XIDIGAHA GEESKA HEES CUSUB WADANI ( GOONI ISU TAAG )

  Рет қаралды 2,077,723

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

10 жыл бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 1 200
@misspamba1
@misspamba1 6 жыл бұрын
Walee rer Somaliland laguma gaado afsomaliga iyo suuganta. Heestan wa cajayb waxay xambarsantahay amaan, ducoo, iyo dardaraan Mansha Allah Somaliland Lots of Love from Kenya 🇰🇪
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@iam.legendar
@iam.legendar 2 жыл бұрын
Tnk you💚⚪❤️🦁💪
@user-qp2qu9qq5u
@user-qp2qu9qq5u 2 ай бұрын
Tnkx🙏🏿🖐😍
@AidarouzMaxamed
@AidarouzMaxamed Ай бұрын
Thanks wllo
@nimcoabdi7170
@nimcoabdi7170 4 жыл бұрын
From soomali🇸🇴 waan jeclahaz heestaan 16 /10/2019 yaa dhageysan lika dhac Soomaaliland guul wacan🙏🙏🙏
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 3 жыл бұрын
Ax Yaa Somalia, Waanu idinka MaranaYa Nayzka kaaYa Jeclow, Lkn Anga Cadowgaya Kobaad ba Tihiin
@mohameddeeq1810
@mohameddeeq1810 3 жыл бұрын
Wll dad walala banahay isku afa iku mida marka anaga cadowgin manihin iska sar cuqdada
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
@@mohameddeeq1810 markii hore isku af maynu ahayn miyaa??
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
@@nimc_8 berigii aynu isku jirnay walaleheen may ahayn miyaa?
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 2 ай бұрын
2024❤
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 жыл бұрын
Reer abtigeey reer Shiikh Isxaaq waan idiin saaray like guuleeysta aniguba 50% ayaan ahay reer Shiikh Isxaaq Habar yoonis
@alecrichman4115
@alecrichman4115 5 жыл бұрын
Reer Sheekh issxaq mesha kalya madgna
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
@@alecrichman4115 beentaa maaha
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Mohammed Dahir inaad reer shekh Isaxaaq noogu yeedho waxa nooga qiimo badan reer #Somaliland magacayaga razmiga ah ... anyway mahadznid bro
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 5 жыл бұрын
Soo dhawaw abti gacaliye
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 4 жыл бұрын
Meshu waa Somaliland reer waa reer ka bida. Oodega
@ahmedmohamed7968
@ahmedmohamed7968 5 жыл бұрын
Yaa Dhashii Duriyda Ah oo wali dhagaysanya heestan🥰🥰🥰
@elcarlozoffciail4677
@elcarlozoffciail4677 2 жыл бұрын
🖐
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
👑🌵🌼🧡🧡🧡🧡😎😎🎩 Allah Akbar
@ladanxassan6764
@ladanxassan6764 2 жыл бұрын
@@elcarlozoffciail4677 ⁹this 9
@ladanxassan6764
@ladanxassan6764 2 жыл бұрын
Mmm
@ladanxassan6764
@ladanxassan6764 2 жыл бұрын
@@edrisgabo915 .
@ahmedsiciid7610
@ahmedsiciid7610 5 жыл бұрын
Iam from jigjiga but i love jamuuriyada barakaysan alow dhawr somaliland runtii waa dad is raacay
@KawsarXassan
@KawsarXassan 2 ай бұрын
2024 habpy 18My landars❤
@mohabashiir7853
@mohabashiir7853 7 жыл бұрын
Iam from Bosaso puntland state of somalia but we love somaliland guulaysta walaalahayga waan ku farxaynaa guushiina wlhi noolada ilove them
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 4 жыл бұрын
Deriska xalaasha ah ❤
@ducomaalofficialchannel3255
@ducomaalofficialchannel3255 3 жыл бұрын
*Jaarnimada ayaad wax ka taqaanaa cadowgaagu ha jabo wall qali*
@aqoonyahan9358
@aqoonyahan9358 Жыл бұрын
Inyar baan idin soo jirnaa diyaargarobakkk
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
We love u wlshy
@barwaaqocabdiwahaab3510
@barwaaqocabdiwahaab3510 10 ай бұрын
​@@maxamedcaddaanniwaa
@hassanjunior2048
@hassanjunior2048 4 жыл бұрын
Waxan ku dhashey baydhabo somalinimo ma sheekto, I am somalilander waligay ma takin balse malin ban rajeyna ina halka dago ❤
@Zakarie769
@Zakarie769 3 жыл бұрын
Welcome 🙌💉🩸💚🤍❤
@muusekayse399
@muusekayse399 3 жыл бұрын
Welcome my brother
@hibaaq6184
@hibaaq6184 3 жыл бұрын
Somalinimadu maha wax meel laga doonto sida basaborka waa sinjiyad ama wa loodhasho. Somalilander kuna Wa kuwa kaso jeeda somaliland waxa a ka dhigay wadan marka adigu hadad tagertid macne hedu maxa dad aan somali aheen ayad tageeraysa
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 2 жыл бұрын
😄😄
@ISKOBCI
@ISKOBCI 2 жыл бұрын
Somaliland anago ah hadana somalinimada kama tagno sxb 🙃
@sakariyemaxamed419
@sakariyemaxamed419 2 жыл бұрын
Heestan wlhi kama xiiso dhaco🥰 2022 inta dawnysa iyo inta iga danbyndonpa salmntin❤ Somaliland ku dhimna
@shahatarahman4702
@shahatarahman4702 5 жыл бұрын
Hesta kama xiiso dhaco 2019 From burco
@bakarmohamedmuhumed3629
@bakarmohamedmuhumed3629 5 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya Thursday 14 February 2019 Somaliland Gobanimo ✋👏 Shacbiwaynaha Somaliland Waan Idin Jecelnahay lam From Muqdisho 🌼🤝 Soomali Hadaa Tahay Ood Somaliland Jeceshahay Like Saar 🌹
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta 3 ай бұрын
5sano kadib Asc
@King_maanoh
@King_maanoh 2 ай бұрын
Ma nooshy 2024
@caydaruusfaysal5410
@caydaruusfaysal5410 6 жыл бұрын
Ya somalilandar ah oo hestan wli dhageysanaaya like
@nimcomaxamed63
@nimcomaxamed63 5 жыл бұрын
Me
@khadraadani7522
@khadraadani7522 5 жыл бұрын
Me all the way from kenya can't get enough of it
@mohamedduale6962
@mohamedduale6962 4 жыл бұрын
caydaruus faysal anigaa wàlale
@israabdirashiid2067
@israabdirashiid2067 4 жыл бұрын
Me
@amiin09shiine88
@amiin09shiine88 4 жыл бұрын
caydaruus faysal mashalah
@abdihamidaden3106
@abdihamidaden3106 5 жыл бұрын
From jabuti wan jecelahya walalaha somali land guul allha ha ii nii sii wado viva somaliland
@cabdiraxiincabaaye601
@cabdiraxiincabaaye601 4 жыл бұрын
Waxaan ahay reer puntland lkn somaliland waa reer abtigay ilahow xafid meel kasta ay jogaan horumar wacan my motherland🤘
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Yaa Somalilander dhaba oo dawanya 2019 hdad dawnysid liketa😇😉
@marcusgunner7626
@marcusgunner7626 5 жыл бұрын
Me
@madhagayste2091
@madhagayste2091 4 жыл бұрын
Me too
@salmanmohamed946
@salmanmohamed946 4 жыл бұрын
Me too
@xamsebreezy3996
@xamsebreezy3996 4 жыл бұрын
Ha 😂
@xamsebreezy3996
@xamsebreezy3996 4 жыл бұрын
😭😭😁
@bashiirafrica
@bashiirafrica 5 жыл бұрын
2019 ka inta dhegaysanaysa Qaranimo jacayl awgeed like igu qabta😍😍 Nimcaan Hillaac na ilaahay mar kale wadada xaqa ah ee qaranimada ha tuso walaalayaal😀
@mahdasaid7962
@mahdasaid7962 4 жыл бұрын
Bashiir Africa amen kaas soo noqon maye saan arko waayo lacag ayuu dadkisi iyo dalkisi ka doortay 😭
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Kaasi wuu inaga shafeecay eee soo noqod uma jiro
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 Inaguna sugi mayno. Boosku ka baxaY boqol buuxisa joogta!😅
@nasriinalishiiqdoonkiinpea1862
@nasriinalishiiqdoonkiinpea1862 4 жыл бұрын
@@mahdasaid7962 wllhi baanu lcg cidna Ku dooran kuwuu hada lajoogana waa walaalihii somalinimadu haku deeqdo wll xumaan ha faafin 🙏🙏🙏
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 жыл бұрын
Kaas shilimaad ayuu ka doortey dhulkisii Horaa loo yidhi Hangararac lug uma dhitiyo
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv 3 ай бұрын
2024 coming soon 18 may💚💭❤🤝
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 2 ай бұрын
14/5/2024❤
@CabdiSaalax-xs6cd
@CabdiSaalax-xs6cd 2 ай бұрын
15/5/2024
@user-mk5ev7ck2i
@user-mk5ev7ck2i 7 жыл бұрын
somalailand dhaman wanjecelahay rer abtiyalkey l lov you dhaman cidna kama baryayan aqaonsi wadal istahila
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 3 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha xidigaha geesku qaadan one Love Jamhuuriyada barakysan from Cabudwaaq ❤💬💚
@nasirdirie9090
@nasirdirie9090 8 жыл бұрын
woow dhab ahaantii waa hees aaad uqiimo badan oo emotionally happy national day all somalilanders . I'm from puntland
@isaaqkingdom7375
@isaaqkingdom7375 7 жыл бұрын
tnx bro
@mootjeaadan8507
@mootjeaadan8507 7 жыл бұрын
Nasir Dirie puntland somlia miyaany ka mid ahyn waa yaabe
@mootjeaadan8507
@mootjeaadan8507 7 жыл бұрын
Nasir Dirie puntland somlia miyaany ka mid ahyn waa yaabe
@hibaaqmaxamed7550
@hibaaqmaxamed7550 6 жыл бұрын
Nasir Dirie twtP
@omarali7115
@omarali7115 6 жыл бұрын
MAHASNID DERISKA
@ayalelmi3932
@ayalelmi3932 6 жыл бұрын
wlhi wn la qiiroody heestaan rr somaliland guul iyo gobonimo wlhi maanta hdn awoodo aqoonsiga isla dakhiikhadaan la taaganyhn u saxiixi lahaa abwn kii heestaan sameyy allh xifdiyo 😢😢😢😢😢
@rodoabdullah1840
@rodoabdullah1840 7 жыл бұрын
from muqdisho jecliyaaa my walaalahey somaliland guuuleysta 😘😘😘😘🤗😍😍😍
@capitanoabdikhadar6933
@capitanoabdikhadar6933 7 жыл бұрын
nazab Ayad tahay Wllo
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
We love U tooo my sis
@hamsemahmud8437
@hamsemahmud8437 6 жыл бұрын
😍
@samatarkeise130
@samatarkeise130 6 жыл бұрын
Rodo Abdullah kkk
@abdirahman12ful
@abdirahman12ful 6 жыл бұрын
Rodo Abdullah love you sister
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
markaan calan gaara guudka sundhee🎵🎤🎤 goonida isu taagnaye gonaybaan🎤🎤🎤 taladii garanoo guushii hantinee🎤🎤🎤🤗 dadyahow gabigiin gacmaha isqabsada 🎤😍 allow ku gargaar gayiga nabadoo🎤🎤🎤🙏🙏 dadkana garan sii lib iyo gobinnimo oo🎤🎤💘 hadaan loo goin godkana loo gelin 🎤🎤😓 hadaan kumaan geesi umadan geerida 🎤🎤🎤😥 hadaan gobonnimo guntiga loo xidhan 🎤🎤🎤💪 miyaan guran layn midhaha soo go ay? 🎤🎤🎤? gaf iyo uma haysto ruux godoboo🎤🎤🎤🤝🤝 goshayda xumaan kumaan guntanoo🎤🎤🎤💘 gu baan ku illaaway geedo baxsheen🎤🎤😎😎Godkaan dagaybaa shaxdii galbiyee🎤🎤🎤🌎 bushaaro dad bay u tahay gubashoo🎤🎤🎤🙁 wanaaga aad gaadhay u gaambinayoo🎤🎤😡 inay gambiyaan usoo guntadeee🎵🎵😨 ka hay gaadhkoow ka joog goonyaha 🎤🎤⚠️⚠️ horey god madow gondaha dhigatoo 🎤🎤🙂 talada gurracan gunaad ka tagteen🎤🎤🗣️ haduu galabtaba xor yahay gayigii🎤🎤🇸🇴❎❎ wallee ma gabee guullow mahadaa 🎤🎤🙏🙏 heestan maaalin dhan baan kusoo celceshanayaa iyadoo la marayo 2018/2/27 allow dhowr somaliland anna subscribe halla iigu xejjiyo
@ibrahimhadaame7286
@ibrahimhadaame7286 6 жыл бұрын
GUDBIYE productioN😘😘😘😘😍😍😍😍😍😎
@dijainahaaji2406
@dijainahaaji2406 6 жыл бұрын
GUDBIYE productioN anigo ahen rer somaliland ayaan hestn ka daalin
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
Talizo Ina Haaji mahadsanid wlshy qof fcn ayaad tahay
@ahammednur8737
@ahammednur8737 5 жыл бұрын
Waligiiin anagaa idiiin ku meysanee saan noo hos jooga reer marqaanld
@Fahadnunu
@Fahadnunu 5 жыл бұрын
Mashaallah
@Subscribe_noo_saar
@Subscribe_noo_saar 2 жыл бұрын
Duriyaday dabaday qofka daawadow is muuji One love somaliland ❤
@Amirajamac
@Amirajamac 4 жыл бұрын
16 may 2020 from muqdisho dhiiga isku yeela ee heestan ugu garaan 1 million views kadhigga Dadyow gabigiin qacmaha is qabsada ❤
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ka bixi jinka abaayo
@muhiimdhuuxgooni749
@muhiimdhuuxgooni749 10 жыл бұрын
walhi hadii aan maanta awood ulahaan lahaa in aan aqoonsi siinkaro in aana ka hagradeen heestaan darteed ayaanba kusiin lahaa ninka heestaan sameeyay wax badan ayaa maskaxdiisa kujira
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Ma tidhi hahaha hahaha
@bile208
@bile208 10 жыл бұрын
hadii intaas aad ku dhiibeeso armaa hees kale inta dhageesato aad dib ugala laabataa loooool
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
muhiim dhuux Gooni walahi haa
@hoodoabdiraxman7181
@hoodoabdiraxman7181 7 жыл бұрын
muhiim dhuux Gooni wan heelayna insha allah allow i dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro somaliland allow dhawro
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
+Hoodo Abdiraxman aaamin indr adna allaw ku dhawr waad iga oohisay noooolaw
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 6 жыл бұрын
Ya soamlilander ah oo wali heestan dhagaysanaya ❤❤❤❤
@hajiazuuz5290
@hajiazuuz5290 6 жыл бұрын
Hassan Omer ceesh calaa hees 17 03 2018
@sihaamsiman9983
@sihaamsiman9983 5 жыл бұрын
Hassan Omer MA ahi lkn Waan dhagesta Really Somaliland my jaarka Hormar wacan by from juballand kismaio
@kaabaali625
@kaabaali625 5 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@qoodaarmedia3468
@qoodaarmedia3468 5 жыл бұрын
Wiil Reer Mudag Ah Baan Ahy Waana Dhagaysanayaa Somalilander Qiiraaaa I qaaaday wlhi
@chicacomineapulez3374
@chicacomineapulez3374 5 жыл бұрын
@somaliland community S
@azampoi4678
@azampoi4678 7 ай бұрын
Nasib uma yelan inaa ku hos dhashaa lkn markan maqloo hestaa qaranka xataa ayaa ikacdaa one love dhashii SNM ❤️🤍💚🙌
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
Heestan anoo will reer puntland waanku raaxaystaa waana jeclahy alow ugargaar soomaliland iyo somaliya guud ahaanba❤❤
@abdirashidibrahim263
@abdirashidibrahim263 Жыл бұрын
Manta ma tagersantay tolow🥺
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
@@abdirashidibrahim263 maanta dhiigooda baa ii xalala snm iyo idoor anigoo wiil majerteen cali jibrahil ah .burco ban rabaa inaa kadhigo waxay laascano kadhigeen
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
@@abdishakumohamed3314 sxb wlhi markaan arkay commentiga hore waan yaabay lkn markaan reply soo galay qoslay from laascaanood SNM dhiigooda ii xalaala wlhi
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
@@khaalid8059. say noo xalashadeen baan uxalashanaynaa dhiigooda gunta cuqdadaysan guul iyo gobonimo ba ino balana
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
​@@abdirashidibrahim263 awal waanu idil jeclayn lkin gunimo io dulmi ba wadan wa ino xabad walhi waxd siyad barre ka diiden ba wadan caqli xumadina
@cimraanahmad8934
@cimraanahmad8934 5 жыл бұрын
Inta qurbaha ku dhagaysanysa 2019🏆❤👌
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Its Timeless Song Ma Jirto Maalin Aanan Dhagaysan Heestan Waxayba Noqotay Qayb Ka Mid Ah Nolol Maalmeedkayga Maasha Allaha Ereyadii Laabsalaax Laxankii Miyir AHUN Kooxdii Ugu Fiicnayd Taarikhda Fanka Somaliyeed After Waaberi Classic Legend
@khalidahmed3810
@khalidahmed3810 2 жыл бұрын
Nolol maaLmeedkaagii badhbaad ilowdey intaaan calanka buluuga qaadatay soo laabo ugaaas
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Жыл бұрын
GUULAYSO WLL HALKA KA HAY
@abdisalanmohamed2109
@abdisalanmohamed2109 5 жыл бұрын
30/1/2019 Inta iga danbaysa ee Somalilanderka like
@younisfaroole4932
@younisfaroole4932 4 жыл бұрын
Abdisalan Mohamed War nio Hadee somalilad mahi Puntland Ban ahY Wana dhagaYsane mxaaa xal ah
@apdifatahhapane9166
@apdifatahhapane9166 4 жыл бұрын
Yaa Reer Somalilamd Ah Ee Daawanaya Heestan 2020 From Allaybaday Gobalka Cagaaran Ee Gabiley❤
@nimcodagan6046
@nimcodagan6046 Жыл бұрын
Degmadaydi m.a allaybaday illa xidhinta🙏🥰
@aminabdurahman9482
@aminabdurahman9482 2 жыл бұрын
Iam from borama somaliland 💚🤍❤️ 2021
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 3 жыл бұрын
Dhiigga ayaa idhaqaaqey, reer somalilamd 2021 ma ila daawanaysaan?
@wardasaid9726
@wardasaid9726 9 жыл бұрын
Maan allah slnd cadawgeda hajabo walegeed somaliland ha noolaato hadii aan madaxweyne ahay waxa aan sii lahaa ixtiraaf somalind
@faisamaxamed6713
@faisamaxamed6713 6 жыл бұрын
mash al lha
@cxaajimuuseqarbooshe7132
@cxaajimuuseqarbooshe7132 4 жыл бұрын
Sompde🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@axmedcali8343
@axmedcali8343 7 жыл бұрын
masha allah reer somaliland wan idin jecel nahay waxan nahay reer galmudug dadkii la idin la layay waligiin garabkiina alle ha galo
@isaaqkingdom7375
@isaaqkingdom7375 7 жыл бұрын
tnx bro we lov you 2 my walhay reer galmudug
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Axmed Cali alla had in guuleeyo idinkana
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
Axmed Cali habargidir lion of south 😂😂😂 libaaxyaa tihiin raga daaroidka futada qadhmuun afka ciida u daray baa tihiin rag adag noolada
@abwaanxasan-mahadkooreeye514
@abwaanxasan-mahadkooreeye514 6 жыл бұрын
maansha Allah waan idiin ognahay walaal Ahmed Cali insha Allah anaguna waligiin garabkiinaan taaganahay waanan ognahay inaad cadaw badan leedihiin sida majeerteenia, iyo ogaadeeniya oo xabashida dhabarka ku haya oo la gumaysto, waxaan ognahay malaayiinka xabashida uu cada-qaate cabdillahi yuusuf soo galiyey xamar si uu idiinka aar goosto iyo cadaladiisii. Diidimayno Geerida Gumaytahana ma ogolin Inagaana Guusha leh.....................
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Viva somaliland and galmudug
@alhadafboon351
@alhadafboon351 3 жыл бұрын
Inta nimcaan hilaac hada la yaaban like dhac kusii
@sowdocadey6275
@sowdocadey6275 7 жыл бұрын
form mugdiho jecliyah MI wllheynaha allow nabada idin ziyaadi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Sowdo Cadey we love you too sistah... reer muqdisho like king and queens ayey Somaliland ugu nool yihiin ugana ganacsadaan.... cizi iyo sharaf ku noolaada..Aamiin
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
Sowdo Cadey masha allaah wlllo annaguba waan idin jecelnahay lkn mararka qaar uunbaa sidaan idiin jecelnahay adhi nagu noqotaaan
@omarali7115
@omarali7115 6 жыл бұрын
AAMIIN WLC ZXB
@aamirmahamoud303
@aamirmahamoud303 6 жыл бұрын
Sowdo Cadey masha allah aad baad u mahadsantahay adigana sidookale from hargeisa
@boonchannel1315
@boonchannel1315 6 жыл бұрын
Sowdo Cadey Mhdsanid wl ❤
@user-uk8eq7vy9i
@user-uk8eq7vy9i 5 ай бұрын
I watching in 2024❤
@yuusufalibaanjo6850
@yuusufalibaanjo6850 6 жыл бұрын
Inta heestan 2018 jacayl ay Somaliland u qabto awgeed fadlan farta taaaaaag❤❤❤❤
@riimasomalilander9485
@riimasomalilander9485 5 жыл бұрын
@qnsasiito5476
@qnsasiito5476 5 жыл бұрын
👆
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 5 жыл бұрын
Anigah xaadir😂😂
@asaldhaladhargeisaawiyad2632
@asaldhaladhargeisaawiyad2632 5 жыл бұрын
@nimcomaxamed63
@nimcomaxamed63 5 жыл бұрын
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 5 жыл бұрын
Wixii somaaliland heestan si fiican iguLa qiiRootaY LikE iisaara
@khaalidaxmedkhaalidmedia5843
@khaalidaxmedkhaalidmedia5843 4 жыл бұрын
💚💚💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💛💛💓💓💓💓😺💟💛😔😔💞💞💞💞💞💞💞
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Shukran sxp
@dahabimohamed4635
@dahabimohamed4635 8 жыл бұрын
Bk nolow horay god madow gundaha dhigatoooooooooii
@umuzakiabdalah9024
@umuzakiabdalah9024 6 жыл бұрын
I'm from central states and i love Somaliland n listening ths song
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 5 жыл бұрын
Inta jecel wada jirka isku duubnida iyo nabada iyo barwaaqada Somaliland like igu taageer
@mahadali6776
@mahadali6776 3 жыл бұрын
soomaliland 💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muniiralih6598
@muniiralih6598 3 жыл бұрын
💚🤍❤️ mncha allaah ❤️🤍💚
@waalakhayri9253
@waalakhayri9253 3 жыл бұрын
@@mahadali6776lllĺ
@abdiabdi2552
@abdiabdi2552 6 жыл бұрын
i am from mogadisho i am extremely happy that somaliland is enjoying peace and prosperity. we the southern people are living testimony for you so look at us how we are suffering. enjoy peace and wish you independence state and international recognition
@kopend8638
@kopend8638 3 жыл бұрын
I'm from somaliand and wish all Somali people peace and prosperity. Regardless of how we find it
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
Thanks Abdi for kind and warmth words. Wish you all Happiness & peace
@LOVELIFE-sd9xz
@LOVELIFE-sd9xz 2 жыл бұрын
Hadaad nooshahay anaa kuwasa
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
@@LOVELIFE-sd9xz adnah 6mo iga horeysa hadda no shahay ana ku wsa fuck😂
@CabaasAxmed-hu8ht
@CabaasAxmed-hu8ht Жыл бұрын
@abdiladiifhassan4515
@abdiladiifhassan4515 5 жыл бұрын
Waa heesta keliya een la ilmeeyo markaan dhagaysanayo allow dhawr somaliland❤
@eidmuuse3501
@eidmuuse3501 Жыл бұрын
2023 Lander 💚🤍❤
@Cawilcilmixaashi11
@Cawilcilmixaashi11 2 ай бұрын
2024 happy 18 my 🟩 ★ 🟥
@bashman08ify
@bashman08ify 4 жыл бұрын
ani oo rer banadir ah aad aan ugu farxaa marnkan somaliland nabada jecelka ee dhulkood u khabaan iyo heesoho micno ku fadhiyo khadiayaan anukuna niiko iyo kharax lee ku jirnaa dadkaa qaran waaye wallahi waxaan mar walbo idin doceenaa inaaa ka goostaan somalia wallahi ani aa meshaan degan neceebkoo meeshaan somalia idin heeso xataa yuhuud ma u necbo makhayad walbo tukan walbo media welbo somaliland lee afka lagu hayaaa iyo waxaa ee subisteen lee firsanoosiin dadkaa dhafaa waa subisteen dhulkood nabad allah ha usiyaadiyo ani Somaliland waan aqoon sadey love from Banadir Muqdishu
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Sharaf ku noolow wll Dhibka Alle ha idinka saaro
@sanxariirabdi7847
@sanxariirabdi7847 8 жыл бұрын
marka hore somaliland waa dowlad jirta Mida labad waa Dad dalkoda dhistay isna raacsan muqifkodu yahay guul lkin aniga wan kufarax sanahay my nigga d...j moha ama sidad itaqanan Maxamedgesey lkinse ogoow somalidu waa dad wada dhashay not qabyalad rer hargeysa nasab baa tihiin
@khaalidaxmedkhaalidmedia5843
@khaalidaxmedkhaalidmedia5843 4 жыл бұрын
Osjzkosjsewyaux
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 3 жыл бұрын
Midka ka mid ah heesaha usameyay Caqilka laabsalax ee anay xaqiri krin inta af somaliga ku hadasha noolow xasan wllkey Alow ku gu gargaar Gayiga nabadoo Dadka garsii Lib iyo gobanimo ❤️❤️❤️❤️❤️
@naemaalrahman2632
@naemaalrahman2632 2 ай бұрын
2024 anyone ❤
@asmaaxmed306
@asmaaxmed306 6 жыл бұрын
Ax ax ax waan qiroday wlhi Somaliland nolaada
@kuut100
@kuut100 6 жыл бұрын
asma axmed masha laah somaliland
@sharaxaye9124
@sharaxaye9124 10 жыл бұрын
alle haydin xafido dhaamantiin waxoodu heeso mahee waa sixir malaa macanaa kala daran taad dhegaystaaba mala waxan ku ceshaday ilaa 10jeer wadaniyiin dhaba ayaad tihiin
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
😂 Mahadsanid masuul hibo ayaanu u leenahay. Ma dalka aanu jaarka nahay baad naga soo salaantay😂
@ahmedshakiepofficoel4161
@ahmedshakiepofficoel4161 3 жыл бұрын
Hhhh qofku halkuu jooga
@marwaanabdirizak4729
@marwaanabdirizak4729 Жыл бұрын
Hadad hada soogashaY nimcaan hilaac ku qozoL like iisar hadad qososhaY🤣
@faaraxakshey7576
@faaraxakshey7576 5 жыл бұрын
Wiiil Qadaadweeyn oo idin leh happy 18may reer Somaliland jamuuriyadda barakeeysan guuul iyo gobanimo
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 4 жыл бұрын
Mahdsnid.wll.kkkkk
@faizaismail3759
@faizaismail3759 3 жыл бұрын
Thank you
@mohimahmet2359
@mohimahmet2359 3 жыл бұрын
Still listening somaliland 30 jirsatay ❤ Allow ku gargaar Geyiga Nabadoo 😇
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 9 ай бұрын
Same 2023
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
113 qof dislike saaray dareen dhan malahan miyaaa aniga reer koonfur baan ahay hadana uma quuro dislike anyway 18 may 2017 hampalyo reer somaliland. Siyaasada waan ku kala duwanaan karnaa laakiin walaalnimada isgarab istaaga waa waajib Somaliland nabad barwaaqo ayaan Alle oga baryay
@sportsgoals966
@sportsgoals966 7 жыл бұрын
Mahad-sanid Sxb RIIGHAYE Boy Waad Dad aan dareen lahayn sidaad sheegtay guul Somaliland Happy 18May 2017
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
RIIGHAYE Boy sxb halayaabin dadku isku fikir maahan adoo kale waa lama helaan libaax alla yacizak yaa ibna duriya
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
Moh horn of Africa sxbow aniga jabanes xitaa dislike uma saari kari qof walaalka runta laga sheega dadka isku caqli isku fakir ma ahan wana mahadsan tahay
@hussientahir6047
@hussientahir6047 6 жыл бұрын
Deeq Caato mahadisnd wll qaali Allah keep you
@fadumoaxmed9308
@fadumoaxmed9308 6 жыл бұрын
DEEQ PRODUCTION oooh mcha allh wllo
@aragsansidihoyaded4487
@aragsansidihoyaded4487 6 жыл бұрын
in dawado heesaha calanka somaliland wan iska jeclahay guuul somaliland walalhey from xamar cadey wana idin jeclahay
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
aragsan sidi hoyaded thnks ukhtiii Anagaba sidaa si la mida.
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
aragsan sidi hoyaded 😚😚😚😚😚 quruxeey allah haydin xiftiyo xamar cdeeey
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 жыл бұрын
aragsan sidi hoyaded anagna sdoo kle wn ku jecel nahay wllo
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
aragsan sidi hoyaded 💘💘
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
ILLAAHEEY haku jeclaado wllo. ❤
@khaaalidabdi6029
@khaaalidabdi6029 7 жыл бұрын
guushadu dadbay u tahy gubasho wanaaga an gadhnay u gambinyo inay gembiyan u so guntade...Axya midho viva Abwaan Qaranka laabsalax
@abdirahmanabdikani8833
@abdirahmanabdikani8833 3 жыл бұрын
Rer Somaliland ma ahi lkn heeataan aad ban ujeclahay inan dhagaysto mar walba guul wllhen Reer Somaliland from🇸🇴🇸🇱🇸🇱
@cabdullaahimaxamed1667
@cabdullaahimaxamed1667 7 жыл бұрын
rer somaliland gob aan ku dhaato kuna faano dad codkar ah insha'allah mar uun intan waa kaso qeeb geli xuska xuriyadiina cadow giin ma ciil baxo umac ah umad sharaf leh somaliland allow dhowr
@RahmaMohamed-no9nm
@RahmaMohamed-no9nm 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@deeqahussein918
@deeqahussein918 Жыл бұрын
Heestan waan ilmeeya markaan dhegaysto walahi 😢hees kasto qaranka loo qaday iyo wadan kayga si gaaray itabataa any way somaliland guul wadankaygi❤🎉
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 3 жыл бұрын
Lix sano kadib Nimcaan hilaac waa ku caasiyay qarankiisii!! Cabdi hani tabliiqbu noqday Bk sheekh jimcaha masajida ka kaca ayuu noqday Waqti kamida waqtiyadii ugu wangsan xidigaha geeska 😍😍✌️
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
S/land dhana wa iska xumaatay😁🇸🇴
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 жыл бұрын
@@abdiwelijaffaal AMISOM STATE OF SOMALIA FLAG🇸🇴😁 Inaga qari dulinimadiisa marada buluuga
@Abdirahman6060
@Abdirahman6060 4 жыл бұрын
Axyaa wadani yaa soomaalilander ahoo iladareena ❤️💟💚
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 Жыл бұрын
Ani daaci 🥰💚🤍❤
@hodonadif5456
@hodonadif5456 3 жыл бұрын
Reer abtigay horay usocda from puntland
@farxiyacabdiraxmaan7105
@farxiyacabdiraxmaan7105 5 жыл бұрын
Mansha alaah fanaanii Qaaliya inta dhagaysatay 2019 like iisaar
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
Somaliland waa walaalaheen aad baan ugu riyaaqayaa horumarkooga. Muqdisho iney sidiina ii noqotaa rajeynaa Anna 😭😭
@loveiove8899
@loveiove8899 8 жыл бұрын
Wow the best song ever, Somaliland hanolato!!!!💚💚💚💚💭🗯💭🗯❤️❤️❤️❤️
@kowtharjamac4205
@kowtharjamac4205 7 жыл бұрын
alle how siyaaad sho nabadoodoo somalilaande
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 6 жыл бұрын
Kowthar Jamac qalanjo abti waa markii labaad ee aynu ku kulano KZbin Ka waa ku salaamayaa✋✋✋✋
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 жыл бұрын
Wllhena somaliland hore usocda wn idin jecel nhy from muqdisho
@kaltunjama3405
@kaltunjama3405 5 жыл бұрын
Alow ku gargaar gayiga nabadoow , aamiin aamiin. Somaliland ❤️😘😍
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
Waan jidhicooda markan dhagaysto 2018 oo 2 ciisho kaa hadhaay walaahi waan dhegeysanaya qaabta abdihani iyo nimcan hilaac Ayaan jeclahaye guul my mother land 🎋🇩🇯🎋🇩🇯🎋🇩🇯🎋🇩🇯
@abdifitahali8522
@abdifitahali8522 3 жыл бұрын
Heestan runtii waa another level dhankasta ayee ka diyaarsantahay 👉👌
@ibrahimcali8228
@ibrahimcali8228 6 жыл бұрын
From puntland Guul iyo gobanimo somaliland Shacabku wa walalo Siyaasiyinta yaynan ku milmin😍😍
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Ibrahim Cali waa hadal xaqiiq ah bro Dadku waa walaalo hase yeeshe
@jamacsicid1690
@jamacsicid1690 6 жыл бұрын
ibrahim cali wax garad baatahay
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
Jamhuuriyada barakaysan allow noo xafid oo isha qadadwayn ka du
@ayalelmi3932
@ayalelmi3932 6 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI 😂😂😂😂😂aaaamiiin libaax
@munaabdulkadir2290
@munaabdulkadir2290 6 жыл бұрын
Kkkkkk wllo murqanland soo tad dhulkiina gadateen Ethiopia iyo imaradku idin wasayo hada waa taa qadad weyn idin so hilisaye edeb yeelo
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Muna Abdulkadir Hppi Somaliland ka xishood Mise gunta Ayn biyo kuu dhiga
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 5 жыл бұрын
@@munaabdulkadir2290 dadkan itopiyanka maxa tusay xagey ibsadeen o ad aragtey dhillo tahay qarax 💣💣💣
@axlamali6332
@axlamali6332 4 жыл бұрын
Hadi anahay qadadweyn hawiye qofna cadow kuma nihin ba yaab🤔😊
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Great singers , nimcaan hilaac, mohamed bk, mohamed cirro, Abdirahmaan caydiid , cabdihani xaashi, ifraax hargaysa, yurub geenyo, and sweet lyrics , laabla saalax,
@waasuge7253
@waasuge7253 10 жыл бұрын
Ma jiro wax liyidha isaaqland, Somaliland ayaa jirta. ha noo dhuuman ee is cadee viva SOMALILAAAAAAND.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Seexo adeer waad salashee,
@waasuge7253
@waasuge7253 10 жыл бұрын
isaaq kingdom Adeer Isaaq ha sheegan Isaaq waa reer Somaliland boqortooyo ku andacoon maayaan, adiguna sharaftii Isaaqa ma lihid qolooyinkii necbaa Somaliland ayaad tahay, samada laguu la bax. Annagu haddaanu Isaaq nahay waanu ixtiraamnaa qabiilooyinka oo dhan waan ku dhaadanaynaa garabkayo ayaanu ka eegnaa, boqorona ma sheegano, fanaaniintan quruxda badanina ma aha dhamaantood isaaq. viva Somaliland
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
Seexo waa salashee , magacagaaba , waalane kkkkkk waxan aad ka shekaynayso maan garan , I think inaad mental tahay ,
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 10 жыл бұрын
isaaq kingdom Waar magac ha naga dhooqayn duli faqashaad tahaye .
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Hadii ad hestan #DAWANAYSID adigu #2020🦁🦁🦁🦁🎸🎸🎷🎹🎷🎸🥁🎻 ☝️☝️farta taag☝️❤❤❤💪💪💪❤
@siciidmahamuudkeysar6959
@siciidmahamuudkeysar6959 3 жыл бұрын
Habeen anan dawan MA jiro I love somliland from France dijon
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Ayy jidhidhico weyna waa ilmeeyey wlhy 🥺😥😭❤🗯💚l miss you my country wlhy ten years ago iigu danbaysay dhulkaygii hooyo 💚❤🗯😭from Germany alle haygu simo inshllah inaan cagtayda soodhigo 🗯💚❤allow ugargaar nabadana usug 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 жыл бұрын
Guuleeysta Reer Soomaaliland from Guriceel
@Footballmagie1
@Footballmagie1 6 жыл бұрын
S SO SOM SOMA SOMAL SOMALI SOMALIL SOMALILA SOMALILAN SOMALILAND SOMALILAN SOMALILA SOMALIL SOMALI SOMAL SOMA SOM SO S
@roodajamac215
@roodajamac215 4 жыл бұрын
s so soM soMA soMAL
@mohnazirm
@mohnazirm 4 жыл бұрын
Thanks
@somalilandpure1461
@somalilandpure1461 4 жыл бұрын
Kama daalo heesaha somaliland 😘💚💭❤ Horay God madaw gondaha dhigatoo Haduu galabtaba Xor yahay Gayigii Wlee ma gamee guulaw mahadaaaa Xidigaha Waa Hanti wlee😘😍🤗💚💭❤ dad yaw gabigiin Gacmaha is qabsada🤝👏🙏💚💭❤
@user-sg1xk4zi5g
@user-sg1xk4zi5g 29 күн бұрын
Yaa ah somalilander dhab hadaaad daawanaysid 2024
@quenmaria2175
@quenmaria2175 2 ай бұрын
2024 dhagesanaya 😢 alow kuxafid baladkeygow❤
@qaysqurbaawi4166
@qaysqurbaawi4166 8 жыл бұрын
Waa Heesta kaliya een dhagaysto wakhtiyadan danbe markaastoon wadankaygii soo xasuustaba. xidigaha Geeska laab saalax gabilay 18/05/2014"" hadaan inagoo nool is aragno wakhtiguna waqal da, ayaa noqdo anaa og wxn Abaal marin iniiga dhigaayo insha allaah iam Somalilander four every. my blood somaliland.
@somalihistorymp4121
@somalihistorymp4121 8 жыл бұрын
Just wanted to wish a Happy Independence Day to all of my readers in Somaliland. I was fortunate enough to spend a week and a half in your country in January and felt welcome every step of the way. I know recognition from the international community is important and getting the story of your struggle was one of my main focuses earlier this year. Hope everyone is well!
@abdilahialimohamed4185
@abdilahialimohamed4185 5 жыл бұрын
Qays urbaawi
@zakariyeabdishire491
@zakariyeabdishire491 2 жыл бұрын
I'm from gedo I wish brothers to continues peace prosperity 🙏
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 жыл бұрын
heestan Xasan laab saalax WUU FARA YAREYSTAY WALEE waxay ka mid tahay heesaha WaDaniga ah ee SL aan aad ka u JECLAHAY....THX SXB DHAMAANTIIN X.G
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 2 жыл бұрын
Still the best 2023... Long Live Somaliland. . UNITY IS STRENGTH💪
@axmedgaas6014
@axmedgaas6014 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@nimaandahir7144
@nimaandahir7144 10 жыл бұрын
Wlahi heestan dhiigayga ayay kicisay dadyahaw gabigiin gacmaha is qabsada xidigaha geesaha nolaada dadka sidaa ukiciya I love somaliland
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
Dhiigaa I dhaqaaqay wallahi Ilaahow Somali daa meel kasto ay joogto 😭😭😭
@nuramaxamed9117
@nuramaxamed9117 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-tj7ng5zg9m
@user-tj7ng5zg9m 2 ай бұрын
From muqdisho I love Somaliland like country
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 2 ай бұрын
Walal❤
@tashnadani6475
@tashnadani6475 9 жыл бұрын
Hadaan loo guiin godkana loo galin hadaan kumaan geesi umudaan geerida allaayaa xafidakum xidigaha geeskaa viiiiv s/land ☆♡☆♡☆♡xidigaha geeskaa s/lanad dhaladaa
@somalihistorymp4121
@somalihistorymp4121 8 жыл бұрын
Just wanted to wish a Happy Independence Day to all of my readers in Somaliland. I was fortunate enough to spend a week and a half in your country in January and felt welcome every step of the way. I know recognition from the international community is important and getting the story of your struggle was one of my main focuses earlier this year. Hope everyone is well!
@AhmedOsman-rg1fy
@AhmedOsman-rg1fy 7 жыл бұрын
Axmed Ali Osman Axmed Waddani
@Burcawi24
@Burcawi24 7 жыл бұрын
dahir himilo thanks sharing our stories
@abdilahimohamedaqli8936
@abdilahimohamedaqli8936 5 жыл бұрын
Guuuuul soomaliland waligeed allooow guulee soomaliland oo natus intaan noolahay somaliland oo ka mida calaamada aduunka
@wardaaxmed1637
@wardaaxmed1637 3 жыл бұрын
Inshala wenu arki wll💚🤍❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹🥰🥰
@duur_joog-jv2cn
@duur_joog-jv2cn Жыл бұрын
18may sanadkan habeen khamiisa dhagaysiga heestan waan jeclahay
@quizzes1_
@quizzes1_ 3 жыл бұрын
Anyone somalilander still watching this song????!!💋💖luv u all somalilanders!!.😍🦋🖤💖
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
✋✋💚💚💚🤍🤍❤❤❤
@landerslanders1624
@landerslanders1624 3 жыл бұрын
It's SOMALILANDER
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Wiilki nagu caasiyooweY e nimcan hillac yaa ujeeda 😢
@zakihajji4024
@zakihajji4024 9 жыл бұрын
runtii waa hees qiiro ku galinayso oo ay ka muuqato wadininimo dhab ah noolada xidigaha geeska
@zakihajji4024
@zakihajji4024 3 жыл бұрын
Waa Aniga Oo 06.06.2021 Daawanayo 6sano ka dib kama Daalo Runtii
@IbrahimMaxamedcabdi-n3d
@IbrahimMaxamedcabdi-n3d 11 күн бұрын
Waxaa igu soo gartey 2019 magalada baydhabo heestan aad baan Guushiina iyo nabadiina ugu faraxsanahy somaalinimo Gullayso walalheena Reer Somaaliland 🙏🤝❤️‍🩹
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
Wakhtigay heestu soo baxday 2014 grade 3 waxan xusuustaa heesta meel meel mooyee erayada maban garanayn 😅 . Now 2022 meel kasta waan garanayaa alx school kana waan dhameeyay Somaliland ha noolaato 💚🤍❤️ 26/July /2022 Tuesday Hargeisa in my heart forever ❤️
Hees Cusub (Xornimo Sumadlaa) Xidigaha Geeska
7:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
HEES CUSUB (DHULKAAGAA LAGU HODMA)
5:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 343 М.
HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA 2019
10:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
DAAWO HEESTA SOMALILAND EE TASAW INAGA JIRA CODKII XIDDIGAHA GEESKA
9:41
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 144 М.
Gayigeena oo xor ah Kooxda Xidigaha Geeska HD
9:22
Hawraar Music Production
Рет қаралды 331 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 820 М.