Hibaaq iyo gobaad waa labo magac oo aad u qiima badan + qurux yaaba ka heli karo alle haku dhawro
@abdinaasirboodhari88653 жыл бұрын
Ma isa goo intaa eeg Hibaaq see waaye
@Somaliqueen13 жыл бұрын
Ismaaciil wa inankaayagii hadanu reer hargeisa nahy inta fanaan ee hargeisa sosaartay wa ninka ugu fiican o abaalki u qiray noso noqo wanu kujecelnahy ❤️😍
@rakia1433 жыл бұрын
Ninkaan hatgeyso kuma soocaan bixin asal ayuu caan ahaay
@meemuunmaxamed32123 жыл бұрын
@@rakia143 sax hobalada waaberi kamid ahaa
@suufishirwac17893 жыл бұрын
@@rakia143 mxd tidhi kkkkkk
@nasraslbnducale56553 жыл бұрын
@@rakia143 sawkan yidhi heeso wadaniya Mooye hees aan leyahay hargaysanku qaday Huno isagaba qiray inuu abaal wayn uhayo reer hargaysa
maasha allaah waxaan ahay hooyo reer muqdisho ah reer hargeeysa waa dad wanaagsan oo aan aad ujecelahay allaha idiin adkeeyo jamhuutiyada barakeysan cadawgiona
@boqoradasomaliland59203 жыл бұрын
Hargeysa hadh wanaag inta jecel is mujiya wan idin ku fana dadkeyga iyo dalkeygaba 💚⚪❤️.💚⚪❤️.💚⚪❤️💪
@nazmidagan39683 жыл бұрын
Inankayagi aya tahy ismaciil hadn rer hargysa nhy😢💚⚪️❤️💚⚪️❤️
@queensomalichannel20443 жыл бұрын
Walalo qaali subscribe igu cawi
@lamajofficial24463 жыл бұрын
Hargeisa Haday Hadli Lahayd Aarkow Thanks Bay Ku Odhan Lahayd✌💘
@sadaaminholyrics20863 жыл бұрын
Raggu waa kii ragga libintiisa u qira Ismaaciil Aarka Legend abaal loo galay og ee aan inkirin
@xamdamaxauued31373 жыл бұрын
From somaliland ❤💭💚
@libaaxoofficial43183 жыл бұрын
🥰
@libaaxoofficial43183 жыл бұрын
My pro Qays Qayser wn ku salmay wlkey keep going 💪 👏
@maryanmaxamed29913 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 wllhi waan oyiyay😭 plz wllo ismaaciil soo noqo🙏😭😓
@miftaaxtube29073 жыл бұрын
Omg meel idinkama aaadin wiilkiiina
@abdinaasiralcadaala74003 жыл бұрын
U duceey wlo i.a wuu soo laaban doonaa
@khadraciise20443 жыл бұрын
Ismail Aarka Nasab Laba maha Waanu ku xiisnay hno Noloshu kuma xumayso ilma xalaal hadad Maqasho waa Wiilkan oo kle Dadka Jisaariinta ah ee Meesha ay Magaca iyo Maamuska ku helaan inkira ma tihid Anago ku jecel ayad naga so tagtay Ismacilow Anago ku Jecelna waad noo iman Insha Allah gobeey liic oo ha Jabin❤️❤️❤️🙏
@maankacaddeh27453 жыл бұрын
Huuno gob bad tihiin wiilkena wad so sarteyn idinma xaqireyno adinko jecel na wuu idin iman doona hargeyza wan jecel nahay hadan nahay dhalinta rer xamar
@khadraciise20443 жыл бұрын
@@maankacaddeh2745 Thank you hnk shrrfw Muqdisho Ehelkiisa dagan inhyu tago xaq u u leeyahay Insha Allah xiigi ay u Noqoto ayu noo iman huno We really love him Qofka Dunta Wngsani ma qarsomo wlhi waa wiil yar oo Caqli iyo xigmad illhy ku manaystay wxan aad uga helay Eray uu yiri Qof xumi meel walba wuu jooga somali ban nahay 4 qof oo ku xumeeyay umad dhan loma noco! Qofka xun shaqsi fcn ba lagu ilaawa hadal xigmad Xambaarsan Aniga wanaag mooye xumaan an cid ka tabanayo ma jirto ka an waxba i tarina wuu idhiiri galin jiray hore u soco ayu idhihi jiray
We love you ismaciil arka nooso laabo adoonabada from hargeisa
@nuuracumar2523 жыл бұрын
Gobanimadu haday qof tahy waa ismaciil Aarka wanu ku jecelnahy intaad noshahayna ku jeclan dona Adunyada Alah wax ku dhiba kuma tuso from hargeisa ❤❤❤❤
Runtuu sheegay waa qof aad u run badan wllhy qof qaliya oo wixii jiray arkay oo ka dareen celiyaya legend geesi ah❤❤❤❤wll is maaciil aarka
@khadraciise20443 жыл бұрын
Mashs allah waa Will furfuran oo Dad La dhaqan fcn bulshaawi ah Nolow waayo badan Ismacilow Walee kama xiisno "Adaa u bax igu dulbeeray Dadaalki Adaa Sameeeyay" ❤️❤️❤️🙏
@miimilovechannel59983 жыл бұрын
Fanaankii ugu horeyay lees dhihi karaaa oo daddkiisa kayimid hdana si qurux badan loo soo dhaweyay hdana dad culus wali la arag soo dhaweyen
@matmat7353 жыл бұрын
Aarka, waa fanaan yar oo fariid ah! Hore u soco sxb.
@hodomahamed37663 жыл бұрын
Ismail aar from hargysa nin cod iyo isku darsaday 💚✌ wanaag
@xamdacayni21923 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka Legend Hargyza Way Kuu Xiistay Nosoo Noqo Adoo Nabada Geeezi Geezi Dhalay
@saadosiciid28963 жыл бұрын
Ismaaciil mahdsanid wll ❤❤❤❤◻◻◻◻◻💚💚💚💚💋💋💋💋💋😁😁😁😁
@hoodosicid14473 жыл бұрын
Aaarkayga caashaqa wllo hore usoco from Hargeisa
@mohametomer74723 жыл бұрын
Mhdsanid sidaad noo xustaY Alle haku xuso ismaciil Aarka iyo reer muqdisho nolol ta u saraysa ayn Alls idinka baryayaa from hargaysa
@samiiraducaysan37823 жыл бұрын
Reer hargeysa ismu jiiya😁❤❤❤
@miimilovechannel59983 жыл бұрын
Nabee cida wye halka dameera yeeraayo viva hargeysa reer ixtaraam io qatarin Udaa🟥▪️🟩 from muqdisho
@Aminamohamed13 жыл бұрын
Dameerka waa Gaadiidkeena🐆😅❤
@miimilovechannel59983 жыл бұрын
@@Aminamohamed1 sax xabiibti
@lighthousefilms75543 жыл бұрын
Ismaciilow niyow soo noqo oo khaalid kaamilna soo kaxee haddii kale tiyaatarkaan iska soo gami e😰❤️
@princessdiamon57873 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wllee geesi baad tahay sidoo u qiraayo ee gobanimada leh waan qiirooday walhi😢 hore u soco geesi
@zahrahappy9453 жыл бұрын
Legend abtigey aarka aararka alle haku xafido ♥️🙏
@sadiowarsame3 жыл бұрын
Mash allah reer somaliland iyo hargeeso 👏👏👏👏😍😍😍
@abdidacar40953 жыл бұрын
Soomaali wayn qalbigaan idinka salaamayaa meel walbaad joogtaan ❤ one love soomaali wayn
@Sh-kj3qf3 жыл бұрын
WiilkaYga aarka🥰
@ismalura73143 жыл бұрын
Ismaciil aar aaduunkay kugu jecel yihiin reer hargaisa muqdisho adigoo ka yimid ayaa qalbigaaga wanaagsan ku hantay libaax 🦁
@hapaneshaydo93 жыл бұрын
IsmaiL aarka wLaL gacaLiye Fankii iyo Taagerayaashiba wey kuu xiiseen From SomaLiLand WlaLhaYga Rer muqdishoY nabad geLyada Alle korkiina ha Ahato✋❤
@mirnahersi3 жыл бұрын
We love you❤💕wilkayag markaste iyo melkaste wa kula garab taganay😍 Reer Hargeisa way ku jecelyiin💚⚪❤
@sagalhassan32503 жыл бұрын
wakusalaamy wllky qali adiyo ismaaciilba waxan inkaso salaamaya hargeisa cdey insh allh maruun waan iman magaaldayda labaad ee xamr cdey💋💋💋
@alxmdulilah70233 жыл бұрын
Ismaail arak our brother we love you from hargeisa
@princessmacaani41453 жыл бұрын
Waa wiil abgal cisman wxuu ka dhashay dad aanan aqanin xaqirid waa dad inta lala jiro kuwa ugu wngzan siduu libintiina idinkugu qiri wynaa reer hargeysa 🙏ismaciil arka ❤🤴🏻
@ayaanmohamed18623 жыл бұрын
Maduxu no saaran yahy ismaciil ❤ Wa inankayagi anago jecel bu naga tagay in sha Allah no so laaban donana Ilaahay ha amaansado 😘😘
@saafihassan23003 жыл бұрын
Salaan aarka anana wanaagaaga waa ognay wllky Tolkaagana daris wanaag iyo culimanimo waa ku maqlay salaan sare from hargeisa dumadhidin ina noqdo waaba rajaynayaaye😂
Ismail arka tacabkii reer hargeisa muu qasarin soo noqo wll anagoo ku jecel
@najahmahamouf14613 жыл бұрын
Reer muqdisho wan jecelahy qof kasto muqdisho kayimada fanan hahaado ama abwaan qof kasto ama shacab ha aahado wan sodhawaynaya waa dad walal hay hadny jamuriyad barakaysan
@abdulqadirabdulhamid40803 жыл бұрын
Thanks wll Gob gobidhashay
@bilemaxamuud69173 жыл бұрын
Ani izoo dhaweY 2040 idin imàanaYeH😹
@liibaanlucky90253 жыл бұрын
Ninka raga ah waa kan abaalki loogalay og ismancil aarka waa legend reer hargeysana waa gob am from moqdhisho
@maxedsiciidmaxed14103 жыл бұрын
Reer Waqooyi wllhi Waa Cida kaliyee Somalia 🇸🇴 Samata bixin karta Reer Waqooyi Waan Idin Wataa 🥰🥰🥰🥰
@zalmaqueen42133 жыл бұрын
Goptu wa isaaq wlli
@mubarigbulshaawi46793 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wllo nooso noqo way kutabtay hargaysa see
Nin abaalka loo galay qiray waa nin ragg ah waxanu ka sugayna inaad soo laaban doonto hargeisa bacda showga ciidka kadibna aad show kala kacsan ku qabato hargeisa From hargeisa somaliland
@SamSung-xb7ol3 жыл бұрын
Asc ismaaciil aarka
@tayasiiroday75643 жыл бұрын
Ameen ismail wlaalo heesti somaliland showgaaga eid ka dhex qaad
@fartunabdulahi80523 жыл бұрын
Fanan nagu qaali ah Ismail aarka welcome to mogdisho
@naciimomahamed16663 жыл бұрын
Masha Allah guuul iyo gabanimo libax libax dhalayi alaah xafido wlkyi qali Allah xafido 💚💚💚🗯️🗯️♥️♥️😇😘❤️👍😍💋🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@xamdaxarago88173 жыл бұрын
We will miss aarka from hargeisa wll qali
@maryanabdulahi2003 жыл бұрын
intee ila maqashay damerka like taa dhac igu siii 😂😂😂😂😂😂
@Ahmedibrahim.50263 жыл бұрын
Wax aaan commantiga aan u imaadi inaan aqriyo cimatiyada dameeerka laka so qori kaaraan ayaa laku booqdi mise waa madiino
@qeysarsenal27013 жыл бұрын
Hhhh wlhi intaan commentigaaga an awrayaan maqlay qosol waan fuuray
@mohamedmaxamuud37833 жыл бұрын
Ramadan kariim
@ifrahjama6303 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah walaalkayo soo dhawoow Hargayiisa waa magaaladadaadi Cidi kama Xigto
@Indho1233 жыл бұрын
Maasha Allah Xiisaha wararka Channel aan Ka helo wllhi A qaadir wll waji furan Alle haku xiftiyo hno lkn Najma Nashaad nooso qabo
@cadbimxhesujgdgf58013 жыл бұрын
Alla yacisak ismciil Aarka madaxad noo saranty HADANU NAHAY reer hargysa👑
@ZaLMa3453 жыл бұрын
Ismaciil msha allh waad qurux bdnaaty from hargeisa hoygii fanka