"Xasan Sheekhoow Naftu Kaa Baxday Ee Somaliland Aqoonso"Marwo Faadumo Siciid

  Рет қаралды 11,861

Hoyga Wararka

Hoyga Wararka

23 күн бұрын

"Xasan Sheekhoow Naftu Kaa Baxday Ee Somaliland Aqoonso"Marwo Faadumo Siciid .

Пікірлер: 142
@user-ln6wf3ce8v
@user-ln6wf3ce8v 20 күн бұрын
VIVO. MARWA. FAADUMO. IL. IYO. CAWRIDA. CADOWGA. GUDAHA. ALLE. HAKAA. BADBAADIYO. AAMIIN
@momoabdo6991
@momoabdo6991 20 күн бұрын
Waa geesiyad qaran hore u soco
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 20 күн бұрын
She speaks too much some times spilling the beans. Stop speaking about the internal fight
@momoabdo6991
@momoabdo6991 20 күн бұрын
@@Ahmedwali-ji2sf elle parle pour défendre sa patrie il important de la féliciter
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 20 күн бұрын
Marwo Aqooyahan waayo arag karti hufnaan leh diin iimaan leh Alle haku xafiddo fidaareynka my sister thanks
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 20 күн бұрын
Viiva Viiva soomaalilndre guuuuul 💚 💚 💚 🤍🤍🤍❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
Faadumo saciid is second Adna
@warss11
@warss11 20 күн бұрын
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 күн бұрын
Geeeeeesi geeeeeeesiyada rer somaliland
@yurub5288
@yurub5288 20 күн бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr fadumo noolow in badan guuleyso guul somalilaan ❤❤❤❤❤❤✊✊✊✊✊✊
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
You second queen after Dr. Adna
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 21 күн бұрын
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢
@fe8445
@fe8445 20 күн бұрын
Kala jaraha dalkeena iyo Xabashi waa isugu kaaya mid. Ninkii roon reerka haw haro. Dhulka waa Soomaaliya, kii diidan ha iska tago.
@abdourazakatteyehadenabdou167
@abdourazakatteyehadenabdou167 19 күн бұрын
Jawaab waafi oo qof walaalnimada gefsan la siiyo .vivre Djibouti 🇩🇯
@casalasal6466
@casalasal6466 19 күн бұрын
HAL QABIIL IYO LABA MAGAALO QARAN MA NOQON KARAAN FAAN BADANAA SIDAAD JECESHAHAY ALLAHA KUU YEELO
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 20 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 20 күн бұрын
Amazing person intelligent ❤️ 👌
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
True
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Horta reerkan ictiraafkan ay sheegaan yaa lasiinayaa? Ma’idinkoo dhawr islaamood ahoo ilmo bucurbacayr ah? Ictiraaf ictiraaf naa nagga fadhiista waran jini la’idinku taagye.
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
Good said
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
We have to educate them
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 20 күн бұрын
Kaligaa waalo wareer 👁️ Halagula waasho wanaag🤣
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
Waa run keligii baa waashay shaluu maray maray dhigtay kkkkkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
waarun keligii baa waashay xasan dhiiqokkkkkkkk
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
HABAAR TAN. WAXAAY. .TIRII. SOMALILAND. CIID NAA KU MAA DUULIIN. YAA. KU DUULII. KAAR TAA. DHUULBAAN TEE. AYAA NAAFTII. KUU. KEE NAAY
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
I appreciate you are solid
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 20 күн бұрын
Faadumo siciid❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 20 күн бұрын
Fadumo illahay hakudaayo
@mohamedfamily-td1pb
@mohamedfamily-td1pb 16 күн бұрын
Inshaallah inshaallah inshaallah ❤❤❤❤
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 18 күн бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesiyad guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
Good job cami
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 18 күн бұрын
MasshaAllaah, Habo maanta si wanaagsan baad isku asturtay
@alinuromer5876
@alinuromer5876 17 күн бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Mujaahid Marwo Fadumo Siciid ❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 күн бұрын
Usheeg xassn xaar ee xaarmajo
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 20 күн бұрын
Warta Somaliland yaa ladhahaa fadumo siciid awdal marabto sol wixii dhacday waad ogahay manatagi kartid kasoo gudub ma subeer awal iyo garxajis ayaa wax ku midaysan habar jecloo dagaalkii aad ku hageateen hargaysaan laisku gudbin waana ogahay daadumo ha inawaalin👍
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
Awdal faa safka hore mucaaridna waanu leenahay samaroon isaaq dhulbahane buxaafidkaa ciidaa ka badan aduunkoo dhan baa muxaafid iyo mucaarid leh hala yaabin jeedaal
@ahaiban1
@ahaiban1 20 күн бұрын
We don't need recognition from Somaliya!!!.
@hodanh2669
@hodanh2669 20 күн бұрын
Maaha Allah, Runbaad Sheektay waxba inagama qaadayaan xaasidku ma aflaxo qof walba ilaahay baa irsaaqad bixiye
@MohamedYonis-s9v
@MohamedYonis-s9v 21 күн бұрын
Fariid
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 20 күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
BIILAA. BASAABOOR. AYAA TEHEE.
@madinaali9925
@madinaali9925 19 күн бұрын
Waxan leyahay naagta fadumo saciid laleyahay adiga naftu haga baxdo e afkaga uraya kalexi mudane madaxweyne xasan shiikh maxamud dalxureeye guuleyso waligaa goor iyo ayaan kanaxoow naftawaa amiin amiin yaa rabi 👍❤️
@Aminadeeqa
@Aminadeeqa 17 күн бұрын
Absolutely true ❤❤❤
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 20 күн бұрын
Cirkuu. Idiinjiraa citiraaf
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 20 күн бұрын
Ala Ilahay ha ku barkeeyo faadumo siciid raga badan oo reer sheikh isaxaaq ah ayaad dhaantaa ku wa cadoga u adeega
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
WA.ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA. DUULEEDKA CASIIMADA WADANKA. DJIBOUTI 🇩🇯. EE. J. DJIBOUTI 🇩🇯
@abdourazakatteyehadenabdou167
@abdourazakatteyehadenabdou167 19 күн бұрын
samalilan 33 sano oo prank
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
GOOR MEE. GORMEEEE
@nimasahal8599
@nimasahal8599 20 күн бұрын
Geesiyad geesi dhalay 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
LAA KIIN. LAA IISMAA CASII. YEEY.. WEEY. .QURUUX BADAN. TAHAAY. WA ZABIIB
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 18 күн бұрын
Waa habar ben badan o cuqdad badan na joji hiqdiga dhalinta yar yar jar haka ridin melna gari meysane mel fadhista o dhi dhibsada SNM zero bad ku jirtane qabilna qaran ma noqdo u are part of somali ha xiiqina
@omaraden8391
@omaraden8391 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Fatouma ❤❤❤❤ Guurux ❤❤❤❤
@nimasahal8599
@nimasahal8599 20 күн бұрын
FAADUMO SHARAF 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@user-ph8zu3rh4r
@user-ph8zu3rh4r 20 күн бұрын
Jabuuti qaxutigini aya kunol eee waan idinso rareyna hadii aad rabtana
@user-mf8hn2md8l
@user-mf8hn2md8l 20 күн бұрын
Somaliland ❤Ethiopian ❤Somaliland ❤guuuuuuuuuuul
@amiira8902
@amiira8902 20 күн бұрын
guuuuuul somaliland ❤❤
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
CIISE JABUUTI. IYO. NAAG. .IISSAQ. NAA. .MAXAA. NAKAA. LAA HAYSTAA
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
Jabuuti iyo Somalilandba waanu wada degnaa ciise faqasheey naga dhex bax
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv 20 күн бұрын
Inantaa ayaa dhaanto kii lahaa jabuuti magan ayay siisay markaynu qaxnay fariid
@Hciid
@Hciid 20 күн бұрын
XASAN SHIIKH DAD AAN LA OGAYN HALKA AY KASOO JEEDAN AYUU DAREEMAY ADINKU FALAASHO 2 OROMO 3 AMXAARO MID RAACA
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 21 күн бұрын
𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚
@nimasahal8599
@nimasahal8599 20 күн бұрын
Love you❤❤❤❤❤❤❤
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 18 күн бұрын
Hadad Ethiopia sida u jeceshihiin gura dhul kadar wa somalia riwayada benta ah e jilicsan joji yar Ethiopia ma lahan dhulkan
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 14 күн бұрын
SL cidna kuma duulin 😮😮😮 oo yaa burburiyey Laascaanood 8 bilood madaafiic ku garaacay?
@guleit89
@guleit89 15 күн бұрын
Shekada xasan sheeq maha ee waa Somali odhan oo lagu daray owdal iyo khatumo mark rer sheeq isxaaq dowlad ka dhig waa ogtahay goooja cade waxa ka racay
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh 20 күн бұрын
❤❤❤❤well done my sister ❤❤❤❤
@Jibriil595
@Jibriil595 20 күн бұрын
Kuwas xasan sheekh
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 20 күн бұрын
dhul iyo dakad iyo bad ku badelasho ictiraaf iyo aqoonsi iyo dal gaar ah oo madaxbanaan iyo dawlad gaar ah oo madaxbanaan in ay noqoto somaliland
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
way tahayba intaasba somaliland guul guul
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 17 күн бұрын
Indhahaaga ok shana baanu ku tusaynaa Adoo ogoladay dawlad goboleed aan laguu hayn cisi iyo sharaf toona adeerka muuse dhiiqayste ayqad u sasabaysaa Dadka
@ShuKri-xs2ci
@ShuKri-xs2ci 20 күн бұрын
Doqon xoolo ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
shukri caanyo xoolaa waaba la cunaaye adigu dameer ciday baad tahay
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
YAA. KII. NAAG. QURUUX BADAN . TAHEE. . WAR KAA KALEE .IIS KADAA
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
warkeeduna siday u qurux badan tahay u qurux badan tahay
@user-ph8zu3rh4r
@user-ph8zu3rh4r 20 күн бұрын
Somalilanderooow aqunsii majiro, wax ba benta ha isku manwellinina
@aminaboon1290
@aminaboon1290 18 күн бұрын
Inta aan leeydiin ceejiin kasoo baxa xamar
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 күн бұрын
Yes yes viiva viiva somaliland waa 12 /desembre /2024/ 12 pm ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guleit89
@guleit89 15 күн бұрын
Dadkan baryo wax kumaleh
@GouledDaher-n4n
@GouledDaher-n4n 15 күн бұрын
Waar reerkan wada waashay rag iyo dumarba sidaynu nidhaahnaa
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 20 күн бұрын
Ma sacad muuse ayuu aqonsadaa MW xasan inta idinla noo waxba uma ogolidiine xitaa garxajis waxad ku tilmanteen cadowga gudaha is aqonsada aqonsi wad heleysane
@user-ph8zu3rh4r
@user-ph8zu3rh4r 20 күн бұрын
War idor waqash iyo kufriga wacaad alle uu yalle, idorow waxayi wa fankini, jabuuti waligeed idinma agoonsanayso
@ShuKri-xs2ci
@ShuKri-xs2ci 20 күн бұрын
Riyo badanaa
@guleit89
@guleit89 15 күн бұрын
Millitarigi laascano ayu ku xiranyahay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 20 күн бұрын
Slanta la aqoonsanayo waa tuma waa hal reer oo isaaq la dhoho naa naa naa leyne labo gobol la kala jari maayee soo raaca dadkiina
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 20 күн бұрын
Waa dad wada daroogeysan wayna ceytamayaan oo ma nimaad caysay ama aad cadow ku sheegtay ayaa idin aqoonsan rajo ha ka qabanina
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 18 күн бұрын
Madaxwene maaxa waa dhibjir ciil qhaba oo jahila oo nagargaba oo Munaafaqa
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 20 күн бұрын
Xasan shekhaw haku karamo seegin somaliland way dhaqaqday FAADUMO SICIID gob gobi dhashay midhkasa dhab ah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
HORTA. AQOON SIIGA. IIDIIN KAA AYAA. XAMAR GEEE YEE. WAXBA. MADAXWEYNAHA...QARAN KA SOMALIYEED. . HAA. XAAG. XAGAA. NIIN🎉😂😂😂😂
@fe8445
@fe8445 20 күн бұрын
Walee inaan nabada aad haysataan aysan jieynin hadii Xabashi dhulka soo galo. Furin dagaal bay noqonaysaa. Sidii markii Xabashidu Xamar timid oo kale. Kala haad baa ii muuqda. Wàlaahi dab baad ku ciyaaraysaan.
@madinaali9925
@madinaali9925 19 күн бұрын
Narqanland isaq land waa washen iidor aqonsi aqonsi aaaaaaaaadduuuuunnnnnyyyyyyyooooooooooooo😂😂😂😂
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 20 күн бұрын
Dhalinyada beenta iyo Riyadh kadaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
adiga werwer baa ku galay waadiga soo cararay meeshaanu ka had laynaba kkkkkkkkkkkkkkk
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 20 күн бұрын
Day dream 😅
@dualehissak1536
@dualehissak1536 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saharsaeed1667
@saharsaeed1667 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahruja5777
@sahruja5777 20 күн бұрын
Balaayo ku ictiraaftay.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 20 күн бұрын
bule siilka kaagashay sahar siil guduudeey siil sacfaraan
@odayjama1829
@odayjama1829 20 күн бұрын
Dhashii khamriga iyo qaadka lagubdhalày waakaa caqligoodu yaa ini ictiraafin shaydaanku hayni ictiraafo
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 20 күн бұрын
Kkkkk ar duqdan yaa lataliya eedp bal naso milaterigee bal imisaa lagaa hayaa sooma soo duulin 😂😂😂😂🎉🎉🎉
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 19 күн бұрын
Waligin ma xeleysan aqonsi axmaro
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 20 күн бұрын
Kkkkkkkkk alaylehe idinkay nafto idinka baxday oo waashay walaahi in aydaan miyir qabin reer dhan oon qof fayaw lahayn
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 18 күн бұрын
Lascanod ma ada leh darod waligi qalin bu kugu talin jiray hoy ha noqon casi
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 18 күн бұрын
Waa riyo muuse jaahil uu sheeg
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 20 күн бұрын
Afku you ka xuman
@mariaali4935
@mariaali4935 19 күн бұрын
Yaa u baahan iidoor ma cirkaad soo gundhin wax idin aqoonsanaya na nirto UN waa idiin cadeeyeen ma laba gobol oo dhexda ku jira oo weliba laydla dego baa dowlad noqon horta ma asqaysantibiin .ise waa waalataan oo beentaxdaan eedo soomali waxaa ugu horeeyey ee afweni dhameeyey waa puntland ee caacda daaya iyo beentaad taxaysaan rag igo dumarba
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Yaa siinaya aqoonsi? Alla maxay cidla qardajeexayaan. Shaydaanuba idinkuu idin saaran yahay. Bye.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 20 күн бұрын
ADOO TAAGAN BAAD RIYOONEYSAA😂IIDOOR😂HURDAAYOOW TOOS!! WELIGIIN UNTA IYO AFRICAN UNIONKA IYO J/CARABTA MA TAGEYSAAM😂MARQAAN LAND
@abfjxjj
@abfjxjj 20 күн бұрын
xabada waabad qaadataye oo maatadii laascaanood xasuuqdaye balse way kaa adkaadeen markii walaalahood usoo hiiliyeen ee faanka intaad iskadayso adigu xaqiiqada usoo noqo.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂. SOMALILAND. WEEY. DHAQAAQ DEE. IYO. BASAABOOR. LAA' AAN. IYO. SHAQOO. LAA ' AAN. ALLAA. XAMAR. IIGAA DAA. . SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴. XAMAR NAA WAAN. BUUX NAA. SOMALI GALBEED. IIGAA . WANAA. BUUX NAA. JIGJIGA. .IYO. OGADENIA. OO DAHAAN. OO. JABUUTI. IIGAA. DAA. MEEL. MAHEEEY. WANAA. BUUX NAA
@warss11
@warss11 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guleit89
@guleit89 15 күн бұрын
Nacala citirafkina kuyaal iyo axmaaro jecelkina
WAAR DAG DAG AH
30:30
JUBA TV
Рет қаралды 878
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 13 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 120 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 68 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
DEGDEG: Soomaliland oo laga dhisaayo general Caydiid.
6:09
Ahmed Zaki Ibrahim
Рет қаралды 493
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 63 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 13 МЛН