Xog Itoobiya Ictiraaftay Somaliland iyo safarkii Muuse biixi oo baxaya? Damacii kulmiye ee Guudha?

  Рет қаралды 11,099

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 28
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 6 сағат бұрын
Guul somaliland calan waan tushaye from Canada somalilander🇪🇹💪🎉
@cabdilahidahir345
@cabdilahidahir345 Сағат бұрын
Guul inshallah Somaliland
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 сағат бұрын
Guul Somaliland 💚🤍❤️ And Ethiopia 🇪🇹
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 5 сағат бұрын
Guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 сағат бұрын
❤❤❤
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 6 сағат бұрын
Ictiraafku ma go aaminkaro doorashooyinka heshiiskana ma aha mid fuli kara kulmiye waligiiba ha rafto
@nashou22
@nashou22 4 сағат бұрын
😂😂😂naxdin, Ethiopia ku dhaqaaqda. Wadani waa u dhamaatay. Maca ciro ayaa codka ku ridi ama suuxi
@moabdi3860
@moabdi3860 8 сағат бұрын
It's take too long wlhi alle ha inoo rumeeyo rajadeena inshallah guul somaliland ❤
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 6 сағат бұрын
Aamiin Alloow noo rumee
@hashim4226
@hashim4226 8 сағат бұрын
Waar si kulul uga ka hadal faaidada Heshiiska ugu jira Somaliland oo ha dhexgalin arinta Doorashooyinka aad ku taageerayso Mucaaradka.
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 6 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Faaiidada ku jirtaa muxuu yahay bad iyo dhul ayaa lagu qaadanayaa inta adduunka ka hartey horta ma ogtahay taas mise ictiraafka raadintiisa ayaa ku waashey tankale ma ogtahay in uusan ictiraafku caalami aheyn 1 dawlad iyo 50 dawladood midkoodna ictiraaf caalami ah laguma helo Inkale mid ogow inay dekeda berbera xirmeyso hadii la siiyo deked itoobiya Mid kale ogow inta itoobiya soomaaliland aqoonsan tahay baddaas ayadaa iska leh
@hashim4226
@hashim4226 Минут бұрын
Waxa cad inaad ka soo horjeedo AGOONSIGA Somaliland. Qofkii cagli leh waxuu garan karaa sababta ay Somaliya ku waalatay inay af iyo adinba ka hortimaado Heshiiska MOU waayo waxay Somaliya ogtahay in marka Itoobiya aqoonsato ay dalalka kale Afrika ayaguna aqoonsi siindoonaan Somaliland. Been baad ka sheegaysa Heshiiska ee Dekad ganacsi la MA SIIN Itoobiya. Waxa cad inaad cadow ku tahay horumarka noolasha dadka Somaliland.
@youssofalrawhani7652
@youssofalrawhani7652 8 сағат бұрын
انا اختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716722163 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير..=¢_¢|_¢_¢_¢^¢_¢°`^√¢¢√®÷©©×😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saidmohamed464
@saidmohamed464 6 сағат бұрын
War xogaaala oo laga helay Ethiopian yaa waxay sheegayaan in la saxeexi doono 15.10.2050 haddii ala yidhaa waa war saxa
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 3 сағат бұрын
Citiraafbay kuwani ku waasheen Iney qabiil yihiin miyan lo aqoon Ma dad dhulkii ayey u wareeren
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 7 сағат бұрын
Waxba kama jiraan dheh
@hamsirr6551
@hamsirr6551 3 сағат бұрын
Chance weeyi madaxwaynuhu wuu saxeexi karaa on day haday u hadhay xataa
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 сағат бұрын
Waar.waxheshiisi.majiro.muuse.biixi.caleemosaarka.mdxw.etiopia.ayuu.codsaday.inu.kaqaybgalo.sheeko.kambayn
@سلامأدم-س9م
@سلامأدم-س9م 7 сағат бұрын
Wamarkii tobnaad ee aanumaqalo kana waakuhore oo kale waa beentii naloo sheegijiray
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 7 сағат бұрын
😂😂😂😂😂waan kayaabay heshiiskan iyo beri ayaa lasaxeexayaa
@NuraQallib
@NuraQallib 7 сағат бұрын
Waa maaweelo fahan
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 6 сағат бұрын
Waa been Ayaan filyaa waxba kama jiraan dadkaa lagu waalayaa waxaasi🤔🤔🤔🤔
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 6 сағат бұрын
Yaa iga qabta dadkan muu baxo oo soo saxeexo heshiiska bal jaaniskaasi lumaya daawada bal🤔🤔🤔
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 6 сағат бұрын
Waxa hubal ah inu heeshusku noqonay mid af garad uu yahay Dhawaqidi Aqoonsiga ee Somaliland Horeh ba wan uu sheegay in Aqoonsiga Somaliland lagu dhawaqi doono intan la gadhin doroshada tasuna waa fursad dahabi oo Tariq gali doonta uu helay Muse Bixi Cabdi uu ku keeni doono Kartidisa rugcadada siyaasadeed uu haybad uu leyahay iyo wadanimada jacelka uu qabo Qarankisa waana Guul uso hoyanaysa Somaliland
@CabdiqaniXuseen-y8i
@CabdiqaniXuseen-y8i 8 сағат бұрын
Oo kalayy ilayy sodhawaytii maanta ee maxamed kaahi kamaad hadline mawadanibaa inyar kuudirayyy😂😂😂
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 7 сағат бұрын
Muuse Oromo lafta nagaa
@InaBeegsi
@InaBeegsi 3 сағат бұрын
Faqash qadadwayn amisom
@CasiisAli
@CasiisAli Сағат бұрын
Isaaqa kooda ugu aqliga badan baa ugu liita bal wuxuu ku hadlayo eeg eithiopia daayo dooro idinma aqoonsanaysee riyada katoosa
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 45 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 29 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan
47:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,8 М.
INA KAAHIN OO KA HADLAY SHIRKA HABAR JECLO CEELAFWAYN
8:40
waridaad TV
Рет қаралды 3,8 М.
Saving the Union? Whitehall and the Scottish independence referendum
1:16:23
The Bennett Institute for Public Policy
Рет қаралды 8 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 45 МЛН