REER KULMIYA WA MANGAB WALI KU JIRA MA AHA WADANIYIIN SOMALILANDERS AH MASHI WA LA HA JIYO WA SOMALILAND SUBHAANALLAH MUNAFIQ
@jamaadnuura108 сағат бұрын
KUWII CIIDANKA QARANKA DHABAR HABIYAY EE ISGAADHSIINTA KA GOOYAY EE CIIDANKII POLICEKA MAYDKOODII MADAXA ISKAGA TAAGAY BAA MUNAAFAQIIN KU SHEEGAYA KULMIYE. WADANI XUKUUMADIISU HALKAY KA BILAWDAY DURBA NOQOTAY SOMALIA IYO XASAN SHEEKH OO DJIBOUTI SUULCAWRO SIDIISII U DUSAY. CIRRO ISAGOON BIL FADHIYIN WAAKAA FASHILMAY WAANA CADAAN INAANU INTUU CSBDIRAXMAAN TUUR ALLAH HA U NAXARIISTEE GAADHAY GAADHAYN KUWA AAN GAADHSIINAYNINA HABAR AWALBA MAAHA EE WAXA RIDAYAA WAA CIIDAGALE IYO HABARJECLADII QUSHIYE KURSIGAY U OOYAYAAN KU FADHIISIYA MUNAAFAQIINI WAA ADIGA IYO KUWII SOMALILAND INAY BURBURIYAAN QANDARAASKA KU SOO QAATAY EE MAANTA SIDAY KURSIGA KU FUULEEN LA OG YAHAY CAR WAATAASE DOORASHADA PARLIAMENT-KA OO LABA SANO WAX KA YARI KA HADHAY HA QABTO OO QASNADA DAWLADA HA KA BIXIYO SIDII MUUSE BIIXI ISAGOON DAWLADO KALE LACAGO KA SUGIN CAR CAR CAR
@inacarab23535 сағат бұрын
Kani waa xoolo wlhi 5:51 😂
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch5 сағат бұрын
Oo ina mooge Maxum ka doonayi xarunta police ka doonayeyi
@cabdullaahixuseensaleebaan787659 минут бұрын
Intuu iska qayilaad tegay buu ku Lee yahay waxba maan ogayn