Guul ma jirto ilaa Ethiopia ka laabato heshiiska sharcidaro aheyd .. Ethiopia bad umahayno ee kiro waa macquul
@CabdiDhere-z1u2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🦁🇸🇴🦁🇸🇴🇸🇴🦁🦁🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁NATO CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏽 GUUUUUL GUUUUUL
@AbdulqadirAdan-d4m2 күн бұрын
JOOJIYA CAWAADKA ITOOBIYA SOMAALIYA SO GASHAY IDINKA MESHAAS IS DHIGAY CID IDIIN SO GUR MANEESA MALAHA WADANKA SOMAALIYA IDINKA SHARAFTA KAQAADEEN
@CabdiDhere-z1u2 күн бұрын
CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏽 🇸🇴 NATO CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL
@xasanaxmed58502 күн бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@FarhiaismailMohamud-z4y2 күн бұрын
Pray 🙏 bariga dhexe
@nurmohafarey1971Күн бұрын
Maxaa kaa galey bariga dhexe, mawaxaad is mooday carab. Carabtu adi kuma jeclo anagaa isku dhajinayno. May isku hiiliyaan ayaga. Diinta ayaa naga dhaxeyso. Kuwa hadda jiro dad wanaagsan ma ahan ee sxb dib u fikir kana fakir dalkaada iyo dadkaada.
@NasriinMahamett2 күн бұрын
Soomaliya waxan ka quustay markii xasan ayax kursiga fuulay
@abeyXabib2 күн бұрын
Cilane waligaa cilanaw oromayahaw
@Queenfatxa1Күн бұрын
Sax waxaan u maleynayaa itoobiya cadawgeena koowaad 😂😂,lakn marku xassan billiqo lakulmayo itoobiya maahan cadawgeena 😂😂😂😂😂
@CabdiDhere-z1u2 күн бұрын
NATO CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏽 🇸🇴 NATO CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏽 GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴
@CabdiDhere-z1u2 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯GUUULASTAAAA SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 MUQDISHO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA GUUUUUL ISKA DIFAACA CADOWGA SOOOJIREEN KA
JAMUURIYADAA OF SOMALIA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL
@AhmedabdullahiAhmmedarr2 күн бұрын
Inuaado shirkass maaha mw hassan sheq
@fadumo2199Күн бұрын
Soomaaliyey dawlad la,aan waa dal la,aan soomaaliyeey dibada ayan joognaa dalkeena sharaftiisa ayan rabnaa qabiil marabno soomaali illahay ha guuleeyo
@ShalBana-k6x2 күн бұрын
Jojiya itobiya mabaxeyso waayo marekanka iyo ingariska iyo imaretka Ayala wato. Dalka Xasan gut ayuu kuridey. Lakin asagay. Abe ledahay
@Ahmeddauud-g5zКүн бұрын
Voa idacad qaar madoobe.Somalia madaxweyne ma laha.
@xasanaxmed58502 күн бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
@nasrocali-nt8zr2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanomar86962 күн бұрын
Dr Abbi Ahmed please keep your word presdent of Somaliland. Somalia is not belong to Berbera or Somaliland. You aren't committed to any mistake by signing the MO-U with the Somaliland predsident. Don't make no mistake Dr.. Abbi Ahmed, and don't let Hassan Sheekh to intimidate you, He is belong to Somalia, but not Somaliland.
@jibeise1Күн бұрын
XASSAN SHEIKH MAAHAN NIN QOWL IYO MAB,DA LOOGU SOO HAGAAGO,LEH,, WAXNA KUMA AHA IN UU MAYA IYO HAA ISKU QADIYAD U ISTICMAALO, ALLOW SOOMAALI BADBAADI
@FarhiaismailMohamud-z4y2 күн бұрын
Pray 🙏🙏 geska africa 🌍 mar kastaba nabad nas la nugo leh Hadi la huri wayo somalia waxa ka go an in dhulka iyo bada somaliyed xog lagu qadan karin heshiska qaldan ijar ka bada somaliyed shidal lagu shegay mamulka sabarate ah heshis ma gali karo wax faido dalka iyo dadka somaliyed ugu jirin deris kena waye Inu dekadaha somaliyed wax kala so dego canshurta isiyo kaliya u furan
@Idriss-f6v2 күн бұрын
Hawiye iyo Alshabaab 35sano dowlad la aan dhigtay somaliya
@MaxamuudHirsi-tb6px2 күн бұрын
Maantay soomaaliya u dhamaatay talada xasan faraha geliyey
@AbiibColaad2 күн бұрын
Maamulka somalia ayaa dalbady dheh oo jilbaha qabsaday Dr Abiye Ahmed wxba baxayaan kulankasi
@CabdiqaadirMustafe-x3iКүн бұрын
😢
@ahmedmursalasharr50602 күн бұрын
Ujeedka XasanShiikh: si AxmadMadobe in kismaayo ayan soo galin taageerin AxmadMadobe. Xittaa hadiii ay Etopiya qaadaneysa Badda Lughaya.
@mumiin772 күн бұрын
Ethiopia iyada oo aan ka tanaasulin heshiiski somaliland ayey dawalada somalia la fadhiisatay 😂😂😂😂😂
@Jdxajdjn2 күн бұрын
Mxa iska galay somalia iyo Somaliland yaab
@Habil20172 күн бұрын
Guul Itoopiya 💪
@abeyXabib2 күн бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@kiinahmed5475Күн бұрын
😮😮😮😮😮😮
@abdishakurartan8189Күн бұрын
Itoobiya waa in ay bixiisaa cashuurta bada guuul muda xasan shiiq😂
@hashiugas1603Күн бұрын
Syria Waxay Martay Wadadii South Africa Waqtigii Gumeystaha Cadaanka Joogay South Africa 1967 1994 Israel Waxay Dooneysa Ineey Qabsadan Dalka Syria
@yahyegani8164Күн бұрын
Xasan dameer intii you yaqaanay waa ladhaafay
@mussaali38422 күн бұрын
VOA waxani war maaha waa sheeko carruur , kala quban waxba meesha kuma hayaan.!!!!.
@mussaali38422 күн бұрын
VOA Iska caba foostooyinkaa aad ka waramaysaan.la baxa sheeko nacasta!!!!.
@bashkabashka8297Күн бұрын
Ma ninka ciidankiisa soo geliyey lakulmaa waaba waali case
@hashiugas1603Күн бұрын
Hasan Sheikh Cayaar Buu ku Jiraa Waa Shaqsi Blackmail ku Jira Asaga Mooryanta Fadhisa Villa Somalia
@MawlidRashid-rn5xcКүн бұрын
Nin dhulkisii lagu haysto oo hadana asagu kulanka dabada ka riixaya
@yussufismael6314Күн бұрын
Wadankaa badaa aan xaraasho dhaxdhaxaad magasho sorry siyaasiga somaliyeed 😢dhaxdhaxadin dhulka qaato iy shishiye ciidan deeqraashin sharma laga bxaa
@sahimabdirahman86852 күн бұрын
somaliya meel xun waye umad lagumeysto ayaa nahay oo jahiliin ah cawaan doqomo ah etobiya wey gartay wax ay ka rabtay somaliya Lkn somalidan cawaanta ah aan midnimo laheen oo dhulkan ku heshiin Karin oo dhexdood aan isdeyn Karin dhulkood lagumeysto waa doqomo somalida nacaso ah walibo xoolo banhay dunida wax naga hooseyo majiro
@bisharcabdi43762 күн бұрын
Bishar yuhuud Buu ahaa isqari naayay
@mustafemaxamuudmuseXaji-f5h2 күн бұрын
Hoy xasanaw dhiiqo ayaacagaha laguu galinayaa aby waa in uu ka noqdaa heshiiskii is afgaradka lagu sheegay
Waxaan u maleynayaa in itoobiya ay tahay cadawgeena koowaad 😂😂😂 lakn marka ku xassan billiqo lakulamayo itoobiya maahan cadawgeena koowaad 😂😂😂 😂interesting
@abshirabdi75172 күн бұрын
War wax macquula maaha, sowtuu diidey ilaa abey ka noqdo warqadii ay muse kala saxiixdeen, armay ka soo baxdaa, intaas qaado oo inta kale ka bax abeyow, aniga ilama aha in wax horumar u ah somaliya,waayo Ethiopia xabad wax ka sokeeya nooma dhexeeyaan
Hassan sheekh waa munaafuq, musiibo somali loo soo diray, ilaahay umada haka qabto insha allah
@fathiaolad69882 күн бұрын
Wax ma garatada ay ku hadla hadalada deelqaafka ah una muuqan hormarka u gaaray Dalka iyo Shacabka soomaaliyeed uuna qabtay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dalxureeyo allaha xafida.
@husseinaden75602 күн бұрын
@fathiaolad6988 kolay qabiil baad ku difaacaysaa,dal xoreeye kulahaa ,dal xaalufiye dheh maalin walba shacabkii muqdisho hooyooyinkii barakicinayo yuhuu
@ambiyaxasan60822 күн бұрын
Madaxwyne Xasan Sheikh Waa Dalxureye Shabab Oow Ka Xureyay Itoobiyana Baddu Ka Difaacay Dhulka Shacbka Laga Kiciyay Waa Xerya Dowladed Waaney U Bahatay Oo Shacabka Lugu Adeega Madawynhu Dalka Horumar Badanu Gaarsiyay Hadadn Ogen Waa Lagu Sheega Belse Dalku Xaraashay Noo Sheeg Meesho Ku Yaal
@gulledabdi65712 күн бұрын
Hassan waa raga nooca jilicdasan
@awiawi27572 күн бұрын
casha cudeey waxa kusalmaya Cabdifaynus
@AbdullahiNuure2 күн бұрын
❤
@MahamoudIsse2 күн бұрын
Mays dhibaya durba
@Khalidmohammef2 күн бұрын
Fallago hadhihin
@CaliGaas-z9hКүн бұрын
Xasan sh. Waa in la xiraa, maadaama uu jebiyet Ballantii uu qaaday. Waana traitor.
@abshirhussein79872 күн бұрын
Xasan sheikh unprofessional why you don’t to meet him yesterday Ethiopian troops cross border why stay your ground Shame on you Xasan sheikh dal xumeeye qaran xumeeye
@cabdulahiyarow216922 сағат бұрын
Qain wadan waye xasan maxa la kulmiyey nin dulaan kugu eh cabsi oo ka qabo waye gobolo badan ayey ku so galeen xoog iyo amar la aan cabsi aya u geysay dal xaraashe
@Idriss-f6v2 күн бұрын
Itoobiya maantay ka jaanis badan tahay xiligii MOU is afgaradka ,hadee Hassan sheikh iyo Hawiye waa eey daad qaaday xuumbo cuskatay😂😂
@IsmaaciilCabdi-t4qКүн бұрын
Waxa laga wada hadlayaa ciidanka ethiopia ee juba land ay gaysay si uu axmed madoobe loola dagaalamo ee maaha mou da mou waa lama taabtaan sidaas u ogaw