Banbo ma dhihin xabad ayaa iiga dhacday ayuu dhahay AJ ee kan ayaa iska leh bambo wana beentiis
@delpierobaidoa394Ай бұрын
ustaad arinkan wan rabey inan ka hadlo wayo xiligas waxan jogey gobolada bay arinkan wax badan ayaa ka iftimin laha
@kingsharmavlog4857Ай бұрын
Zxp ustaadka facebookisa ayan rabay i sheeg
@mohamednuradin7250Ай бұрын
War live miyuu kujiraa, mise???
@labatanjirowibrahim8367Ай бұрын
Wiilkaan waxaan u sheegaynaa innuu Hooyadiis iska dhiibo maadaama ku cadaatay innuu Raxweyn yahay
@june6206Ай бұрын
Hooyadii wuula jooga
@Sooman-e8tАй бұрын
Caqligaaga fiiri tusaale hadaan dhaho suldaan cali yuusuf reer puntland buu ahaa waa saas ookale sax, markuu yiri gabar reer puntladna icaawisay mareykan buu kasheekeynayey qurbaha waa lagu lumaa adigaa og dadkuna waa is caawiyaan mar kasta ee allaah ka cabso. Waxaad dal daleysaan ogow la isgaga harimaayo!
@Deqa-xc8bbАй бұрын
Asc macalinka lugeeya
@Sooman-e8tАй бұрын
AJ family Nin Daarood ah Oo kablalax ah oo koombe ah oo harti oo majeerteen ah oo maxamud saleebaan ah oo cumar maxamud ah oo is huba. Yantaar iney sheegato oo sawiradiisa media ha looqaybiyo wa wax laga argagaxo walaahi. Raxanweyneey waan idinka xishooneynaaye naga xishooda.
@Fowzia69Ай бұрын
Kan aadan ee weriayaha ayaaba oogu daran oo wiil aysan dhalin sheegan yaahuuu
@aamsheikhАй бұрын
Ma ku dhaarankartaa maalinta qiyaame in waxaa tirisay uu yahay?
@mohamedsandhol1060Ай бұрын
Xalfooley haddii abgaal qabsado wa iyadoo aqalka cad la qabsado oo kale waaye
@Deqa-xc8bbАй бұрын
Bamadu gacanta dhan bay goyn leheed
@buuflebukur4098Ай бұрын
Hassan asigaaba gadan marka wax oo xeerinaayo majiro
@aminaahmed6023Ай бұрын
Xasan jaajuus madaxa Allah ku goo, mooryan khayin wadani ah.
@labatanjirowibrahim8367Ай бұрын
Da’da waa layeeyaa markii Qofku la dhoofinaayo
@xaawamaxamed3217Ай бұрын
Goordan Hadaadan Garaneynin Waa Kii Hogaaminaayey Salbalaar Ee Raxweyn Kugurijirey Ceelasha Bakool Oo Ay Ladagaalantey Aar Aar Ee Waa Yaab Inaad Dhahdey Waan Kamid Ahaan Jirey Iyo Goordan Makasaayo
@zeinabsaidsalah2678Ай бұрын
Aj waa danbaabey illaahey ha utoowbad keeno reer kaa karoor maxaa ugu wacan dadka qeyr iscaawiyaan adiga rasboonsar uu kusoobaxaay war maay janjamiyeen majeerteenka nasiibdarannaa war hooyadaa kafaa ideyso jana hadaad rabto
@hodanelmi9189Ай бұрын
Asc Macalinka waxaad ilaawaday reer Kismaayo oo MJ ah naftii baa la ii keenay bajuun beey I dhahaan lakiin waaku fanaa Kismaayo cadeey ku dhashay ku barbaaray aabo ku dhashay reer Kismaayo luqad gooni beey qabaan hadee waxaan ka hadli dagaaladii ka hor hada waaxaa ka buuxa( agah)
@shaqalehussien2662Ай бұрын
Aj xasan fareey lHoyadiis & tolkiisba waa ka dhintay’e ha ka Samraan
@june6206Ай бұрын
Hooyadii wuu haystaa islantasi hadey runta rabto dariiq saxa Ma hayso ha keento walaleheed iyo dad kale ama majeerten haw tagto haduu kale bilks wey ka heli dahir calasow wana intey rabto
@Fowzia69Ай бұрын
War AJ wuu haystaa waalidkiis islaantaan DAAHIR alasow ayaa soo siiiyay lacag wax jira maaha
@shaqalehussien2662Ай бұрын
@@june6206 horta walaley hooyadani waa qof wayn u malayn maayo in waxyaalaha social media ha ka socda dhex boodayso bale marka aad wiilka hadaladiisa u fiirsato wax wayn baa ka qaldan
AJ FAMILY. HOOYADII. WAA KEENAY WEEY ISLA HADLEEYN,,, WIILAL BADAN OO FAR, GO,AN BAA JIRA,,, AJ ,WAALAGU GARDATOODAY, HALAGA FOQO. ,,,
@BeerlulaSiyadАй бұрын
Xassan awalba munaafaq buu aha .😅
@ImanHadi-w3wАй бұрын
Tigtog madkudabeysey warkii mukadhamadey
@MrEH26Ай бұрын
Walkie takie
@xidigajabarti772Ай бұрын
Walaal saan u fahmay puntuland wuxuu kawadaa gabar mj. Meeshaad la aaday fasirka maaha.. lakiin aad bay u fududahay. DNA. Halamaro hadaysan dhalay mama sowmaadan qancin. Ayaa kufilan
Muu odhan reer putland buu yidhi wa gob isalantasi wa lacag doon iyada hays cadeyso haduu kale Dee dahir baa Cabo ka dhigay shilimadna wey heley
@MrEH26Ай бұрын
17
@Ahmeddauud-g5zАй бұрын
From Gedo,luuqadda maay waa luuqadayda 2aad.
@luqmanalxakiim4170Ай бұрын
Beenale ETA run ma shegna
@zeinabsaidsalah2678Ай бұрын
Aj waa danbaabey illaahey ha utoowbad keeno reer kaa karoor maxaa ugu wacan dadka qeyr iscaawiyaan adiga rasboonsar uu kusoobaxaay war maay janjamiyeen majeerteenka
@shaficimohamedomar-d6bАй бұрын
beena waas inuuyahay xasan xabaalo qote waa la ogyahay
@Fowzia69Ай бұрын
Macalinka lugeeyooow AJ sidaas ma Oran Anigu islaantaan ima dhalin ayuu dhahay mana aha in u qof u cadeeyo in ay dhasho iyo in kale Mida kale media oo dhan aya shaqo ka dhigtay ee maalin tii hore ayuu yiri ima dhalin hooyadaa mana aha hooyaday hooyaday waan haystaa ayuu yiri aabihiis waa joogaa reerkiisa ayaa joogaan waxay dhaheen anaga dhalay ee cid kale ma dhalin ayay dhaheen ee lama dhagaysanaayao weliba ku darso Wiilkaan waa diiday hadalka umadaan buuqaysa waalidkiina waa joogaa wuxuuna yiri waalidkay alhamdulilaah waan haystaaa ee iska ilooba hadalka badan
@faizaaliabdallah5731Ай бұрын
Dadka dhahasyo luqad mj ma leh iyo lahjad raxanweyen ayuu leeyahay, waa dad is dhadhamaya. 90 jir luqad mj buux. mj in ay koofur ku noolayeen miyaa la inkiroya? 2- mj aqoon la aan ayaa idinku laaban mj mudug, ciid iyo nugaal joogaa badanaa waa inkiraan qofka jiljilicsan iyo lahjad kofur waxaay tahayba ku hadla, waxaay dhahaan wiil koofur ku dhashey, waxaa dhaama nirig ku dhalatey nugaal.
@CabdixamiidMohamedАй бұрын
Dadkii so koriyay cadaadis ku haya nin kan
@aamsheikhАй бұрын
Nin maraykan jooga qofna cadaadis ma saarikaro Hoos buu xita au xalinkaraa