Xirsi Yare, Waa Shaqsi Ku Dhex Nool Umad Aad Uga Aragti & Feker Duwan🤔

  Рет қаралды 12,028

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Ottawa +1 (613) 716-5815
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 48
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 ай бұрын
Xirsi Channel Kiisu Waakan Ee Fadlan Subscriber. Waa Nin Cajiib Ah Rajaal Ah Allahuma Barik. Allah Ha Inoo Badiyo Isaga Oo Kale. Allahuma Aameen❤️ youtube.com/@Xirsshow?si=GYusjXk04g4SwxQV
@imans3899
@imans3899 6 ай бұрын
Omg Hirsi needs his own comedy show
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 ай бұрын
Absolutely! Masha Allah
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 6 ай бұрын
HERSI WAAQACA BUU KAHADLEY RUNTII ❤️ SHEIKH MUSTAPHA ❤️ 😍
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 ай бұрын
Masha allah nasra iyo xirsi allah ha isku kiin xafido community dhib badan bay nahaye allah ha idinka indho saabo sharkooda
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
Xirsi nooloow wllo ilaahay meel roon haku mariyo aakhiriyo adduunba
@Xirsishow
@Xirsishow 6 ай бұрын
Eeedo fathxiya absiiye alle ha karaa meeyo🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 ай бұрын
Allah haku jeclaado Eedo! You are one of a kind, Masha Allah❤️😍
@fatimanuur693
@fatimanuur693 6 ай бұрын
Absolutely eedo qof caqli iyo xigmad u xasib ah baa tahay Mansha allah lkn all in all anigu dhan walba eegay oo waxan uun is idhi dhibaatada somali ku dhacday waxa ka danbeeyey dagaaladan sokeeye first meesha la baabii yeyna waa doorkii dumarka , finally waxan so jeedin laha in dumarka la dhiso oo ay wax fahmaan sidee bay caqli gal ku tahay in hooyo noqoto aabe debada ka soo shaqaynaya iyo hooyo , hooyona waa in aanay aqbalin in ay caruur keligeed koriso dadkani waa dad koriskii ka xumaaday waxa kale ee aan samayn karnaa waa in gabadha kastaa inankeeda marka uu yar yahay barto doorta iyo akhlaqqda dumarka
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 6 ай бұрын
Meel ee uu dhaqaqan 😢 ha dhihin habo… with Allah سبحانه وتعالى everything is possible.
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 6 ай бұрын
Masha Allah this guy and nasra Allah isku barakeeyo aamiin yaarabi
@fatimanuur693
@fatimanuur693 6 ай бұрын
Dadkani dad dabiici aha maaha quraankiina masnaa wa sulaasa wa rubaacbay ka barteen ma jiro ninka somaliyeed oo halkaa xaas wax ka badan qaadi karaa xitaa maalqabeen kooda iyo madaxdooduba in my opinion
@Humanity894
@Humanity894 6 ай бұрын
This guy is hilarious 😂😂😂😂❤❤ May Allah bless him
@gaarabidhaan
@gaarabidhaan 6 ай бұрын
waxan u baahanay in barnaamij yadan in la badiyo, Xirsi is amazing brother I have watched his story of Tahriib.
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
Waan daawaday amba qosolkaa iga dhammaaday 😂xirsi waa funny waa inan yaroo farxaana
@Showshire
@Showshire 6 ай бұрын
Xirsi waa wiil waxbadan u firsaday dhaqankeena somaliyeed ee fooshaxun waxaana.rajaynaya inuu wacyi galinta bulshada halkaa kasii wado thank you fatxiya absiye show
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 ай бұрын
Wiilkan sidaada halgan ha galo duleysteyal badan baa isku bedeli lahaaye waa rijaal walhi allah ha xafido lkn haduu africa jogo wayna daynayne
@nuuraali607
@nuuraali607 6 ай бұрын
Asc gabdhahaga ilaahay baaumaqan alhaaidinxafido
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 6 ай бұрын
Naagaha sanad kaan jooga wa qamaam ayaga ragga xotxota. Kor u su qaada gabdhaw. ha raadsan nin isaga ha ku so raadsado. Or enjoy
@achaaigal3722
@achaaigal3722 6 ай бұрын
Oh my goodness he’s so brilliant I wish most Somali man
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct 6 ай бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye iyo xirsi yare xaqiiq baad ka hadasheen ilaaahay hanoo kiin daayo xirsi waa cajiiib runtiii ilaaahay habarakeeyee isna ilaaahay haysu daayo isga iyo qoyskiiisa ilaaahaw ku barakeee isga ookle ilaaahay hanoo badiyo guulaysta hbo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 6 ай бұрын
Masha Allh Waa nin fariida 👌
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
Iimaan laaweyaal weeyan dumarka leh 4 baa laguu yaahuu Dhaqan xumaanta Somalidu waa cajiib waa umad la yaab leh
@imans3899
@imans3899 6 ай бұрын
What’s Hirsi’s youtube, we have to suppprt decent people that contribute something beneficial to our community
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 ай бұрын
Xirsi Channel Kiisu Waakan Ee Fadlan Subscriber. Waa Nin Cajiib Ah Rajaal Ah Allahuma Barik. Allah Ha Inoo Badiyo Isaga Oo Kale. Allahuma Aameen❤️ youtube.com/@Xirsshow?si=GYusjXk04g4SwxQV
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
Xiri waa Funny 😂😂😂 Nasray Kugudiri Rabaan .
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
mid na hooyadii baa xidhay wa i maqli wayay xidha ku lahaa
@MahamoudHassan-zm6qh
@MahamoudHassan-zm6qh 6 ай бұрын
Dumarkii markay nin haystan ma jacela in naag shukansto ama guursato, Lkn haday kuraban naag buqaba kugudenmayan, waxay kuleyahiin afarba laguu baneyee,maxaad isku xanimaysa?😂😂😂
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 ай бұрын
Waarun dad saas u fekeraa jira oo badan caqligoodaba meel kale kuma jiro fadaradaas mooyane wax kale walhi badankodu kuma hadlaan wan arkay dadkaas
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 6 ай бұрын
Masha Allah waa geesi walahi ilahay ha barakeeyo😂😂😂🥰🥰🥰🥰🥰
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 6 ай бұрын
Masha Allah Hirsi waa Nin Raga Fikiradiisuna Fcan yihiin❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
walahay wa runtiis qof aanu wax isu nahay bay ku dhacday shaqo wanagsna buu haystay gabadh ku siiyaay marksay ka qaden xaaal
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 6 ай бұрын
Gabadha lagu qasbayo guur ma guur halal miyu gala 🫣
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 6 ай бұрын
Salaan sare saxiibayaal
@Naagnool124
@Naagnool124 6 ай бұрын
Habaryar sh kishki soo warayso please 🙏 ❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
markay baraha bulshada iska cayaan waxay isku cayan walaashood iyo hooyadood waxan is idhi wuxu ma hooyadood walashooda bay neceb yihin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
waxay aminana qofka jaban hadu gabadh arko inu kabmayn xaalkana wiil aan aqaano ku dhacday isago fadhiyayaa rag badan dhexdood baa lagu yidhi inaan baan ku siiyay markaasu hadal uu ku diidayo yidhi xaal baa looga qaday
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 6 ай бұрын
Subxana laah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
Allah waxu yidhaahda oo yaa man marka ibnu adamka la hayalaya why sababto ah xawa rag buu ka abuuraay lakiin ragaa somalida yaa ka dhaadhicinaya gabdha wax ma dheerid
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 6 ай бұрын
Hirsi walhi he is so funny😂😂
@kiinyu6160
@kiinyu6160 6 ай бұрын
Astaq furullah 😂😂
@Tamsim3358
@Tamsim3358 6 ай бұрын
😂😂😂😂 waa funny
@queenealsheakh
@queenealsheakh 6 ай бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@Idildeeqa8
@Idildeeqa8 6 ай бұрын
😅🫶🏽😅😅😅
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 6 ай бұрын
Kkkkkkk
@Kay-jy2be
@Kay-jy2be 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Ottawa +1 (613) 716-5815 Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
خلي بالكم الخيانه ممكن تيجي من أقرب الناس ليكم😔😔
48:30
anna abouel مغتربة في فرنسا
Рет қаралды 45 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,9 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Maxaa Ka Jira Rumaysiga Hamiga? (Law Of Assumption) Sidee U Shaqeeyaa? 🤔
46:05
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,6 М.
Racism and prejudice exists in Oman too | With Asma and Hatim
49:55
7 Signs That Someone Dislikes You and is Hiding it | STOIC PHILOSOPHY
27:50
15 Jir Guur Iyo Masuuliyad Qoys Sidee U Qaadi Kartaa?  🥲
36:58
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 8 М.
18+ | S*xual rights in Islam | #MuftiMenk | #ShWaelIbrahim | #DrMSalah
57:41
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН