Faraxow marka hore waan ku salaamay waxadna thy isha kaliyah ee aan warka xaqiiqda ka dhageysto lkn hal qodob bis ku dar dhalinyada soomaliyed yaan la leynin ayado laga firinayo dan gaar ah
@SomaliMaxamed-w9g3 күн бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@baashicade25073 күн бұрын
Insh allh ahmed geedo naar wala soo qabanaa
@firdowsmusay-ze9gs3 күн бұрын
xasan puntland qof iyo cod wuu udiiday jubalana doorashadi hore wuu udiiday taas cadeyn cad waxay utahay in daarood loo tashaday war kaca indhaha haystirine
@khadija-zy3zc3 күн бұрын
Waa sax ficilka dawladu lakiin waa in laga wada xoreeyo gobolada somaaliya oodhan Ragga Afduubtay oo madaxda iskusheegaya
@jabiye85933 күн бұрын
muqdisho hogamiye xasan halaga xoreeyo kabacdi baa gobolada loo iman
@@khadija-zy3zc midnimo somaliyed majirin mana jiridoonta reerkaaga dhinac karaac oo yunan nin siyasi ah kugu awr kacsanin waa iga talo
@jaalemaadam52613 күн бұрын
Ujeedku waa in la lalaayo dhalinyarada soomaaliyeed. Iyadoo la adeegsano hab siyaasadeed qabiilaysan. Waxaan uga digayaa dhalinta soomaaliyeed inay noqdaan kuwo lagu gaadho Dan shakhsiyadeed.
@abdikalaqmohamud71203 күн бұрын
Fahad Yassin is a legend. He predicted this movie, that Hassan sheikh and Ahmed will kill each other. I have no dog in this fight, so I’m eating my popcorn and watching this movie.😂😂😂
@AHMEDAbdi-sl9mm3 күн бұрын
Axmed caddey guuul hambalyo
@FarxiyoOsman-f9h3 күн бұрын
waxa hassan shq wa dhallantad lkn Gushwa waxay ku dambandontaa Ahmed mohmed❤
Ogaadenow heegan buuxa halagalo qorshan wa mid laguso diyariyay jabuti ahmad hala garab istaago guuleysta
@Arabduur3 күн бұрын
Hhhh wabaa😂
@geediali4373 күн бұрын
Waar horta nacaskan hadlaya muxuu u sheegi waayey hooyadii ninkii ugu horeeyay ee shukaansaday kkkkkkk❤
@geediali4373 күн бұрын
Kkkkk waar isagaa sifo sharci daraa ku dhashay kkkkk❤😂🎉😢😮
@Ahmedy643 күн бұрын
Axmed madoobe Waxa la dagaalaya mahan Dowlaa fadaralka Ee Waa Dowlado shisheeye Oo Raba inay axmed mesha ka saraan
@alimusemohamed44293 күн бұрын
Labadii baadil ku hashiiso xaq ayey ku kala baxaan
@ibrahimismail76083 күн бұрын
Xassan sheikh waa madaxweeynihi hore marku tastuurka iska badashe ayeey ku ekeeyd madaxweeyna nimadiisa jubaland waa wadan madax banaan ila tasturka dib logu noqonaayo
@beryalex17983 күн бұрын
Masuurooneya-misee-waa-qiironeyaa?
@MaaMaQaali-n3r3 күн бұрын
😂😂god qayamo ha qodin HAN DHEEREN kudhici doonteee maad ogid 😂XASAN SHEIKH BAY HAYSTAA HAD 😂 AXMED ISLAAM WAA NIN RAG AH HMPLYO MADAX WEYNE AXMED ISLAAM
Qaswadayaashii weli ma isku dhegan yihiin?! Denina halla soo qabto!
@mohamedyusuf17703 күн бұрын
40 kun oo ciidanka daraawish iyo liyuu police ayaan udiraynaa caruurtan uu gurguurte soo lugooyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdifatahhusseinali74863 күн бұрын
Axmed waa qasab in xukunka ladhaafiyo inkastoooo Xassan wax faaido ah oo umamdaa uheyn lkiin Axmed madoobe waa musiibo hortsagan somalia
@osmanahmed97803 күн бұрын
Wilasha somaliyed yanan lagi leyn wax biri lagu heshina
@hassanbinadow11903 күн бұрын
Rag walal wuxu kudhamo laa waa
@ahmedshariifsomali85693 күн бұрын
Mr geeda naar waa in lasoo qabtaa 🔗 🔗
@Suweys-t9j3 күн бұрын
Walasoo qabanayaa axmed geeda naar
@Givemecandynow3 күн бұрын
Axmed in kasoqabto xasan laso qabtaa kadhow
@felisabdi37943 күн бұрын
Reer gedoe ha iska diidan dagalka soo noqoshada Xasan oo aan weligoodba kala jecleyn, wiilashooda yaaney dagaal gelin una dhiman Xasan hawadiisa,
@adanomar-px8fy3 күн бұрын
Dowladnimo naga bdn ee hala tagero dowlada danestaha iyo qabyaladu waa mida 40sano kudhawad adunki uga harney guul somalinimo
@fataxsaid23723 күн бұрын
Dowlad majirto 😢
@adanomar-px8fy2 күн бұрын
@@fataxsaid2372 one man one vote qofwaliba oo somaliya ayey Dan utahay ee dantada garo cidanka xoga dalka guul dheh aqliyari yeysan ku qadin sxb qabil iyo daneste wxba nomatarayan somalinimo nawada an faceysa
@@berdilacashe283 xoog dalka Soomaaliyeed ba ujogo
@hiirale20423 күн бұрын
hala soo afjaro odaygaas jubaland la haray
@abdirahmandhago76743 күн бұрын
Gar & gardaro qaranka lajirnaa dhawan walasoqabaa axmed dhuxul guul somalia 🇸🇴 💙
@mohamednoor40083 күн бұрын
Ahmed madobe iyo AS o isgarabsanaya dowlada kama atkaankarta
@abdihanimed66583 күн бұрын
Ahmed madobe waa in la soxidha oo xabsiga muus lagu siiyaa😅
@AbdifatahHassan-l6y3 күн бұрын
Kaalay xir riyo maslmeed
@Atoosh553 күн бұрын
Farxanoow geylan media afkaga waxba uma taraan tabintada haday cid taageero iyo awood ay leedahay ayaantii farmaajo iyo fahad yasiin ay wax u qaban laheed lkn ayaan taan axmed madoowbana waxba u tarimeeyso ee kaalay AK47 Kaaga soo qaado hadaa faido leedahay axmed dhuxul xabsiga soomaaliya ayaa la dhigaa ama waa lagu dilaa ama waa is dhibaa
Amxmed madoobe Allaaha haku guuleyo iskadifaca hawiya billiliqo doonka ah war soomalidu intay dulmiga daboosho bay kuqaraxda ee xasan dagaal isir nacaybu kicin raba ee halaga tuuro meesha
xasnow wacayslatahaye kaso ba jubland wa kaxaaran inad bililiqeysatide oo isbaarooyin udhigatid mareexane
@mustafaasalaam74883 күн бұрын
Geedo maar dalka halaga qabto
@firdowsmusay-ze9gs3 күн бұрын
ssc khaatumo haday wax qof iyo cod loo eekaysiyay kaqeyb qaatan nasabka daarood walaga saaraya ee waxan leenahay firdhiyow xaaladu wa khatare goaan qaado
@Computer-knowledge-education3 күн бұрын
Dadķan geddo dagan waa dad an waxba garanay waba juhulo , duf ku baxa
@abdiazizadanhasan17083 күн бұрын
Ahmed madobe mel halis aya laga galay runtii
@shaafiabdi82733 күн бұрын
Farmaajo ayaad ka hor istagtay maxa rabtaa so dana gaar ah ma ahan Axmad ayan wadanaa inagu
@khaliilnourkhaliil2093 күн бұрын
Cudurka somalia waa dani iyo siyaasiyiin tageesan hadaba wlayaal inteey saa thay somalia somaliland xagee loogu wadaa halayka fasaxo intii kale ayaa si kala socta
@abdigaiye7153 күн бұрын
Hala burburiyo caano boore iskushub ka odeyga 90 jirka ah
@fosiyaabiib93802 күн бұрын
In uu qaatuu oo jaziradaha gato warhooy reer juba land ogaada
@KosHure-nw1wx9 сағат бұрын
Raga darood buu buu isku jebinayaa
@AdenAli-b8j3 күн бұрын
Ceebta ciidan qaran oo shacabkodi loo adeegsaday kudayo milatariga kanya uma adeegan madaxwene ama siyaasi mafara galiyan gudaha wadankooda