Xassan sheikh iyo farmajo yaa tagera badan dhanka media ha

  Рет қаралды 4,170

Cadnan yare

Cadnan yare

Күн бұрын

Пікірлер
@XasanXasanboqol
@XasanXasanboqol 8 сағат бұрын
XASAN SHEEKH GUULEYSO 👍👍👍👍👍
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 сағат бұрын
Sharafka❤shanta❤somalia❤mw❤dal❤xoreeye❤guuleyso❤abo❤
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 17 сағат бұрын
JACAYL LOO QABO MA AHA WAA QABIIL JACAYL
@jaltul8909
@jaltul8909 11 сағат бұрын
Waxaa ugu taageero badan Farmaajo sababtoo ah waxaa taageera 5 Soomaaliyeed xasana waxaa taageera Hawiye. Wuxuuna dhib ku'hayaa Hawiye waa yaab.
@bahdoontaakoy
@bahdoontaakoy 18 сағат бұрын
Farmajo guulesyo ❤
@najma649
@najma649 14 сағат бұрын
xabiibi malaayiin ayaa madax weyne uqalmo
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 4 сағат бұрын
Kabaha madaxweunaha waa daahir markasta wuxuu xirtaa new shoes xitaa wuu ku dukankaraa😂
@AbdullahimuminMahamud
@AbdullahimuminMahamud 6 сағат бұрын
Farmaajo
@ubah-tb5wl
@ubah-tb5wl 18 сағат бұрын
taas waxay kuu cadaynaysaa somalida qabiilka waa diintooda see somalida heer kugaaraysaa dadkaas oo jiro ? somali R.I.P.
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 14 сағат бұрын
GUUL XASAN SHIIKH ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@najma649
@najma649 13 сағат бұрын
sharma wuu kaoysiiyey malaayiin somali ah
@User_19567
@User_19567 12 сағат бұрын
istafurullah war ilahey kabaqa
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 16 сағат бұрын
XASSAN SHIIKH HAWIYE UUNBAA TAAGEEREY WUXUU USUJUUDEY ABI DAWLADA ETHIOPIA MUNAAFAQIIN AYAADTIHIIN QADAADWEYNEY EDEBYEESHA
@abdidhuux252
@abdidhuux252 8 сағат бұрын
Mashallah guuuuuul ❤❤❤❤❤
@najma649
@najma649 13 сағат бұрын
waa inta laqabiilah
@khadraessa-n1z
@khadraessa-n1z 17 сағат бұрын
Xabiibu malaayiin Farmaajo Tuug
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 18 сағат бұрын
Tuug tuug weeye xasan sheekh Maxamuud iyo kuwan taageersan ee qabiilku madax maray
@KhadarMohamed-o7m
@KhadarMohamed-o7m 18 сағат бұрын
Ceeb 😂
@istarlinonline7664
@istarlinonline7664 18 сағат бұрын
Dalxureeye ❤
@ubah-tb5wl
@ubah-tb5wl 18 сағат бұрын
cadaalada waa kaleexanaysaa cadnaanow wiilka fanaanka iyo madaxwaynahana qabiil maleh somalida waa jiranyihiin qabiil baa diin u ah.somalia R.I.P.
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 18 сағат бұрын
Allow dadkeyna midee🤲
@FadumoMaxamed-o9x
@FadumoMaxamed-o9x 26 минут бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 сағат бұрын
Waa qabyaalad jeceyl ee wadan waxba kama oga dadkan ee iska daaya dhalinyaro is daba qabta waa la caayey madaxweyne kasta yaa rabi
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 сағат бұрын
Xasan-baahane Xasan-dhiiqo
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 18 сағат бұрын
Madaxweyna ka xisho sxb
@AhmedJigga
@AhmedJigga 18 сағат бұрын
Jaalle Xasan Xumow Garguurte Down...!
@AdanMohamed-m5l
@AdanMohamed-m5l 17 сағат бұрын
Dadknan daladha wata 😂😂😂😂
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 6 сағат бұрын
Ninkaan reer waqooyiga Oromada waaba nin jiran
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 5 сағат бұрын
Subxaan Aallah Subxaan Aallah waa xasan guul guul
@User_19567
@User_19567 12 сағат бұрын
Subxanallah tan wu ku dhimanaya aa ar amaa hortiisa dhimata Akhiro war aya jira faan waxba mataro
@fadumoadow-w6k
@fadumoadow-w6k 13 сағат бұрын
Dalxooreye xaasidkiisa
@simanruxii298
@simanruxii298 15 сағат бұрын
sharma wu kuqaldanaa inuu madaxweynehe caaya hassan wax walbu sameyo maysan ehen inuu caayo
@sahragacal4319
@sahragacal4319 16 сағат бұрын
Waa runtaa xasan 🎉
@sahrayuusuf3953
@sahrayuusuf3953 16 сағат бұрын
Dalxureeye waligis ha noo joogo Alkalist xashish cabe afka dheer Hagagatan jaro
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 17 сағат бұрын
Akhas waa wax wada mooryaana lkn mooryaankoodii u waynaa ee daahir ayaa sheegay meesha wada cuncuntay ileen xasan waxba kamuu sheegin ee wuxuu yahay ayuunbuu sheegaye ee waxaa dhibay siyaad baroo yarbaan ahay intaas ayay kawada gubteen markaa ama gubta dhe ama iskadaaya siyaad Airport kuu idiin dhisay iyo wadooyinkii ayaa maanta kudul socotaan
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 6 сағат бұрын
Hooyadaa iyi jaajuus ti Ethiopia nka ku dhashey was, zamamr waa kuwii idin soo koriyey reer badhyo culus
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 25 минут бұрын
@ amisonta idin fuulfuulaysa iyo Ethiopianku maxay kala yihiin jaahil foql jaahil
@abdiayuubi
@abdiayuubi 9 сағат бұрын
caqliga dameeraha hawiye leyihiin somali cidka jahilsan majirto wallhi
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 18 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿👍👍👍♥️Dalxureeye DR Xasan shiikh ❤❤❤
@KaltunMuseAli
@KaltunMuseAli 16 сағат бұрын
Warunted darbijef waye
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 36 минут бұрын
Shibiryaheey naga aamu
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 9 сағат бұрын
Hasan mooryaan only abgaal aa taageero VS FARMAJO Somali weeyn habiibulmalaayiin see isku barbadhigee nin dalka dhisay iyo nin laamiga fuqfuqsanayo duli
@mohamedmohamud-i3s
@mohamedmohamud-i3s 18 сағат бұрын
madaxweyne,xasan,shiiq hala maslin dibiro,sxb
@User_19567
@User_19567 12 сағат бұрын
War wa lacey kara Madax weyne doqon batihiin Rasulka Csws ladhibey Xassan he’s nothing
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 18 сағат бұрын
Hawiye moorifle xaatah haaduh dhiiqo iintuuh meeliskuguh keen uudaabkuushiido maalw waay kuuh dhoolalayan waah caawaan aan isqaabaan waadanah maa waadoh yeelankaarno
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 17 сағат бұрын
XABIIBUL MALAAYIIN MD FARMAAJO
@DarwiishNL
@DarwiishNL 13 сағат бұрын
Cay anagu waanu kasoo Horjeednaa isaga qaran xarashe xabaala quite Wax kasta oo xuun oo bini'aadam ku kaco duq ku Kacay kuwa aad leedahay Way badanyihiin allahaa ayaad been u sheegtay Waa dhowr jifadiisa ah Wana lasheegaa inuu media Qarash ku bixiyo af waxcuney xishoo aniguse Kuma danbaabi karoo kuwaa Hada ninka soo Caayey lasheegayo waa qalad haduu Wax u sheegaayo si asluubeysan ayey ahayd lkn Ma'ay dhiciin kuwa qabyaalad Ay ugu Sacbiyeen Qarankii Uu ku baabiyey iyaga laftooda kuwaas qiirada qabyaaladu guveyso duqanii Hantidii qaranka wuu boobay Gurigii hooyooyinka dhawaan Laga banaan baxayey oo ku haystaa waar aakhiradiinii Mawaxaad dhaafsateen oday i0jira oo Wax kasta oo xun bini'aadan sameeyo sameeyey Dadkii alle Ka cabsigii aakhiradoodii qabyaalad ayey Kasoo hor mariyeen waar Oday qara dhan laqay badihiisii xaraashaya hantidaas uu boobayo midkiina dolar idiinkama Siinayo alle hortiisana Waxaa idiinkaga horeeya inaad odaygaa qaran dhan Boobay ku taageertaan Danbiyada hadimooyinka uu ku kacay maanta waa aduunyo berina aakhiro.
@simanruxii298
@simanruxii298 14 сағат бұрын
waxas kaftan maahan wa caaay waxbo yaan lamermerin sharma wa qaldantahay deni muu caayin muse na lamid. lakn hassan wucaaye
@shukriali5117
@shukriali5117 18 сағат бұрын
Madaxweynaha lama caayin ee wuxuu sameeyay baa la sheegay.
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 17 сағат бұрын
Qalalad ka dhacay aaya ku caayen dee
@KhadarMohamed-o7m
@KhadarMohamed-o7m 18 сағат бұрын
Xassan viva
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 16 сағат бұрын
Hala caayo maxaa rabtiin wax been muu sheegey waaruntisa maxaa been marabtiin
@shukriali5117
@shukriali5117 18 сағат бұрын
Waayeel baad tahay xishood
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 18 сағат бұрын
Hee
@SacdioHassan-i4x
@SacdioHassan-i4x 18 сағат бұрын
Viva dalxureye ❤❤❤❤
@fadumaali4556
@fadumaali4556 18 сағат бұрын
Yaakale dalxoreye guuleso
@najma649
@najma649 14 сағат бұрын
dhilo qaxaab
@khadraessa-n1z
@khadraessa-n1z 17 сағат бұрын
Xasan gurguurte ceelgaabta lagu koriyey 😂😂😂😂😂😂😂
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 17 сағат бұрын
Madaxweyna ka xisho😂
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 сағат бұрын
Waa qabyaalad jeceyl ee wadan waxba kama oga dadkan ee iska daaya dhalinyaro is daba qabta waa la caayey madaxweyne kasta yaa rabi
Массированный удар РФ по Украине в Рождество
1:06
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 590
SOMALIA & ERITREA OO QARKA U SAARAN IN AY KALA TAGAAN & MW XASAN SHEEKH OO U SAFRAY
9:48
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН