Waxaan layaabay channelska somaliga ah ee waxyaabaha fii,dada aanlahayn soo daaya waxay haystaan views badan iyo subscribers badan halka kuwan oo kale ay haystaan kaso horjeedkeda.
@mahamedguled8303 жыл бұрын
Halkaan ka soo galli karaa center kan qaaliga ah
@talowanaag66492 жыл бұрын
Sxb naftaa jecel in ay maalaayacniga daawato ee ma jacla in wax faaido leh ay daawata ama dhagaysato, waana sababta ay u badan tahay dadka fashilma ee aan waxba aqoon
@ridwaanmohamed27962 жыл бұрын
@@mahamedguled830 wll razeen training centre ayaa layidhaa
@abdialasow11882 жыл бұрын
Haaa waxaqiq sxb
@talowanaag66492 жыл бұрын
Runtii Ustaadka wax badan baan ka faaidnaa khayr alle ha siiyo
@kaamilabdirahman2102 жыл бұрын
Masha Allah ustaad talooyin iyo cilmi badan ayaad noo faa iidaysay mahadsanid