Xog Liiska Wasiirada Cirro oo samayey Arin Somaliland ku Cusub iyo Mujahid wadani ah oo Iska waayey?

  Рет қаралды 17,280

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 сағат бұрын
Ciro ha ka fogaado Ururka Argagixisada ah ee Ictisaam, Somalia-Talyani, Djabouti iyo kuwa Qaranimada Somaliland ka soo horjeeda.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 52 минут бұрын
ogoreey waaba kuwii lacagta uugu badan la daba ordaayay.😂😂😂😂
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 41 минут бұрын
Waa sidaa wll
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c 2 сағат бұрын
Wallaahay inaanay dhacaayn inaa bayle laga dhigaayn waayo waa cadawga somaliland ee xamaar ka yimi taas ciiro maa samaynaayo baayle maya maya waa tu ku biilaha ciiro no bayle no bayle nobayle
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Buuni iyo qaar kaleba waad maga cawdeen muxuu qabaa bayle
@NuraQallib
@NuraQallib 9 минут бұрын
Shaqadaada maah ciduu madaxwaynuhu magacaabayo
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Сағат бұрын
Walle Somaaliland haka ogolaanina Bayle in uunoqdo Wasiirka Maaliyadda waayo Xamar ayuu xidhiidh la leeyahay gaar ahaan markuu Farmaajo soo oqdo lacagtina meeshaa ayaa lagu cunaya اللهم بلغت
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Dee waa caadi waradu dabal ayay leedahay saw maha
@s.tafare5219
@s.tafare5219 2 сағат бұрын
Waa dawladii kulmiye ayaa mar labaad dhalatay,waa iyadii oon biyo ismarin,qaar xamar kayimidna lagu daray,qaarna laga tagay sidoodii u cabaadi.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 сағат бұрын
Mui guuleysane vwuxuubku shubtay cododkii
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 2 сағат бұрын
CUKUSE XAARAN CUNE CADANI QURBO JOOG SILANYO UKHAL DAMAY...
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 2 сағат бұрын
Guusha Somaliland baaleh🟩⬜️🟥✊️💪💪
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar Сағат бұрын
subxaanallaah beyle maa wasiirka maaliya waar hooy inta yar ee soomaaliland soogasha wuu ka shubanayaa warkaa wasiir yaanlaga dhigin waa cadow soomaaliya soo diratay war nin habar yoonisa oo dadka iyo dalka unaxa wasiirka maaliyada haka dhigo
@minursa02
@minursa02 Сағат бұрын
Xirsi, don't forget your tween brother and inlaw Cabdirisak Khalif, even though he is a traitor.
@adamali2035
@adamali2035 Сағат бұрын
HERSI Ali Haji Hassan waa Wasiirka Arimaha Gudaha❤
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Сағат бұрын
Dr Bayle....wasaaradda maaliyadda
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 2 сағат бұрын
ISMAACIIL FAQASH. WARSARA GADHAN DHIGA JANAN KA CIIDAMADA AWOOD LEH WASIIRKA GASHAN DHIGU WARABO UTAAG
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 24 минут бұрын
Nasiib darradaa eega. Ninka la doortay ee xilkii loo doortay dad kale ku wareejinaya bal eega . Meeshii waa u dhamaatay.
@MrMohamed51
@MrMohamed51 2 сағат бұрын
Adeerow Golaha Wasiirada Aad sheegeyso xaggee ku araktay. Marin habaabinta dadka ka daaya. Wakhtigeeda suga.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
Been buu ku sheekeeya inankeenan yar. War Ilaahey ka yaab oo dadka beenta ka daa.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 50 минут бұрын
KUWII MADAXWEYNE MUUSE KA YAACAY UUNBAA KASOO MUUQANAYA LIISKAN ALAYKEHEE ISMAACIIL YARE UUNBAA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA NOQONAYA
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v Сағат бұрын
Subscribed XOGOGAAL MEDIA
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 11 минут бұрын
Waxaasi ma masuuliyad baa wasiirada waxa soo magacaabay xisbiga wadani inkastoo warkaagu aanu ahayn war officiel ah hadana haday dhacdo waa nusqaan madwaynaha shaqadiisu waa in dawlada uu kor joogteeyo oo uu wax walba isha ku hayo hadii kale waxa run ah in lagu dul maamulan doono
@AyanSagal-m7t
@AyanSagal-m7t 2 минут бұрын
Adeeero xukuumadda hor cararka ka ilaaali si channel ku kuugu barakooba hadala madhaxa ahna ka daa madaxwaynaha cusub
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 2 сағат бұрын
Maya wax laga dhigay maxamed cadeye farid
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 2 сағат бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuadKab
@SuadKab Сағат бұрын
Laba oo lahoog durtaba maa loo maamulayaa xukuumadii oo awoodiisa nimankale ayaa u soo magacaabaya horan u sheegay in xirsi iyo ina xaashi qoorta isaga duubaaya kolba dhinac haloo jiido qoyanta dhiigii ragayaga HY ba malaha ciro waa Tuurkii 2aad
@kaamil1717
@kaamil1717 Сағат бұрын
Cukuse iyo Ismail yare miyanay dherginba.
@AbiweliKhadar
@AbiweliKhadar 2 сағат бұрын
Ismaaciil gaashaandhiga kuma fiicna milatary
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Сағат бұрын
Wariye booc booc timaha iska feedback qabiili yahaw
@SafiilPnotarychannel
@SafiilPnotarychannel 2 сағат бұрын
Adeer cidi lama ahayn musharax cidla' Ka qaatay,cirro
@AxmedMuuse-p9k
@AxmedMuuse-p9k 2 сағат бұрын
imikuu inoo magacabaya somaliya kuwayi inoo soo diratayi sida maxamed c/laahi cumar iyo kii somaliya u ahaa wasiirka maliyada bayile marku kuwaa magacabo idna la shaqayin mayiso meeshuna somaliya maha waxana cad wixii lagu shegi jirayi wadani iyo ciro inayi somaliya lug kuleyihiin
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
MADAXWAYE TALO ISKA JIR RAG AMOONO LEH OO KARTI MID HORE USOO SHAQEEYAY OO AANU SHACBIGU JECLAYN
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 58 минут бұрын
cukuse waa looma ooyaan dadkiisana waa reer itoobiya codba male maxaa wasiirkiisa waa ku khasaare cakuse gabadhba dhasha ka isku daba wadaa soomaaliland umaba dhalan
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 сағат бұрын
WAR BEEN TA DA SUBHAANALLAH CHANCE SIIYA MADAX WAYNE CUSUB
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 3 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 сағат бұрын
Dawlad ma xusbi baa magacaaba wasiirada mise mdxwayne maba fahmin warkaaga
@haywareerin266
@haywareerin266 Сағат бұрын
Wa tuugtii hore uunba sonoqonaya iyo kuwii Somaliya kayimid 😂
@khalidabdirahman899
@khalidabdirahman899 2 сағат бұрын
War ila marayso ah wax sheeg waxna ha sheegin
@SafiilPnotarychannel
@SafiilPnotarychannel 2 сағат бұрын
Hadaanagacayga Ka waayo wasirada waxn sameyo waa la yaabi doonaa?!
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 сағат бұрын
Waligii midh xlala wlgii muu sheegin yarkaniye cidayna run ha moodin mala awl iyo sheekoyin uu qaarkasii liita kasoo maqlaybu mesha lasoo fadhiistaye
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Maya bayle iska jir
@amhmed2430
@amhmed2430 2 сағат бұрын
Tugta uun nala meereysaneysa
@bashiiraxmed4995
@bashiiraxmed4995 2 сағат бұрын
Way u bilaabantay xaajiga waxba ha iigu qaadina ma soconoyso haddi la iska waayo golaha wasiirada axb maxaa muuse looga horyimid hunguri baa jira sheekh 😅😅😅
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 сағат бұрын
𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 2 сағат бұрын
Mw muuseba xol iyo xoolaa na sii baa lagula coloobay
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Сағат бұрын
Dr Bayle....wasaaradda Maaliyadda Inshaa Allah
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Waar abdi qaadir jirde mee maxaa loo siin waayay
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 сағат бұрын
😂
@mkrdahran6783
@mkrdahran6783 2 сағат бұрын
Ma laba wasiir arimo gudoodbaa jira
@theogatedman1
@theogatedman1 2 сағат бұрын
Uuufuuufuuu😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sulemanali2019
@sulemanali2019 Сағат бұрын
H
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 14 минут бұрын
beenaale qaawan
@hashim4226
@hashim4226 2 сағат бұрын
Waar siday u dhammatay Doorashooyinkii haatan waa la ogyahay cida ku guulaysday iyo cida laga badiyay EE ISKADAA KU CELCELINTA ERAYADA "GUULAYSDAY" , "LAGA ADKAADAY" IYO WIXII LA MID AH SI XASAASIYADO HAATAN LAGA GUDBAY AANAD DAREENKEEDA U SOO CELIN.
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Сағат бұрын
Dr Bayle....Wasaaradda Maaliyadda
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Сағат бұрын
Dr Bayle....wasaaradda Maaliyadda
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 170 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН
Mawqifkii Shaylayto ee Colada Sool Gudomiye Maxamud Xaashi
27:54
Geel Case Media Pro
Рет қаралды 8 М.
DOOD ABUUR : Tayada Dawooyinka iyo Dhakhaatiirta.
2:49:42
MM Somali TV
Рет қаралды 133 М.