HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Haddii aan. Nahay. Qabiilka CIISE. Ee.degaa..gobolka. awdal. Gar ahaan. zaylac lughaya.state.of.ciisee. somaliland. Wan tageereey. Naa. Barqabka.
@filsonabokor63703 күн бұрын
WAAR NAGADAA AAMUS WAXAN SHAQADAADA AHAYN HA KU DAALINE.
@aaminacabdirahman78533 күн бұрын
Wadani well waamucaaarad
@IsmaGaba.3 күн бұрын
Waxa siiyay ciiro wayo horeba way isku ogayeen barqabkoow in uu jabti tago wa qaran dumis hala mudaharado marka uu yimdo dalka war wax aanu ahayn ayuu is mooday kani
@cabdiraxmaanxuseen85653 күн бұрын
Hal qof kama qayb galine maxaad kuwa kale uga gabanaysaa
BAARQABKA FARIID AYAAD TAHAY❤HJ LA YAQAANAY. WAXAAD OGAATAA REER SHEEKH ISXAAQ HALKAA AY YAALAAN WADAADADA HJ IYO SALAADIINTA HJ AYAA DHIGAY. WAAYO 3 XISBI OO HJ GUDOOMIYE KA TAHAY AYAY SAMEEYEEN. TAASI WAXAY KEENI ON INA ABIIB AWDAL STATE SAMAYSTO😮😮
@HilaaHilaac3 күн бұрын
HJ MARWALBA WAA GEESIYAASHII LAYQAANAY EE KA DIFAACA SOMALILAND CADOWGA. HADAAD WAX ISLA HAYSAAN MALINWALBA MARKUU SAMEEYENAYEY WAXAN IYO WAX KABADAN EE MAXAAD SHAQO UGA QABAN WEEYEDEEN? HJ AYAA HOONKU IDINKAGA DHEGEY INTAAD IDINKU WADANKII BAABISEEN.
@MaxamuudHureyri3 күн бұрын
Baarlamaanka dhagax halagagasoosaaro
@AGuled-z5h3 күн бұрын
War ooyaaye iyo kuwa kaleba kumay tegin caqligooda ee waa la dirsadey. Ee kuwa dirsadey halala xisaabtamo. Durba waxa la bilaabey oo dhaartii iyo xil wareejinta loo sugi kari waayey waa maamul gobaleed xamar hoostaga deg degna qaranka loo iibsado.