XASAN AADAN SAMATAR - ISRAAIIL MA BOODEEN LYRICS, HASSAN ADAN WAA BOQOL YUHUUDU, SOMALI SONG ISRAEL

  Рет қаралды 399,327

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@ramadstudio4688
@ramadstudio4688 3 жыл бұрын
Walahi Waa Mida Maanta Taagan Taani Waa Hees Qiimo Leh Thanks Fanaanka Codka Holdaarka Leh Xasan Aadan Samatar Iyo Abwaanka Midhaha Sameeyeyba Oo Magaciisa La Yidhaahdo Cali Diiroye (Cali Gaab) Oo Reer Jabiutiya Waxaana La Alifay Heesta 1973.
@hiboahmed7866
@hiboahmed7866 3 жыл бұрын
1973 waxan dhashe 1991 waxan dhageysanaya 2021 waw ano 30 jir ah
@axmedmohamedjiim5424
@axmedmohamedjiim5424 3 жыл бұрын
Xassn waa waa fan curiy laxamit laaw cott
@somaialxasan7834
@somaialxasan7834 3 жыл бұрын
+
@nasroabdullah5114
@nasroabdullah5114 3 жыл бұрын
X
@nasroabdullah5114
@nasroabdullah5114 3 жыл бұрын
Cccx
@Sheekosomali1
@Sheekosomali1 3 жыл бұрын
Ma ihi ajaanib ee waxaan ahay dhiigiina 🇸🇴Waxaa idinkaga bahanahay Tagero walalaheyga ❤️Si aan ugaaro Hadafkeyga sare❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love ❣️Waa halmar oo AAd tabato lakiin Aniga wax weyn Ayee itahy ❤️🙏🙏🇸🇴🇸🇴❣️ Ramadan kariim 🇸🇴
@maxamedcabduqaadirmajaajoo8785
@maxamedcabduqaadirmajaajoo8785 3 жыл бұрын
Wll .
@tahiraosman381
@tahiraosman381 3 жыл бұрын
Maashaa allaah soomaaliya aqoon iyo geesinimo illaahoow nawat noogu deeq adaa weeyne
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Woow Axyaa hees Axyaa cod Axyaa Erayo Axyaa Laxan Axyaa Axyaa Music isku dhiilli tira 😘 Aabbe samatar caafimaad ki waar
@goojeyare6542
@goojeyare6542 3 жыл бұрын
Runtii Tariikhda wey ku xusi doontaa heestaan oo ad u qaaday walalaheena falastiin IF ALLAH SEY FALASTIIN WIL BE COME FREE INSHA ALLAH AS SOON AS POSSIBLE
@leomessi-lr9xv
@leomessi-lr9xv 3 жыл бұрын
Aabe xasan adan Big Respect ilove you❤💚🤐🕊
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 3 жыл бұрын
AUN. Abwaan Cali Diiriye Cigaal ( Cali Gaab ) Waxa uu dhashay abwaanku Dagmada Abdulqadir Gobolka Awdal , wuxuuna ku dhintay Magalada Jabouti Gabayo iyo hal haysyo caan baxay abwaankii curiyay luuqada Afsomalina ereyo badan ku soo kordhiyay. Weeyi . ALAH Ha u naxariisto
@shucaybaxmed9578
@shucaybaxmed9578 3 жыл бұрын
Heestaan wuxuu qaatay Xasan A. Samatar 1973 markii ay u safreen jermalka iyo sinsibaar. Waxaa sameeyay heesta Cali Diiriye.
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 3 жыл бұрын
Yaa u fasira carabta oo carabi yaqaan Masha'Allah
@luulsaid7809
@luulsaid7809 3 жыл бұрын
Ana aqan lkn Somali ma aqan
@maymuunalihassan7292
@maymuunalihassan7292 3 жыл бұрын
@@luulsaid7809 hhh hye iska dhaaf
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
@@luulsaid7809 kana so qorayso xge lagaga hadlaa hhhj
@nayruuzabbas7088
@nayruuzabbas7088 3 жыл бұрын
@@maymuunalihassan7292 waxay ka wadaa gabdhaan soamligan ween ma kasaayi run waaye Aniga xtaa kuwa qaar ma fahmaayi
@sabahhassan4529
@sabahhassan4529 3 жыл бұрын
Xasan Adan Samatar, waaberi, waayo, waayo, axaya Soomaaliya! Coodkaaga inta Soomaali heesta ee iyaguba cod wanaagsan, ilaa hadda qof ku gaadhaya ma jiro. You can sing anything and it is just amazing. Dadka dadayda nasiib badanaa waayo heesahaga and Waaberi bey dhegeyteen Ayna ku soo koreen. Legend and Wadani❤❤
@magolhersi807
@magolhersi807 3 жыл бұрын
SubxaanaAllah hees aad u qiimo badan weeye
@mahdiabshir2678
@mahdiabshir2678 3 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم
@mahdIFarhan
@mahdIFarhan 3 жыл бұрын
الله أكبر
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
تسلم ياعملاق صوتك من ذهب يافناني العزيزحسن اذم سمتر
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 жыл бұрын
2021 ayay taagan tahay waxaana la qaaday waqti aad u fog
@xogsadeabdi1667
@xogsadeabdi1667 3 жыл бұрын
Isku wakhti baanu firsanayna lkn Manta falastin dhibka haysta baa wakhti aanu anagu jirin laagaa hesaay ka wrn
@apdurahmanjama1120
@apdurahmanjama1120 3 жыл бұрын
Old is gold
@subiyeciise4946
@subiyeciise4946 3 жыл бұрын
Wlhi waaa sax heesta waxeey ka hadleeso
@feasalabdiwalli8310
@feasalabdiwalli8310 3 жыл бұрын
wa sax
@mahmoudkhalile4087
@mahmoudkhalile4087 3 жыл бұрын
Walllahi ni wimbo mzurii Waarabuu wangetafasariwaa leo It's good song Translation to Arab is needed today Wake Arab s
@kg6987
@kg6987 3 жыл бұрын
Wllhi dhiiga ii kacey, ax ya fanaan
@farahdahir2875
@farahdahir2875 3 жыл бұрын
Hassan Aden samatar love from garissa forward ever 🥰
@hanadyare77
@hanadyare77 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanayo like
@maymuunalihassan7292
@maymuunalihassan7292 3 жыл бұрын
Markaan ka yaabnay Israel aan heestan iska shidanay
@faadumoakaxmednuur1248
@faadumoakaxmednuur1248 3 жыл бұрын
Inta ninka carabka ah kaso aragtay tik tika
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Keeep pro
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Thanks big fan ❤️🙏
@saidomar8252
@saidomar8252 3 жыл бұрын
@@HeesahaHirgalay m ahan xasan aadan cali diiriye cali gaab waaa
@issackdiis9452
@issackdiis9452 3 жыл бұрын
1973 ... Legend
@samantarxafuni9082
@samantarxafuni9082 3 жыл бұрын
Masha alah
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
viva legend hassan a samatar.
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 3 жыл бұрын
Masha allah
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
BAYLAH: (-da) Meel cidla ah oo cabsi leh, hanti aan cid ilaalisa la joogin. BUR: (-ka) Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. BILI: Sharaf wacan. FG: qoraalka "baaruudda quuqdiyo" maaha waxaa laga waday "qiiqdiyo" waa "typing mistake" 🙏
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
Bili=cayaar baashaal iyo waqti dhumis lagu cayaaro.
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
@@IB_Adam qaamuuska afsoomaaliga ayaan ka fiiriyay, (bili = sharaf wacan) marka loo eego beytka ka horeeya "kaare kuma burbiriyeen" waxay ugu dhow "sharaf kuma ciyaareen" Waa macquul in qaamuus kale uu sheegayo sidaad u sheegtay. Waxaan mar walba ku dadaalnaa inaan raadino miraha erayada saxda ah, Mahadsanid 🙏
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
@@HeesahaHirgalay Runtii waad dadaasheen si aad AfSoomaaliga sii daciifaya oo dadkii aqoonta dheer u lahaa ay sii yaraanayaan aad noogu fasirteen ereyada heestan.Lkn,Bili waxaan aaminsanahey in ay tahey ciyaarta miiska lagu ciyaaro (Billiard or English Billiards)oo reer magaalku ciyaaraan. Waa cayaarta miiska ee kubadaha yar yar (cues)laysku toogto ee daloolada cidhifyada lagu rido.Jumladda lafteedana sidaas ayey iila egtahey. Waxaan kamid ahey dadka Af Somaligoodu liito runtii. I’m not here to lecture you guys!
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
@@IB_Adam waad mahadsantahay, runtii markaad heesaha noocaan oo kale ah u sameyneysid qoraal badanaa waxaa ku jira erayo aanay dadka hada jooga isticmaalin, sidaas darteed waxaan isku daynaa inaanu mid iyo labo aan is leenahay wey u baahanyihiin macne u sameyno si dadka qaar ugu fududaato iney fahmaan nuxurka miraha, waxaan ka hubinaa qaamuuska afsoomaaliga si aan gudanno masuuliyadda naga saaran in aan qofka wax sax ah ugusoo gudbinno, eraygaasna "bili" hadaanuu ahayn erayadaan dhawaq ahaan ugu dhow "bilic" ama "bilig" oo labaduba ah erayo xiligaan la adeegsado micnahoodana la garanayo, qaamuuska "sharaf wacan" ayuu tilmaamayaa. Mahadsantihiin dhamaan inta nagu taageertay mashruucaan. 🙏
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
@@HeesahaHirgalay Adaa Mudan!
@fatumoabdirahmanabdullahi9551
@fatumoabdirahmanabdullahi9551 3 жыл бұрын
Mansha alah
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 3 жыл бұрын
Legendary song 🎵
@ibrahimmacalin5143
@ibrahimmacalin5143 3 жыл бұрын
Allaah yaanacalak yuhuud
@hawoadan5448
@hawoadan5448 3 жыл бұрын
Abwaankii. Alufuy,,heestaan. ,, cajiibka, ah, ,,,wageeriyoodey. Halooduceyo. Waa,,,cali, diiriye,,, cali,,gaab,
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Allah yarxamu 🙏
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 3 жыл бұрын
Waxaa maqlay meesha uu leeyahay Afrikaay is buuroo isa soo bahaystoo wuxuu ula jeedaa muslimoow isbuuroo issa soo bahaystoo ma runbaa?
@fazulabdi482
@fazulabdi482 3 жыл бұрын
nacam
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 3 жыл бұрын
ax yaa fanaan dabadaba fan maana arag
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 3 жыл бұрын
Yaa iga dambeeya like
@mostafezhaficiofficial9026
@mostafezhaficiofficial9026 3 жыл бұрын
2021 ayay taagan tahay waxaana la qaday before along time
@alikhalif6111
@alikhalif6111 3 жыл бұрын
Hestan walalyal Engilish halobadala walahi mel dher ayay gari lahed hata ayaga way maqli lahayen
@bashiirmahamed7163
@bashiirmahamed7163 3 жыл бұрын
Xasan aadan
@mukhtarabdullahi9811
@mukhtarabdullahi9811 3 жыл бұрын
Abwaan cali gaab boqoll yuu
@zainabsheikh5449
@zainabsheikh5449 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore waxay sheegan waa ruun
@abdizamad7664
@abdizamad7664 3 жыл бұрын
Somali wan idho kugarad le wale1973 sugan kushegnay xalad manta tagan
@abdullahimahamud9819
@abdullahimahamud9819 3 жыл бұрын
abdulahi100
@abdullahimahamud9819
@abdullahimahamud9819 3 жыл бұрын
0722510952
@hanadqiiro2261
@hanadqiiro2261 3 жыл бұрын
legend
@firdausa1348
@firdausa1348 3 жыл бұрын
🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴
@siciithali6691
@siciithali6691 3 жыл бұрын
somlil
@alikhalif6111
@alikhalif6111 3 жыл бұрын
Balse afsomali ma aqanan
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 3 жыл бұрын
Heestan yaa alifay? Waa hees cajiib eh.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 жыл бұрын
Cali diiriye Cali Gaab Aya Alifay Sheikh Mustafa Kuso qadanayo xita erayada abwaanka muxaadaro
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 3 жыл бұрын
@@HOREUSOCO heestan caadi maaha. Waxeey ka hadlee exactly dhibaatoyinka jiro iyo waxa sababayo. Ali Diriye nin aad u caqli badan uu ahaa.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 жыл бұрын
@@abdullahimohamed4006 waqtigi xurnimada somalia aya la sameyay heeskan io erayadana
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 3 жыл бұрын
@@HOREUSOCO Ali Diriye Masha-Allah. Ma noolyahay ? Haduu Dhintay Alle ha unaxariisto haduu noolyahayna Allaha Dhowro.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 жыл бұрын
@@abdullahimohamed4006 ma shegi karo brother
@refreshedmindsoul6772
@refreshedmindsoul6772 3 жыл бұрын
Legend
@updimajiidayaanle9600
@updimajiidayaanle9600 3 жыл бұрын
Waxan kaa codsaneynaa heestaan taariikhdeeda
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
1973dii ayey aheyd waxaa qaadey xasan aadan samatar heesta waxaa alifey Abwaan cali diiriye cali gaab.
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
@@miskifarah4859 mahadsanid.
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
HEESAHA HIRGALAY - Somali Music Lyrics Adigaa mudan wlaaal
@simaneyabdi969
@simaneyabdi969 3 жыл бұрын
1973 yahuuda palestine qabsadeen
@simaneyabdi969
@simaneyabdi969 3 жыл бұрын
Dagalkii kipour
@mahdiabshir2678
@mahdiabshir2678 3 жыл бұрын
masha allah
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Hadey taagantahay, waxaad moodaa inuu abwaanku ogaa ..SUBXAANA ALLAH..
@subiyeciise4946
@subiyeciise4946 3 жыл бұрын
Waaae
@munashire7104
@munashire7104 3 жыл бұрын
Wow
@hamseahmed4985
@hamseahmed4985 3 жыл бұрын
XaQiiiq Wlhi ee lkn Yaa isku TagayaH oo 100kaa QudhaH ka JaraYaH Alow nagu guuleH
@abdullahihussein8860
@abdullahihussein8860 3 жыл бұрын
English subtitles
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Iminkay tagantahaye waxa u kahadalyo abweynksi sameyey e xassna ku luqeyey e yuhuudii la birshay cid wax ka qaban kari weydaye
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Ilaahay ayaa la jira Falastiin, aan u duceyno. 🙏
@hashimawad2483
@hashimawad2483 3 жыл бұрын
Runtii waa xaqiiqda balse taasi waa tan maanta halkaan joogno na keentay, oo markii ugu horysayba Afrikaankii iyo Carabtii aan u caadifooneynay naloo soo adeegsaday, marka siyaasadu waa maslaxadaada ka tali oo ku dadaal waayo tiisa daryeelaa tu kalena laga sugaa hadaan si kale u dhigno. Soomaali caadifada ayey dantooda ku ilownaa, sorry POV
@daahircadde177
@daahircadde177 3 жыл бұрын
Waxaan soo jeedinayaa inaad usameysaan qoraal heesta ay ista qaadaan Qalinle iyo Magool AUN. oo erayadeedane ka midka yahiin: inanyahay dharaa rahay nuuniga maquutoo sidaan ahay dhalaan camal waanigaan dhadhabayee------
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay, waan raadineynaa heestaas ❤️👏
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
❤️
@itzManha125
@itzManha125 3 жыл бұрын
Inshallah plastic will free
@احمدالعاطفي-ق4س
@احمدالعاطفي-ق4س 3 жыл бұрын
Ahmed Yaxye
@alimohamed9107
@alimohamed9107 3 жыл бұрын
we somalia i do not know why somalis love arabs more than them selves. And arabs wants somalia to disapeared in africa . Israel was the first country to recognise somali to be independ so look and love your self arabs they call us or name us abdi which means that we are them slaves so i do not get why you somali love them so much like the black people love the white people.at least the african have african names while we somali have abdi . One day i call the yemen man abdi and he get upset with me and said we do not name our people abdi we yemen we named abdull but the somali they named them selves abdi so do not call me abdi
@jintohjojo3138
@jintohjojo3138 3 жыл бұрын
Runtiis aduunka maanta waa xadad nabad waa been
@torypp2336
@torypp2336 3 жыл бұрын
Why he hates Israel? Somalia and Israel don't have past wars or bad relationship.
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
The words in this song are not about hating people of Israel, it is about political issues, the song was in 1973 Arab-Israel War "Cold War Era"
@torypp2336
@torypp2336 3 жыл бұрын
@@HeesahaHirgalay oh I thought it's bashing Jewish people, thanks for clearing that.
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
@@torypp2336 you welcome, no room for hate. ❤️
@kingadal5050
@kingadal5050 3 жыл бұрын
@@HeesahaHirgalay can you tell me what he saying ?
@abuucali5963
@abuucali5963 3 жыл бұрын
@@kingadal5050 he said the Israel jaws its end and we will fight the enemiens of Allah and our enemies like Israel America (France Portages Spain=was called islamic kingdom of Andalus it was land of muslims) Rush cuba and etc
@zahraali4520
@zahraali4520 3 жыл бұрын
Ninki beel u leexdo basar wax ugu sheega ku balama dagal
@cadnaancabdiwaxid1165
@cadnaancabdiwaxid1165 3 жыл бұрын
Cajiib bushimaha dushoodiyo been weeye nabaduye Hadeey taagatahay beentaa
@mrhamza2410
@mrhamza2410 3 жыл бұрын
Farah
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Legend
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 жыл бұрын
Manshaalah
@abdiladifali2607
@abdiladifali2607 3 жыл бұрын
Xasan aadan
@mrhamza2410
@mrhamza2410 3 жыл бұрын
Farah
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 3 жыл бұрын
Legend
@mrhamza2410
@mrhamza2410 3 жыл бұрын
Farah
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Muslimiintu in ay isku wiirsadaan maaha ᴴᴰ┇Sh Cabdulkariim Xasan Xoosh
4:40
نشر السنة Faafinta Sunada
Рет қаралды 4
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 480 М.
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan     BBC Cabdillaahi Xaaji
18:31
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 267 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 976 М.