Sorry sorry cashir ma naga baran kartaan mudane abiib sababta wexee tahay hargeisa markaa u labato qol iyo baabuur qufulan ayaa isku soo xereesaan anagana xilubaanka London wlhi bilhi talhi bishii 10 mar waan aeoodaa inaan la kulmo anigoo qoxooti ah mafoow ah muslim ah maxaa xal ah marka
@bashe30512 жыл бұрын
Ciyala suuq wax laga shigay!
@fayselhusen22162 жыл бұрын
Ragedi
@fadumocali14072 жыл бұрын
War somaliland bad fariin ka sidaan dadka
@sayid66492 жыл бұрын
Maxamed Abiib , hadal macquul ah ayuu goobta ka yidhi oo murti iyo maad ba isugu jita
@faatiyasoomaliland82912 жыл бұрын
masha allaa masha allaa guuuuuuuuuuuuuuuuuuul madaxweyne muuse biixi ,dadkii uu soo saaray ha la daawado ,waayo madaxweynahu wuxu qabtay doorashadii ay ku soo baxeen ayuu qabtay madaxweyne biixi ilaahay ha barakeeyo ,waar u hambalyeeya madaxweynihii din soo saaray,somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuuuul
@mosamater78822 жыл бұрын
🎃🎃🎃🎃
@saladomar86702 жыл бұрын
haa labanina is dhiiba walahi 😂😂
@cabduraxmaanicumar96842 жыл бұрын
Maxamed abiib wankutageraa
@kaltuunyaasiin73822 жыл бұрын
𝙠𝙠𝙠𝙠𝙠
@yaasir59202 жыл бұрын
Hhhhh nabad galyo iyo naxariisii korkiin ha aahto
@mandekdaoud33582 жыл бұрын
Fulay xaanti ma mooga kkkkkkk
@rabitaloudaa322 жыл бұрын
Kkkk walaahi Hargeysa ayaad reer baadiye ka tihiin
@abdulghaniahmed83102 жыл бұрын
Mr. Maad aragtay intuu dadkale wax ka sheegayo isagu wuxuu sidii gofanaha ugu naaxay sow cashuurtii danyarta Somaliland laga qaadayay maaha. Nin damiir leh oo masuulihi sidaa Uma naaxeen dadkii uu xilka u hayay oo boqolkiiba sagaashan gaajoonaya
@faizam5232 жыл бұрын
Waar Mr. Abiib waligii buu naaxsanaa ilaa isagoo secondry school ku jira adeer qofka leyskama cambaareeyo waliba wax beena laguma sheego ee hadaad wax ka sheegeyso lacala wax run ah baa laga sheegaa