Turki waa maafiyo tùug ah lamana soo dhawaysto inkaar haku dhacdo qayr maleh awalba gaalo raac bay ahaayeen
@subraarm43814 сағат бұрын
Wariye nacasa ayaad tahay Turki Soomaaliya ma khiyaamin ee Hassan ayaa dalkiisa iyo Dawladnimadayad Hog ku riday wuu joogay wax walbana Isagaa gacantiisa ku haystay laakiin Lacaga ayuu Abi iyo Hassan ku heshiiyeen inuu Hassan waxa Abii rabo u saxeexo Turkigu shaqo kumale waxa labo dalka ka dhexeeya heshiiskooga Tuuga Ilaahay nacay ee Iib u jooga ah Hassan iyo Reerka Hawiye Ilaahay Karaamadii ayuu ka qaaday oo awoodaa dal hay ku hogaamiyaan male.
@Drum-d8n5 сағат бұрын
Parlamanka hagee haduu parlamanķkù diido ansax maha saas kaliya baa loo badbaadikaraa
@Cadeey122345 сағат бұрын
Soomaaliya halaga eryo turki
@MohamedMaow-mz4ew5 сағат бұрын
Shirka ankara waa Diismo Guuryaah mogdisho
@MubYus4 сағат бұрын
Fiqi mooryaan , maalmahaan saxaafada wuu ka dhuunta, in uu ka jawaabo arinkaan ma ogola.
@SafiaJama-s4c5 сағат бұрын
TURKIGU WAA IN UU DHULKEENA KA BAXO WAA IN AANU ERINO OO AANU CALAAQAAD KA KA QAADANO CIDNA UMABAAHNIN HADII UU CAQLI IN YARABA SHAQAY NAYO AY LEEYIHIIN MADAX KU SHEEGA SOOMAALIYEED
@yusufahmed19175 сағат бұрын
Awalba anigu waan arkaayay idinkaa Insha late
@FoosiyoSalaaxcuusman4 сағат бұрын
Weriye caruur maad u sheekeyneysa xasan isagaa qayaano socoto ah
Urdugaan madex kama Ahan? Dad iyo dal Somaaliyeed midna masuul kama Ahan? Macquuulna ma Ahan inu saxiixo wax uuuuusan arsg Taasi ma dhici karto waayo madexweyne urduqaan maba ihineh ee reer galbeedka odhan Yaa wax weyn ka ogyahey oo mareykan iyo ingiriis omalefka dalka soomaaliya waxaa hayeh?? Cid masuuul ka Ah. Oon ingiriis qalin hate ah maahine------ isagaa Isu dhiibey Ee Shacabka somaaliyeed odhan??--- Soomaaliya iyadaa isdifaacikartee
Xasan waa khaan inul waddan waa in la xiro Dhammaan heshiisyadii u galay oo dhanba
@fadumorobleh38844 сағат бұрын
Qiyaama qaran
@yusufahmed19174 сағат бұрын
War macaluul iyo gaajo idn dishaye yuu wax siiyay dakadii eeriboorkii isbitaalkii digfeer iyo baddiiba waysaga haystee Yaad marka horaba hesheesiinta udiray mawaxaa lagaran waatay isqornima diisa tuug khaain ah dadwaynahana meeshii lagu arko turkiga Hala dhagaxtuuro itoobiya iyo kiimya oomid waliba dalkayaga haysto ayuu hub kudaldalaayay xageed jirteen mahurudeen haddana shidaalka uu leeyahay waanqdayaa ogaada car muusan beenoobin waxkalaa lawadaa xasan ama waamiskiin ama waakhiyaano laysla ogyahay
@farhiyaabdulle35935 сағат бұрын
He not sick waxaa uu doontay lacagta intii u harsaneed mida kale turke xasan hadii uu ka saxiixo inuu bada siiyo Ethiopië xasan kursiga wuu ka tagayaa markaa halkee buu aadi oo ku noolaani because xisaab baa sugaysa bad ciyaar laguma bixin karo shalay baa lanagaga soo celiyay kenya he know
@SafiaJama-s4c5 сағат бұрын
Turkiga Itoobiya waxaa u jooga hay ado badan iyo shirkado waxaa la sheegaa in ay Itoobiya Turkidu dhul wayn uu beerto uu ku leeyahay ARDUGAN WAXA UU NOQDAY SIDII IMIRAADKII KHIYAANADA
@mahadtahliil94425 сағат бұрын
wax warku sheegayo waxba kama jiraan xasan dhiiqo badda wuu gaday bisha fabarayo buu saxiixaya hadalkaan wiilku sheegayo waa hadaladda xasan dhiiqo ciyaalka u yiraahdo sidaas dhaha oo beenta faafiya weli lays ma gaarin xasan dhiiqo car shirr danbe oo africa ha aado sanka ayaa laga qabsaday jaaw
@ubaxabshi55635 сағат бұрын
Yahuuu kan madaxwene ma ah
@sahrowaawcdeeynooloow62975 сағат бұрын
Hataahalacayriyo turki
@Fadumo123-x4q4 сағат бұрын
Wasax ❤❤❤❤
@SafiaJama-s4c5 сағат бұрын
Turkigu waanu aaminay Jeclaanay laakiin bili aadan aamin malaha
@hasandiriyeabdifarah63793 сағат бұрын
Warkuwaan wacalada oo beenta Kasheegayah ha maqlin aabahood iyo Ayaka wexeey u adeegijireen Gaalada waa dulli nediaha laga biilo oo Portuguese iyo gaaladii Turkiga iyo Ahmed Gurey laayeen garaadigood ah waa dad Mucaarad iyo munaafaqnimo Ku Qoray . Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq
@Ruun-finder3 сағат бұрын
Mansharfa nafsahu wa huwa shariif Xassan Sh isna isma sharfo umada somaaliyeedna ha sharfo waa hogaamiye liita.
@ZahraIbrahim-vp2ez13 минут бұрын
Somalia mu khiyamin xasan baa somalia ibiyey itopian way khadan somalia sidey ku socotoo
@ismailhajiismailhaji3 сағат бұрын
Waa inuu diida xasan shekh
@Ahmedkabal21 минут бұрын
Parlemanka
@ABDIJAMALSAHALСағат бұрын
Somalida turkiya wa walalaheyen wax walaal yirahdo majirto madaxweyne kalas talayaha illahey xasan ha nagaqbto
@ismailhajiismailhaji3 сағат бұрын
Feb 2025 shirka waa inuu diida xasan shekh
@yurub52883 сағат бұрын
Turiga wuxuu Abuyuusa somaliya not somalilaan way isks diiday in uu yimado somalilaan guul lagama macaasho
@abdisheikh60943 сағат бұрын
Ethiopia bad ganacsi ma rabto ee waxay rabtaa bad malitari si uu ugu weeraro xuutiiyiinta iyo masaarida.
@dahir-dz4vh2 сағат бұрын
Md. XSM, Waa inuu ka laga laabto heshiiskii lagu kala saxiixday Ethiopia-Somalia Shacabka Somaliyeed ma isku raacsana heshiiskaas.
@ashamohamed701456 минут бұрын
Turkigu makhiyaamin xasan ayaa wadaka god riday oo qarinayey
This Muslim man Turkey 🇹🇷 President Erdoge He was standing with Somalia 🇸🇴 Then he changed his mind why ? Because President Erdoge with Ethiopia 🇪🇹 side why ? Because maybe he got something Especially from some countries ! ! Finally Turkey 🇹🇷 President Erdoge Tell the truth to Somalialy peoples He support Ethiopia 🇪🇹 so Turkey 🇹🇷 President Erdoge He can not give Somalia Sea to Ethiopia !!! "Somalia 🇸🇴 belong Somalialy peoples " As we're Somalialy peoples never allowed inch take over Somalia 🇸🇴 Soil !!!
@AhmedJiggaСағат бұрын
Jaalle Xasan Xumow Garguurte Down..!
@ABDIJAMALSAHALСағат бұрын
Somaliya wa in ay ka noqota
@cabdallealiorshe33343 сағат бұрын
XASAN WUU KU TALAGALAY RAALINA WUU KA YAHAY EE IN HADA IN LAGA HORTAGO OO FADHIGA LAGA KACO AYAY TAHAY XASAN MUNAAFAQ LACG AYA LOO BALAN QAADAY
@mulkiosman78283 сағат бұрын
Maxaan ka naqaana Odaygan LOW LOWGA AH TURKI Maxuu Sheegay Adigaba Ka Daran Alla Maxa Doqon SOMALIDA KA BUUXA 🫏🫏🫏
@ABDIJAMALSAHALСағат бұрын
Wa in laga hortaga madaxwene kaligis gon iska garayo wa in n Barlmanka ka firsada hishiskasta o xasan galayo
@HassanaliBule4 сағат бұрын
Ninyahow warier mawax fican Ayaan sugayaysay xsn sh maxmud
MARKA HORE XASSAN SHIIKH WAA IN AADAN UGU YEERINA M QARAN, WAA KHIYAAMOOLE, AAN CIDNA LA TASHANEEYN OO IIMAAN LAAWA AH, CID KALABA ISKA DAA EE HADUU XAASKIISA WADAN LAHAA WAX BADAN BEEY KALA TALIN LAHEED. DALKII, DIINTII, DADKII, DEREJADII GIDI WUU KHIYAAMEEYEY, ISAGANA WAA LASII KHIYAAMEEYEY. M XASSAN ALLAH KUUMA NAXARIISTO ADUUN IYO AAKHIRABA. WAR MUXUU DALKIISA IYO DADKIISA KA WAAYEY OO UU DAD SHISHEEYA KA HELAYAA WAA IGA SUAALE?
@amiraomar6020Сағат бұрын
Xassan xoolo ayaa qayano qaran galay ee hala toigto nacalada
@a.j24282 сағат бұрын
madaxwaynaha waxba ma ogayn oo waa laga qariyey war maaha, waa been, xasan asagaaba dalbaday in abey lala kulansiiyo. xasan lacaguu qaatay, turky iyo itoobiyaa heshiis gaaray war miyaa? xasan ayaa saxiixay oo akhriyey oo raali ka ahaay, turkina uma saxiixi karo dhulka somaliya itoobiya.
@yusufdaahirfaraax37794 сағат бұрын
😂😂😂
@yasirapdi14143 сағат бұрын
Dan taada hayadani adiku kaga karin Cid kaakafakareso majiro do
@sahramohamed71134 сағат бұрын
Dhimo xssan xoolo tuug
@sahramohamed71134 сағат бұрын
Miuba dhinto tuug
@osmanhajiabdi58995 сағат бұрын
Urdugaan madex kama Ahan? Dad iyo dal Somaaliyeed midna masuul kama Ahan? Macquuulna ma Ahan inu saxiixo wax uuuuusan arsg Taasi ma dhici karto waayo madexweyne urduqaan maba ihineh ee reer galbeedka odhan Yaa wax weyn ka ogyahey oo mareykan iyo ingiriis omalefka dalka soomaaliya waxaa hayeh?? Cid masuuul ka Ah. Oon ingiriis qalin hate ah maahine------ isagaa Isu dhiibey Ee Shacabka somaaliyeed odhan??--- Soomaaliya iyadaa isdifaacikartee