Hooyadaas lagu ciyaarayo allah xaqeeda banaanka ha keeno hooyadaas allah qalbigeeda ha u adkeeyo aamiin ninkaan afarta uu ku faanayo ayuu ka helayaa ee allah hooyadaas xaqeeda ha u soo dedejiyo aamiin
Macalin nin dad badan kuxiran yihiin baad tahey ee hadalka siduu uyiri usherg tan kale magdhowgu waa muhiim inlakala qaato waayo hooyada wiil baa la maqan alaha usahlo amen
Soomaalidu waxay iska wada dhigaan dad fiicanoo malaa'ikta ka fiican .
@AhmedJiggaКүн бұрын
تحية تقدير و اجلال لكل أمهات العالم أستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه......الخزي والعار على سيد طاهر عبدالله علسوا و سيدة هناء أبوبكر وكل من يتاجر عواطف أمهات
@luqmanalxakiim41702 күн бұрын
Walhi billahi tallahi macalinow dugsi waxa la igu geyey 6 sano jir malinti la i geyey meshi an fadhistey waan xasusta subixi ayaan rabey in la geyo waxa la igu dhahey wan xasusta duhurka lagu geyna
Suxufi Adam warka Wiilka Asagaaba cadeeyay in Islaanta Hooyadiisa tahay lacagtq uu sheegay ayaa cadeynayso
@ibadosagal78222 күн бұрын
😂Asc macalinka Luger ya waycadahay in at dhashay mamadu
@somalihanolato7412 күн бұрын
Xasan ama aj waxan u arkaa nin isla wayn xoolo naag ilmo ku fanayo nin walba naag bu qabaa naag kasta nin bay qabta weli ma arag nin islaama oo ku faanayo caruur iyo naag hooyo weliba u fanayofaa
@muqtarbarremahamed8641Күн бұрын
Inaa lilaah
@fartuunmohamed60812 күн бұрын
Waa wax loo dhisey ee hala iska dhaafo asagaa lugaheeda imaanaayo hooyo ciyaarciyaar ma ahan ee laga war sugo
@abdulahmad33572 күн бұрын
Somali buunbuunis badanaa maxaa laga tuugtuuga waaba caasi
@Emi925462 күн бұрын
Kan ciyaal suuqnimo waxuu ku darsadey Doqonimo boqol ku kuye wa mid baahane magac halooga dhigo
waa khalad xujo 100 kun oo dollar in uu keeno maha.Hadu ishubo DNA in uu iskaqaado.
@faizaaliabdallah5731Күн бұрын
Ilahow aysan qabyaalad qalbigeena xaqa ka daboolin yaa alaah, somali ma saanaa af iyo gacanta isku key dhagey. Somali ku qabso ku qadi meyside hadana bini aadamkii noolaa miyaa la galiyey.
@ahmedabdiisse75122 күн бұрын
ninkaagan
@daganabdulahi7588Күн бұрын
War heedheh adigu aqiro malaguu soo tagayaa in mamada aad ku dhajineyso in ay dhashay
@muqtarbarremahamed8641Күн бұрын
Wiilkan hadu jaanis haystaye ee hooyadiis ha aqbalo waqti ayaa imaandonto uusan jaanis helaynine
@ismahanelmi21962 күн бұрын
Wiilkaan majeerteenka soo korsaday ma ahan majeerteenka puntland dega ee waa banaadir ama koonfurgalbeed ayagaa laga yaabaa iney Raxanwayn yihiin ama reero kale sida beelaha lahayb sooco oo majeerteen sheegtay. Armuu wiilka kacabsi qabaa reerkii soo korsaday iney kashifmaan.
@zeinabsaidsalah26782 күн бұрын
War hooy waxaad aheyn ha isku qorin hooyadaa janaad kugali war hooy kajoog hooyadaa kudhashey weyna garan war hooy hadaad digil awmirifle tahay lamagoodle aad lasoo kortey inaad u inkirto hooyadaa war illaahey utoobakeen ogoloow dhiig halagaqaado
@faizaaliabdallah5731Күн бұрын
War daahir calasow ayaa idinkoo umada dhan ah caqligiina ku ciyaraya. sawiradisii markuu yara isagoo dhabta abihii saran ma ku qanci weydeen. Aj hooyadis usa la joogta ayuu u ek yahay.
@daganabdulahi7588Күн бұрын
Waar qabri ma lihid miyaa hoyadiisii dhashay iyo abihiis oo ku dhaartay miyaadan maqal acuudu bilaah
@Nuurtoehmedmaxamed2 күн бұрын
Kaas waa dhadhaan mise wa taganyahay
@mulkiosman78282 күн бұрын
Waaryaa ka joog Ninkan haddu rabin maxaa ugu Qasbeysiin mase waxaad Rabtaa inuu Noqdo Raxan weeyn Ninkan Wuu ka FANIN RAXAN WEEYN 😡 E HABARTAAN HA KA HARTO MANTA ILMAHEYGA MID KA MIDA HADDUU IRABIN WAXA IGA BADAN KUWA KALE ❤
@aliaded72462 күн бұрын
Adeer ninkaas sass uhadlay waa Caasi ee Hoyada Samir Allaha siiyo
@AAA-bb5xc2 күн бұрын
Qof. inkiraya. . hooyadiis. Waxaan ku maqlay. Qiyaamaha.in. La arkidoono. Laakiin. Aduunka baad Ku arkaysaa. Waligay. Kuma fakarin. Cawrisaga. Nasiib. Xumaa.
@shukriahmed-i2n2 күн бұрын
Ninkaan lacag ta waydiinaayo macalin dhiig biin ah ayuu iska suu lhadaya waana ciyaal sukh
@maryanjama67302 күн бұрын
do you ever call him? I’ll talk to him about this before you Accusation
@aminasalad74102 күн бұрын
Dee bixiya idinka ku dhegan
@sahraahmed48102 күн бұрын
Waa eelaay mid kaan bidaarta dheer oo ileen eelaaydu waa dad yar ninkay arkaan waa ku dhegay aan been tuu kaga daray dadkiisa sooma hadlin dadbaa fiyuus ku raadsanaya
@somalihanolato7412 күн бұрын
Sahra eelaay dad yar ma aha waa hohorad ,naasiya,gedfade hadii aad afka mayga ku hadasho elaay bay somalidu ku dhahayan d,m 36qabil magacisa aya lugu yera bidare wa landhere banan degay (horta
@somalihanolato7412 күн бұрын
Su,aal horta dadka somaliyed yaa soo tiriyey waa dad yar waa kuwo laga tiro badan yahay waa bon maxay tahay waxas hoysfas hada elaay maxa ka galay wiilkeda sya maqan hadu dhaho hooyo aniga waye lakiin kuma rabo dhamaad waxan ku shegsya alxdulila eelaay baa nahay nagu filan intan nahay qana
@shukri114mohammed22 күн бұрын
KAN 50 JIRKA, ah BEEN AYUU KU DHAARANAYAA! BAL MAADIGA OG INAY DHASHAY(ASTAGHFIRULLAH)!! WAAR DIB DANBE KUU DHEGRYSAN MAAYNO BEENAALE!! QASAB AYUU KAGA DHIGAYAA KAWARSN?
@MohamedAbdulkadir-e6p2 күн бұрын
shukri Dhila majeerteeneeneey yaa kugu yiri idhageeyso oo kuu yeeray majeerteenkii dhaqan xumaa baad ku dhalatay oo dhilooyiinka ahaayeen 😂😂😂