Xasuus goni ah 2018 shukaansi ugu horeye ….

  Рет қаралды 138,036

Zacki & Amal

Zacki & Amal

Күн бұрын

Пікірлер: 267
@abdirahman5528
@abdirahman5528 2 жыл бұрын
zacki iyo amal Dacwo baan nii heesanaa saan nii sugeenay waan daalnay ,maalin walbo wixii hore aad Soo galiseen baan daawan jiray OO ayagii xataa iga dhamaadeen ,naga daaya ciyaarta yaaqe , waa ni jeclahay axbaabi❤️❤️.
@ibtiisam9278
@ibtiisam9278 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/poO9o6Z8i7KIja8
@aayanaayan6338
@aayanaayan6338 2 жыл бұрын
MashAllah qoys qurux badan oo faraxsan. Nolosha lammaanuhu waxay ku habboon tahay marka labada qof ay waqti isla qaataan marka laga reebo carruurta.
@qaaliqueenqaalimxamed9453
@qaaliqueenqaalimxamed9453 2 жыл бұрын
Aduunka lagu waari maaye maa Alle ka baqdid AMaley oo is asturtid
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 2 жыл бұрын
seedi miss u yaqay walley si waalan kugu xisnay xageed ka dhacdeen nagu so bata beeryahan wad cajisteen🤩
@abdifitahssdf9784
@abdifitahssdf9784 2 жыл бұрын
Waxan idin sojedinayaa talo Oo ah awlaadiin inaa bartaan afkooda sax da ah tusaale Mama wa ina dhahdaa hoooyo Marwalba xataa labada eray isku dareen ma ahan hoooyo ayaa mcn Naxariis naxariis leh Insh hada cunigu wa yaryahay Alle haydiin daaye ugu yeera aabe Iyo hoooyo Kana daaaya mediaha waa iga codsi amal iyo zaki Waxan ka mid ahy asxbtada kugu xirnayd ilaaa arooskiinii ilaa hada Qiimeeeya bal aragtidyda Insh wixi idinka anfacana ka qaata Mahadsanidiiin my family
@israbishar2712
@israbishar2712 2 жыл бұрын
Ina adeer markasta saan wax nogu soo gali wan idin xiisay wlhi zakariye igu salan from jigjiga 🇬🇲😘🖐
@Avacado.A
@Avacado.A 2 жыл бұрын
Familkaan funny 100% waaye walahi, waa idin jeclahay 😂❤️
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Mash allh amal Jelle iyo wiilkeda alle hani xafido habaryar ayana ku ahay amal qurux badan
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 2 жыл бұрын
Ugu dambayn waad soo laabateen Musicgaas yar naga nadala oo mid kle ka shidan ku badala Yasana halaygu salaamo ✌
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Abayo markan adiga iyo saxiibka idin arko guur baan go,aan sada waayo waxad tihiin family 👪 qurux badan masha Allah bis waaye aniga waa inaan meesha kakaca🤣🤣
@queenratica5301
@queenratica5301 2 жыл бұрын
Xage naga aden my family wan idin xisanay 🤤😫❤
@fardowsahassan1809
@fardowsahassan1809 2 жыл бұрын
Ala dumashigey zaki funny waye wlhi wan uxiisne shekadi😂
@sacdiyasiciid1922
@sacdiyasiciid1922 2 жыл бұрын
Mansha allh wada jiro nabad gala ilaahow isku deyso 🤲😍
@salim.123
@salim.123 2 жыл бұрын
Zxb nio iyo kaftan wakaas jaceylka dhabta ah ♥
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 жыл бұрын
Welcome back guys. Amaleey abaayo macaan please ku dadaal qorta iyo tinta inaad asturato.
@aishocabdikarin6238
@aishocabdikarin6238 2 жыл бұрын
amal: Dameerada siina zaki: Ani dameer maa ahy😭😂😂😂😂😂😂
@deeqsanmoha9006
@deeqsanmoha9006 2 жыл бұрын
masha allh famliy qurux bdn amley is cadey dher xajiga waa cayilaye
@nasiibshuuriye333
@nasiibshuuriye333 2 жыл бұрын
Amaal qurux iyo xajigeda iyo nuunaha waa idin jecelnahay🥰😘😘soolaabasho wacan❤️
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Meenis aa lagu wada videoyadeeda plz like lee isaar somali maxamed🇸🇴♥️🥺🙏
@Ayusha243
@Ayusha243 2 жыл бұрын
Mashaa Allah, Allahumma barik: you look beautiful with abaya 👑😍
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 жыл бұрын
You two are so funny 😂. Such a cute duo! Masha Allah
@ubaxaragsan3361
@ubaxaragsan3361 2 жыл бұрын
Amal waa idiin xiisnay waxa nosoo badi rotinnosoo sameey mcney 🥺❤️❤️🥰🥰
@ayaanmohamed8711
@ayaanmohamed8711 2 жыл бұрын
Sawir aan yasanoo dhaln saarty baa idiin saaran wlhi😂😂Msha allah ❤️
@marwaqani3254
@marwaqani3254 2 жыл бұрын
Yaakhi amaley wn ku jclhy so badi video yda teeda kle heesaha vlog ku jira hnga xidhin pls inan kula dhagysna rabnaa love you my family ❤💗
@qadanmaxamuud3674
@qadanmaxamuud3674 2 жыл бұрын
Waa idin jeclahay wllhi ilaahay farxada haydiin barakeeyo Amal iyo zaki from somaliland
@suleqaabdulahi328
@suleqaabdulahi328 2 жыл бұрын
Abaayo Amal tinta safiican u asturo xabiibti
@vihiimaapdilahi2641
@vihiimaapdilahi2641 2 жыл бұрын
Macha allah Amal io rerkeda Alle Hainibarakeeyo❤❤❤
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 2 жыл бұрын
We miss u wlhi😭😭❤️
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Saki so funny haysoo xusuusin kulahaa 50mint baa iiqaban jirtay amal maad ku adkayn jirtay😃😃😃😃😃
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله أحله دكرياة
@mustafamuhidin495
@mustafamuhidin495 2 жыл бұрын
Is atur ee cadabta ilahey yee kusoo qabanin timahaga qari
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
Nice vlog and your baby boy is so freaking cute 🥰
@shariifohassan7770
@shariifohassan7770 2 жыл бұрын
Amal sangaabo
@shariifohassan7770
@shariifohassan7770 2 жыл бұрын
Naagaha foolxun caqli ayuu alle seeyay.
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 жыл бұрын
@@shariifohassan7770 YAA FUUL XUN MARKAA SHUUBOY 😂
@yusrajamac4604
@yusrajamac4604 Жыл бұрын
Ùeye
@laylamaxamed7135
@laylamaxamed7135 2 жыл бұрын
Sxbey markale hanaga tagin olz maalin walpo you tup kaaga waan firiyaheeee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 2 жыл бұрын
Family yohow update noqda waa shidan tihine♥️🤣
@shugrimaxamed1804
@shugrimaxamed1804 2 жыл бұрын
Idiin xiisay lamaanahaygii idin jeclhy farxad ku qaata noloshiina bea edo iyo habo labadaba waan u ahay idhunko inaad isoo jawabtaan ayaan sugayaa
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 2 жыл бұрын
I'miss you sister keep going 👏
@nasrofarah8216
@nasrofarah8216 2 жыл бұрын
Xagee adeen yqey 🥺🥺🥺♥️♥️♥️
@amiraali6860
@amiraali6860 2 жыл бұрын
Music aad kuu bilowdan waan nacay plz naga daa ama badal
@sacdiohaajiahmed9993
@sacdiohaajiahmed9993 2 жыл бұрын
Frist ayaa noqday mi quen amaal cadey long team walhi
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
Amal abaayo enjoy your live you and your family maansh ALLAAH so happy for you my ALLAAH ples you more years to came ❤️❤️💗💗💗🎉🎉🎊🎊🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 2 жыл бұрын
Amal bulji alledahay walhi waa kahelaa ani ❤❤😘😍
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 2 жыл бұрын
ManshAllah family quruxon ❤️❤️
@Aminaaa222
@Aminaaa222 2 жыл бұрын
Waxaan kugula talinayaa inaad gaari waddida barato waxa uu meesha kushubaayo waa biyaha muraayadaha lagu tirtiro waxaa ladhahaa shoolafaske på norsk
@mubarikhassan4671
@mubarikhassan4671 2 жыл бұрын
M.sh ilhy wll ha isku kiin daayo ❤❤
@iqraishqiofficial2599
@iqraishqiofficial2599 2 жыл бұрын
Quruxy xagee ady wlhi wan kuu xisy
@farhiyoabdulqadir5510
@farhiyoabdulqadir5510 2 жыл бұрын
Shukaansigii ugu horeye hadhihin igudanbeye dheh
@ashaabdi9314
@ashaabdi9314 2 жыл бұрын
mansha allaah illahaye hidin barakeeyo
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Sverige är väldig fint 💕🇸🇪
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Allahuma barik xbbti ❤ ♥ 😍 sheekada, xaraabada, xanaaqa iyo xanta nin iyo naagtiisa caadi maaaha tijaabiya 🙈 I like when I have date with my husband ♥
@ayang9464
@ayang9464 2 жыл бұрын
Mash’Allah happy anniversary isku waara Insh’Allahh
@MrAmiira
@MrAmiira 2 жыл бұрын
Xaarxaar andareemoya kulahaa 😂😂😂 funny family 🤣
@hamdamohamed4376
@hamdamohamed4376 2 жыл бұрын
Amal waan idin xiisnay hno qli inaad noso noqotan rajaynana
@israbishar2712
@israbishar2712 2 жыл бұрын
Wlhi sawirkaas habeen hore status kayga ayan saray 😅😘
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
M.allh #yazin oowaynadey 🥰🥰
@yasminhussen268
@yasminhussen268 2 жыл бұрын
Mcnto waan ku barya so badiya videoyasha dad an jecelahay aya tahiin
@lakimatan6176
@lakimatan6176 2 жыл бұрын
KZbin ka waa kajiifteen amal iyo xajigeeda
@najmociise5887
@najmociise5887 2 жыл бұрын
Masha Allah Eskilstuna mey ku tala abaayo meshaan
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Allah ayamel 🥝🥝🥝 kiwi miyad demeradaa sisaan
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 2 жыл бұрын
Funniest family in somalia
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 2 жыл бұрын
Waxaan isdhahaa youtubeka nah maleh ileen lamaanihii baa nga maqnaayeeen🥰🥰
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 2 жыл бұрын
Wlhi wa idin jecelhy 🤩😘🤩 rabi h idin Xafido
@kawsarabdi1803
@kawsarabdi1803 2 жыл бұрын
zaki funny waan u xiisna wlhii🤣🤣
@zalmaahmet565
@zalmaahmet565 2 жыл бұрын
Wan idiin xiisney xgee kadhacdeen anyway ilahay ha idin barakeeyo isku nagaada
@maryn.humble
@maryn.humble 2 жыл бұрын
Amal xppti welcome to chennal 🥰😅
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
Mnsha AllaaH ka yar Sakki Sawirkiisa Oo Yar
@hanaanmaxamed5330
@hanaanmaxamed5330 2 жыл бұрын
QaLiyey miss u wlhi
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 жыл бұрын
Manshalahaa laamahan wa jecelahaya🥰🥰🥰
@amalcirbad5135
@amalcirbad5135 2 жыл бұрын
M,a family wan jeclahay sami amal hore usoco
@queenfarxadaofficial7010
@queenfarxadaofficial7010 2 жыл бұрын
www hormar wacan my family 🌻💍
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 2 жыл бұрын
Masha allh ❤ ♥
@ladanmoo885
@ladanmoo885 2 жыл бұрын
Amaal waa Naag nool Zakiriye si fiican ayaad u bartay Afsomaliga wlhi ma
@fatoumaahmedchannel916
@fatoumaahmedchannel916 2 жыл бұрын
Come-back amalayyyy🤣❤
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 жыл бұрын
mashaalaah amal🌹🌺
@daacad7403
@daacad7403 2 жыл бұрын
Nio zaki Feedha weynaa✌
@yasminnuux9777
@yasminnuux9777 2 жыл бұрын
Mcha Allah my beautiful family ❤🥰
@wiilwaal389
@wiilwaal389 2 жыл бұрын
Welcome back sis❤💥
@malikatushaada5636
@malikatushaada5636 2 жыл бұрын
Abaayo miss u❤
@anzalabdi8098
@anzalabdi8098 2 жыл бұрын
Wow wlcome back wllo qaali
@mohamettlafohore2664
@mohamettlafohore2664 2 жыл бұрын
Dad loo xiisy♥️☺
@shacnishacni2463
@shacnishacni2463 2 жыл бұрын
Ay xisaab laan ni xisay hdadpa so labaten waa alx 💓
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Soonoqod wanaagsan sammerka soobadiya falogyada see wax ujiraan Zaki Dareen Ito Amal jeele
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Hhhhhhh amal wey ka walen gedka qof aya rixayo e asiga ma is ka tabanoyo dhinac as wey qarinayan 😂😂😂😂😂
@nimcodagan1804
@nimcodagan1804 2 жыл бұрын
Mansha allah qurux wlahi
@Amal_UK
@Amal_UK 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤👸🤴
@bazramahamed1076
@bazramahamed1076 2 жыл бұрын
Ina aderty io dumashi ❤️🤴👸
@yahyehidaaya9676
@yahyehidaaya9676 2 жыл бұрын
My family 👪zaki❤amal nolada ino sobadi cidkle madawade
@amaalcabdikariin4086
@amaalcabdikariin4086 2 жыл бұрын
First one sami❤️Love and comments 🙂
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 2 жыл бұрын
I miss zaki iyo amalina my favorite beautiful soul 🤣😍
@aizaana7031
@aizaana7031 2 жыл бұрын
Amaal we miss your smile 😍😍welcome back sis
@omaamir1444
@omaamir1444 2 жыл бұрын
Amale mid kale ma masoo socdaa mid 2aad allaha keeno mashquul ka noqon laheyd social media
@goldengirl320
@goldengirl320 2 жыл бұрын
Ayyy dad aan uxiisay wallhi 🥰🥰
@maryancali4680
@maryancali4680 2 жыл бұрын
Alla well dar alla idin jeclahay amal Zaki we love you dhamantiin yazan igu salaam
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 2 жыл бұрын
Welcom back imis you
@yasminapdi8469
@yasminapdi8469 2 жыл бұрын
Zack dareen iyo amal qosol🤣🤣🤣🤣
@nashaadali207
@nashaadali207 2 жыл бұрын
Welcome back mcnt❤🤴🧕
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 2 жыл бұрын
Masha allh
@amjanm4924
@amjanm4924 2 жыл бұрын
Qandaras waxa waye English contract
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 2 жыл бұрын
Kiwi wa yaalaa somalia
@sundusomar1960
@sundusomar1960 2 жыл бұрын
M.a
@wardacabdirisaaq139
@wardacabdirisaaq139 2 жыл бұрын
mansha Alha wllo
Surprise  aan Amal ugu tagay
16:54
Zacki & Amal
Рет қаралды 76 М.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 289 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 79 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 12 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Wajiga madmadowga leh iyo faidada Eucerin  cream
10:20
Mumtaaz Fiidoow
Рет қаралды 8 М.
IELTS Speaking test band score of 9 with feedback
17:24
Ross IELTS Academy
Рет қаралды 10 МЛН
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 51 М.
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 696 М.
Vlogg qosol kisa wato
9:31
Zacki & Amal
Рет қаралды 72 М.
Xaflad iyo bashaal
12:12
Zacki & Amal
Рет қаралды 59 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 79 МЛН