💖 Xirir Axamd 💚💚💙💙♥️♥️
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 4 жыл бұрын
Asli un iyo sharaf Edeb iyo akhlaaq Dad keyga loo daaye Aloow ii kiin daa 💚💙❤️
@hanadsomali5337
@hanadsomali5337 4 жыл бұрын
Xarir cod wngsn ayu leyhy blse abwano ka dhiso ma hesto✅✅✅
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
abwan maha wll izaga heesaha laxanka izaga ciyaray codkiizana waxpa lagama FaHmo
@koraadzaki8220
@koraadzaki8220 4 жыл бұрын
Fadxi nura and xariir Ahmed hore u socoda and abdiaskri tube horumara idin rajaynyaa👊👊👊
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 жыл бұрын
M.a jawiga meesha mcaan badanaaa halkee waye reer jigjiga
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 4 жыл бұрын
Xriir codkagu waa sida malabka shinida 😘 Waa fanan Akhlaaq ka muqata 🙏❤
@mahamedquresh9788
@mahamedquresh9788 3 жыл бұрын
Waxa u qorson miya ka warhaysa ' don't judge a book by its cover' hhhhhhhh
@BashirAden-x6s
@BashirAden-x6s 2 ай бұрын
Waa xaqiiq sababtoo ah ruuxna laguma qiyaaso muqaalkiisa
@cabdicasiisjaamac6990
@cabdicasiisjaamac6990 4 жыл бұрын
Xariir axmed fanaan an tagero💯
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 жыл бұрын
Waan wataa labaden Asluub iyo akhlaaq baa kamuuqato.✅☑️👍🙏💜💜 saas anshaxa u ilaaliya💐🤗
@mahamedquresh9788
@mahamedquresh9788 3 жыл бұрын
Hhhhh tan ana isku mel kusorne wlhi sharafba ka ey ah wlhi bilahi nag fananad markey noqo wa dhaqamo badan xun so marta xata wey soqayishe wlhi wax kala kadaran
@geeljire8851
@geeljire8851 4 жыл бұрын
Waa hees shidan. Thank you abdi askari tube
@MullerOfficial
@MullerOfficial 4 жыл бұрын
Woow nice song erayadii abdiciise cajuun hore u soco abwaan
@mrguul
@mrguul 4 жыл бұрын
COD MACANIDA WAA LO DHASHAYE LEYSKAMA KEEN KEENO❤❤❤❤
@qanciyefilms947
@qanciyefilms947 4 жыл бұрын
HaaH wllhi sida adiga oo kle ♡♡♡♡
@alphaman4241
@alphaman4241 4 жыл бұрын
Qamar sugaani aya ka cod macaan
@sacdadeeq4104
@sacdadeeq4104 4 жыл бұрын
Masha Allh horta fanaanka xariir Axmed waan taageera runtii
@caabimustafe290
@caabimustafe290 4 жыл бұрын
the lenged xariir ahmed the best fanan wllhi
@najmadeeq5465
@najmadeeq5465 4 жыл бұрын
Fananka kaliye fankisa an haaa u hayo xariir axmed c.lahi ❤❤
@SomalidaSomalia252
@SomalidaSomalia252 4 жыл бұрын
Anigu gabadhaan waan u codeeyay wlh wax kale weeye codkeeda respect
@fawzimohamud7592
@fawzimohamud7592 4 жыл бұрын
Good one brother. Horey u socda 👌👍
@nasriabdullahi387
@nasriabdullahi387 4 жыл бұрын
Kaliya intan fanankan Ku tageeray wa hablaha usan isku dhijenyn adeer inad ka carartoo moye hw dhawan marnaba keep going
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Saxiix brother
@MuhiyadiinKhabiirka
@MuhiyadiinKhabiirka 9 ай бұрын
After one year im listening 😢❤
@zeynabomar1703
@zeynabomar1703 4 жыл бұрын
Xarir naagaha kuma dhegdhego yaa ila arkay😉😉😉
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
ismahaan siman fanaanka dhabta saasaa lagu yaqaanaa plus. Beeyada uu kudhashey galbeedka somalia dhaqanka wey ku Adag yihiin
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 4 жыл бұрын
Xaas buu leeyay somaha markaa wuu kusaxanyay
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Maxaaba loogu dhag dhagi naagaha
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 4 жыл бұрын
@@qadafinuur 😂😂
@shabcaanaadn473
@shabcaanaadn473 4 жыл бұрын
Xariir akhlaaq buuoeeyahay inaadeerkay
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Abdi askari tube waad isfuratay Xariir Ahmed Amirka codka Fatxi nuura voice malapo
@ahmednasir472
@ahmednasir472 4 жыл бұрын
Cabdi ciise cajuun erayadan aad ayd uga soo shaqysay waxd kaloo heshay fanan aan waligyba taageero u ahaa xariir axmed wlal hore u soco ayn ku leeyahay FATXI NUURA MNSHA ALLH WLAL ADIGANA
@bulshawimohamed1765
@bulshawimohamed1765 4 жыл бұрын
Fadxi nuura codkeena waan ka helaaa illahay amarkii Hadii aan fanaan ahaan lahaa adiga uuni heesaha ila qaad baan odhan lahaa
@mascuudahmed2254
@mascuudahmed2254 4 жыл бұрын
Masha alh xariir iyo fatxi❤💚💙
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 4 жыл бұрын
KZbinrkii ugu horeeyay ee Reaction bixiya wuxu ahaa *Abdi askari tube* waxa garankara uun Ragii KZbin lasocdey *2013*
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
Reer jigjiga waa idin jeclahay wlhi Frome xamar caday
@mahamuudjowle3949
@mahamuudjowle3949 4 жыл бұрын
Naagtu naasawaaweynaah😱😱😱🤤😴✌🤦🏾‍♂️
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zakariamohamed8850
@zakariamohamed8850 4 жыл бұрын
Buraaha Quruxda Badan Ee Karamardha iyo Jigjiga wan Uu xisaay😭😭 Watching From Turkey☪
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Zakaria Mohamed waa runta Karamardha mountains ( buuraha jigjiga dusheeda). Caadi ma aha 77kii waa meeshii dhufeyska laga galey
@kawzarahmed7077
@kawzarahmed7077 4 жыл бұрын
Jigjiga maha ee waa hargaysa cadey
@xamdaabdi8770
@xamdaabdi8770 4 жыл бұрын
Kawzar Ahmed wll quruxay caadi iska dhigaa waa jigjiga 😊cadey
@Qofdaga
@Qofdaga 4 жыл бұрын
Kawzar Ahmed 😂😂😂Jigjiga jano weye sissy
@mohamednor4175
@mohamednor4175 4 жыл бұрын
qoftaan waa igu socotaa wllhi sidii falembada🤘
@guledhassan6744
@guledhassan6744 4 жыл бұрын
Caadi maaha aysan thy heestani wlhi wax ayaa ka dhacay ❤❤❤❤❤
@muscabbaahir4085
@muscabbaahir4085 4 жыл бұрын
harirr fanaan qaali tageero kuu ahay💜💜
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 4 жыл бұрын
Labadan sidan iskugu rabay ine hes isla so qadan ugu danben wan helay mahadsanidin Xariir iyo fatxi ❤❤❤
@naciimomuxiidiin299
@naciimomuxiidiin299 4 жыл бұрын
Gabadha ineey meel uga egtahy nimca happy yaa igu raacsan
@Fatma12120
@Fatma12120 4 жыл бұрын
aniga 😍
@naciimocabdullahi5554
@naciimocabdullahi5554 4 жыл бұрын
Kal iyo laab inaba caadi mahan❤
@caliamir2411
@caliamir2411 4 жыл бұрын
OMG ax YaaH Hees Xariir Axmed Iyo Fatxi Nuura Codku waa Udhalasho Ee maahan IskaYeel yeel poqortooyo AyaaH IsheshaY wlhi
@athiyadajia3367
@athiyadajia3367 4 жыл бұрын
Ayy So Beautiful Wa labada fanan E aan ka taagero lab🙎‍♂️iyo dhedig🙍‍♀️❤ Horey U Socda💯👌😍
@guleedsamaaleibraahim8094
@guleedsamaaleibraahim8094 4 жыл бұрын
Maansha allah fatxa nuura cod halaasi ah ayey leedahay runtii xariir oo lawaayey
@saaraahmad417
@saaraahmad417 4 жыл бұрын
Masha allah c/askari mhdsnid wll somliya one ❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Fanaanin qaliyah Xariir Ahmed vs Fatxa Nuura 🥰👌
@naciimomire7504
@naciimomire7504 4 жыл бұрын
Masha allaah fanaan akhalaaq iyo cod leh hore usoco
@xaawomaxamed692
@xaawomaxamed692 3 жыл бұрын
Wa. a
@ayaanbarkhadle5865
@ayaanbarkhadle5865 4 жыл бұрын
Asal hees iyo badh King xariir axmed iyo Fatxa nuura huru socod wacan Abdi Askari tube libaax Abti waxba lagaama qaban karo
@fs5830
@fs5830 4 жыл бұрын
Xariir kkk kkk igaar xishood badan
@hasanjookiyaa7306
@hasanjookiyaa7306 4 жыл бұрын
Muraayadii nafdaatad kadhamuuqatee😍😍😍😍😍😍
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
Ninkan xariir Abwaanka heesaha u dhiiba ayaa ka xun balze isagu cod waa hayaa
@diamondsomalistudio
@diamondsomalistudio 4 жыл бұрын
Heeztapa Editing ka zoo zaaray Abdiazkari tube Keep Going
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
xariir axmed fanaan aan taagero cabdicaskari keep going man ✌✌✌
@mustafemaxamed121
@mustafemaxamed121 4 жыл бұрын
Wooow fanaan aan taageero xariir axmed
@araweelo-guddi321
@araweelo-guddi321 4 жыл бұрын
Mnsha allh hees shidan oo macaaan badan
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
Lapa fanan o aaan jeclhy💖💋wad shidantihin axdiga😍😚
@amiiratulbanaat2574
@amiiratulbanaat2574 4 жыл бұрын
Fanaan akhlaaq leh oo horta xariirow heeso badnidaa😄😄 keep going bro heesahaagu waa wada suberb fanaanintad ugu haysatta
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Kugu raacsanahay 🙏 super xariir
@hibaknuora486
@hibaknuora486 4 жыл бұрын
Xariir Ahmed 👫fatxi nuura👏👏 2020
@relaxinggigz2373
@relaxinggigz2373 4 жыл бұрын
Favourite KZbinr AbdiAskari salaam sare
@abubakarmaxamuud8134
@abubakarmaxamuud8134 4 жыл бұрын
Heestii ugu horaysay een xariir Kadaawado weeyi waa uucod Macaan yahay
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 4 жыл бұрын
First one me Best song MansHallaH
@jaydiinabdalla593
@jaydiinabdalla593 4 жыл бұрын
Beerihio Geri Koombe Ayay Heesta Kusoo qaadeen
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 4 жыл бұрын
@@jaydiinabdalla593 haa anu ma aqaan waayo reer jigjiga ma ahi😧
@basroabuubakar813
@basroabuubakar813 4 жыл бұрын
Mnsha allah best xriir and fatxi
@mubaarakboyyusuf6277
@mubaarakboyyusuf6277 4 жыл бұрын
Mnsha allh cabdi askari HURY u soco
@maryancabdi2344
@maryancabdi2344 4 жыл бұрын
Sida hesta lo dubay qabdaro waye lkn inta kel shidnthy ❤😊😍
@hamsecarab1982
@hamsecarab1982 4 жыл бұрын
Hees qarxaysa u eegtahy One love xariir ❤👉
@aminhaji7134
@aminhaji7134 4 жыл бұрын
Legend harir ahmed👏😍
@hanadmoalim9687
@hanadmoalim9687 4 жыл бұрын
Amin
@bashiirsheekh6359
@bashiirsheekh6359 4 жыл бұрын
Mia fann kaygii xariir axmad Legend ❤🔥
@faizayusuf9107
@faizayusuf9107 4 жыл бұрын
Xariir fanaan aan taageero😍👏
@zewajzm4385
@zewajzm4385 4 жыл бұрын
wiil Cada Hayagii
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE xudunta fanka keep going bro👏👏👏
@mulkiswan2538
@mulkiswan2538 4 жыл бұрын
What a beautiful land somalia qurux bdn. Muqdisho wxba ka qaldan 🤔my magalo anku dhashay meelaha kala ka qurxoon. I wonder what when wrong
@farahsheikh6658
@farahsheikh6658 4 жыл бұрын
It's jigjiga?
@indomie7
@indomie7 4 жыл бұрын
@@farahsheikh6658 So? You think it belongs to Xabeshas? Doqon
@roodoabdi3176
@roodoabdi3176 4 жыл бұрын
M.a poqortoyo is heshay illhay amarkiis 😍😍😍
@sucaadsaciid5282
@sucaadsaciid5282 4 жыл бұрын
d
@sucaadsaciid5282
@sucaadsaciid5282 4 жыл бұрын
fii
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Waaaw amizing xariir✅
@saadabarkat1935
@saadabarkat1935 4 жыл бұрын
Nice song Mashallah from Djibouti
@zharmaarkepidixo1545
@zharmaarkepidixo1545 4 жыл бұрын
Mansha Allah xariir
@aamino8784
@aamino8784 4 жыл бұрын
MaashaAllahfadxinuur
@jaydiinabdalla593
@jaydiinabdalla593 4 жыл бұрын
Beerihii Geri Koombe Ayaa Heesta Lagu Soo Qaaday
@Samira-js2gm
@Samira-js2gm 4 жыл бұрын
Mataankii harti 💕✌
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Xariir axmad fanaanka gayiga👍
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Waaaw xariir codkiisa caadi maaha
@hibawarsame2065
@hibawarsame2065 4 жыл бұрын
Waa markii 1aad aanku arko adoo jeega xiiran
@naimanadarofficial1904
@naimanadarofficial1904 4 жыл бұрын
Hesta way igu socota sababto ah Ilma aderaday mcn my cousinz❤
@nasiibthebosslady5477
@nasiibthebosslady5477 4 жыл бұрын
@CABDi ASKARi TUBE🔥🔥🔥 The one and only🙏🙏🙏
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 4 жыл бұрын
Alla gabadh waan tageera waliba saa, id hogaagtii talow mxy u dhigty sawtii khamaarada xidhan jirty
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 4 жыл бұрын
M.a abdi askari best studio
@abdimohammad7859
@abdimohammad7859 4 жыл бұрын
Mnsha allah horey u soco xariir axamad v fatxa hormar wacan
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
The best fanaan xariir axmad
@husseinfarahdiriemowliid6196
@husseinfarahdiriemowliid6196 4 жыл бұрын
Murayadi naftaad Ka dhex muuqate Maalin qudha Miyaan kaa maqnaan karaa Nyc🙋‍♂️🙏
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Another level xariir axmad🔥
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Waaaw top class xariir
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 31 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 10 МЛН