Xisaab af soomaali I Surfacace area of Pyramid 23 I Barro Xisab Geometry somali 23

  Рет қаралды 2,943

Alibaashi

Alibaashi

Күн бұрын

So booqo websitkeena hadii aad rabto in aad Online wax ku barato
www.kabarro.com​
Kusoo biir WhatsUp Group:
chat.whatsapp....
Kusoo biir facebook groupkena:
/ kobci...​
Igala soco websitkeyga:
alios.kabarro.com​
#Xisaab#Barroxisaab#Xisabsomali

Пікірлер: 33
@BaroyAfmaay824
@BaroyAfmaay824 3 жыл бұрын
Wll cashiradaada waa cashiro muhiim ah sifcn loosoo diyaariyay horay u soco
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal. Dhiirigalinta aad ayad ugu mahadsantaahay.
@mohamedyare6978
@mohamedyare6978 3 жыл бұрын
Mnsha allah mcln waadku mahadsantahay sida wngsn ee aad usoo bandhigtay cashirkan lkn wxn kaa codsan lahaa inaad soo duubtid ratio statistics propability
@faizaadow6701
@faizaadow6701 Жыл бұрын
Wllahi ustad wax badan ayan kaa faaiidey abaalkada janada alle haka dhigo
@ibnugudaal9886
@ibnugudaal9886 3 жыл бұрын
M.allah
@mustaqiimilyaasmaxamed3844
@mustaqiimilyaasmaxamed3844 2 жыл бұрын
Macalin masha Allah 😇😇😇🥰🥰🇪🇹✊✊✊✊💯
@apdirizaak8450
@apdirizaak8450 3 жыл бұрын
My dear teacher
@apdirizaak8450
@apdirizaak8450 3 жыл бұрын
Mncha allaah
@umuabdirixmaan5034
@umuabdirixmaan5034 3 жыл бұрын
Macalin xagee kadhacday maalmahaan
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Mahadsanid in aad iso weydiisay, Insha Allah casharadeena dhawaan dib ayey inoogu bilaban donaan.
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 жыл бұрын
@@Alibaashi macalin xisbtan ma ta dugsiga saraa
@AliMohamed-wx9zy
@AliMohamed-wx9zy 2 жыл бұрын
colcoluterka noo sharax sida looga shaqeeyo qeebihiisa kala duwan
@caqligaadaadeegso751
@caqligaadaadeegso751 3 жыл бұрын
Ustad wad mahadsantahay ino so badi
@hooyoaabo9753
@hooyoaabo9753 Жыл бұрын
Wll soo samee surface area of cuboid pls pls wll
@twinkle7167
@twinkle7167 Жыл бұрын
Macalim waan kuu xiisnay halkee ka dhacday
@AdamT252
@AdamT252 3 жыл бұрын
Ustad Fursad ayan kula wadagayaa Ila so xeriir
@hayamhirsi5128
@hayamhirsi5128 3 жыл бұрын
E-mail ayan kuu soo diray. Mahadsanid
@AliMohamed-wx9zy
@AliMohamed-wx9zy 2 жыл бұрын
7bilood naga maqantahay maxaa noo soo kordhisay xisaabta ma soo dhameestirtay
@nourqoorgaab4954
@nourqoorgaab4954 3 жыл бұрын
Asc Macalin Cali baashe waxaan Ahay arday baahi way uqabo xisaabta Markaa waxan ubaahanahay in aan chanankaada ka barto lkn mahilin cashara bilaw ah
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Wcs www. so dhawaw wall @Nuur casharro bilow waa ay ku jiraan ee dib ugu noqo casharadii here.. playlist ayan u sameeyay casharada. Hadadan helin wali ila soo xiriir mahadsanid
@nourqoorgaab4954
@nourqoorgaab4954 3 жыл бұрын
@@Alibaashi ok Macalin baashi waan baadhayaa
@yahyeibrahimcabdulahi8377
@yahyeibrahimcabdulahi8377 3 жыл бұрын
Mclin wan kula socda maxa kugu dhacay baryahan
@mohamedabey9579
@mohamedabey9579 3 жыл бұрын
Ustadi waa marki iigu horezay an chnalka zo booqdo waxn u bahnhy hady xizaab aas, aas ay jiro
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Soo dhawaw walal @Mohamed haa wan ka soo hadalnay xisabadka asaaska ee dib ugu laabao casharadii hore. Hadii aadan helin ila soo xiriir. Mahadsanid
@41wnoh58
@41wnoh58 3 жыл бұрын
waa waxaad iskugu qeybisey 2 iyo 4
@cabdixakiinawett8311
@cabdixakiinawett8311 3 жыл бұрын
M.lh pro lkn qybata geometry o xaglaha nagu cawi pro
@naasirmaxamuud3984
@naasirmaxamuud3984 3 жыл бұрын
Please teacher soo geli matrices
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Walal Naasir mahadsanid. Waxan ku soconaa nadaam hoos ayan maso bilownay... kor ayan u soconaa hada. Insha casharkas wan so gaari donaa. Mahadsanid markale.
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Insha Allah.. nadamka aan ku socono markan casharkas so gaarno ayan so qadan donaa insha Allah. Mahadsanid
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Qeer badan alaha kusiiyo canalada soomalida wanba kuwareernay marba meel ey uordaayaan saan uwad
@anisabashir9645
@anisabashir9645 3 жыл бұрын
Hej numberkaga maheli kara
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Hei Anisa linkiga fur si aad u hesho lambarkeyga: ‎Open this link to join my WhatsApp Group: chat.whatsapp.com/IqhwbiMgtQk7ruE6hbiUNB
@ibnugudaal9886
@ibnugudaal9886 3 жыл бұрын
M.allah
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 59 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 86 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 19 МЛН
من أين جاءت النسب المثلثية وما أهميتها؟
14:27
المصباح العلمي
Рет қаралды 195 М.
If You Know These 15 Words, Your English is EXCELLENT!
7:39
Brian Wiles
Рет қаралды 2,8 МЛН
الدحيح | الترانزستور
33:55
New Media Academy Life
Рет қаралды 5 МЛН
Becoming good at math is easy, actually
15:29
Han Zhango
Рет қаралды 707 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 146 М.
But why is a sphere's surface area four times its shadow?
15:51
3Blue1Brown
Рет қаралды 8 МЛН
The Perfect Road for a Square Wheel and How to Design It
27:49
Morphocular
Рет қаралды 1,3 МЛН
حالات المادة الـ 22 - باختصار
10:42
باختصار
Рет қаралды 124 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 59 МЛН