XIDIGAHA GEESKA | HASHII DHACANTAY | WACDARAHA 26 JUNE 2020

  Рет қаралды 624,982

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Xafladda Sanad Guuradii 60aad Ee 26 June 2020 Iyo Wacdarihii Kooxda Xidigaha Geeska Ee Qasriga Madaxtooyada Somaliland
Artist:Kooxda Xidigaha Geeska
Song: Hashii Dhacantay
Lyrics: Abwaan Axmed Cantar
Melody: Hodan Cabdiraxmaan
Music: Furinle
Cameraman: Yampro, Liibaan Daahir, Cadaani
Editing by Nuuradiin Dugsiiye
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Kooxda Xidigaha Geeska, 26 June, Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 1 000
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 4 жыл бұрын
Reer Somaliland Oo Kaliya Like-ta igu Booba Dadkaygiiyow 😍😍
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 3 жыл бұрын
Wankusaray ano rer somaliya ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇭🇺🇭🇺❣
@xuseenmaxamuud6066
@xuseenmaxamuud6066 3 жыл бұрын
0
@amransaleeban7680
@amransaleeban7680 4 жыл бұрын
Wlhi Wn imeyaay Alle hau naxariisto abahay iyo dhaman cidaanki SNM😭😭😭
@lilhook3231
@lilhook3231 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 4 жыл бұрын
Aamiin wll dhamaan aabo iyo marxuumiinteenii kaleba allah haw naxariisto 😭😭😭😭
@mumtazmahamed2268
@mumtazmahamed2268 4 жыл бұрын
Aamen🤲
@hamdajama5119
@hamdajama5119 4 жыл бұрын
Ameeen wll
@filsan7722
@filsan7722 4 жыл бұрын
amiin walal🙏😭❤️
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Laysma xaqireee Somaliland horumar xadaarad reer magaalnimo fan iyo sugaan intaba iyagaa one ka uwata meel soomliyi joogto One luv dhamntiin walaalay aan diirka wadaagnow from muqadisho
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 4 жыл бұрын
Illahey haku sharfo wllo👍👍✌✌✋
@idilaadan6178
@idilaadan6178 4 жыл бұрын
Alle nabad waarat hayid siiyo idinkana sis
@hipaaqjama6952
@hipaaqjama6952 4 жыл бұрын
dad aan iska jeclahy wllady reer somaliya alle haydin xafido
@foosiwarsame9325
@foosiwarsame9325 4 жыл бұрын
1
@abdihashi6225
@abdihashi6225 4 жыл бұрын
I know you are hawiye best clan
@runtumafantaa7030
@runtumafantaa7030 4 жыл бұрын
Nio calanka Jamhuuriyaddu qurux badanaa! Weligaa sarree saddex midablow.
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Allow u siyaadi nabada sugano barwaaqo ku soor somaliland🟢⚪🔴
@faysalsuubane8845
@faysalsuubane8845 2 жыл бұрын
Adeerkay muraad ba Sameyay Alhmdulilah Heesta Calankana aderkay Xasan shekh Mumin ba Sameyay proud to be Lander
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 4 жыл бұрын
Dawlad Iyo Badh 😘 Iska Go,a Wll From Somalia 🇸🇴
@yahyebadri9829
@yahyebadri9829 4 жыл бұрын
😉😉❤❤❤❤👏👏👏👏😂
@hamdakhalifa6507
@hamdakhalifa6507 4 жыл бұрын
Qof caqli usaaxiib ah
@hamdamahmoud826
@hamdamahmoud826 4 жыл бұрын
Qof caafimad qaba mahadsanid wllo 💚 🕊️❤️ somaliland ha jirto hadey 1000sanadood gaadhayso lagamayaabo in an goaan kas ka laabano ilahyna hansimo somalilnd ictirafkeeda heshay ❤️❤️❤️
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
qof in dheer garada ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰❤❤❤
@xidigtasomaliland5927
@xidigtasomaliland5927 3 жыл бұрын
Go,nay hno
@nadiamohamoutofficial1613
@nadiamohamoutofficial1613 4 жыл бұрын
Manshallllah xidiga geesku waa tirka kobaaad e somliland ku dhisan thy jilkii nga horyeey qoray bay ugu dagalmeeen anguna af iyo suugan somliland ha nolato💚💭❤👏👏👏
@khadarmahamed9361
@khadarmahamed9361 4 жыл бұрын
Gormad dhalatay wll
@nadiamohamoutofficial1613
@nadiamohamoutofficial1613 4 жыл бұрын
Adigu xilimad dhltay markasn ban dhshy lkn wadnkyga wan ogahay tariikhdisa
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
Anigoo ah reer xamar ayaa hadana heestaan aad ula dhacay inta jeer aan dhageystay tiro maleh 😙😙 Somaliland wlldey guuleysta xidigaha geeska qaasatan hodan abdirahman cod baa ku dhan iyo laxan aan caadi aheyn
@leilajamac4033
@leilajamac4033 3 жыл бұрын
😘😘😘
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Maad naga hadhaan bro, mxd nooga laaladan😂✌🏽
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 жыл бұрын
@@hamz233 wll meelna kuma kala harno ilaa aduunka ka dhamaanaayo saaan lee 😂😂😂😂
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
@@mohamedgacal7809 sidaasi waa xaasidnimo bro wax kale maaha😂
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 жыл бұрын
@@hamz233 hhh xaaaidnimo maaha bro waa jaceyl aan idiin qabno gaar ahaan hadaa reer xamar nahay dhibtii la idiin geystay anaga ma idiin geysan hadaa reer xamar nahay wll bal eeg hada waxa na heysta anaga ilaah dhibta ha naga saaro hadii run la sheegana inaad ictiraaf heshana waa idiin la jecelahay oo wlhiya wll midna ogoow somalia xamar kaliya maaha xamar iyadaa xld adag heystaa waana ka baxeynaa insha Allah
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
I love Somaliland💚⚪❤ From Mugdisho💙
@leilajamac4033
@leilajamac4033 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 ай бұрын
We don’t need your fake love bax!!
@anuumo3039
@anuumo3039 4 жыл бұрын
Waxaad mooda murtidaba dadkiii Lahaa inay waqooyi u dhasheen *SLand* Gafiyo Dambigiii Badheeedhka u dhacay!!! wxaso Dhan banu cafinay oo aanu calan kaaa Siisane nadaaya waaye macnuhu ' abwaanaaa ka dhashay dhulkaa'👏👏🌹🥰
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Ma na daysay markaa sxb😂
@Asma11489
@Asma11489 4 жыл бұрын
Sorry tarikhdi idinso martay wllhi reer somalillan aadba ujeclahay allaha barakeeyo from Muqdisho hada aqaano qof jogta hargeysa waba tagi lahaa lkn cidna kama garanayo mar uun waa tagi donaa hargeysa insha allah ❤️❤️❤️❤️💯
@deeqmawliid1607
@deeqmawliid1607 4 жыл бұрын
Waanu kugu soodhawey naynaa Hargeysa cit dhal gobeed Nolow
@itsmeyrdaddy6071
@itsmeyrdaddy6071 4 жыл бұрын
Wall anagaa kugu soo dhawaynayna ilasoo xidhiidh ama iidhaaf meel aan kaala soo xidhiidho
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Kaalay cidi kaama lahee wll
@hamdamahmoud826
@hamdamahmoud826 4 жыл бұрын
Waanu Ku soo dhawyn huno waa dad qalbi wacan reersoomaliland ❤️😍😍
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 4 жыл бұрын
Anigaad marti iitahay intaad joogto hargeysa kusoodhawoow gurigaagi labaad welcome walashey
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 4 жыл бұрын
Hoyga murtida inaan ku dhashay oo aan u dhashay I'm proud
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan insha allah 💕💕
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Allow u siyaadi nabada sugano barwaaqo ku soor somaliland🟢⚪🔴
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
@@ayaanbadan9301 ❤🟢⚪🔴❤
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
Laxanka hodan abdirahman hadaad ka heshay like 😍❤🙏
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
Reeer SomaLiLandow JacayL aan idin Qabo Ayan sanad ka bacdi u dhegaysanayaa Walalhayow nabad iyo barwaaqada Alle haydin Siyaadiyo From puntlanders ❤
@faati3019
@faati3019 Жыл бұрын
dhiiga idinkana sidookale inader❤
@ASMA-j
@ASMA-j 2 ай бұрын
🥹
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
Heestaan si niyada u jeclahay wlhi maalin walbaa dhageystaa walalheey somaliland guulesyta ❤❤❤ from xamar caddey ❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
mohmed somali wa xamar iyo hargeisa iyo in lagu qorxiyey isma nacbaa waay noolaan karaan kaigood ee dad baa jira ku dhax jiraa oo somali dhulak dhigey qabiil igam aha walaahi somali xorta ah wa Muqdsho iyo hargeisa
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 aad iyo aad wlhi sxb aniga hadaan ahaan lahaa madax weyne wlhi 1 minute xitaa iguma qaadateen inaan ictiraafka wllhey siiyo waayo Somaliland waa dad nbda iyo kala dambeynta ku dadaalay allaha u siyaadiyee xamarna waxa qaraxa ku wada waa Somali uun neceb inay degto xamar aniga xamar ku dhashay una dhashey ileyn hadaa somali nahay nin walbaaba gobol ayuu ka soo jeedaaye inkastoo wadanka lawada lee yahay hadana waa la is xij xijistay marka wll somali way is jeceshahy lkn wax yaroo mugdi ah baa kula jira heestana waxay ka hadleysa wax dhacay iyo xlda hada ay ku sugin yihiin reer Somaliland xldaas waxa hada dareemi kara nin ku jiro marka hadaa nahay reer xamar maalin walba dad baa si kas ah loo laayaa cid ka hdli kartaana ma jirto haduu qarax dhacana boqolaal baa la aasaa qaarba dadkooda hilibkooda oo go. go san soo aruursado iskana aasta Alxmdllh ilaah baa mhd leh mar walbaaba asagaana talo saarany wllhey somaliland guusha idinka leh dhamaan shacabka muqdisho daga way idiin la jecel yihiin horo marka iyo nabada guuleysta wllyaal ❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Mohamed Hargeisa waa magaladii cid ka xigata ma jirto ogow
@mms7038
@mms7038 4 жыл бұрын
wlhi intan comment ga akhriyayay wxn arkayaya dad cafimad qaba oo comment cafimad qaba ka.bixinaya somaliland dhamantiin inta somiland horumarkeeda jecel wxn ilahay uga rajaynaya cafimad iyo cimri dheer
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 жыл бұрын
Comment horeyey we xaga hoose eeg adaa yaabi qadad waynta .hadaldooda
@dharaaroxasuustood1559
@dharaaroxasuustood1559 3 жыл бұрын
Heesku waxay ku suntahay 2 kaliya Waa Samaroon iyo Isaaq Ereyada::Isaaq Music::Samaroon Laxan:Samaroon Luuq::Samaroon iyo Isaaq Dad is jecel wadankooda dhistey dhinac walba wada damqanaya ayaan nahay inoolaada dadkii layga beeraw from Caasimada 2Aad Boorama 💚🤍❤️😘😍😍
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Waar waynu badane inankeena ogaaden baad ka illawday . Maxamed bakaal cirro. Qaar kalaa jira.
@khaalidabdi6051
@khaalidabdi6051 Жыл бұрын
Mohamed bakal ciro abti ban u ahay from arap
@omerhassan3032
@omerhassan3032 4 жыл бұрын
Hadhumin marlabaad hadhumin 😪 #Intii dhimatey alle ha unaxariisto SNM💚
@lilhook3231
@lilhook3231 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi janooyinkaaga ilaahow kuwaad ku casuumto ka yeel aabayaashay iyo naftooda u hurayaashii naftooda u horey nimcadeyn maanta ku jirno ilaahow noo siyaadi 💚☁️❤️
@cabdishakuuryaasiin8847
@cabdishakuuryaasiin8847 4 жыл бұрын
Aamiin
@lailaibrahim3629
@lailaibrahim3629 4 жыл бұрын
Aameen ya Rabb ul Alameen
@burcolove1788
@burcolove1788 4 жыл бұрын
Amiin🙏🏽🤦🏽‍♀️
@ansihaji6665
@ansihaji6665 3 жыл бұрын
@@lilhook3231 amiin
@zakariyemohamed6257
@zakariyemohamed6257 4 жыл бұрын
Somaliland hoyga murtida 💚💭❤ Imta igu racsan LIKE 💚💭❤
@aliabdi6922
@aliabdi6922 4 жыл бұрын
Anigu waxan ka hely qaabka loo soo agaasimaay xaflada from garoowe inakla socdaa
@qadirojirde952
@qadirojirde952 4 жыл бұрын
Wllo tacab ayaaa la galiyey Waaa dad barkysan madaxey
@aliabdi6922
@aliabdi6922 4 жыл бұрын
Aaad iyo aad wllo
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Allow u siyaadi nabada sugano barwaaqo ku soor somaliland🟢⚪🔴
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Walaahi isaaq waa furaha xoriyada dhamaan somali please hadii ay run tahay igu taageera
@engabdalla5157
@engabdalla5157 4 жыл бұрын
somaliland walalahay aan jaclahay from puntland(qardho) dhulka boqortooyada
@yahyebadri9829
@yahyebadri9829 4 жыл бұрын
We love u two❤❤❤😉
@mrzaytuuni4172
@mrzaytuuni4172 4 жыл бұрын
Qardho hoygii boqortooyada salaan sare oo ka timi magaaladii hargeisa naga gudooma
@user-sm8zf2jp1s
@user-sm8zf2jp1s 4 жыл бұрын
💉❤️
@mustafeccw6053
@mustafeccw6053 4 жыл бұрын
Waanu idin jecelnahay anaguna wll cisi iyo sharaf ku noolada
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
qardho ❤❤❤❤❤❤ putland of somalia ❤❤❤❤
@maxamedcisman4343
@maxamedcisman4343 4 жыл бұрын
Waxaan aad uladhacay miraha iyo luuqda waxaan dhihikaraa speechless ayaan noqday qolo walbaaba ha is waashee cidina idinmagaareyso fanka iyo hidaha afka soomaaliga garashada iyo hadalka ilbacnimada iyo reermagaalnimo Somaliland 1 intakale behind ayaan dhihikaraa aniguna waxaa balan ah inaan idinka guursado 1 idiin imaado insha'Allah xitaa haad go'daan waan imaan walalkiin reer mudug farxad kuwaara
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Habargidir wa habar naga luntay e ilamaderayalow nookalaya oo dagmadina adicadeya dhista
@maxamedcisman4343
@maxamedcisman4343 4 жыл бұрын
Hhhhhh qolaa noo dhaxaysa ee okbey ahayd
@leilajamac4033
@leilajamac4033 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@hargeisaofficialchannel4641
@hargeisaofficialchannel4641 4 жыл бұрын
Wlh waa jidhiidhicooday ax yaa hees wadankyga somaliland jecliyaa min boorama ilaa taleeex waxaa nahay ul iyo diiir ehelka jeclahay Calanka dhidban buu shacbigu dhaafsady
@dharaaroxasuustood1559
@dharaaroxasuustood1559 3 жыл бұрын
Haa walhi wadankeena waa inaan ilaashaanaa hno qaali bad iyo bari from Boorama
@somaliangirl1190
@somaliangirl1190 4 жыл бұрын
Somaliland hore way usocotay without somalia 30 years imkana way sii soconaysaa bilaa hadal yagana nabad baanu la jecelnahy #vivasomaliland
@queenarweelo2566
@queenarweelo2566 4 жыл бұрын
Xafidulaah wll alle hku sharfo
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Allow u siyaadi nabada sugano barwaaqo ku soor somaliland🟢⚪🔴
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadaada reer Soomaaliland Tahay like Saar Boqor tooyo Jamhuriyadda Barkaysan Allow Dhawr 👇
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Wixii oday dhaqan* *Rasaas lala dhacay* *Wixii guri dhisan* *Gantaan ku dul dhacay* *Dhib iyo dambigii* *Badheedhka u dhacay* *Dhammaan Cafis baan* *ka wada dhigayoooo* *_Happy 26 June Somalilanders_* 🇭🇺
@xoriyosomali
@xoriyosomali Жыл бұрын
Full lyrics please.😊
@hibaaqkayse8939
@hibaaqkayse8939 4 жыл бұрын
Intaan ku dhashan wadankan ku dhaq moo dhanaba uma maxo ma dhafi karo somalilaan 🇮🇹🇮🇹Love💪💪💪🌹
@nasiimdhalad5263
@nasiimdhalad5263 4 жыл бұрын
Ala Dhiiga Idhaqaaqa Walahi Dadkeyga Markan Saas U Arko Aaax Aax Waqal Bro Hawl Anan Cidi hayninbad Haysaa Kor Adna Ka Muuqo Weligaa Viva Dadki Rabi Iga Beeroow💚🗯♥️💚🗯♥️💚🗯♥️💚🗯♥️💚🗯♥️Hadhumin Weliga Hadhumin 💚🗯♥️💚🗯♥️
@voiceofsomalilanders
@voiceofsomalilanders 4 жыл бұрын
Somaliland wan jecelahay bari ilaa galbed meel kastood ku suganthn farxad ku jooga iyo gacanteena oo saraysa marwalba hambalyo 26 jun
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Masha allaH somaliland happy 26 june alle hano barakeeyo dalka cadawgana alle hanaga qabto team Waqal mahadsanidin walaalayaal 😭💭❤️
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Xidigihii xidigaha Iyo shacab kii Hargeysa. Maasha Allaah. Alle ha idiin siyaadiyo Nimcada Barwaaqada.
@mustafeccw6053
@mustafeccw6053 4 жыл бұрын
Waa shacabkii boorama wll hana kala gurin
@naciimapriya8499
@naciimapriya8499 4 жыл бұрын
Somaliland Socotye Mnchlh Taparikalah Hamblyo Dhamaan Jamuuriyada Barkaysan Ee Somaliland Munadibada 26 june💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💋💚💭❤💋
@fadzahaybe8693
@fadzahaybe8693 4 жыл бұрын
shaaraka anu dhigan
@fadzahaybe8693
@fadzahaybe8693 4 жыл бұрын
hibo
@fadzahaybe8693
@fadzahaybe8693 4 жыл бұрын
hiibo
@juxosuuge3021
@juxosuuge3021 4 жыл бұрын
Tt899
@bilandahir2055
@bilandahir2055 4 жыл бұрын
Oooyaaa habaaran rer cuqdadlaand😇
@somalilandergirl2843
@somalilandergirl2843 4 жыл бұрын
Alla maxa dad u dhintay dalkan😭lkin cafis baa ka dhignay alx ilahay ha noo siyaadsho nabada💚💬❤️💬💚💬❤️💬💚
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*ILLAAHOW WAA KUGU MAHAD MAXAAD NAGU GALADAY XIGMAD MAGUURAAN OO AAN WAXAAN RABNO KU CABIRI KARNO 💚⚪❤ HAPPY independence DAY dhamaan shacabka reer SOMALILAND*
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Hoyga murtida io suugaanta somali oo dhan ayan ku dhashe miyay la iman karan inta kale horumarka io il baxnimada xadarada uu wadankeygu gadhey I'm proud to be #somalilander 💚💭❤👑😎✊🏻
@yarabbi5472
@yarabbi5472 4 жыл бұрын
HA DHUMIN MAR LABAAD HA DHUMIN O DHIB BAAN KUU MUTTEE axx allow nabd waarta iyo caafimaad
@daahircadceed3526
@daahircadceed3526 4 жыл бұрын
Soamliland Guul Iyo Gabonimo Ialhy Noodaa Somaliland Wadankayga aan Jeclahy 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@janaaleaxmed6329
@janaaleaxmed6329 4 жыл бұрын
Hoyga murtida , suugaan, Fanka somalida talent ayuu dalkayga somaliland u leeyahay. Like ii saara cidii fikrada ilaqabta
@mahamedhabane6358
@mahamedhabane6358 4 жыл бұрын
Somaliland my blood jir oo jooga marwalba allahbaa garabkeena jooga marwalba calanka towxiidkaleh waligii wuu jirayaaa
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 4 жыл бұрын
Intii reer somaliland is MuuJiYa Bal waxba la inagama Qaban Karee
@lilhook3231
@lilhook3231 4 жыл бұрын
Hahahhahaha dadla hayn karayo manihin abti love somalilanders
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 4 жыл бұрын
*hashi dhacante habeeno dhaxdaay ha dhumin mar labad ha dhumin waku dhib mute xaqiiiiq 😧happy 26 june somalilanders*
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 4 жыл бұрын
Ha dhumin mar labaad ha dhumin waan kuu dhib mutee Guuuuuuuul Dalkayga Somaliland💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤
@ahmeddirie8132
@ahmeddirie8132 5 ай бұрын
😪😪😪😪😪😪😪 Never again🤍💚❤
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 4 жыл бұрын
Hantidii qaranka maxamed bk weli mahayo waan sugaynaa rer waqalstudio mesha kama kacayo wan dhexfadhiyi Viva Dhulkayga qaranka somaliland🤝👍🤘
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 4 жыл бұрын
bk miyaanad ogayn inuu kusoo fadeexadoobay london oo qaranimadii somaliland ee uu xambaarsana raaligalin kabixiyey oo somaliweyn noqday see isagaa isceebeeyayee somaliland uma baahna
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
@@AhmedIbrahim-he2ux bk ma hooyadabu wasay beedeyow cuqdaysan sida laangaabkad u hadlaysa bk jeegaan inu u heeso markii horaba khaladbay ahyd laangaabku intay meesha haystan inuu u heeso may ahyn lkn dib u dhici mayso
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
mohamed Hamse Somaliland Jeegan Maaha Wallo Reerkaad Sheegaysana Cod Xalaala Ayuu Ku Fuulay Kursiga 4sano Kadibna Way Iska Tagayaan Meeshu Maaha DJabouti Oo Qasab Lagu Maamulo Mana AHA Siyaadkii Lasoo Dhaafay Ee Wadanka Waa Lawada Leeyahay Bk Na Isaga Ayaa Is Ceebeeyay Oo Somalia Marka Caayay Marna Amaanay Hadana Wiilkayaga Wanu Jecelnahay Lkn Reer Muqdisho Xaar Bay Marinayaan Hadu Uyimaado Markaa Dhulkaaga Ku Faan Iyo Meeshan Kasoo Jeedo walaalahaana Wanaag La Jeclooow
@alibarreh1368
@alibarreh1368 4 жыл бұрын
What a nice song, the people in Somaliland are still the record holders of the Somali literature, I can't believe that this song is from the mind of a very young man Ahmed Cantar
@shukriomer8816
@shukriomer8816 4 жыл бұрын
This song is meaningful to survivers of bombardment and genocide. They did'nt forget what happened but they have forgiven whoever that and moved on and rebuild their country with no help from outsiders.
@mubarakshamax3038
@mubarakshamax3038 2 жыл бұрын
@@shukriomer8816 we have neither forgave or forgot. our people that has been unjustly bombarded and killed deserve justice and shall receive inshaAllah
@azmaheiz758
@azmaheiz758 Жыл бұрын
​@@mubarakshamax3038 That's true
@saidoadaan6926
@saidoadaan6926 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha dinxafido reer Somalilan hambalyo hambalyo hambalyo👏👏👏🙏🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 ilahay barwaaqiyo iyo baraaro haydinku sooro cafisku waa wax loo bahan yahay ee inta lanool yahay hala iscafiyo walaalaha soomaaliyed oo dhibtu kadhaxayso
@hoodomaxamadaadan2125
@hoodomaxamadaadan2125 3 жыл бұрын
Wllhi heestan markan dhagaysto wan jidhidhicoda ilahay how naxaristo inti uso halgantay qaranimada soamlilnd wan jeclahy wadnkayga somalilnd dhamaan umada reer somalilnd wan idin salamay mel kastod jogtan love you somalilnd from hargeisa cadey 💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤
@garabcasetube1360
@garabcasetube1360 Жыл бұрын
Mandaqada barakaysan ee somaliland mar dhaw wadan kuraasta caalamka geestiisa ka fadhiista way noqon inshallah.❤
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Laxanka hodan abdiraxmaan wax kale 🎉🎊❤️🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@dharaaroxasuustood1559
@dharaaroxasuustood1559 3 жыл бұрын
Maan shaa alaah meesha waxa ku dhan duriyadii is dhashay Samaroon iyo Isaaq 💚🤍❤️ Dadkii somaliland lahaa lagama yaabo mar labaad aan dib u noqono walhi walhi hadii mar danbe nala soo doonto diyaar ayaan ahay inaan dhulkayga hooyo ushihiido 😢💚🤍❤️ waxaan idinka soo salaamayaa Caasimada 2Aad Boorama Cadey
@hamsamahamed5068
@hamsamahamed5068 4 жыл бұрын
xidigaha geeska hanbalyo kun jeer doorkiinii faneed waad gudateen one love all somalilanders from switserland
@daganmomo
@daganmomo 4 жыл бұрын
Hambalyo 26June malmaha 'Xoriyada🙏todobad qulubtena kuwayn🙏❤💯🇸🇴❤💯
@farhiyaaadenfarhiyaaaden3904
@farhiyaaadenfarhiyaaaden3904 4 жыл бұрын
Hamplyo 26 june🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedapdiazizmohamoud3287
@ahmedapdiazizmohamoud3287 4 жыл бұрын
@@farhiyaaadenfarhiyaaaden3904 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
@@farhiyaaadenfarhiyaaaden3904 1 july sug walal adu de xiligas qadate
@hindajeyte5580
@hindajeyte5580 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@daganmomo
@daganmomo 4 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 wxba malaga kalalaho wllo 26June mlinkii calan Somaliyed latagay wye🇸🇴👇
@khaalidburaale7033
@khaalidburaale7033 4 жыл бұрын
Dhiigaa ikacay ikacay boqolbuu itagey 💚💭❤ Somalilanders ismuujiya🤙
@somalilandergirl2843
@somalilandergirl2843 4 жыл бұрын
Hashii Dhacantee Habeena dhexdaa Ha dhumin mar labaad Ha dhumin Ha dhumin mar labaad wan ku dhib mutee axyaa Hees 26june malintas aan xoriyada ka qadanay ingiriska inan somalia ku biirno May aheen alx la soo bashadii mar labada xoriyada dhiigayga weye somaliland💚💬❤️💬💚💬❤️💬💚
@mabsuudawil8851
@mabsuudawil8851 4 жыл бұрын
Ilaahoow aanay lumin xaqiiiq waa lo dhibmutee💚💭❤
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
Amiin 🤲 yaa rabi wlll
@Hooyojacayl9321
@Hooyojacayl9321 4 жыл бұрын
Aaaamiiiiin insha alllh Somaliland Guuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuul 🌹🌹🌹🌹🌹💚💚🤍🤍❤️❤️💋💋💋💚💚🤍🤍❤️❤️
@apdilaahivaarax3205
@apdilaahivaarax3205 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeeyay igu qata dhalinyaro like isara 😂👌
@axmedmuuse2159
@axmedmuuse2159 4 жыл бұрын
QAdiyada somaliland waa muqadas 💚🤍❤💯 kii diidayow mantaba DiLAaC like isaar one somaliland
@axmedmuuse2159
@axmedmuuse2159 4 жыл бұрын
Hashii dhAceY
@fariixachannel9295
@fariixachannel9295 4 жыл бұрын
Dhiigay idhaqajisay heskani keep goin dalkyga❤❤liketa iigu booba rer somalilnd
@kulmiyechallengechannel91
@kulmiyechallengechannel91 4 жыл бұрын
Guul dad tashaday oo Nabad jecel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 жыл бұрын
Calanka hanoo quusin sxb😂😂😂
@kulmiyechallengechannel91
@kulmiyechallengechannel91 4 жыл бұрын
@@abdymohamud2874 wall maadama uu yahay kan saxda ah ee lodabaaldagago xaq asaga aya uleh
@user-eo6df5cc7k
@user-eo6df5cc7k 4 жыл бұрын
Xidigaha geeska keep going 💖💖💖 Hamblyo wllyal rer somaliland dadkayaga anjeclahy from bosaso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖
@ayuuushmaxamed4162
@ayuuushmaxamed4162 4 жыл бұрын
Thanks wlala qali nolow ❤🤍💚💯
@burcolove1788
@burcolove1788 4 жыл бұрын
🙏🏽❤🇨🇮
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
ilahayow shicibkayga iyo wadankayga barke amiin. Ilahayow abid u hiili umda hore lo dulmiyey.❤
@suhaibabdirahman5991
@suhaibabdirahman5991 4 жыл бұрын
Waxad Dhaxasha waxad Dhididoo Nin dhiiran Libaa Usoo dhakhsatee Ninki is dhigtaa Dhashisu qadaa Xidigaha Geeska ❤❤❤❤
@dagan1122
@dagan1122 4 жыл бұрын
Mzh allh wa wx lug faraxo Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Reer SomaLiLander ____☄🔥♥️❤❤❤
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 4 жыл бұрын
Wixii dhagar iyo markaa dhiig yimi dhammaan cafisbaan ka wada dhignayoo calanka dhidban buu shacbigu dhaafsaday. 🟢⚪🔴
@najmaizmael
@najmaizmael 4 жыл бұрын
Dhismaha qaranba ku dhaadasha lee hashii dhacante habeena dhaxdaay Ha dhumin mar labad wanku dhibmutee Somaliland cidna ma jojin karto an allah ahayn Allow nabada iyo nimcada noo siyaadi Aamiin Isha xasadku ma ciiil baxdo.
@najax3059
@najax3059 4 жыл бұрын
From muqdisho hambalyo reer hargeysa hambalyo wixi magac somaliba heesta hargeysa meeshii kaso bilawatay nabada hambalyo marwlabad somaliweyn🇸🇴🇭🇺
@axmedindho737
@axmedindho737 4 жыл бұрын
😅😅🤣🤣 waa maxay beer laxawsigu Saan kunacacay iinac 👋👋
@princessdiamon5787
@princessdiamon5787 4 жыл бұрын
Wixii oday dhaqan rasaas la la dhacay😢 Wixii guri dhisan gantaal ku dul dhacay🔥 Dhibtiyo dambigii badheedhka u dhacay🥵 Dhamaan cafis🤝 baan ka wada dhigayoo🤗 Wixii dhagar iyo markaa dhiig miyi💀 Calanka dhidban buu shacbigu dhaafsadey❤🗯💚 Waan qiirooday runtii🤦‍♀️ Allah maskaxda kuu siyadi Abwan A.c cantar
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Cod uu shacab dhiibtey loona dhanyahay ayuu ka dhashoo qaranku ku dhis mee riyo dhalanteed ka dheer gobanimo Hanbalyo Ummada somaliland Hanbalyo Xidigaha geeska Hanbalyo Bahda WAQAL WSTUDIO ♥️💬💚👏👏👏👏👏
@abshirsulub4927
@abshirsulub4927 6 ай бұрын
Wixii dhagar ah ee dhacay Qarankan dhidban ayuu shacbigu dhaafsaday❤❤❤❤cafis ayeey somalia naga tahay ee aynu isku ducaayno walaalayaal somaliland dal madax banaan ah ayu shacbigu yidhiye
@abdifatahabdulahi6578
@abdifatahabdulahi6578 4 жыл бұрын
omg hodan abdirahman laxamysey\
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Wa laxan macaan waliba😁 hees laxan iyo eryo waye.
@bishaaroabdulkadir384
@bishaaroabdulkadir384 3 жыл бұрын
Horumarkinu wa kayga wllhy ilhy ha idin siyaadsho nabada from bosaso somaliya
@suhuraali9231
@suhuraali9231 4 жыл бұрын
Shacabka jamuuriyada barakaysan markastaba guul idin rajaynayaa inshallah calankaygaw ha dhicin💓💗💋💗💕😘😘💯💖💖
@dareenjacyl
@dareenjacyl 3 жыл бұрын
Concerns
@amaalcabdi3446
@amaalcabdi3446 4 жыл бұрын
Mnsh Allh Soomlinda My Blood Wixi dhagar Iyo marka Dhiigi yimi Calanka Dhigan Buu Shacabigu Dhafazade say mnsh Allh Faraxdad ka waane Ma jiirto markada wadankaga Nabada yahe Allo Noo Daada Ameen Ameen
@aziipoffical6270
@aziipoffical6270 4 жыл бұрын
Xidigiha geeska keep goin ♥️
@drsfatahdaahir3271
@drsfatahdaahir3271 4 жыл бұрын
Fanaaanita qaranka xidigaha geeska❤❤❤❤
@zakisiciid1210
@zakisiciid1210 4 жыл бұрын
👍👍👍
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@amiinayaanle4745
@amiinayaanle4745 4 жыл бұрын
Hees iyo badh xidigaha gees east and west is a best band laxankii hodan Cabdirahmaan dheere dhal fanaan💚💟❤
@habzaabdirahmn113
@habzaabdirahmn113 4 жыл бұрын
Hooyo iyo habaryaro baa I ag fadhiya oo dhagysnya Murqaaan dhiigaaa dhaqaaqay😅 My somaliland ❤💯
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Nacalaaaa Shaydaanka Tuurta Le Kuyaal 😳😱 Waar Wuxu Hees Ka Wayneee Ma Xadiisbaaa 😱😱😨😰🙄😲😮😧 Haday Isu Tagaan 5ta Somali Ma Keeni Karaan Iskumana Dayi Karaan Waar Bal Madaafiicda Ka Aayara Wallhi Baan Ku Dhaartee Wax Ka Sugaan Waawayn Ma Arag Reer Somaliand _kana👉🏻🇸🇴 Iyaga Uheesay Maalintii La Taagay Markay Go,eena Wuxu Noqday Agoon 😭🇸🇴 Wuxuna Ku Biiray 5dal Ee Africa Ugu Liita 😭😭😱
@filsanfiska6700
@filsanfiska6700 3 жыл бұрын
😏😏😏🇸🇴
@74somer
@74somer 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Agoon
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 2 жыл бұрын
Libinta inlaysu qiro ayey ku wacan tahay ALLE xaqa haynagu wadda suggo dhamaanteenba slmulah wllo
@roodaruuxii9446
@roodaruuxii9446 4 жыл бұрын
HappY independence day ZOMLILAND ❤❤ allow dhowroh ZOMLILAND Guul iyo Gobanimo mar walbah waa dhankeenah incha allah aduunka ugu jecelhY calankayagah iYi dadkayga ,iYo dalkygah ZOMLILAND💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤ hadan kugu hoos dhasheeh miYan waxa kaleh kugu doorsnaYah ZOMLILAND 😥😥❤❤❤
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 4 жыл бұрын
somalia xidigaha geeska ookale raadiya oo saan ugar naqsan karo hadii kale fan baa kajira koonur hanugu dhihina mar danbe kuwan waxooda fan ma ahan wa mucjiso
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 4 жыл бұрын
Riyo dhalanteed ka dheer viva my home somaliland
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
Proud to pe somalilander Noolaada dadkaygii farxad Ku waara From gopolka ragaHa
@alimussa5560
@alimussa5560 4 жыл бұрын
For Sure ,Somaliland independent Somali state recongnized by the world just like Djoubti is a Gain for all Somalis. Viva Somaliland, viva Somaliland.
@cabdiqanishiine1728
@cabdiqanishiine1728 4 жыл бұрын
Xidigaha geeeska wa gudateen wajibkiini qaranimo Alle dhulkayaga Noo barakee Bal waataase ma qadaad wayn Iyo qarax waynbaaa Suugaan kuu fahmaya alla maxa suugan nagaga khasaartay Somalilamd💚💭❤
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Hambalyo Sanad Guuradi 60 aad ee xoriyadaka qadanay gumaysti ingriiska 26 1960 Hadaanu Nahay jamhuriyada Barkaysan Hambalyo mar Kale qaranka tis qaaday wuu Socday soona noqon maayo Insha Allah Alle Haydin Sharfo Xidigaha Hirgal ee qarankani Somalind Ku Faano
@abdiasiisdauud954
@abdiasiisdauud954 4 жыл бұрын
Waaa wax lagu faaano Umada somaliyeed meelwaba ooy joogto Waaa walaalaheeen Dalkuunbaa inookala soocan 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚✋✋✋✋
@sharmaboy9458
@sharmaboy9458 4 жыл бұрын
Wll go;a walahi from muqdisho
@omaratalari9560
@omaratalari9560 3 жыл бұрын
Somaliland dad badan oo somalia ku nool ayaaa ku faraxsan lk dad badan waa ka xanaaqan illahay ishooda naga duwo lkn reerka habirgadir waa reerka kaliye ogal Somaliland
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 4 жыл бұрын
Xidigaha geeska waa isha muuqata oo ay cid walba ka dhex aragto qadiyada somaliland ka jirta✌✌👌👌👌👌
@khaledobsiye5619
@khaledobsiye5619 4 жыл бұрын
👌waxaad dhaxashaa waxaad dhididoo 💪 we love somliland💪 .. hadhumin mar 2 waan ku dhibmutee...
@raxmaabdiraxman224
@raxmaabdiraxman224 4 жыл бұрын
Heer somlilnd meelkasto joogtaan waa idin zalamay DedkeyGiiH 💚💭♥️
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 4 жыл бұрын
Ha lumin mar 2 ha lum8n waan kuu dhib muteee💚💭❤
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
WAANU KU DHIB MUDANAY XORIYADA ILAHAW SOOMAALIYA NAGA QABO MARUUN 😢😂
@somaliangirl1190
@somaliangirl1190 4 жыл бұрын
Wixii oday dhaqan #rasaas lala dhacay Wixii guri dhisan #gantaal ku dul dhacay #Gaf iyo #dambigii badheeadhka u dhacay 😢😢😢😢
@amaalamaliisa5983
@amaalamaliisa5983 4 жыл бұрын
Mnsha Allah hanbalyo somaliland hore usocda cadawginu hoos 26 june 💚💭❤ 💚💭❤💋💋💋💋💋💋💋💋
@hodoabdi1637
@hodoabdi1637 4 жыл бұрын
Guuul dadkaygii iyo dalkaygii guul somaliland
@davidjohn845
@davidjohn845 2 жыл бұрын
Waa murti xadiisa oo xaqiiq ah guul iyo gobanimo isha Alla ayaan idiin rajeynayaa
@omaratalari9560
@omaratalari9560 3 жыл бұрын
Yaaaa salaaam heees macaan Marka dhagasto heesaha somaliland wax Wayne dareema inaan kazoo jeeda dad somali ugu fiican iyo murti badan One love and peace somaliland
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Dhisma qaranva Kudhaadasho lee Hashii dhacantee Habeeno dhaxdaay Ha dhumin marlbad Hadhumin Wan ku dhib mutee ............................................................. Dhiigbu nagu joga iyo gedi god galay Illaahow noo xafid calanka yaa rabi .............................................................. Mxan wax qoraa wlhi😭😭😭😭 Horta #CALANKA SOMALILAND QURUX BADANAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Heestan #QADAADWEYN YAA U MACNEEYA HEESTAN😂😂😂😂😂😂😂
@mixiyadiinmaxamed5395
@mixiyadiinmaxamed5395 4 жыл бұрын
Qolyaha fankaa la hadlayaa laxankan hodan c/raxmaan baa leh bal ka warama siday u rikibtay anuu waan qaatay eraduna waa macalinkii hambalyo dhamaan duriyada s/land
@khaalidcabdi3183
@khaalidcabdi3183 4 жыл бұрын
Ninki is dhigta dhashisu qada waa somaliyadan 26jun xusaysa war xishoda 👀👍
@Asmaaa_12
@Asmaaa_12 4 жыл бұрын
Hashii dhacantay ha dhimin mar labaad waankuu dhib mutee💚⚪❤happy 26 june💚⚪❤
XIDIGAHA GEESKA HA U NOQON CODBAAHIYE 26 JUNE MADAXTOOYADA 2020
6:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 541 М.
HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA 2019
10:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 144 М.
Daawo Xidigaha Geeska iyo Wacdarihii Beerta Xorriyada MBC#2017
4:44
Googoos Media Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Dhawaaqi Xornimo (18 May) Heesta Xuska Shidan - Maxamed bk
6:15
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kooxda Gaashaan | Damal La Hadhsado | Official Video 2020
5:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
DAYAX BAND HEESTII SOMALI OO DHAN HURDO LA,AANTA KU RIDAY KANA CADHAYSIISAY
6:25
Awdal Media Production
Рет қаралды 46 М.
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1 МЛН
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН