Comantigan waxaan qorayaa habeen 4/2/2024 😢waxaan dareemayaa in maalmaha guusheeda ay soo dhaw yihiin samirku iyo dulqaadku waa mihiim I.a 5 bil kadib ban dib u soo booqan doonaa 🎉maalmaha guusha ayaana rajeynayaa in ay noqdaan😊
@Abdiqaadir-kaahin482011 ай бұрын
Alle hakuu fududeeyo walaal.
@fatimaahmed317711 ай бұрын
Alle hku fudeeeyo wlshy mrka aad garto noso sheg aan kula qabsanee frxada wlshey ❤
@Kadranura11 ай бұрын
Guul badan inshaallah
@hawoluulmohamedhassan60643 ай бұрын
Ma guulaysatay walal
@cabdiraxmanmuumin24172 ай бұрын
Guul aya kurajeynayaa wlal🎉
@Nimcaanaxmtth80511 ай бұрын
Wuxu yiri Rasuulku Scw" Bakheylku waka Agtiisa laygu xusay ee an igu saliyin"🤲📿
@AliAxmed-qg8pc11 ай бұрын
Scw scw scw
@Josef-b9s11 ай бұрын
❤scw scw namaste namaste 😢❤
@TayasiirMohameiThChaMa11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@aliisha258811 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahuma Sali wasalim calaa nabiyinaa wa xabiibinaa Muhammad salla Allaahu calayhi wasalim ❤😊
@sacdiaahmett-sx1gd11 ай бұрын
Scw
@ZuldaanKah11 ай бұрын
*QURAANKU WAA DAWADA QALBIGA WLLHI* 😢❤❤❤
@ASAD.HAJIO2711 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayaanabdirhman181011 ай бұрын
❤
@JeweriyofaysalZaalax7 ай бұрын
Aniga anku salino nebigeena zcw
@HamzaCade32205 ай бұрын
@@JeweriyofaysalZaalaxscw scw scw❤
@AbdifatahHasan-ze2qq4 ай бұрын
A..r__😂❤❤🎉
@HaruuseBOqoRE11 ай бұрын
9/2/2024 maalin jimce ah qofkii commentigeyga akhrinaya waxan urajeynaya nolol vz farxad AAn dhamaan 😢❤
@daganabdi715511 ай бұрын
10/2/2024 maalin sabti ah Zido kle yqeyo 😫🖤
@cabdiraxmanmuumin24172 ай бұрын
Midlamida wlal🙏
@BelloAbdiBelloAbdiH2 ай бұрын
Aamin yrbi lkn jecyl maheysto😢
@Kasmalpro11 ай бұрын
Heesaha quraanka aya ka macan ❤😊
@MaxamadDeeq-rh1dd10 ай бұрын
Ben maha wll oo hees iyo quran wax isu dhow maha anigu waxan leyahay musliminta inti lunsan alle haso hanunsho
@WardiSaid-cp8fx9 ай бұрын
Lkn Zxp melaha hesta Inaa kusoo qorto maku haboono Inaa Quran ka like 👍 kuradsato waa ceep
@HodanRashiid-ef5td7 ай бұрын
Hodan and
@CabdixuseenshiraarXuseen-lr5fx4 ай бұрын
❤❤❤❤❤😢😮😅🎉😊😢❤❤😂😂😊my husband is very interested kwr I think he ❤❤❤❤❤
@donib722511 ай бұрын
Xariir ahmed got nice voice m.a kudos to him 🎉
@Cabdiqanibulshawi711 ай бұрын
Legend
@Apwaanka_Duriyadah11 ай бұрын
Lapada fanaan ee ugu codka macaan gayga soomaali ga cabdikariim cali shaah iyo xariir axmed ❤❤❤❤❤❤❤😂
@sakariyecabdi386511 ай бұрын
Hhh xariir garanee cabdikariin cali shaah aad uma cod macaana marka la eegayo xariir
@Degaliah11 ай бұрын
Aad iyo aad waliba abdikarim Ali shah laxankaa u dheer
@Apwaanka_Duriyadah11 ай бұрын
@@sakariyecabdi3865 maya may zhp xariir naha waxa ku faanta itobiya. Cabdikariim cali shaah na waxa ku faana anagoo ah Reer soomaaliland proh
Congratulations 400k insha allah hees shidan baan kaasugaynaa tani hees maahee
@salaadsalaadmaxamed11 ай бұрын
Wax garad hadaa tahay waa uqiray lahayd walaahi
@AishaAbdi-ll4jhАй бұрын
Haaaaaa huno mcn thanks xariir axmed ❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@muftaaxyareofficial11 ай бұрын
Wa anago team xariir 💯
@sakariyecabdi386511 ай бұрын
Boqorka codka xariir axmed Goatka fanka somalida xariir axmed Fanaan qurux cod dhererr ahluub dhaqan daganaan alle waxbkasta kuu dhamaa keep going brother ❤❤❤❤❤❤ from hargeysa
@Jamiilo2111 ай бұрын
Mexe tahay quruxda aa sheegoysid Nin rag ma tihid miya isku shiix qaniis waaxid
@sakariyecabdi386511 ай бұрын
@@Jamiilo21hadan ahayn ma beenbaa markaaa
@sakariyecabdi386511 ай бұрын
@@Jamiilo21qalad baad wax u fahantay
@abdirisaqali30788 ай бұрын
Xerkga raga kuma jrto in nin rag qurx iyo aman wa calamadaha qanista
@ArMaanio-Lyrics9 ай бұрын
Fannaan Xariir, heesahaagan adigu aad laxanka wada saareyso jooji, si ay qurux u yeeshaan. iminka heesihii u dambeeyay ee aad qaadday way iska kaa shabbaheen.
@maanbille22356 ай бұрын
Heesaha uqarxayba isga wada saaray Wana kuwa ugu amcaan wuxuu qaado markuu isgu laxanka saarto ayayba so ahaan heesihiisu halkaa ku noqo
@SamiiraFuaad11 ай бұрын
Woofff cawa unba ka haya heesti heesaha❤😂❤
@apdiqaniuthman11 ай бұрын
The best song 2024 🔥🔥 Xariir Ahmed king of sound 🥰😢 The best Laxan xariir Ahmed ❤😊 Number 1 Somali artist XariirkaH 🐐❤
@maryansalaad-p1x11 ай бұрын
❤❤❤❤
@Nanimusegueldon10 ай бұрын
Fare yare boss
@Apwaanka_Duriyadah11 ай бұрын
The best singer xariir axmed iyo cabdikariim cali shaah
@mahamedabdi502611 ай бұрын
Hees maaha tani waa sheeko laxan lasaaray uun waad ku fashilantay markan xariirow
@SaraaAdam-h7o11 ай бұрын
Hada fahmi lahayd daa ma dhahden caadi maha heestu runti
@sheikhow11 ай бұрын
Heestii ugu xumeyd ee xariir soo saaro abid waaye heestaanu,bal eeg erayada aan qaabka lahayn iyo laxanka calyada ah. Xariirow tanu hees maaha ee next naga soo adkee😂
@SaraaAdam-h7o11 ай бұрын
Heestana anaba in badan sugeynay malmaha Guusha ee nasib xumo ma fahmeysid sorry
@abdullahimohameddahir250111 ай бұрын
Maalmaha guusha 😊❤ the one and only singer of the century Xariir axmed in the building 🤍🫰🙏
@hapiipizuhayp415711 ай бұрын
Tan hess way dhaftay xariir axmed fananka kaliya ee aan tageri❤
@AmiiraCabdullaahi-o3k11 ай бұрын
Fanaanka aan kuheesto heesahiisa waaaw wuukamuuqdaa love ka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saxafiyare863711 ай бұрын
xariir ahmed ayantan waa noo ganbisay mamule
@mohamedmuhumed590411 ай бұрын
Legend 🎉🎉🎉✈️king raber xariir ahmed ❤❤❤
@suhaibhassanabib11 ай бұрын
King xariir ahmed 🤴
@Apwaanka_Duriyadah11 ай бұрын
Two gaot xariir axmed iyo cabdikariim cali shaah ❤❤❤❤
@sakariyecabdi386511 ай бұрын
In ali tea waa goatka hargaysa uun laakiin xariir waa goatka fanka somalida hada
@Apwaanka_Duriyadah11 ай бұрын
@@sakariyecabdi3865 maya maya zhp halkaa qarsoodi baa kaaaga jireen maha sidaad mooday cabdikariim cali shaah waa goat 🐐 fanka somaliland xariir axmed na waa goat 🐐 fanka itobiya zhp