Xog Digniinta Boqor Buurmadow Cirro iyo Garxejis? Arimo Qarsoon oo Fashilmay Warsangeli Garad jamac?

  Рет қаралды 49,080

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Xogogaal Warbaahin Badax banaan ka hel Xogo Sirdoon Warar Waraysiyo Falaqayno iyo Siyaasada Soomaalida waa kasta oo Berya,Subscribe Like Share iyo Commant.
BARAHA BULSHA FACEBOOK IYO TIKTOK BOOQO.
/ xogogaal_news
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 27
@Cabdi-ho1ro
@Cabdi-ho1ro Ай бұрын
Soomaaliland Guuuuull
@xamdaali4578
@xamdaali4578 Ай бұрын
Geeeeesi. Borumadaw.❤❤
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Ай бұрын
Anagu hadaanu nahay shibka soomaalilan waxaanu jecelahay inay salaadiintayadu iskaaya garab tagaan kii si wanaagasan noogu hadla waanu soo dhaweynayna ka se naga raaca shisheeyaha geeska ayaanu ku dhufanayna makaa buurmadaw waanu soo dhaweynaa geesi geesi dhalay soomaalilaan guul iyo gobanimo
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 26 күн бұрын
😊😅😅😮😢😢
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Ilaahay reer sh isxaaq oo dhana Alaha ka dhigo Halyeyada habar jclo oo kle waliba Boqor buur madoow oo kle
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l Ай бұрын
WAA QOF WAX LA SOCDA XAALAD WALBA MAASHA ALLAAH
@munaabdirisak89
@munaabdirisak89 Ай бұрын
Geesi qaranka
@AlxasanMaxamed-f1b
@AlxasanMaxamed-f1b Ай бұрын
❤️
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
Markan Boqor Buur Madow runta ayuu sheegay iyo muujin geesinimo leh kuna saabsan difaaca dhulka Somaliland.
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m
@FaysalcabdiRaxmaan-d9m Ай бұрын
odeeygani waadilaa waalaanee ilma indha deero diilala uayahaysoma shako kalee mahayee waahdilalale😂😂😂😂😂
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou Ай бұрын
Boqor waad fiicantahay laakiin horta cagta mow dhigmaa dawlada cusub waayo yaynaan noqon isku maqan lagu maqanyahay Adnan sir aad baanu kuu ixraamaynaa
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Ай бұрын
Kugumaalnay boqor
@IlhanMohammed-yj3iz
@IlhanMohammed-yj3iz Ай бұрын
Cabdi raxman ku makhaldana in uu nad Ku baaqo nabad BA Nas la nugo le nabad gelyo la aantuna dib u dhac bay kentaa
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul Ай бұрын
Mooryaan weeyaan bela madoow!
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac Ай бұрын
FAQASHEEY MAXAA MEESHA KU DHIGAY MAADA LAGUU WARAMAYAA😂😂😂 INDHO ADAGA FAQASHTA WEEYE.
@faaraxjaamac3421
@faaraxjaamac3421 Ай бұрын
Aad&aad-ayuu boqorku u,asiibay xaqq,iqadhabtaa ee-ay wakhtigan kujirto s/land iyadoo dad,waynaha s/land-dhamaan-inta-uu dhiigooda racay qadiyada&madax-banaanida s/land uu boqorku. Kaga wakiil yahay ayna aad &aadusoo dhoweeyeen hadalka uu boqorku jeediyey ee dhinacyada badan taabanaya
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
INSHALLAH KHAIR
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
MD Abdulrahman iska jir Khiyaamada Abiy Ahmed. Taako Baddeena ka mid ah ha siin. Abiy iyo Yahuuda ayaa heshiis ku gaadhay inay Saylac Gacanta ku dhigaan. Emaraatka wuu kula jiraa. Ciidan gee Saylac.
@hazzanabdi5551
@hazzanabdi5551 Ай бұрын
Odaygaaan markuu madaxwaynekasta ka soo hor jeesto muuu madaxwayne noqdo nio isagu oo tartamo cidkasta ilayn isaga maheee
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Ай бұрын
Buur madow kulamiye cool ayaad la aheed oo wadni ayaad heshiis la aheed lakiin may aheen inaad durabaha ka cabato ninkaad shalaay suber awal owagiiy ulaha coloowada dabada galisaay tiiy la ogaaha aad dhigatay ninakiy shalaay dakanada u qaaday inaad isagoon 🪑 waxabahaba fadhiyin inaad geesaka galiso waa waxa lalaha yaabo taas waxaay cadeenayasa inaanad cidana la hesheen karan goramad muraadisa Ninkan shalaay wadataay 🫣🫣🫣🫣 kkkkkk
@ommucadegal
@ommucadegal Ай бұрын
horta adigu waxan aad akhrido halkeed ka keentaa waraysiga boqorka wn dhgysty manu ku jirin hadalka ganacsi laga xayiray beeshiisa markaa qof wayn baad tahee wxd ku hadlyso iska hubso malinti horad nin aanad ogayn xogtiisa tidhi wax shaqo ah kuma laha arimaha ciidanka waanan kula yaabanaa wa'ayo dadku way ogaayeen ex wasiir Jama inuu ciidamada aqoon u leeyahay markaa waxan aad soo warinayso iska hubi waa iga talo sidan views ku heli maysid waad ku waayi uun beenta iyo propagandada.
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
BEEN MADWO IDOOR WUXU ISAGA DHIGAA IN U BOORSO KUWATO
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l Ай бұрын
WAA QOF WAX LA SOCDA XAALAD WALBA MAASHA ALLAAH
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН