Hhhhhhh macalinku ciyaar maaha waa sax qaacidada uu sheegay anaa isku tijaabiyey sax bay soo baxady tanag you bro
@OmerHaaji4 ай бұрын
Welcome back macalin🎉
@SaacidYare-c9f4 ай бұрын
Fynny
@Omar___Hiigsade4 ай бұрын
20 , numberka danbe eber waaye Markaan oo kle Soo lama khaldi karo
@AbdinasirSaidOmerCaptainsee74 ай бұрын
Marka hore mcln soo labasho wcn Kadip xisaabta isku dhufashada qaabka misaanka loo saaro noo soo samee
@alikaahiye41684 ай бұрын
Homework aan caadi ahayn
@elmihussein37183 ай бұрын
18×2 =36+4=40-6=34 waa runtii
@sadiaisse21764 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk adeer taasu sow ma aha xiisad mathematics halkaakawad
@ahmednaasir4 ай бұрын
Qaaciido ka fudud aan idinku so kordhiyo ! Numberka hore ee da'dada ku dhufo 5 kadib halkii aad 3 kaga dari lahayd uun ku dhufo 2 kadib ku dar numberkii dembe ee da'dada Tusaale Kaso qaad in aad jirto 34 sano 3 × 5 = 15 × 2 = 30 + 4 = 34