Xiisadda Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh oo xoogeysatay | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 68,917

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@CdifitaaxNairobi
@CdifitaaxNairobi Ай бұрын
Falastiin axmed iiman wan ku taageeraa warar saxan iyo cod macquula baad so gudbisaa thanks wll
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 Ай бұрын
Wariye Falastiin,dheh Axmed madoobe iyo madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalaashey falastin VOA ❤❤❤❤❤❤❤
@cabdulahic.raxman2890
@cabdulahic.raxman2890 Ай бұрын
Voa waa gumeestee allaha naga qabto allaha jabsho
@MXuurahe
@MXuurahe Ай бұрын
kamal
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr Ай бұрын
Axmad madoobe waa mashruuc lagu beeray Somalia si aan dowlad Somalia uga dhalan 13 toban sano ayuu caqabad ku yahay dowlad walbo oo timaado waa cadawga ugu weeyn eey Somalia leedahay manta waa maamul Kenya leedahay oo eey ku bur buriso dowlad nimada Somalia waxa kismaanyo joogo waa soomaalida Ethiopia iyo Kenya
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Hadii aan nahay shacab danteenu waa qof iyo cod guuul soomaaliya
@aliibrahim1012
@aliibrahim1012 Ай бұрын
Somalia daan Kenyanka sheeganeysaa waa maxay 😢🤦 anigoo Somalia 🇸🇴 ah miyaan adoomey sheeganayaa😬😳🤦
@baxsan698
@baxsan698 Ай бұрын
Maxa kamacna hadiimid tago midkala badalaya qarandumis loomabahna Hassan iyo hamze horey usocda soomaaliya guul iyo gobanimo
@somalia2730
@somalia2730 Ай бұрын
Madaxda dowladda goboleyda soomaaliya Somaliland Iyo puntland Iyo jubbland shisheeyaha uu shaqeya ma dooninayan wadanka inuu horumar sameeya
@saladomar8670
@saladomar8670 Ай бұрын
Reer jubaland haa naga baxan kenyati waayey wasaqda maba rabno dalkena anaga ka sareyno haa ku labtan etiopia iyo kenya meesha eey ka imaden
@FartunDahir-j9d
@FartunDahir-j9d Ай бұрын
Asc waxa ladhahay labadii xaq daro ku heshiiyo
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e Ай бұрын
Asc
@IbrahimAli-yd9qu
@IbrahimAli-yd9qu Ай бұрын
Kamala haris somalia mudisho
@MohamedIbrahim-iy3qe
@MohamedIbrahim-iy3qe Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muktaromar262
@muktaromar262 Ай бұрын
Madaxweynaha iyo Rasulwasaraha Ma matalan hawiye iyo darood ee Waxay matalan Somali oo dhan Dantu waxay nugu jirtaa dalkeena oo nadada
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Xasan wuxu matala jufadisa hose xamazena wa dhan rac
@abdullahiisse-n9q
@abdullahiisse-n9q Ай бұрын
dowlad dhex ani ahaan ila khalad sabab to ah dalkan kama dhaci karto doorasho qof iyo cod ah
@inayonis3418
@inayonis3418 Ай бұрын
Welcome Mr donald Trump
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h Ай бұрын
Waa 2 dulli ah, waayoo xasan iyadoo dadka degaan iska leh ay diidan yihiin magacaabista axmed dhuxuleyste, ayuu isaga oo aan tixgelinin cabashada dadka degaanka, ayuu iskiis u magacaawday, weyna isku fiican yihiin iska hor-imaadkooda.
@AhmedHassan-lg2pp
@AhmedHassan-lg2pp Ай бұрын
Gafuur.gaduudan.hataagine.xijaabka.qaado
@Atoosh55
@Atoosh55 Ай бұрын
Walasheey falastiin Ahmed iimaan walal guul ayaan ku rajenaa. Guul dowladena federalka somaliya odayaashii dhaqan & Siyaasi xumo & xola jacel & dhaqan xumo bartan somaliya dhigtay umadana Qabiil & naceeb aynan bulshudu isku qabin manta Dhigtay itoobiya ayan rabnaa waa walalaheen walaga guleysan Guushuna waa dadka somaliya & madaxweyne Hassan sheikh mohamud insha Allah. Waxan tagerayaa Dorashada USA Donal Trump runtii waa nin go'an adag leh waxuu na balan qaaday dagalada ka socda falastiin & dhamaan wadamada islaamka inuu Gabi ahaanba jojinaayo nabad dhexdhigi doono sidaa darteed wan wataa.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Waamasiibo dadka socda1
@KhadijaAli-mu9ck
@KhadijaAli-mu9ck Ай бұрын
idaacada yahuuda
@NimcoMohamed-ll9nl
@NimcoMohamed-ll9nl Ай бұрын
😂
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 Ай бұрын
2 country miyaa Waa maxey somalia dhibka heesto xiissd kadhex taagan gobol iyo dowlada saan masoconeyso military somalia waa in u weeraraa gobalada saan u dhaqmaayo
@Keenadiid.
@Keenadiid. Ай бұрын
Riwaayad iyo mala'awaal baad ku jirtaa Kkk. Haddii meesha military jiro Camerada Shabaab Xamar dhexdeeda ma diiddeen sidoo kale 14saldhig Shabaab ma qabsateen Ilaa Cawysweyne Galguduud Kkk.
@xasanjaamac8872
@xasanjaamac8872 Ай бұрын
Shabab yahoow aamus​@@Keenadiid.
@AbdinurAbdiqadir
@AbdinurAbdiqadir Ай бұрын
Voa ma ii sheege kartan sabaabta caraabta USA degan labada xisbi igu codaywayen weli ayaga caraab ah falestin dhibtao haysata og/ maxaay igu codaywayen xisbi democoratiga!!?
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 Ай бұрын
Wax jubalan ladaha majirtee waa dowlada Somalia iyo qabil ka Ogaden 😂
@FartunDahir-j9d
@FartunDahir-j9d Ай бұрын
Kkkk😊
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Ай бұрын
Sorry hasan ahmed madoobe maalin buu qabasha lahaa waxay ahayd inuu maanta liinta ku cabayo godka jilicow
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Ай бұрын
DAROOD IYO HAWIYE WAAYE HA ISKU JABAAAAN
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Ай бұрын
COWS yaa noqonaa oo lagu tumanaaaaa
@MXuurahe
@MXuurahe Ай бұрын
wara waa isburuburu iyo halaga shago e dhibmajiro sasa uwayin e labadana mamula waxa isaga qaldan dawalada mamulgoboled soomaali dawaladeyiladeha lona doorta in dorsho la qabta wa muhim dawalada laga raba ogada mamul lagama rabo
@MohamedShiino-d3k
@MohamedShiino-d3k Ай бұрын
Oll of them poeples american l send high great for this time when l stay puntland stated of somalia. So l say pleace and pleace lrequest for this time how to gives every one poeples american how to gives their election vote new president of american ,pleace try how to gives your Voit nexst new president american,she is a best leader honest for work chailengs policy in side american ,and take up for economic for netion ameica and olso she will be take new street goosto build for political dipolument out side so lsay every one give your Voit new president of american. Kamal harris .she is good leader so l believe she is need oll poeples in the world African and asain poeples so she can how to againest peace full wared to go midle east, israili and phalistiin and lubnanaand asain ,rashean,/ugraine and African country to going wared Sudan,and different policy dipolument to between ethiopean and somalia and olso how will be gives Somali AA central government federal somalia how to came back peace full somalia together and good security is in hand central,gov federal somalia.oky thanks
Qorshaha Erdogan ee ku aadan Suuriya | Qubanaha VOA
29:41
VOA Somali
Рет қаралды 27 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,4 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 71 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
EMS ሰበር - የወለጋ ፋኖ እዝ ተመሰረተ Dec 2024
11:26
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 68 М.
Erdogan oo ku soo wajahan Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 47 М.
Caawa iyo Dunida
59:26
VOA Somali
Рет қаралды 33 М.
Caawa iyo Dunida
59:36
VOA Somali
Рет қаралды 22 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,4 МЛН