Maasha Allaah Diiwaanka taariikhda siwanaagsan u keydiya😅❤
@sidrasirad94753 сағат бұрын
waxba lagam gulaysan ciidamadeena 8 bilood bay kabashayeen malin qayb yar la gaaday
@cabdinaasirjamaac60103 сағат бұрын
Runtii baa hortiisa timid
@ahmedyaasiin39572 сағат бұрын
Garaadadu iminka waxay doonayaan iyagoo ciidamo wata in ay soo galaan Ceerigaano. Si ay inoo khayaameeyaan. Niman reer Ceerigaabama wayba u yeedhanayaan. HADDII AAN LAGA TAXADIRIN LHATARTEEDA AYEY LEEDAHAY.
@jaamacmjaamac8142 сағат бұрын
waa riyoonyaan isaaqoow
@XaliimoCali-xs1ouСағат бұрын
Ina dawal dhahoo waxa aamusiiyayhadaladii geesiga aanu faano ee dahab meadow Soo kii noqday jamac baadi
@hassanmashalahmahamoudjasa220Сағат бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@CashaCabdixasan2 сағат бұрын
Dil Buu ku xikuman yahay. garac gala dagaalka. S.landers.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub3 сағат бұрын
Dhinaca badhan iyo dhinaca fiqi fuliye islaha dagal ka so qaad blse wuu fashilmay marki lagu jabiyay dagaldi u danbeyay ceerigabo iyo fiqi fuliye laga so qaaday 😂😂😂
@shamsogarad6932Сағат бұрын
Kkkkk. Iidoor dabacayuun walle laf cad baad toobin ku haysaan.
@axmedcali91283 сағат бұрын
Hadalki boqor buurmadaw ayaa dhawacay wa yabanyahay
Nacala ku yaalku ma khiyaamo ayuu wadaa garaad ( F ) alla ku nac wixii halkaa ka dhacay adaa lagu waydiinyaa
@khadarhussain17413 сағат бұрын
Waar waxan jahilka ah yaa aamusiiya ceerigaabo madagaalbaa ka socda waa tii runtii la gaadhay in nagaaladaasi tahay magaalo isaaq
@asheekh154 сағат бұрын
Garaad Jaamac jokoraa cidla lagahelay umajawaabo
@taabici3 сағат бұрын
Wariye cod kar ah isla markaana ku talaxtagay falanqaynta iyo soo koobida taxanaha akhbaaraadka. Balse ku talaxtagay Asal raacnimo kor u foof wariye.
@kawsaribrahim55173 сағат бұрын
Waar dhagan na mahay waa dagal oogay waxa ka yabanahsy waxa ciro uga hadali laayah dagaladan lagu soo gaadsy Somaliland iyo shacabka rer Somaliland ee ku nool kilark shakadisi waxay ku soo urutsy locked waa taa chain inoo soo hanjabayo waayo umjawabi karan ere wadani waayo lacagta ku soo baxan waa maasha ka tim wake up mr ciro guul ciidanka qarank guul ciidank madaniga ahy guul Somaliland
@GjFy-c6d2 сағат бұрын
Dee oromoo adaa faraha lagale furdaami ciro maysagaa meel kasta in dho la aan kugalay iyo fiirsashovla aan
@ZahraIbrahim-vp2ez4 сағат бұрын
Grand jamais wuxu sugayaa balanti wadani khadey waxay ahaydbaa
@Dufaan4 сағат бұрын
Boqor buurmadaw aya Alle usoo diray malinti aya ugu dambaysay marki isaaq warkiisu gaadhay in uu garac noqday
@HindaAbdulle-fl2jj3 сағат бұрын
Afkiibaa juuqda gabaybtaloow hooyadii ma nooshahay