Xasan Adan Samatar | Heestii Galan Gooley | Sidiregam

  Рет қаралды 73,028

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 29
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 Ай бұрын
Heestan abwaan kaariye Isagaa iskaga hadlayay iskuna difaacayay Niman ay fanka iskula jiree ayaa xaasidnimo gabadha uu jeclaa oo nimankaa la hayb ahaa ayaa gabadhii ku cadaadiyay I aysan guusanin . Sababtuna ahayd in uu haybta ka soo hor jeeda iyo abwaanka colaad ka dhex dhacday Balse uu aakhirkii guursaday kana gacan sareeyay waana qiso jacayl oo dhaba
@abdifatahcaadilkaraama5494
@abdifatahcaadilkaraama5494 2 ай бұрын
SAMATAR Axsan cod 👏🔥😊
@user-hb2ep9wi1d
@user-hb2ep9wi1d 2 ай бұрын
Abwaan maxamed cali kaariye Allha haawo naxaristo jaanad haagyo Allha wuxuu ahaa niin qaali yaa oo xiigi maada ka buuxudo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@user-hb2ep9wi1d
@user-hb2ep9wi1d 2 ай бұрын
Haday gaadha tahy anaa gaya eey sidirigam
@user-hb2ep9wi1d
@user-hb2ep9wi1d 2 ай бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Afsoomaali waakii hore dadana waa dadkii hore.
@fanole55
@fanole55 2 ай бұрын
Yaa ii dhamaystira mirta u danbeysa “Gami maayo Ruuxii ,,,,,,, Seexda” Keshaas banaan maxuu yiri xassan abwaan Kaariye.
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane 2 ай бұрын
Gamimaayo ruuxii goob-aboodi seexdee Aboodi waa shimbir
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 6 ай бұрын
Wahwaah.❤
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Garbay noqotay caashaqa in aan daba gurguurto
@ahmedhussein9983
@ahmedhussein9983 Жыл бұрын
Caashaq ma idin galay wali labo gacalo haayo 😢
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 10 ай бұрын
Kaariye looma gali karo ilaahaw unaxriso maxamed ali kaariye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐆𝐨𝐨𝐝𝐤𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐛𝐞𝐞𝐬𝐤𝐨𝐨 Goco maalin aarow Wiyishaa gadoodee Geeska rayska gelisaay Gerigiyo haldhaagow Galawgiyo shimbirohow Garasho seed u leedihiin? Caashaq ma idin galay weli? Laba gacal ahaayoow? Kala gooyeen waayuhu Gargaar maw taraysaan Ma isku geyn karaysaan Galaangooleey gaf bay Baratee Sidirigam Haday gabadh tahay Annaa gaya-eey sidirigam Hadii aan go'doomoo Gaadhi waayo taan rabay Gar bay noqotay caashaqa Inaan daba gur guurtee Xagga gabi xagguna gabi Gudcur daaha soo rogay Gaashaan qaad habaabiyo Gulufoow dhul kuu siman Gurmad kaygu weeyooh Geedahaan ka baqayaa Goormaan socdaah Xaggeen gaari karayaa? Galaangooleey gaf bay baratee Sidirigam haday gabadh tahay Anaa gaya-eey Sidirigam Aduunyadan gal galadka ahee Gaafaha nabsigu waddo Ragbaa goob xun waligii Gaba gaba fadhiisteeh In kastoo La gaadoo Laga gacan sareeyoo Geesigu ma Liicee Gam'i maayo ruuxii Goox aboodi seexdee Gaariyaa ninkeedaa Yaa gayaan is jecel Gogoshood yaqaana Galaan gooleey gaf bay Baratee sidirigam Haday gabadh tahay Anaa gaya-eey sidirigam. ______________________END. HEES xusid mudan.❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
​@@caweyskadalmar Adaa mudan saaxiib.👍
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 10 ай бұрын
🎉🎉mhdsnid😊
@user-cs7ng6kg2x
@user-cs7ng6kg2x 5 ай бұрын
Ax❤ax❤
@minhajhussein2309
@minhajhussein2309 2 жыл бұрын
Haah again
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Жыл бұрын
Erayadii Maxamed Cali Kaariye Laxankii Saciid Xarawo Muqdisho 1973
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 8 ай бұрын
Laxanga xasan great😂
@bashirjemale6774
@bashirjemale6774 5 ай бұрын
Sicid xarawio laxanka
@user-cs7ng6kg2x
@user-cs7ng6kg2x 5 ай бұрын
😢😂😅😂😂🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@omarhamadi4002
@omarhamadi4002 5 ай бұрын
😅
@omarhamadi4002
@omarhamadi4002 5 ай бұрын
Siil faido malahan 😅😅😅😅😅😅
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 3 ай бұрын
Qof maran baa tahay oo doqon ah 😂
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 25 күн бұрын
Waayo hooyadii ku dhashay ayey la mid tahay, Erayada aad ku hadashay. Inaad raalli gelin bixisid ayaa ila habboon. Ssaxiib
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 25 күн бұрын
@@MohamedBarrrow-mh5gg ugaas aniga ma ahan qofka erayga qaldan qoray 👋
Xasan Adan Samatar | Heestii Ka Guntaday Ha Gaagixinee | Guleed Ma Jooga
12:26
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 66 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 61 МЛН
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 186 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 427 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Bulsho - Xasan Aadan Samatar - Muusig Cabdisalaan Jimmy
5:17
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 565 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Xasan Adan Samatar | Heestii Arbaca
7:48
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 218 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,2 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 2,1 МЛН