Cumer iyo faysal waan ini salaamay,cawaan waxad no keenten mid SNM u raran o ka mid ah lugooyada Ina sheegata,Waxan inigu dhiiri gelinaya dhadhama raceena banka so dhiga Dadku ha arkan kuwa daba dhilifka ah, rag badan oo reerka ah Ayan anuu mar hor ayan tufay SNM darted,isbedel hadad rabto kuwa inogu xiga inad ka bilowdan sax bad ku tihin. You doing great job👍👍👍👍
@Cirroole2 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Eebowaynow Guul
@halimjiomohamed267817 сағат бұрын
Tuugii aan eryanay iyo kii daarta galay wax is ma doorshaan
@zainabmaxamuud60914 сағат бұрын
Waa rntaa Omar Reer Awdal hurdada hakakagaan.
@MunimMaxamed2 сағат бұрын
Ceel bardaale waan joogAa car kaalaya hooyadiin Waseem
@HassenBade6 сағат бұрын
Faysalow Arintan dhul balaadhsigu waaa Arin labo geesood ah waana Arin Jabuuti inagu mashquulinayso Si aan Saylac uga Jeedsano Saylac iyo ceelbardaale lawareejiyo
@Idilo-c4cСағат бұрын
😂😂😂 Tolkayow inaga daaya filmkan cuqdada iyo calaacalka Tolkeen waxba ma rabaan,way noo cadaatay anaga jiriir yoonis doorashadan in uuna Samaroon rabin inuu sida dadka u noolado, maanta hadii Borama la qaato waa good iyo nice because waa lagu arkay inaad waxba rabbin macna xatta dhulkaaga ma rabtid, Iska amuusa markaa Ma hadal uun baa la wadi Away habartii iyo reer nuurkii iyo mahad casihii ururka ka ag furay proffessirka Waar reerku waa Gudaafad doorashadan waxbadan bay na tustay Only Jibriir yoonis uun baa daacad wallahi ah wax kale huf iyo been samaroon ma aaminsana ba in u qabiil yahay, marka maxa la samayni , waa Waxay wabar ku haysteen Imika harcafaan iyo reer nuur iyo wixii kale ee na haystay Bal wakaase ma Burco ayey tagayaan waa kuwii u niikinayey maxamuud xaashi Idinkana qoladiinan ayro Waxan idinkula talinayaa Waxan inaga daaya Barnamij kii Maalinta dhawayd ee dalxiiska Ee volog yada kuwaasa fiican inoo soo gudbiyaa Waxan inaga daaya Gudabuursii film buu jilayaa Isaaq ha la nabad galiyo waayo Ciladuu waa samaroon ma aha Isaaq Identity samaroon saciid Kaliya waxaa aminsan jibriir yoonis waxan kale cuqdad baa xatta Identity samroon uga cararayaan Isaaq laantii inay noolaanayan ma aaminsana habar cafaanta saacaada laga bilaaba ha tagaan burco gudaafada,😂😂😂 Yagaa igu darnaa oo isaaq U naagaynaayey sanadkan doorashadii😅
@mcnncm131811 сағат бұрын
Xafajooy niicda naga daaya
@mcnncm131810 сағат бұрын
Ceelbardaale maaha BAKI
@mrhoryaal5 сағат бұрын
*MARKA DIB LOO **#EEGO_TAARIIKHDA** TII **#DHJIBOUTI** TII **#SOMALIA** 1960 TAN iminka **#CEELBARDAALE** INTAASBA **#REER_NUUR** BAA TASRIIKHDAA **#MADOW** KU SUNTAN **#AYRO_TV** QAABKAAS U DHIGA ARINKA **#SAXDA** AH WAAKAAS*
@mukhtarmaxamed59888 сағат бұрын
Ma hooyada balahaye ceelbardale
@SahraQalinle-j3w16 сағат бұрын
Way iska cadahay reer awdalow in waxba idiin oollin hargaysa iyo maamulka jabhada snm samaroonow sharaftiina iyo cirdigiina dhawra
@ibrahimnour422110 сағат бұрын
Idinga aya aloosaya colaad si aad isku hortagtan gobolnimada Gabiley...