Xasan Jabhad oo Sharaxay Dagaalo Gobolka Faafan ku Dhexmaray Geri iyo Jaarso

  Рет қаралды 5,237

Golaha88 Channel

Golaha88 Channel

Күн бұрын

Xasan Jabhad ayaa ku eedeeyay maamulka Oromiya inuu ka dambeeyo dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada.

Пікірлер: 20
@mohammednimcaan6533
@mohammednimcaan6533 5 жыл бұрын
Masha alah xasan jabhad waa nin aqoon yahan ah oo xelad dheer leeh waana nin karti leeh tarikh dheerna leeh war kisu waa xadis ee halaga fa idaysto
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
DIR ❤
@farhanyare130
@farhanyare130 3 жыл бұрын
farxan
@hashimfarahan1878
@hashimfarahan1878 6 жыл бұрын
mahadsanid adeer xasan guul iinooloow cadawgeenu hajabo oromo Afqamuunbaay latimid meesha waana laga sifaynayaa insha alllah guul gk
@ahmdyu122
@ahmdyu122 6 жыл бұрын
nooloow adeer xasan Jamhad waa halyeey qaran.
@khalifaas1104
@khalifaas1104 6 жыл бұрын
Allow muslimska badbaadi oo somali badbaadi
@AxmedCali-j7t
@AxmedCali-j7t Ай бұрын
Hoyada beenta kawas jaarso ma oran karo qalbiga xanuunaya😂😂😂
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 6 жыл бұрын
Asc. Xasan wll iska warran. Waa nin aad isku fasal ahaan jirteen sheikh fasalka 7aad iyo 8aad. Markii dambena xalane ayaad timid markaan u beddeshey jowhar. Nucmaan furre warfaa ayaa mar isku keen xidhay annaga oo joogna mahubo ma ingiriiska ayey ahayd Birmingham calaa kulla xaal haddan laga bilaabo ineynnu xidhiidh toos ah yeelanno ayaa door bidayaa waa cawed xaaji nuur wcs
@somaligalbeed72
@somaligalbeed72 6 жыл бұрын
WAXAA MAQLI JIRAY AF NOOLI WAA HADLAA AYNA WAA CIYAA BAL WAX UU KU SHEEKAYNAYO MAAN DHAGAYSANAA KKKK GARI SHOW KANOO KALE AYAA KA DHASHAY BEEN ABUURKA WADA
@ayaanlemaxamud6892
@ayaanlemaxamud6892 6 жыл бұрын
tariikhda gacan kusameysa ah ayu mesha laasofadhiiya
@Jigjiga1
@Jigjiga1 6 жыл бұрын
Geri kooombe Vs oromia Alle ha u guleeyo Geri kooombe Runtii arintan waxay cadaynaysa in Somaalidu tahay lipaaaxyo Geri koombanA WAAA lipaaax waxaan u rajaynayA guuul
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 6 жыл бұрын
Jaalle daarood filmkaagii waa gubtey tigreega waa tagey dadkii dulka lahaa baayimid. viva dir.
@nawaalnayrus8394
@nawaalnayrus8394 6 жыл бұрын
geri kombe jaarso ma buufinweyden.
@nasirabdillahi2802
@nasirabdillahi2802 6 жыл бұрын
Waar daalim ayuu ahaa cabdi iley ilaahey ayaa dadka ka qabtey oromo ayaa loosoodirey ninkaa hadlayaa waxuu ogaadey in awoodi laga qaadey hadii kale ma hadli kareen eydiisii liyuugana xabad ma ridin markii oromo ethiopia qabsatey somaaliday leyn jireen ma iyagaa xabad fiiqi kara ciidamo milatery ayaa ka wareegey. Masaakiin .
@ayaanlemaxamud6892
@ayaanlemaxamud6892 6 жыл бұрын
War waxan tariikhda maahayo mesha kasar gari oo dulsar ku aha ayu dhulka urmaba kkkk
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
Ayaanle Maxamud Ader dhulka yaa iskaleh
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,5 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
Wolfram Physics Project Launch
3:50:19
Wolfram
Рет қаралды 1,8 МЛН
SHIRKII HAWIYE DAAROOD IYO DIR (4811)
2:17:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,4 М.
Maxaa ka jira in Oroma badan ay Soomaali yihiin?
1:05:04
Xogaha Dunida
Рет қаралды 40 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН