Xog Jabuuti miyaa Ciidamo keentay SaylacSamaroon & Ciise oo Go,aano lama filaana gaaray,Willyam Ruto

  Рет қаралды 28,326

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 62
@nmcflims7421
@nmcflims7421 3 ай бұрын
Djibouti hadey afaaran gasho waa lala walaaqaneyaa jabuuti dambe lama arki doono canfarta ayaa lagu kicindoonaa bal cida wax ku faaida
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
Adiga saxafad wsx ka ma oged
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
Waxan wa jiranyahay
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 3 ай бұрын
Vive Jabuuti 🇩🇯
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 3 ай бұрын
Xasan sh damiir malaha Anigaa kusiin badda maqaji x mashiixe.
@CaydarusDaahir-p6z
@CaydarusDaahir-p6z 3 ай бұрын
Cise madagana awdal
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Ceedanka. Jabuuti. Waa. Kee. Kkkkkk
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 3 ай бұрын
guuuuleysta xoogagga xaqudirirka awdal state forces maashaaallaah. ciise iyo samaroon guuuuuul idankaallaah.
@mohahirsi2896
@mohahirsi2896 3 ай бұрын
Adiga benta is ka daaa wax ad hyso manjiran jabuti iyada yaban mana imankarno seylac waxa thy jabuti somali nativity benloe ad uxun o qiyano badn o doqon sixun waxnu radiyo
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Reer baadiyo kasto wariye buu noqday, asagoo qabiil ku socdo.
@two-lt8fg
@two-lt8fg 3 ай бұрын
Ethiopia bada noogu bedel biyo celiyeenka somaliya waad mahadsantahiin
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Beeloow faalaloow.
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 3 ай бұрын
Hhhh 😂😂 wariye beenta noo kala yara qabooji
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 3 ай бұрын
Benaale badhyaculus tuuug tuuug benale
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Qori daba ayaad sidataa balse waxaan kaa codsanaynaa inaad hadalada xaqiiqda ahayn iska illaali hadii aad maqashi War amaa aad aragto waa inaad iska baadho
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
Ma bilowey adiga warye waxba ka ogeed
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 3 ай бұрын
Warya beenta naga dhaaf
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 3 ай бұрын
Dhaxdhexaadnoqo.suldaanka tv djanbaadka rarantjy imiisaan.
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 3 ай бұрын
Hadalka xasan shiikh xataa waxaa diiday duunyada iyo duur joogta xayawaanka ah xataa qofka waalan waxaan kuma hadli karo totaly waxaa halis ku jira caasimadii dalka dadkuna waxay hada wada aqbaleen xasan shiikh mid nool iyo mid dhintay midna uusan ka ahayn masuul
@HusseinIbrahim-po1se
@HusseinIbrahim-po1se 3 ай бұрын
Wareye warkaaga Huf oohaadi
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Wariye adiga maxaad u iftiimineeysaa waxaa ku flan baad tiri iyadoo ciidan kumanaan kun lagu soo fasaxo. Ma moodaa inaad adiga qodobo aay ku dhaqaaqi karaan aad sii iftiimineeyso wariye nimadaad waa daciif aqoon uma lihid.
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 3 ай бұрын
GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA GOBANIMO AWDAL STATE GARISSA STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO WAJEER GUUUUUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮GARBAIISE GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL GUUUUUUL SOMALIWEYN GUUUUUUL GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO KHATUMO STATE GUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 3 ай бұрын
Mdxw muse.halasaro maxkabad away dalki somalididka.kucanbaxay xagumariyay wa dambile weyn
@MedAlba
@MedAlba 3 ай бұрын
Oromoo iyo amxaroo iyo canfarta cunchufo iyo danlahelay iyo cadayti wankasanay ee hadan ciise nahay wan kuu dhimanayna dhulkena
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 ай бұрын
Muuse juudan isagan han laheyn oo wadanka bur buriyey, aqoonsi,aqoonsi,aqoonsi, aqoooooon, waa ku waalatey itopia ayaa isiineysa bal haku siiso hadey bixin karto xabashi
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Suxufi axmaar jecel baa tahay.bada siin rabo itobiya.inay laga gado xasan sheikh.yaaaa xasan sheikh adeerkaa ma aha.adigu reer xamar baa tahay bada seylac yaa ka xigtaa.jabuyti waa basaasiin axmaaro u shaqayso.adeerkaa muu ciidan xoogan geeyo.maxuu xamar oga heesayaa.
@ahmedgahnug9813
@ahmedgahnug9813 3 ай бұрын
Beenaalle beenaale dhalay xsan sheekh miyaa bixin kara bada somali land madaxwaynaha soalilandna ma bixin karo. Isaaq ciise samaroon midna ma horjoogsan karo dawlada somali land iyo danaha dadka doortay toona
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
War awdzl.qabriyo la qufto kuma yaaliin.haszn asaa afkiisa ka qirtay inuu rabo si weecszn inuu u iibsado bada somaliya.
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 ай бұрын
Samara iyo Isa aay defaci kara Seylac iyo Lughaye iyanko kashnaya Jubuti
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Sfka.tuugii xaszn shrikh buu hadli,inuu keligii somali yahay buu iska dhig dhigi.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@awalcabdi5143
@awalcabdi5143 3 ай бұрын
Somalia ciidamo waa in ay tababarataa ileen awood military malahaan
@samatarmohamed2164
@samatarmohamed2164 3 ай бұрын
waxaad tihiin beenaalayaal iyo warbaahino lagu qoslo
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 3 ай бұрын
Waar Waa Been Warkaasi Weriye midnimo Somaliya ma Jirtee
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 3 ай бұрын
Tuug ayaa tahay soo tebiya wax caddeyn lahayn oo been cad ah
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 ай бұрын
War taag beenalayahow umada xa isku dirin
@ilwadahmed3303
@ilwadahmed3303 3 ай бұрын
Benaale jooji beenta Views raadis baad tahay
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 3 ай бұрын
War beenta daa,jabuti wax jabhaad ay keentay ma jirto ee
@samatarmohamed2164
@samatarmohamed2164 3 ай бұрын
Adiga laftaadu dagaal tag intaad af-xumo ka hadli lahayd
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Shahaado ma haysto mooryaankan bal daya.
@sahalhassan7625
@sahalhassan7625 3 ай бұрын
Cajab! Reer Awdal ma Gibbs?
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Tuug xishoodlaawe.
@fadumo4024
@fadumo4024 3 ай бұрын
Beenaaleyaal war xishooda
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Iska hadal.tororogle.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 ай бұрын
Waxaad nevebtahay Isaaq.
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 3 ай бұрын
War waxan ya warye ka dhigau
@dayroday8133
@dayroday8133 3 ай бұрын
Beenaale ibnu xaraam ah
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Tuug iska hadlaya.
@abdalladubow
@abdalladubow 3 ай бұрын
Jabuuti daanjeerka xukuma awoodbu isbidaya side caruurti Barbara ayaa futada ugu xiran.wallaahi isaga iyo ciidabka soo dirty waxaan ujeedaa in lawasidoona.weyna kashaleyn doonaan.bal soo eega daanjeerka ismaciil iyo ciidan iyo saraakiishooda inla wasidoono.
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 ай бұрын
Yaa tahey hortaa markad boteneysid aboo 😂
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 ай бұрын
Xasan sheekh isagaa nin daciif ah oo naas nuujinaya soomalilan isagoo si dhib yar u baabin kara soomalilan waa khaatumo oo uu aqoonsado iyo awdal state
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 ай бұрын
Kkkkk horta hassan maqaladisa uu kuu dhashaye haa xoreeyo mawelo aya haysaan ana djibouti jooka maa jiiraan waaxa ad kaa sheikaynayso ee beenta ah
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
Riyo
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 ай бұрын
Jabuti waa somali nol oo dhaab ha, Ithiopia down INSHALLAH KAREEM.
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 3 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 ciidamo adag ayay diyarisay oo uu badana dadka ciise wayn waliba djibouti ayaa cidankan laga qoray
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 ай бұрын
Samarno and Isa is only can defend their sea port from the enemies getting help from their Brothers Jubuti The Jubuti government must play great role to defend Seylac and Lughaye sea port for their interest other wise Ethiopia will put Jubuti sea port in risk and destroy Jubuti revenue into chaos
@isninoali9533
@isninoali9533 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 3 ай бұрын
Dowladaa somalia 🇸🇴 waa in tilaabo qaadaaa😢😢😢
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 ай бұрын
Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somalies
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,5 МЛН
DEGDEG Maxaa Ka jira Geerida ismaciil Cumer Gelle
7:51
F wadaani halgan
Рет қаралды 871
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН