Illahay uun baa soo gebagebeeyey in Alle taas waafajiyo anagoo ka wakiil ah nicmadayada.
@ShukriAbdullahi-c2l5 күн бұрын
Dhul ballaarsi ayey doonayaan dowladda Hawiye
@UsmanYousuf-f5y5 күн бұрын
Waxaad ushaqaysaa guriga xasan sheekh
@omarosman72555 күн бұрын
Tuulada fiidow iyo kanaalka shiinaha waa isku meel. Tuulada waxaa as aasay odaygii casyilka ahay ee casnka ahaay ee beesha baadicadde. Meesbaas waadhulka baadicadde ee sidaas la soco
@KamalAbukar3 күн бұрын
Anaga Soomaali ahaan waa inaan u istaagnaa xuquuqdooda waxaa lagu tuntay falkii Hasan Sheekh haddii Xasan uu qorsheynayo inuu lacag ka dhaco shacabka Soomaaliyeed si uu guri ugu kireeyo waxaa la dajiyay gabadhiisa Kenya lacag kumanaan dollar ah hadiyad ahaan loogu qaatay markii ay waxaa guursaday nin Hawiye ah.
@COD-MIIR.5 күн бұрын
0:39 Intaa Oo Macalin. Iyo intaa oo Baramoostay. Wax Shaqo Cilmigooda ku helay? Miyaa jira. Aan ka aheen -Dad Qaraabo-ku helay. Maxalin lee shaqo hella miyaa.. Somaliya iskool ka aad, Waa Afka un barro. 🤔.
@khadijayonis61375 күн бұрын
Macalinka lugeeyo jir oojoog
@HausOfCleopatra4 күн бұрын
Hadha hadhaa
@C-Rauf5 күн бұрын
Kiliga shiinaha waa jalalaqsi ka soke
@KamalAbukar3 күн бұрын
Bal qiyaas ma jiro intarneetka aad la xiriirto qof aadan maqlin muddo dheer aad ayay u adag tahay in Yurub ay ka shaqeyso koox ka mid ah Nato hal waddan ayaa lagu qasbay inay ku biiraan BRICS waa urur ay diiradda saaraan lacag ayaa loo abuuray si ay u abuuraan suuqa kaligiis laakiin hadii uu Ruushku sheego in uu riday gantaalaha ballistic-ga qaaradaha isaga gudba oo la geeyey wadamada Yurub markaa waxa aynu odhan karnaa waxa ay aad ugu dhawdahay in uu dhamaan doono Yurub marka waxaas oo dhan la waayo maadaama ay korontadu go’day.
Hasan waxaa loo sheegay in laga faa’ideysto Soomaaliya ay hoos imaan karto burburka ah in ay tahay dowlad fashilantay waxaa lagu saxiixay warqad ay ka soo direen wadamada reer galbeedka oo ay ku diri jireen warqad yar oo Hasan uu ka qeyb qaatay erayadooda taas oo keeni karta in shacabka Soomaaliyeed loo ololeeyo in waxa uu si debecsan uga horyimid Hasan Sheekh in uu soo magacaabi karo xubno cusub oo qabyaaladaysan oo u hogaansama siyaasadiisa khaldan.
13:13- 13:37 cadeyen keen nac nac iyo umad isku dir lama rabee. Mar hore ayaan ku arkey in aad pro xasan looter aad tahay. Beenlow yahow husmilowga ah.
@mukaram20185 күн бұрын
Maxad u dhageysaneysa hadi adan rabin inad maqasho beenta ad ku eedeyneysid..
@faizaaliabdallah57315 күн бұрын
@ get lost naagesnimo meesha meesha ha la tagnaninee kuwinan shaqo yeelo waxaan u dhageysanayo anigaa og
@ShukriAbdullahi-c2l5 күн бұрын
Xasan Munaafiq ma kusoo dhiibay beenta aad sheegayso@@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah57315 күн бұрын
@@ShukriAbdullahi-c2lwax maqfirada la’a oo micno la’aantu ka badatey ayaad u ektahey, rag iyo dumar waxaa tahay, xasan aniga wax ima soo dhiibi karo ma ahi kuwa xasan looter jikadisa ka qarabtee lugihiisa lef leefa, banaankana ka caaya. Bareeraheygu waa cad yahay, idinkaa, xasan lugaha ka leef leefa banaankana ka eedeya dadkana ku af jiga “ xasan miyaa ku soo direy” idinkaa al shabaaba dadkana ku eedeya “ ma al shabaab ayaa tahay” idinkaa umada isku dira iskana dhiga malaaig. Idinkaa caytama hadana cataaba. ee orodoo dadka kalo baro oo lugahada dhan isgu duwo. 🍺