XARIIR AHMED | NEW SONG | BOOSKAAGA QOF KALE MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 13,214,121

XARIIR AHMED

XARIIR AHMED

Күн бұрын

Пікірлер: 2 100
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Jacayl maan baran hortaaba.. Waahwaah!!.. Xiddigga Sanadka & Heeskii Sanadka… King Rapper - Keep Going!!
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 жыл бұрын
King rapp beel hal hees o kali bu rap ka qaday maxy Rap ka ad ka hadlayso indhaha furo mazul wa hobalka gayiga
@KaatunMedia
@KaatunMedia 3 жыл бұрын
Garbaha iyo baalasheyda awoodda ibuuxineysa barta naftu taaalla iyo wadanaha bidix baad degantihiin Waxa keliya eeen aduunka inan helo ugu jeclahaY waa........caruurta😂🤞🏻💫
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 жыл бұрын
IndhaHaaga Fur markaleto Waa Maxay Rap aad Ka Hadlayso Rap Sharma Boy Baa Ka Taliyee
@abdialiyarow
@abdialiyarow 3 жыл бұрын
*abdi askari waan ku salamey bro*
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
I have been fan this artist since 2015
@saabirshabac6719
@saabirshabac6719 11 ай бұрын
Heesta waxaa ku soo xasuustaa zxpky allah ha u naxariisto 😢😢😢
@mustafeshekeye5471
@mustafeshekeye5471 2 ай бұрын
Amiin amiin
@faizacali
@faizacali 9 ай бұрын
Jaceyl maan baran hortaaba 😢❤
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 3 жыл бұрын
Zakariye cobciye caadi maaha ninkaas waxbaa ku duugan heestaan oo xariir qaadaayo iyo mid suldaan seeran laba asigaaa leh eraygaas iyo laxanka walee aniga gacan ayaa kuu tagay abwaan kobciye 😍😍😍🙏🙏🙏
@cabdiraxmaanxirsijaamac330
@cabdiraxmaanxirsijaamac330 3 жыл бұрын
Wll
@cabdiraxmaanxirsijaamac330
@cabdiraxmaanxirsijaamac330 3 жыл бұрын
Xaarii
@cabdiraxmaanxirsijaamac330
@cabdiraxmaanxirsijaamac330 3 жыл бұрын
😀😀😀💗💗❤❤💔💔
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Heestan Markay 7M Gaadho Liketa igu so waala 😅✌️🔥
@Rabadan_Hassan
@Rabadan_Hassan 2 жыл бұрын
War way gaadhe hurdada ka kac🤣🤣
@hindacali7261
@hindacali7261 2 жыл бұрын
@@Rabadan_Hassan e
@n.a.1916
@n.a.1916 2 жыл бұрын
@@Rabadan_Hassan 🤣
@kewayekaas803
@kewayekaas803 2 жыл бұрын
Dadka bakhilsana liketa lacag ooguma fadhiso. Manta oo tharikhda tahey 8/6/2022 waxan raba iinan ku shego heesta waxey marisa 6,200,000 beey marisa
@muniikaqurux9505
@muniikaqurux9505 2 жыл бұрын
Waka
@apdiaziizyuusuf7018
@apdiaziizyuusuf7018 2 жыл бұрын
Hees way dhaaftay way IGA gadantahay ereryada iyo laxanku waa legend sakariye kobciye codkii fanan dhamayz tirin xarir ahmed
@MahdiAbdi-wk3os
@MahdiAbdi-wk3os 7 ай бұрын
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Waxaas oo comment hadad iga dhex aragto adi iyo hooyadaba ilahay ha idin xifdiyo 🤲👍🏿
@asmaahmed4062
@asmaahmed4062 3 жыл бұрын
Amiin
@farahmuktar385
@farahmuktar385 3 жыл бұрын
Xariir waa fanaanka aatka lojeclahay inbathan,guul wcn .Channel kaga manta aya iguxoreyso
@illayaahmed9021
@illayaahmed9021 3 жыл бұрын
ameen akhi adiga iyo qofwalba muslim ah jannatul fardows Alaha geeyo
@ismailinaabdilahi5870
@ismailinaabdilahi5870 3 жыл бұрын
Waar meel kaste comment kaga waan ku arkaaaa inader chenel iska samayso hhhhjjjh
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 жыл бұрын
LEO Messi 😂😂👍 Legend
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 3 жыл бұрын
Haday tahay markii kuugu horeeysay aad aragto KZbin ugaara xariir axmed like 👍 saar ❤️‍🔥
@yousuffdiriye8182
@yousuffdiriye8182 3 жыл бұрын
I Salama Lake
@yousuffdiriye8182
@yousuffdiriye8182 3 жыл бұрын
Somali
@bintnasrasardheye7831
@bintnasrasardheye7831 3 жыл бұрын
Waa bln inan dhaafin
@ahmednaajiweheliye7694
@ahmednaajiweheliye7694 3 жыл бұрын
Mi first tym an arko wye LIKE tana waad mudanthy
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 3 жыл бұрын
@@bintnasrasardheye7831 thanks 😘
@abdourazakmandela3034
@abdourazakmandela3034 3 жыл бұрын
Xariir ahmed abdulahi wlhi wiilkan codkiisu waa an other level legend aan gacan u taagay boqorka codka wxn ka soo saalamaya Djibouti 🇩🇯 fanaanka galiya uu codkiisu qalbigaga taabanayo
@hamdiahmed9046
@hamdiahmed9046 3 жыл бұрын
Yhujgi bmv
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 жыл бұрын
Wooof music Furinle qalbiguu ruxaa midhihii Sakariye kobciye Xariir Ahmed iyo codkisii macaanaa plus musigii Furinle way iigu dhantahay marhadaan maqlo weli 3 jeer hees kuma ceshan tan mooyee
@samirashukri4693
@samirashukri4693 3 жыл бұрын
Heeta kaliye aan markasto kuso cel celsho wlhi codkaga ilahy haa kubarakeyo walalkey mcn keep going ❤❤❤
@SOMBLOGGERS12
@SOMBLOGGERS12 3 жыл бұрын
🔥🔥🔥 intaan ifka baaqi kusii ahay booskaada qofkale mayeesho Amaizing
@khadargeljire931
@khadargeljire931 3 жыл бұрын
Tagerayash xariir is muujiya❤✌
@munocabdisallan
@munocabdisallan Ай бұрын
Yes😂
@simanqalanjo8646
@simanqalanjo8646 3 жыл бұрын
Booskaga qofkale mayeesho xasustaadan ba aynin wale anigey igu socotaa😍🥰🥰🥰 lkn wayaha qofey kala waden baynu nahay 😱😱😱🥺😭 like hayla dhaafin plz hadu jaceyl kuhaayo sideyda o kale💯❤
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Жыл бұрын
Erayada & Laxanka fadhiya ka fahan. Abwaanka & Mulaxanku waa Zakariye Kobciye Xiddiga Galmudug. ❤❤
@YusufWalaal
@YusufWalaal 26 күн бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤ we steel listen pro Hargeisa ayan kasoo salaamay 2025 🎉🎉❤❤we we done it
@burhansiciid-hg4bi
@burhansiciid-hg4bi 9 ай бұрын
AxYaa HeeS HariiR AHMed🎉
@raabiyare3065
@raabiyare3065 3 жыл бұрын
Bukoday hadan ku tabo baxnandu wa agtada 🔥💝💖😍💊💊 Abwan kobciye iyo xariro is helay waxn iyo wax ka daran ka filo🔥🔥
@bashiirmahamud5313
@bashiirmahamud5313 3 жыл бұрын
Inta ku farxsan in xarir youtube furtay like sara boqorka fanka
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
Calankaa jeceliyaa 💚💚💙💙❤️❤️
@bashiirmahamud5313
@bashiirmahamud5313 3 жыл бұрын
Fowsia-MCI Ali ❤️❤️
@nasrafarax6624
@nasrafarax6624 3 жыл бұрын
@@hannaha188 kulamidban ahay dhiigeena weye ❤💙💚
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 3 жыл бұрын
Badaan Waligeed Dhamaanin Biyaha Kujiraan Yaraanin Jacayl Dhaba Baa Ba,aynin Ilaa Barigaan Cireysto Xasuustadan Baa,aynee Intaan Baaqi Sii Ahay Booskaga Qofkale Ma Yeesho Garbaha iyo Baalashayda Awoodey Buuxineysaa Bartaa Naftu Taalo Iyo Wadnaha Bidix Baad Dagtaa Qalbiga Adigaana Buuxsha Bu'da Indhaha Ku Yaala Jacayl Maan Baran Hortaaba Waagii Barya Ee Kastana Kalgacaylkaaga Batoo Bukoodey Hadaan Kutaboo Baxnaanadu Waa Agtaada Garbaha iyo Baalashayda Awoodey Buuxineysaa Bartaa Naftu Taalo Iyo Wadnaha Bidix Baad Dagtaa The Only Legend Xariir Ahmed Aarka Fanka, Boqorka Codka, Aabaha Masraxa, Legend Ka Showga, All the way Same City 🌆 Dhagax Buur Horey Usoco Hno Waxba Lagaama Qaban Karee
@Deeqa-dcy71
@Deeqa-dcy71 3 жыл бұрын
Intaan ifka baaqi sii ahy
@assamohamed9392
@assamohamed9392 3 жыл бұрын
Hye x11r
@salmanmanji2815
@salmanmanji2815 3 жыл бұрын
Ilaa Barigaan Cireysto .... Wat a song ? Keep it up my brother Xarir
@ibraajey4415
@ibraajey4415 2 жыл бұрын
J
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
The one and only leged xariir axmed
@mohamoudnour3553
@mohamoudnour3553 3 жыл бұрын
KhaaLid
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
HeezTan markaY gaadHo 6.9 million LikEta ii zaara😅🙌.
@rashkahusaymi206
@rashkahusaymi206 3 жыл бұрын
Fanka la sheegaba waa adi legend 🔥
@shiiloowaxmad3776
@shiiloowaxmad3776 3 жыл бұрын
Fs
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 3 жыл бұрын
War wuxu cod macaanaa kligii maa heesaha oo dhan loo dhiibo❤💋
@seynabaadan4138
@seynabaadan4138 3 жыл бұрын
Masha Allah dheh
@khadarmoh892
@khadarmoh892 3 жыл бұрын
Mnsha allah wll qli adigoo iga raaliya ma is baran karaa xariir axmed
@zoyazoya3276
@zoyazoya3276 3 жыл бұрын
@@khadarmoh892 aniga ku siin wll telephonka
@ccxkhsbcrb8149
@ccxkhsbcrb8149 3 жыл бұрын
Ma imikaad ogaatay inuu cod macaan
@seniorugasbade250
@seniorugasbade250 3 жыл бұрын
Wlhi plhi tlhi fanan fanaan dhaly bad tahy walllkey wanku tageera inbdn ... codkga wax l00 dhigo maleh fanka la shgyba wa adhiga
@abdirahmansaid1166
@abdirahmansaid1166 3 жыл бұрын
Sakeriye Kobciye is underrated 👈eryada iyo laxankapa isaga leh la soco isna waa fanaan cod leh keep going singer👏
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 2 жыл бұрын
True walahi
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 Жыл бұрын
Kobciye is on another level he's not just a singer he sends important message
@maprukamaxamed8455
@maprukamaxamed8455 3 жыл бұрын
Ilaa barigan cireyso xasustada ba ayne Boskagh qofkleh ma yesho xariir Fananka sanadka
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 жыл бұрын
Heestan xasus wlhi Malmahayd cusbayd wlipa Hben jawiga hargeiza roobsana Wlibana qofkagii kgu weheliyo Baanu gaadhi kushidany say nogu socoty kaly arg❤✌
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Isha Nacabku Idinka Dadan❤
@khadarmaandaweeye5140
@khadarmaandaweeye5140 3 жыл бұрын
Woof caleeg jawi iyo hees igadheh 🔥👌
@mlover0740
@mlover0740 3 жыл бұрын
wll wan ogahay commentigayga wa argtaye mxa like ta ila dhaafi🤔😿
@manaanmoha2858
@manaanmoha2858 3 жыл бұрын
Woooow heestan amaba adi lagu qaada is dhahay waxana waxa dareemi karo qofkii jecel guur oo dhab ah heesto anigaka cml inta heeysan allaha siiyo ana allaha ii daayo ma badno qof jecelkiisa koowad helay hdna ilahey is fahan iyo kalsooni siiyay ina caruur cafimd qabto oo baari yaal ah kala helno igu duceeya ana qof walbo oo qoraal keeyga arko waxa idinku duceeyay in aad heshaan guur jecel iyo is fahan ku dhisan in sha allah 💖💞💞
@anisobarre1274
@anisobarre1274 3 жыл бұрын
Walhi bilahi tolahi hestaa anay iga hadaleysaa darenkagay tabary jacel mana baran hortaa ilahow qofkas qalbigaga kasar 😭😭😭 iduceya asxabey walhi 5jer kucashty manta kaliyaa 😭😭😭😭💔
@HawaMohamed-yv8iy
@HawaMohamed-yv8iy 3 жыл бұрын
Ilahay ha isku kiin sahlo inshaa Allah
@salmahoney5804
@salmahoney5804 3 жыл бұрын
Wll ilahy bari hesana iskada iyaga nabarabe alleh hadu khayr ku leyahyna ha kusiyo hadu sharku ku leyahyna ha ka fogeyo
@apdikariimcamaar3377
@apdikariimcamaar3377 3 жыл бұрын
Booskayga qof kale ma yeesho
@halimahussein8109
@halimahussein8109 3 жыл бұрын
Wlal qof adhmiya haysracin sababtu u haweystu qaaba inta sugeyso gabalka ukaga dicin alow sahal
@cabdiraxmancali1964
@cabdiraxmancali1964 3 жыл бұрын
Alle waxa khyr leh haku siiyo my sister ♥🎶
@ibrahimmohamed4477
@ibrahimmohamed4477 3 жыл бұрын
Waagii Barya Ee Kastana Kalgacaylkagaa Batoo Bukooday Hadaan Ku Tabo Baxnaanadu Waa Agtaada ☺️🥰👌❤️ Waa Erayo qalbiga taabanaya Runtii Xariir Ahmed the one and only, Best somaali singer by this time Xariir Ahmed and Nimcaan Hilaac two legends, go forward You’re the best 👏👐👍👏
@hajijimcaale143
@hajijimcaale143 Жыл бұрын
Syine9s do❤🎉jej9dnid so
@abdikadirdhamac4181
@abdikadirdhamac4181 3 жыл бұрын
Ereyada Zakariye Kobciye legend weye ninkaas waan wataa.
@shamsoosman2047
@shamsoosman2047 3 жыл бұрын
Jeceel qofkii yaqaano fahmaayo heestan runtaa aboowe ❤️❤️❤️👏🏻👏🏻cod caadi aheen
@Jeysheeno
@Jeysheeno 3 жыл бұрын
Badaan Weligeed Dhamaanin Biyaha Ku jira Yaraanin Jacayl Dhalan Baa. baayn ilaa Berigaan Cireesto Xasuustada Ba. aynin intaan ifka Baaqi Sii Ahay Booskaga qof Kale Ma Yeelan Doon ( 𝕋𝕦𝕦𝕟𝕖𝕪 ) Top Legend Xariir Respect 🤟
@hamdiabdisalan6264
@hamdiabdisalan6264 3 жыл бұрын
Sakariye kobciye hees uu ereyada leeyahy ka hadal maleh❤️
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 3 жыл бұрын
Been Maha👍👍🙊🙊
@Ruwayda_sahardid_Ahmed
@Ruwayda_sahardid_Ahmed Жыл бұрын
Wagi barya ee kastana kalgacayl kaga bato 😢Bukoday hadan kutabo💔 baxnanadu wa agtada😌♥️
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Baxnaanadu waa agtaada❤🙏 Caku jaceyl!!!!!!!!
@farxiyomaxamed3899
@farxiyomaxamed3899 3 жыл бұрын
Wow Hees iyo badh iga dheh👏🙏🤝 ➡️💞❤Garbaha iyo balasheydaa➡️ Awoodey buxineysaa Bartaa nafto taala iyo wadnaha bidixbaa degtaa ❤ wehelkeygi ❤➡️
@abdirahmanomar6377
@abdirahmanomar6377 3 жыл бұрын
Fananka kaliya ee dareenka dadka ka hadla wn ku wataa xariir ahmed❤❤
@maxamedbadal2176
@maxamedbadal2176 Жыл бұрын
Maes I 🎉🎉😂😂
@nasrudinmohamed4769
@nasrudinmohamed4769 3 жыл бұрын
Inbadan baan sugay xariir axmed Chanelle kiisa in uu active kasonoq doono
@xhakacade899
@xhakacade899 3 жыл бұрын
Xariir gedo mcanaa manajaxbaa usooqadey wllky🙏
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 6 ай бұрын
Xariir Ahmed wan kuu wata waa fananka kaliya ee An jigjiga Kaa tagero Ama fananinta somalida Ethiopia
@maryanbashirherzi7710
@maryanbashirherzi7710 Жыл бұрын
Waagii kasta ee beryana kalgaceylkaga batoo bukoodey hadan ku tabo😓baxnaanadu waa agtada seygeyga mohamed qoslaye🥰bbe hortaa ma aqoon jaceyl❤illahey ha ikaa dhowro nolosheyda💯
@Whocares114
@Whocares114 3 жыл бұрын
Wligey hes u so qado o an i cajibin ma jirto xta hdi eysan dadka ka helin ani marwlba wa kuwo igu sabsan my only fanan an marna dhankgayga ka damin iga qaad balogti 😢🤞✊🏻😊
@aliabdalla9303
@aliabdalla9303 3 жыл бұрын
Xariir Ahmed legend of 21ts generation 🥰🥰🥰❤️✌️
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Ilaa berigaan ciraystey Xasuustadan ba'ayn😘 *Xariir* fanan dareen ♥️🙏
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 3 жыл бұрын
Hestan aad ujclahy marka dhagesto waxa soxasustaa gacaliyahega oon isjclnhy 6sano waxa rajeynena inaa mardhaw isguursano inshllh rinyadena allh norumeeyo🥀🌍💉💓💯
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 3 жыл бұрын
M.a Allah alaf isku keendaro wagti badan waad isku soo sabirteene🙏
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 2 ай бұрын
Heestan nin aan sxibo nahay oo abdikariin la dhaho ayaa I baray Mar aan exam kii dawlada Ethiopia ku jirnay waliba degmada laanqayrta anagoo 8kii u fadhisanayna xasuuuus❤ Maantana hargeisa ayaan idinka soo salamaya🫶🏻🤍
@kamalabdihakinomar5501
@kamalabdihakinomar5501 3 жыл бұрын
Badan waliged dhamanin Biyaha ku jira yaranin Besti song.😍😍
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 3 жыл бұрын
Wlky hariir ahmed walhi heesta aan heesihisa ugu jecelahy keep going pro
@cabdirisaaqcali4879
@cabdirisaaqcali4879 3 жыл бұрын
qalbiga ruux kaleh yeessho hada waaa idinke like sara🤣🤣and comment
@fardusmoha6360
@fardusmoha6360 3 жыл бұрын
🖤❤❤❤❤❤❤❤💗❤❤😂😂😂😂😂
@ibtisaamahmed6951
@ibtisaamahmed6951 2 жыл бұрын
Ani hesaha somaliga ma aqano lakin tan husband keyga isoo sher gareye wuxuna igula hadlayaa erayadan 😫sida darted i liked 🫶🏻♥️💋
@cabdisalansiibaay4338
@cabdisalansiibaay4338 3 жыл бұрын
Xariiroow si wacan baad u xeerisay xilkii fankee nooloow barbaar somaliyed
@clcasiis4343
@clcasiis4343 3 жыл бұрын
Ilaa barigaan cirays tay xasuus taada ba ahay .. inta 2jeer kabadan like sara
@MubarikShafad
@MubarikShafad 6 ай бұрын
❤😂😮😢❤😢😂
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 3 жыл бұрын
The none other than XARIR AXMED❤ " Illa barigaan cirraystoo xasuustaadan ba'aynine intaan ifka baaqi si ahay booskaaga qofkale ma yeesho"
@CaliZaki-qj5wn
@CaliZaki-qj5wn Жыл бұрын
Wasaab
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 3 жыл бұрын
Xariiir iyo nimcaan waa faniinta aan tageero fankooda waxaana aamisanahay hibo dhab ah iney leyiheen marka bilaa music la imaado
@FaaycabdiCusmaan-tm9wr
@FaaycabdiCusmaan-tm9wr Жыл бұрын
Xariir axmed 🥰🥰 woow Thanks 💓💓💯💯🥰 haaa
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 5 ай бұрын
Wllhi xariir axmed waa boqorka codka fananintan hada real goat
@faisoahmed8041
@faisoahmed8041 3 жыл бұрын
Erayo qalbiga tabanaya 🔥❤️
@dakar1984
@dakar1984 3 жыл бұрын
Yeah ❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 жыл бұрын
Legend Xariir axmed Cabdulahi Huuno Qalbiga Ayaad I Dhaqaajisay Fanaan Aan Heesihiisa Aad u Jeclahay Horay u Soco Huuno big Respect ✅💯❤
@dr.ridwaanxasan6311
@dr.ridwaanxasan6311 3 жыл бұрын
Fanaanka sanadka xariir Heestu 100% codku 100% laxanku 100% dhankasta dhamays baad ka tahaya keep going sxp
@maxameddheere5329
@maxameddheere5329 3 жыл бұрын
Asc
@maxameddheere5329
@maxameddheere5329 3 жыл бұрын
Ok
@siraajikorah5197
@siraajikorah5197 3 жыл бұрын
boqorka cod xariir axmed salute
@saytunabdulahi9617
@saytunabdulahi9617 Жыл бұрын
Booskaga qof kle mayeesho🅰️❤️
@broyousuck7344
@broyousuck7344 3 жыл бұрын
Ilaahay haisku kin barakeyo adiga iyo sowjatada Najax qurux 😍😘
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen
@aimarolol6812
@aimarolol6812 3 жыл бұрын
Heestii iigu Horraysay ee Xariir Qaado een Dhegaysto Sababtuna Waa Ereryada iyo Laxanka Sakariye Kobciye Big Respect. Xariir Fankiisu Wuu Horumari lahaa Hadduu Laxamaystayaal Kala Duwan Heli lahaa 🤚
@mohamedabdi-ec3dx
@mohamedabdi-ec3dx 3 жыл бұрын
Wkaa hormarayba
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 3 жыл бұрын
Hadaba hormarka qofna kamixiga my nolozhayda xariir ifka ayaan kuujeclahy
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 3 жыл бұрын
Erayada abwaan abraar baa leh waakii boorama xafladii ka dhaceysay ku qirey in heesta xaaskiisa u sameeyay abwaan abraar baa leh ereyada sakariye kobciye ?!
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 3 жыл бұрын
@@mahdiqumane7336 dhac miyaa macnaha😂😂 maxaa magaciisa loo xusi waaye?
@abdulkadir532
@abdulkadir532 3 жыл бұрын
@@nawaaraomar316 indha adayg badanidaa nio ereyada meesha ayaaba lagu qoray kobciye ayaana sameeyay waxay abraarka aad ka hadlaysaa
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 3 жыл бұрын
Axsan sawt al fanaan xariir 10 jeer baan dhagyste heestan manta kalia i liked wlaahi
@Asliya89
@Asliya89 Жыл бұрын
Qofkan indhahayga ka jeclahay baa ii soo diray heestan ♥️🥰😍
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 2 жыл бұрын
😢❤️😭 heestan aney Iga hadlee wlhi Jaceyl dhaban baaba’eyn😢 intaan ifka baaqi sii ahay booskaga qof kle ma yeesho Alpi😭❤️
@yasinwaberifilmis9269
@yasinwaberifilmis9269 3 жыл бұрын
Masha allah xariir Axmed hobolki fanka wan ku salaamaya in djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍
@dawakhchannel9975
@dawakhchannel9975 3 жыл бұрын
artist of the Year Xariir Axmed
@asmaluulnuurkidjibouti5903
@asmaluulnuurkidjibouti5903 3 жыл бұрын
Yes xabibti qalii wa fanankena jaceelka
@dawakhchannel9975
@dawakhchannel9975 3 жыл бұрын
Haa Waan Wataa
@mofaarah9342
@mofaarah9342 3 жыл бұрын
Fankii oo qof ah ❤❤❤❤❤❤
@saalaxcabdi4840
@saalaxcabdi4840 3 жыл бұрын
yes wasaxa
@apdirashidmahomed7143
@apdirashidmahomed7143 Жыл бұрын
Jacayl maan baran hortaaba . Nimco 😘😘🙏😚💞💞💞💋💋
@mubarakroble
@mubarakroble 3 жыл бұрын
What a song i repeat it every day ❤️ Xariiir fans love ii saara❤️
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
Jfkdldjskllujskskdkkdkdkejdjdkekeleieieieikkieieiekekekekekekekeekekkekekejekjuekkejdjekekekekeekekojdjejejejjejejjdjdjejejejejejekeoejeoeioeoeoeieueuekekekke
@kalthumaahmedmohamed4315
@kalthumaahmedmohamed4315 3 жыл бұрын
Baddaan walieed dhamaanin. Biyaha ku jiraan yaraanin. Jacayl dhaba baan ba'aynin❤🥰🌍❤. Jacayl Maan baran hortaaba❤Another level ❤
@abwaanyaasmiinharaare7750
@abwaanyaasmiinharaare7750 3 жыл бұрын
Dumshiyow xariirow waxan heees lama oran karee magac kale haloo radiyo another level wlhi ineed nin OG 😃😃
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
Soo dhawow qaali
@waxgarad6646
@waxgarad6646 3 жыл бұрын
Xariir waa fananka kaliya ee hees walba uu qaada ay noqoto wax kle ❤💯
@axmedqofale525
@axmedqofale525 3 жыл бұрын
barTaa naftu taaliYo wadnaHa bidix bad dagTaa wadnaHa bidix bad dagta m.a alfanan hariir ahmett waN kuwataa pro 🥰🥰🥰🥰🥰❣
@amaldagan9545
@amaldagan9545 3 жыл бұрын
jacayl maan baran hortaada weeh .😘😘😘😘
@nasserahmed4697
@nasserahmed4697 3 жыл бұрын
Xarir Ahmed the only singer who hear his every songs the best of all
@ahmedadisababamyhom6772
@ahmedadisababamyhom6772 3 жыл бұрын
Wow galgacayka ada qrto xariir ahmed geep giong
@jamzcaptainouri3438
@jamzcaptainouri3438 3 жыл бұрын
?
@UFC-to6gn
@UFC-to6gn 3 жыл бұрын
Haa
@UFC-to6gn
@UFC-to6gn 3 жыл бұрын
Xariir axmed legend for ever🥰🥰
@mohaacade4648
@mohaacade4648 3 жыл бұрын
@@UFC-to6gn ¹q1
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 3 жыл бұрын
Ayoooyyyy aduunka hore ayaa nayloogu sheegay inuu macaanyahay iyo heesuhuba rabbiyoow nooga madoobe qalbiyada kuna buuxi cabsidaada amiin dheh hadaad aragto qoraalkan mahadsanidiin🙏🙏🙏👋
@farxaanibraahim9024
@farxaanibraahim9024 2 жыл бұрын
Aamiin
@ismailmohamedhussein8948
@ismailmohamedhussein8948 2 жыл бұрын
Aamin aamin
@abdiazizmuse2957
@abdiazizmuse2957 2 жыл бұрын
Amin
@clqanicabdul7454
@clqanicabdul7454 2 жыл бұрын
Aamiin
@cubeydxajji1786
@cubeydxajji1786 2 жыл бұрын
Amiin
@maryancabdicabdulle8181
@maryancabdicabdulle8181 3 жыл бұрын
Xariir ahmed the one and only 👌🏻😘
@nimcoabdi8953
@nimcoabdi8953 3 жыл бұрын
Hees iido ah soo qaad
@sabriincumar3159
@sabriincumar3159 3 жыл бұрын
Xariiaxmed ayu lofi yuu
@mariaali496
@mariaali496 Жыл бұрын
Jcyl maan baran hortaaba❤😢
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss Ай бұрын
Wllhi heestan jaceylka Ah Aniga gabar Ayan jeclahy oo waliba saaid kuu Ahay wllhi 4 sano Ayan wada socona Kuma wayo sharaftayda boqoradeyda suldamadayda qalbi u roontayda cimrikagu dheeraye mss indho sumayo Masha Allah ❣️🙏 qof kasto jaceyl hayo Misna jaceyl garanayo lee Ii fahmi karo
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 3 жыл бұрын
Booskaga Qof Kale Ma Yeesho♥️
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
ALLA EREYGAAS BAA IDILAY // BOOSKAAGA QOF KALE MAYEESHO APSOULATLY
@agnimohamedbashe9761
@agnimohamedbashe9761 3 жыл бұрын
Ahmed wali furinle faraha hala qabto Wixii 2040k ayuu hada tumayaaaye Suu xariirna codki mucjisada aha ula tagay
@xasanshiine5615
@xasanshiine5615 3 жыл бұрын
Wagii baryaba kastee galgaceylkaada batee waahwaah!
@mohatall6188
@mohatall6188 3 жыл бұрын
Badda waliged dhamanin biyaha ku jira yaranin jecel dhaban ba ba.ynin Ilaa bariga cireyso xasuustada ba.ayni intaa ifka baaqi sii ahay booskaga qof kale mayesho Hees iga gadan legend xariir Ahmed
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 2 жыл бұрын
Anigu koley waxan la dhacsanahay ereyada iyo laxanka sidey iskugu so baxayan zakariye kobciye dab yar ma shido
@cazuzyareahmed3224
@cazuzyareahmed3224 3 жыл бұрын
Xariir ahmed has pure talent ✍🏾🔥.
@cabdimacalin9589
@cabdimacalin9589 3 жыл бұрын
Exactly
@naciimaqurux571
@naciimaqurux571 2 жыл бұрын
Qalbiga adigaba buusha Buudaha indhaha kuyaala Jaceyl man baran hortaye 💔😭
@libaaxcaano4894
@libaaxcaano4894 3 жыл бұрын
quruxeey booskaaga qofkaleh ma yeesho💗
@FadxiyaXasan-q3j
@FadxiyaXasan-q3j Жыл бұрын
Goolxariiraxmad❤❤❤
@nimcomuuse9889
@nimcomuuse9889 3 жыл бұрын
Xariir wasn't ku faraxsanahy new chanelkaga
@hibomohamed6542
@hibomohamed6542 Жыл бұрын
Team jecel 😂❤ like dhaa
@karamaoffichialchennal2954
@karamaoffichialchennal2954 3 жыл бұрын
Wll aduun xarir ahmed Best song 🎵🖤✌️
@learnnewinfo
@learnnewinfo 3 жыл бұрын
Xariir Axmed Legend baad tahay
@fadxi--calishaahofficial176
@fadxi--calishaahofficial176 3 жыл бұрын
Legend xariir axmed xariir nolow sxb👎👨‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍💋‍👨
@zakielmi4760
@zakielmi4760 3 жыл бұрын
Bes inaga dheh xariirow waa BUUBI rabnaa🕵️‍♀️💯✍️💥18/10/21✍️
@jeyyare2118
@jeyyare2118 2 жыл бұрын
Sidokale sxb
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
Magacyga fiiri wLL PLZ 😞😞😎❤
@NacimaHaji
@NacimaHaji Ай бұрын
Heestan wxn ku xasuusta gabadh No shaqaynjirtay marwlba sxpked bay udari jirtay hada ways guursaden lkn wu dayacay asagu iyada maskiinta yar 😢
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 жыл бұрын
The KinG Is Back👏🔝.
@xaawoluul-bk5zj
@xaawoluul-bk5zj Жыл бұрын
Hestan xasusu gonin eh aya igu ledahy waxan wada soconay wila aan is dhab eh an u jecal waxa aan rajenya Ina aan is gursano lkn calfa aya na kale waday waxan is barany 2021 /8/ waxan kale tagnay 2023/ 1/18/ malin isnin eh Ila iyo hada wan jeclhy wan jeceln dona l.n hada aan calaf isku lenhy wan is Helen mar walpo aya Hestan no darnan jirtay muruga Marka aan darme aya shidan jiray ilahya waxa ka baray Ina aan malin un is heli dona😢 bobo xasustay😢 ilaa Barigan ciraysto xasustan babayne ifka baqi si aho booskaga qof kale ma yesho 😢💔💔😢 Ayuba bashir maxamed Farax siyada Miz you bobo 😢💔 Sacda aya tahy dadowdi hawenimo 1:04 aya qoray wan u so Laban Dona Malinka aan is helan farxda igu nolow ilahya ha ku dhore hada 😢😢😢😢💔💔
XARIIR AHMED WAA BOQOR JACAYKEENU NEW VIDEO 2021
6:37
XARIIR AHMED
Рет қаралды 5 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
Xasuusaha Madoow
7:50
MAXAMED DAYAX - Topic
Рет қаралды 34 М.
Boogaha Jacayl
5:48
Hees Cusub - Topic
Рет қаралды 1,3 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 20 МЛН
XARIIR AXMED IFKA IGU XANAANEE SOMALI MUSIC OFFICIAL VIDEO 2020 hawraar
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,1 МЛН
XARIIR AXMED KAALAY MAANKA 2021 MUSIC VIDEO
3:52
XARIIR AHMED
Рет қаралды 11 МЛН
MUSTAFE KANTE QALBI KULA MIDOOBAY
5:01
Lil Tjayy - Topic
Рет қаралды 29 М.
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 25 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН