madaxwayne muuse ugu salama waan u xiisnay hadaanu hanay reer kulmiye❤😂
@WaraabeTuur23 сағат бұрын
😢
@ayaanibrahim873522 сағат бұрын
MUUSA WA U TAGAY SOMALILAND WAY JOOG TA ALHAMDULILAAH ILAAHAY GA NAGA KAXA YAY
@Fouziaabdi-bq1rz22 сағат бұрын
Viva❤muse bixi waan uxisne salan saree🎉
@aymanxcabdi75622 сағат бұрын
Imisa mushahrbaa kaa goAy😅
@queency794320 сағат бұрын
@@ayaanibrahim8735 muuse muu tagin ee wuu kula joogaa dalkana isagaa ilaashanaya hadaad siday tahay wax u wadi waydaana waxa idinku dhacay waxba hanaga siinina takale caqligaaga Soo caday markaad doonayso inaad cid ka hadasho
@daahircismaan801823 сағат бұрын
Kulmiye gobonimo mnsha allaha
@jaamacnuur400421 сағат бұрын
Maasha allah ree kulmiye waan idin salaamayaa soonoqod dhakhso ah insha allah
@slanddifac546021 сағат бұрын
Waxani xukumad maaha waa huwanti iyo cadow gii somaliland allow ka bad baadi dalka sharkooda aamin
@shaaficicabdi399419 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 xaarka iskatu
@pesgamerrambo10653 сағат бұрын
Huuno😮
@maryamdirie684222 сағат бұрын
Wan ka xunahay anaguna in xukumada cusubi ay Xassan Sheikh iyo Ina Geele ay raligalinayaan
@xaalidahir826822 сағат бұрын
Yes our heroes are back !
@fdama20 сағат бұрын
Same old tired faces. At least make some changes like they do when a party fails in other parts of the world.
@MABDI-nj4pz12 сағат бұрын
LAXEY FAWQAL LAXEY WELIBA MIYAY HADLAYSAA.
@JonathanCkay17 сағат бұрын
Muraacadnimo adag isu diyaariya reer kulmiyow 😂🇬🇫
@HassanSharif-k9d22 сағат бұрын
Kulmiye waa Xisbiga Lexojeclada ka leh Somaliland insha Allah 2030 waa Xisbul Xakum
@abdusalansaleban733913 сағат бұрын
Kulmiye diboo dambe usoo noqon maayo
@MuniiraAlahi22335 сағат бұрын
@@abdusalansaleban7339afkaaga ku dhici mayo team hurdoow😂😂
@AbdishakurAhmed-b7s15 сағат бұрын
Dee xinif waa beenaale❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m15 сағат бұрын
MUUSE BIIXI CABDI Guul Guul wuu ka gaystay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminahassan282319 сағат бұрын
Kulmiye guusayso markasta iyo marwalba ❤❤
@sahramohamed338022 сағат бұрын
Ruugcadaagii soo rogaal celi❤❤❤❤
@asadmohamoud584020 сағат бұрын
Iska adkaysta qanjiidhadu waa taad ku bilawdeen kulmiyihii idinka horeeyeye markad xilka la wareegteene
@HiboNour-oe5xm19 сағат бұрын
Rugcadaagii so rogaal celi maashallah tabaarakallah we missed kulmiye yahanadii doobin jiray
@ahmedosmen45718 сағат бұрын
Ciidanka Qaranka Somaliland waa lama taabtaan, Duco moyee ma istaahilaan xumaan, iyaggo wax ku filan qaadan ayay ku samreen jacaylka uu u hayey shacabkoodu iyo dolwadoodu beri horaana Somaliland cadwgeedu ku kala tegi lahaa se iyagaa lagaga baqanayey, sahacabkooda laga horkeeney ee cadawga somalaliand dabka dhex dhigay ilaa iyo hadda u tudha oo difaac uun gala marka la soo weeraro iyagoo ugu dulqaadanayay nasteexo ahaan iyo dagaalka sokeeye ee ahaa kugu dhimay oo kaa dhimay,,,,haduu wadani wax u kordhinayo haa waa soo dhaweynaynaa laakiin ma istaahilaan deelqaaf,,,, Long live the victorious armed forces of Somaliland
@WaraabeTuur23 сағат бұрын
narkaan kulmiye arkay waan ilmeeyey😢
@Burcawi2422 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@mustafeadan692420 сағат бұрын
Kkkkkk maxaa la oyday ma makaa la qabsaday
@shaaficicabdi399419 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 nuune aamus
@userng418 сағат бұрын
Metoooo walahi xisbiga kulmiye waxa kujira ragi dalkan uso halgamay e xoreyay cadawgeno dhana kabaqan🥺
@MuniiraAlahi22335 сағат бұрын
Team hurde meel iigu sheega
@ParkhadXasan22 сағат бұрын
KULMIYE waa xisbiga kaliya ee dhisay waddanka hormariyay
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr22 сағат бұрын
CIIDAMAD A QARANKU WAALAMATABTAN AMA CIDAN MADANIYA HA AHADO AMA KUQARAN HAAHADO WASIRKASISHSRCIGA KAMA WAYNA WA IN LADOXIDHA
@DulqaadMedia1217 сағат бұрын
Ninkani miyaanu xukuumadii hore ka mid ahayn mise qolfoof kooda ayuunbaa meesha fadhiyay😂😂
Xanaaf naar ka waraabi Xukuumadan jilicsan we miss Kulmiye party n Mbc 100 days is alot waxaba ha sugina why Xukuumad dhataqle miidhan hadalkedu yahay meel ka dhac weeyi sidii cadada u ahayd marka karbaasha
Kul.iye viva guul kulmiye dowlada huruda iyo wasirada walaan ciiro huruda o so tosaya isago dhabadhaba o dhiica g huru da ayunba warkaada loso dhibaya isko g fiirsana ugu nargamarganaya
Somaliland ❤ اللهمَّ اهزم أعداءَنا وكلّ من يُريد الفِتَن والدمار والخراب لهذا البلد، اللهمَّ رُدَّ عنّا كيد الكائدين فإنّهم لا يُعجزونك، يا مَن لا يُعجزك شيء يا رب العالمين❤❤❤ kulmyie ❤❤❤❤❤❤❤❤