XAYFA O SAWAARIIQDA XISBULAH ROOB O KALE UGU SOCDAAN |

  Рет қаралды 15,980

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@Shxusen55
@Shxusen55 2 күн бұрын
Musliminta ah guulesta wariyasha waxa ugu hilisan codkin jabka musliminta haso bandhigina jabka Yahuda so ban dhiga👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇵🇸 🇵🇸 🇱🇧🇱🇧
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 2 күн бұрын
Allah ha ugargaaro muslimiinta
@aliguediadaweh8516
@aliguediadaweh8516 2 күн бұрын
I am following you in Djibouti city
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 күн бұрын
Mahadsanid sxb
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 2 күн бұрын
Israail waxay dagaalkaan ugashay in GAZA DAGAALKEEDA SII socdo oo indhaha calaamka meel kale loojeediyo
@abuusalmaanguulaid
@abuusalmaanguulaid 2 күн бұрын
Ilaahay hala jiro muslimiinta❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
XAIFA WA DHUL FALASTIIN XOOG LOOGA HEYSTA.
@Engineer-sl3hf
@Engineer-sl3hf 2 күн бұрын
Car dhul how soo degeen gaalo intey circa wareegaaleysaneyaan
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 күн бұрын
Sxp ciro baa kugashay waxey cadenesa mudo inaad noleed cafimad ban kurajena 😢
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare 2 күн бұрын
Thanks hassan othman haji
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 2 күн бұрын
Jordan ayaa xigi Doonta😢
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Adigu mawaxaad aaminsan tahay inay islaynayaan dawlado amaa dagaal caadi ah ninyohow xisbullaah ayaa ladilay waxa dagaalamaaya xaq iyo baadul
@fartun9503
@fartun9503 2 күн бұрын
wcs wlc brother 👍
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Aqligaagu wuxuu ku siiyay inaad tidhaa ciyaar ayay wadaan
@abdiali4626
@abdiali4626 2 күн бұрын
XISBULAAH WAXBA MAHAYSO WAAYO WAXAY WAYADAY RAGQAALIYA SIDAA DARTEED XAALADU WAA ALAH HASAHLO
@AliMohajim
@AliMohajim 2 күн бұрын
Hisbulah buunbuunis miyay ahayd waxeedu
@adensomali2053
@adensomali2053 2 күн бұрын
turkey ka hadal
@Shacni724
@Shacni724 2 күн бұрын
Yahuuda waa wax loo yeelay in ay shacabka leeyso.
@ShamsoCabdi-r8r
@ShamsoCabdi-r8r 2 күн бұрын
Falastina🇰🇼🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇹🇷🇯🇴🇮🇳🇩🇯🗡️⚔️☪️🇧🇩🇸🇴
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 күн бұрын
Wcs Wrx Wbr
@japir244
@japir244 2 күн бұрын
Ustaad waxaa ifahamsiisaa Maax waynha Lubnaan iyo ciidamada lubnaan dagaalka kuma jiraan miyaa? Xisbullahi oo urur ah miyaa wadanka lubnaan ka talisa aaaway lubnaan ciidankeedii??
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 2 күн бұрын
Hagaag saxiib lubaan waa sida somaliya oo kale dal asaga dhan maamulo ukala qaybsan anagu qabiil qabiil baan ukala qaybsan nahay laakin iayagu waa diin dhinac muslamiinta suniga ayaa ka taliyo dhinac muslamiinta shiicada sida xisbu allaah dhinac kirishtan baa ka taliyo isaga naftiisa wey kala qaybsan yihiin oo ortodox iyo kaatolig bey usii qaybsan yihiin waxaa soo hartey dowlada dqciifka ah ee lubnan iyadu ma aha mid sii xoogan oo waa sida tan faderalka xamar oo kale hada tusaale puntland ayaa waxay la dagaalameysa dal kale tusaale itoobiya oo kale waxaa laga yaaba in dowlada federalka somaliya aysan wax shaqo ah ku lahayn oo arinkas puntland kaliya lagu daayo ,marka lubnaan ciidan eber ah liito weye xisbu allaah ayaaba dhaanto bayruut magaalo intaas oo maamul uu ka jiro hada tusaale lubnaan iyagoo sidaas yahuuda u duqeyneyso shacbiga lubaan ee caadiga ah kama hadlayan lkn markii ay dhexdooda is qabtan yacnii waa sida somalida oo kale
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 2 күн бұрын
@@japir244 ciidamada lubnan iyo dawlada fadhidka ah e lubnan ma samyn karan waxy raban rer galbeeed ba gacanta ku haya xata yahuudu ma dilaan madaxda lubnan ilayn wa daba dhilif eh
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 2 күн бұрын
@maxamed Deeq Mahadsanid Sxb
@japir244
@japir244 2 күн бұрын
​@@maxameddeeqcabdale961 Walalkey aad ayad umahadsantahay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Ninyohow iska aamus aqli iyo garasho iyo damiir ayaa kaamaqan waxaa tahay nin sheeg sheegaaya wax uusan aqoon iyo damiir la'aan iska hadal ah
@Sooyaal-media
@Sooyaal-media 16 сағат бұрын
Halkan ka soo daawo muqaal❤❤
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
CAALIN: 'MAGACAABISTA ASAD WAA BILOWGA BUR BURKA PUNTLAND' KG
26:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,7 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 92 МЛН
Umulisooyin HINDI Ah Oo Qiranayaan Dembiyo Naxdin Leh !
8:42
Hosow Pro
Рет қаралды 46 М.
Maxay Waqtiyadda dalalku u kala duwan yihiin?
10:26
Waaberi Media
Рет қаралды 29 М.
Taiwan Maxaa ka dhigay dalka ugu halista badan aduunka xiligan!
10:03
Waaberi Media
Рет қаралды 2,6 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA HEZBOLLAH | ISRA. *KAYNAAN*
19:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН