Xisbiga Wadani oo is waayay iyo siyaasadii oo lagu kala badiyay halkan ka daawo✍️

  Рет қаралды 41,913

Xaaji Basar

Xaaji Basar

Күн бұрын

Пікірлер: 198
@ZAHRASAEED-k2m
@ZAHRASAEED-k2m 3 күн бұрын
Eedo aniga Garxajis ah. Waad iga farxisay. Muuse Bixii ha guuleysto.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo daacadi ma hungoowdo muuse waa daacay aan waxan ku raacaney maaha qabayalad guul kulmiye guul horseed guul hilaaca
@warka9494
@warka9494 3 күн бұрын
Xaaji basaroow kulmiye soo raac, waa daqiiqadihii u dambeeyaye
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 күн бұрын
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda oo bilaa mabda hawdhiibina Qoodhiin iyo xaradiin viva horseed iyo muuse legend geesi Qaran guul
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 3 күн бұрын
Guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤ I
@dayibdaahir5638
@dayibdaahir5638 3 күн бұрын
Siyaasiyiintu wadani utagay waa saaqidinta siyaasada iyo dufan jecel ururtay kulmiyena dadwaynaha jecel dadwaynaha ayaanu codka waydiista ee cada gudow cod iidoon ma yidhaa marka xadaarad iyo khibrad ayaa la is dheeryahay ee la soco
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 3 күн бұрын
Muuse Biixi is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 2 күн бұрын
Xaji basarow adigu wadani maka noqotay mise weli waad kujitaa Eedo guusha sooraac kulmiye waa guulaysa nayaay meel cidlah hakudhicine guusha soraac🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤guul guul iyo gobanimo Somaliland mansha Allah tabaraka
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 күн бұрын
CIISE MUUSE HAA KUU WAALYAN WECALYO CIISA MUUSE WAA SUPER AWALE SACAD IYO CIISE WAA WALALO
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 3 күн бұрын
Wariye qaali ah runtad sheegtay ilahay gusha muse hasiiyo alhuma amin
@zuleikhazezu4734
@zuleikhazezu4734 3 күн бұрын
Guul MBC insha allah
@hussen1950
@hussen1950 3 күн бұрын
Guuuuuuuuuul Somaliland & kulmiye 😊
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 3 күн бұрын
Waa laka badiyey xisbiga kulmiye waa lays eryaa hadii wax laga fahmi waayo lakin Wadani waa lagu aamusaya.
@saadoadan5009
@saadoadan5009 3 күн бұрын
asc guul guul kumiye
@subairmohamed6045
@subairmohamed6045 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland SSB viiva SSB isaaq snm nimo
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 күн бұрын
Intii aan Somaliland Kheyr u lahayni ha dhacaan Ilaahay idamkii
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 күн бұрын
After work hand win muuse biixi cabdi guul kulmiye ❤❤❤❤🎉🎉
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul kulmiye guul madaxwayne Muuse guul horsed guul hilac
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 күн бұрын
Guul Xisbiga Kulmiye party Insha Allah
@AbdiCige
@AbdiCige 3 күн бұрын
Kulmiye guul inshalla ❤❤❤
@Amina-e2l
@Amina-e2l 3 күн бұрын
Xaji basaar gusha kulmiya so raac💚💛💐 sidan ku tagari jiranay bad hal mar dhidhiga gashay sonoqo😂😂😂😂
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 күн бұрын
Viva muuse biixi
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 3 күн бұрын
Muu sirxine xaq buu ku leeyahay mujahidiindta aya aya soo baxaysa
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 3 күн бұрын
Wadani hadhaco ilahay idamkii
@minursa02
@minursa02 3 күн бұрын
Kuwii Geela dicii jireey, siasaadi waxeey umaleyeen geel laso dacoo
@MuxiyadinCumar-m4u
@MuxiyadinCumar-m4u 3 күн бұрын
Waaryaa xaaji Basar waa runtaa oo qoladii kulmiye way innaga badiyeen ax ax ax
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 күн бұрын
Xaaji Basar waa run siyaasadu sidaa aad sheegtay
@siciidali4034
@siciidali4034 3 күн бұрын
Guul kulmiye iyo guul somaliland ❤❤❤❤❤
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm 3 күн бұрын
Guuuul sh muuse biixi cabdi❤
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 күн бұрын
MUYUU. KULA XUMAADEY. LIBKA AADKASAARTEY. EE. KULMIYE. IYO WADDANI ❤❤❤
@ASAD-988
@ASAD-988 2 күн бұрын
CODKANA ISHA ALLAH WAA LAGU,KALA BADIN DOONAA OO UMADA IYAGA AYAA CODEEYEE HEESO LAGUMA SOO BAXO😂😂😂
@HibaaqAinache
@HibaaqAinache 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤KEEP GOING HABO GUUUUL GUUUUL QARANKA BARAKEYSAN INSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 күн бұрын
Horta waa Caqli xumada Wadani weeye wlllhy
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 күн бұрын
alxaqiiqa
@KhadarxuseenJamac
@KhadarxuseenJamac 3 күн бұрын
Kulmiye guuul
@rodahashinur
@rodahashinur 3 күн бұрын
Waa daacad kulmiye guul ishalaah is a soo qabo adigu codkana na sii
@iissa7685
@iissa7685 2 күн бұрын
Kulmiye 😂❤
@CIISECabdiraxmaan-f7r
@CIISECabdiraxmaan-f7r 3 күн бұрын
Guul guul horseed iyo kulmiye guul guuuuuuuuuuuùuuuuuuuuuuuuuuul
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 күн бұрын
MARKLE MARKLE AABO MUSSE... 5 MORE YEARS GUUUL KULMIYE GUUUL KULMIYE.... GUUUUL SOMAILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihashi9863
@abdihashi9863 3 күн бұрын
Saaxiibkay Xaaji Basar guuuuul iyo gobanimo waan ku salaamaya ❤❤❤
@maxamedcumar4942
@maxamedcumar4942 2 күн бұрын
Guul muuse biixi cabdi
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 3 күн бұрын
Muuse markale dooranyhy week kadib waa ladharinaya❤❤❤❤
@m.gaddari2515
@m.gaddari2515 2 күн бұрын
Cirro dooro, yaadan goblamine....
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 күн бұрын
Oo sawka raacay saadayshaydii
@hibaqali-jo3xy
@hibaqali-jo3xy 3 күн бұрын
Muuse waa Mujaahid ❤❤❤❤❤❤❤❤miyaa lala simi karaa ninkale
@MaxamedIsmaaciil-w1o
@MaxamedIsmaaciil-w1o 3 күн бұрын
ilahay ba wata xisbiga kulmiye
@Noobify101
@Noobify101 3 күн бұрын
Xisbiga faqashata iyo cadawga dheh mucaarid Nima aha wadani
@ayaansiciid3901
@ayaansiciid3901 3 күн бұрын
الحمد لله
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 3 күн бұрын
Ilahayow nabad qab nugu Gadhsi ishaalh
@siciidali4034
@siciidali4034 3 күн бұрын
Taasi waxay ku tusaysaa in cirro iyo waxan wadani la leeyahay ka liitaan Horumarka iyo wax fahanka !!!!! 😅😅😅😅
@jamiilaibraahiim3806
@jamiilaibraahiim3806 3 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman 3 күн бұрын
Xaaji basar waan ku wataa gobanimo kkkkkkk
@omarabdi5769
@omarabdi5769 3 күн бұрын
Thanks brother 🙏
@guraydaahir9199
@guraydaahir9199 2 күн бұрын
xaaji basarow gusha sand so raac muuse bixi so raac wadanii waa huwan ka hadh well come
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Adeer sixir manaqaan ee dadkaa nawata meesha dadku lajiraanbaa guulaysta😮😮
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Күн бұрын
oo muxu gashaday dadkas waxba ma iska codee baad mooday siysada maad fahmin hada sas u fkertay ader kulmiye wa uruur codkoodana kii uruurnimo miyuu ka taanasulay marka sow uruur maaha isaga uruurnimo iyo madaxwayne nimo ma rabo mise uruunimo dan kama laahee madaxwayne nimo ayuu raba wixi ku kalategayana waxba igama gelin miya haayaaaaaaaaaaaaaaaay la fahmaeay musue wa kulmiye ama ha burburo ama ha joogee codka isiiya ader dadku kama calqi yar muuse isaga ugu caqlaiyar
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Күн бұрын
Wadaani wo Guuulaysnyaa inshallah.
@nasriin7079
@nasriin7079 3 күн бұрын
Mansha Alla anagoo doog arkayna maxaan abaar ka donaya guul xusbigaya kulmiye indha u roone
@AmilAbdirahman
@AmilAbdirahman 3 күн бұрын
Guul waa guul
@hamdaelmi
@hamdaelmi 3 күн бұрын
Muuse biixi cabdi guul iyo gobanimo alle ha ku xifdiyo muuse bixi Alle ha ku guuleeyo muuse ❤❤❤❤❤
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@jaamac5034
@jaamac5034 3 күн бұрын
Siyaasi ayaadtahay sxb adiga laftaadu
@IbrahimNuur-in9dw
@IbrahimNuur-in9dw 3 күн бұрын
Xajibasar hada ayaad isasaxday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbiweliKhadar
@AbiweliKhadar 3 күн бұрын
Wadani guul
@FahadBare-v9x
@FahadBare-v9x 3 күн бұрын
Masha allaah xaqiiqadadka hadashay xaaji basar
@hassannur8022
@hassannur8022 3 күн бұрын
Fariid
@asxaabi
@asxaabi 3 күн бұрын
Xaaji basar caawa waaqaca ayuu taabtay lkn ogow kulmiye waa daacad u ah dalka iyo dadka wanaag ayuu larabaa, taas ayaa sabab u ah guullaha taariikhiga ah
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 күн бұрын
😂😂😜😁😁😁 Ha sheegin weli laysma gaaafhineee wlll
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 3 күн бұрын
Ishallah gul. Kulmiya iyo horsed
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo daacadi ma hungoowdo muuse waa daacay aan waxan ku raacaney maaha qabayalad guul kulmiye guul horseed guul hilaaca inadeedo aan kula kaftamay waad arkeys xisbigagii wadani ee nasoorc kulmiye❤
@saeedmohammed9933
@saeedmohammed9933 3 күн бұрын
Runsheeg
@fifisaid6470
@fifisaid6470 3 күн бұрын
Waa tageero aan dafsanaayn Afka. Kulmiye Sooka waydiistay tageeerayaashiisa inay 2 codba siiyaan waa midee xisbiga Kulmiye ka kalena Muuse Bixii. Markaa waxaa u ku tageerayo waa maxaay? Majirto Horseed iyo Hilaac waxay ka sugaan Xisbiyo sidooda kale ah oo raba inay soo baxaan. Wakhtii yeeyna iska lumiin ee Dadka ha dheex galaan oo Cod ha weeydiistaan.
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 күн бұрын
Caac bacaac haciyane wadani siyasada iyo kursiga miidna mageeyan ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤮🤣
@fifisaid6470
@fifisaid6470 3 күн бұрын
Xaaji Basar munaafaqada joojii. A. Ciro. Iyo M. Hashi way ku heeshiiyeen sidas. Se maxaa Umadda u tusii weeyday Markuu Kulmiye ku ololeeynayay 2 cod in la kala siiyo Xisbiya Kulmiye iyo Muuse Bixii ?
@FathiDaroot
@FathiDaroot 3 күн бұрын
Car ciro ha yidhaa codka xisbiga kaah baa le 😂
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 күн бұрын
Hhhhj Wlhi cire waa doqon isagaa naftiisa ayaa is Fashilinaayo
@MaxamuudDaado
@MaxamuudDaado 2 күн бұрын
Asc
@maxamedcabdiciise9602
@maxamedcabdiciise9602 3 күн бұрын
inadeer xaji basarow run ayaad sheegtay oo reerka garxajis mayaqaAan siyaasada Oo waadhabtaasi laakin Hadaanu nahay habar jeclo ama kaah wanu ku sidanaa Siyaasad xumadaa oo garxajis Waxaan idinka cod sanayaa Hadaa tihiin awal ayaanle nala qaada dhiboogaa waa walalkeene 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Inaa nagulasidaan dhiboogaa
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 күн бұрын
MA HEEGO NAASDHEER ❤BAA. KAADHEXHADLEYSA. HUUNO. KLKK
@yaasir1936
@yaasir1936 3 күн бұрын
😂😂😂😂 huwan gudaha cidi ma rabto
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 2 күн бұрын
Heego sowta cidla kaga tagtay gunxajisow faqash kahadhenow yusra hartiyey habar yuusa gunxajis siyasada iyo kursiga miidna mageeydine hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤣
@m.gaddari2515
@m.gaddari2515 2 күн бұрын
Xajibasar Kursiga adkayso, wax yar baa dhimane...
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Күн бұрын
Inaa Xashii musa ka khalasy ina xashii musa musebo ba ka khalasyy ...
@nuurcige3647
@nuurcige3647 3 күн бұрын
Soo dhawow xaaji basar
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 күн бұрын
Kulmiye party guul insha'a Allah
@samiaabdimohamed2066
@samiaabdimohamed2066 3 күн бұрын
Waxaan iis idhi baal mantana dhagayso, sadashisu haad iyo jeer waa wadani, see indhaha ayu iska tira taa runta haa, kulmiye aya soo noqonaya.
@jaamac5034
@jaamac5034 3 күн бұрын
Masha allaah kulmiye sxb
@CabdirsaaqMohammed
@CabdirsaaqMohammed 2 күн бұрын
Xaaji waa ciise muuse wuu cadeeyay isaaqow
@أجملالوردة
@أجملالوردة 3 күн бұрын
Reer howd ayaynu nahay
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 3 күн бұрын
Xaaji basra kuwA kulmiye ka yaacay waa tuugtii iho koofiyd baclayaashii maxaan cunaa ee kumamayay siilaanyi adigu guusha soo raac ka kaalay buura fuulka faqsht huwanta cisa muuse wuu badheedhay intii bdanayd in yar baa buura fuulka ku hafhay awal bati way tashadeen inay kumi yihiin adigu guusha soo raacaa frmo saraar csynba
@airm9857
@airm9857 2 күн бұрын
Majoriti Eisa Muse waa Kulmiye adeer...iska naso
@CabdiqaniXuseen-y8i
@CabdiqaniXuseen-y8i 3 күн бұрын
Dadkan aad lasocotaa wayba kucayayaan ❤
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 2 күн бұрын
Ninyohow maad dhex dhexaad ahaatid, raga ilmaderta tartaymaysa ama aan ku dhegaysanee siyaasada iska dhaaf hadaanad dhaafayn arimaha reer sheekh isxaaq dhex u noqon karimaysid ha ka hadlin reerkiina ka hadal. Way iskaga kaa qasan tahay, labo ha isku khaldin inaad reerkaaga u ololayso iyo inaad arimaha reer sheekh isxaaq ka taliso isma qabato
@JimcaaleHassan-b3x
@JimcaaleHassan-b3x 45 минут бұрын
Lagu kala Badi siyaadasadii xaji basarow
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 3 күн бұрын
Miskiin waa aragtidada gaaban dadka yaa hogaamiya dadka waxa hogaamiya dhaqanka siyaasi waa daneyste ma hogaamiyo shacabka tusaale 2017 suldan xasan iyo odayaasha la socdey qeyb weyn oo aan la dafiri karin ayey ku lahaayeen soo bixitaanka m.muuse maanta m.muuse iyo dhaqanka xagey kala marayaan xisaabta ku darso jeegaantii burburtey taa faalo ka bixi sxb mida kale anigu garab rarato ayaan ahey bulshada dhexdeeda waan ogohey guuxa yaal la qabso ninyohow
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 3 күн бұрын
Ree wadani iyo kaah waa dambas lakala iibsadey xirsi baa yidhi wax kaah layidhaa yaan laydiin la iman ree kaah wadani wuu gawracay well come kulmiye ree kaahow
@lalalallalallalal3957
@lalalallalallalal3957 3 күн бұрын
Alxmdullah raabiicalamiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedguleid9022
@ahmedguleid9022 3 күн бұрын
Raggeedi: Anigu haaddan is so Sharaxo Adaan kaa dhigan, madaxa Campaign ka.
@add-tech
@add-tech 3 күн бұрын
Fariid walee inaad joorji waashitoonka somaliland kubanaantahay
@zeynababdi964
@zeynababdi964 3 күн бұрын
Ururka kaah nacaybka kulmiye iyo muuse iyo kaahin ayaa madax maray laakin way ogyihiin halka la dhigay 😅
@AbiibColaad
@AbiibColaad 3 күн бұрын
Wadani wxba islamayaho ururkii ee isbahaygii wada sheegayeen ayba hada madaxa isku jiraan markii muhmal.sheekadoodu noqoty muse bixi daramada uu baladhiyey dhaamanba ururada ayey is buursanayaan kulmiye other again come 🔙 ayu samaynayaa
@Borama1960
@Borama1960 3 күн бұрын
Warya, Waddani is not the strongest hold. Kulmiye has the strongest hold. Also, Muuse is by far smarter than Cirro. Cirro can not think for himself. Someone told him this or that someone is helping him walk. Cirro is a very weak man, and we can't trust him with the country.
@cabdiqadirismaciil7112
@cabdiqadirismaciil7112 3 күн бұрын
Waa saaran nahay buska aaboo hore soco rakaabkà kulmiye kugu filan
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 3 күн бұрын
Guul wadani kulmiye iyo muuseba hadhaco dhiigyacabka haduu soo muuse hadaanu nahay beesha J 36 waa dagaal qofwalowba ku talagala
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 күн бұрын
Guul kulmiye qaranimo
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 3 күн бұрын
Gushu waa kulmiye waa siyasi dhab ah wana geesi na soo raac haji basarow ha ka hadhiin gusha
Falanqayn: Maxaa ku cusub cod bixiyayaasha Somaliland?
29:05
MM Somali TV
Рет қаралды 53 М.
10 Qodob oo Muuse Biixi uusan Madaxweynaha SL kunoqon karin
10:44
Gaylan Media
Рет қаралды 45 М.
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 31 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 1,7 МЛН
HAYAAY WAR FARXAD LEH ISKU SOO BAXA
12:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 31 МЛН